Malin noloshayda ka mid ah waxan qabtey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 15

  • @Qalanjo_cabdullahi
    @Qalanjo_cabdullahi 3 месяца назад +3

    Routinakaaga waa cajiib.abayo gulayso

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 3 месяца назад +2

    Abaayo allha ku cafiyo wiilka allaha idin xafido

  • @umuikraan9508
    @umuikraan9508 3 месяца назад +2

    Maasha allah xabiibti caafimaad taam allah kuu siiyo carruurta aniga marwalba inaan imaado masar waan jeclahay lkn culeys ayaa isoo wajaho insha allah qeyr

  • @DeeqaAbdiosman-ib7de
    @DeeqaAbdiosman-ib7de 3 месяца назад +2

    abaayo alle hacaafiyo maxmed intabadan ilamah kamirada ka,ilaali❤

  • @idil7991
    @idil7991 3 месяца назад

    Mashaallah abaayo
    Thank you for sharing

  • @MunomaxamedCali-h3z
    @MunomaxamedCali-h3z 3 месяца назад

    Allaha caafimaad taam ah kuu siiyo❤

  • @امليندا-م1ر
    @امليندا-م1ر 3 месяца назад +4

    Xabibti waan ku samay masar amnigeda sida tugada kawaran waxaa ka dhaca jaraima badan iyo xafada arda liwa kawaran gurueheda iyo amnigeda waxan hestaa gabdho roron❤❤

    • @AyanSharif-w3s
      @AyanSharif-w3s 3 месяца назад +1

      Mnsha allaah weeye abayo tuuga ma leh masar waa asal umu dunyaa

    • @AasiyoCabdi-b1d
      @AasiyoCabdi-b1d 3 месяца назад

      ​@@AyanSharif-w3sadi miyaa jogo masar waxban kaa weydin lahaa

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 3 месяца назад +1

    Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉

  • @hafsahafsa3383
    @hafsahafsa3383 3 месяца назад

    Halkan kala so xadhiidha wllo arimo khaasa ku waydiin lahaa oo masar ku saabsan wan kuso socda dhawaan plz iiso jawaab ❤

  • @FardowsaXuseen-o3t
    @FardowsaXuseen-o3t 3 месяца назад

    Abayo masar shaqo guri aha ma laga heela iga so jawab adiga mahasan

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 3 месяца назад

    qof kaliya imka lacag aha bishii ku filan

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 3 месяца назад

    Abyoy hal qol oo mafruush ah waa imisa kiradiisa

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 3 месяца назад

    Unta kasoo hada hadiise laku daminto malaku baxaa mise