MALIN QURUX BADAN WAXAAN QABTEY .. ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 38

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Месяц назад +3

    Pls gabadha siiya sbuscribe iyo like Soomaaliyey aan is caawino Abaayo dadaal qof adag ba tahay ❤❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Месяц назад +3

    Masha Allah abayo macaan horay usoco ❤❤🎉🎉

  • @user-nc1cf6ve1j
    @user-nc1cf6ve1j Месяц назад +1

    Masha allah queen

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Месяц назад +1

    Xbbti hanaga xanaaqin nala joog abaayo mcn

  • @ahlaamchannel2259
    @ahlaamchannel2259 Месяц назад +3

    Aniga wlhii markaaada mareysy 45 subscribe ayaa ku sary😭💋💕

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 Месяц назад +1

    Faduma cadey waa ku salamy adiga & carurtada wax kasta in lagu saro waa astahisha waana guleysaneysa hanaga tagin sharafey allaha idin xafido adiga & ubadkaga

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Месяц назад

    Mashaa allah wll mcn

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Месяц назад +2

    Xiyilyada Jawigeed nooga soowarn
    Iyo kaneeco iyo dikhsi maleedhy qaali

  • @aminaaweys1524
    @aminaaweys1524 Месяц назад +2

    Waa soo socdaa bayo masar❤

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Месяц назад +1

    M.a tabarak Allah xifdullah xbbti ❤😊

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g Месяц назад +2

    Mashaallah habit

  • @MunoXuseen-pq4ki
    @MunoXuseen-pq4ki Месяц назад +1

    abayo anaa usoo socdo xabibti horay usoco

  • @NaimoAbdullahi-mm9uh
    @NaimoAbdullahi-mm9uh Месяц назад +2

    abayo waxa ii shegta meel aa kala soo xariiro

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Месяц назад +2

    ❤❤abyo hanaga tagin please qali❤❤somaaliyeey please usaara gabadha

  • @anisamohamed348
    @anisamohamed348 Месяц назад +1

    Ani Somalia kaadawadaa abaayo

  • @abdullahimkhalifladane1379
    @abdullahimkhalifladane1379 Месяц назад

    Horay usoco Abaayo❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Месяц назад +2

    Ani kenya kaadaawada

  • @AishaSaid-o6c
    @AishaSaid-o6c Месяц назад +1

    Ana masar ka dawanaya ❤

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Месяц назад +2

    America ayan kadawada

  • @dalmar640
    @dalmar640 Месяц назад

    Wale horay usoco❤❤❤

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi5397 Месяц назад +1

    Allh cafiyo asma

  • @user-ws9be1eu8c
    @user-ws9be1eu8c Месяц назад

    Abayo waad gaadhi insha allh inta iyo kabadan ee abayo wxn ku waydiye sida kenya shaqale lama helo miya dharka iyo nadafada ado raliya ❤

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Месяц назад +2

    Abayo xagee kala so xira

  • @razaanabdullahi6906
    @razaanabdullahi6906 Месяц назад

    Anaa kula mid

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Месяц назад +1

    Abayo babi dadka way ku imanayan wa hubaal flog iyo rotinba cunta karinta inta kusoi shub lkn hadi laku arkin wa laka dagayaa huun wan ku jeclahay ani wlh quruxey

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Месяц назад +1

    Masha Allah xabiibti ❤❤❤

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Месяц назад +2

    Anigu qli waa imi masr lkn waa kadhmaday markiba

    • @MaryanAbdi-wj7jc
      @MaryanAbdi-wj7jc Месяц назад

      Abaayo miyay kula xumaatay masar inaan usoo guuran rabaaye abaayo sey tahay masar

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 Месяц назад

      @@MaryanAbdi-wj7jc wll masar anba waa jogi joray 7 sano kahor masar noloshedu waa raqiis marka Indonesia 🇮🇩 magrnyo nolsheda balsificn uwaryso lmasr dadbadnoo 🇸🇴 maliyedna waydagnyinoo way fcnty

    • @hamdamoha8153
      @hamdamoha8153 Месяц назад

      @@rifalalsharif2884indonisia kwrn maceshda deda wxbrshdeda

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 Месяц назад

    Aac abaayo iqaamada masar malagubixikaraa
    Spain makuaadikaraa plz reply

  • @FarhialuckyChannel9810
    @FarhialuckyChannel9810 Месяц назад

    Abaayo please RUclips ka miyaad igacaawin kartaa sida lacagta loogu xidho hlke kaala soo xidhiidhaa

  • @user-cq7vj3by2c
    @user-cq7vj3by2c Месяц назад +1

    Wll anagu waan kudawanaa 90kaba masar joognaa kumana aragno suuqa yada Ku weydiin lahaynbee

    • @MaryanAbdi-wj7jc
      @MaryanAbdi-wj7jc Месяц назад

      Abaayo inaan usoo guuran rabaa please abaayo sey tahay masar

    • @user-cq7vj3by2c
      @user-cq7vj3by2c Месяц назад

      ​@@MaryanAbdi-wj7jc inyar joogaa wll wxba kama shegi Karo

    • @Umusuu
      @Umusuu Месяц назад

      @@MaryanAbdi-wj7jcxgee kasoo guuraysaa abyo.

  • @Cayuuni-f4u
    @Cayuuni-f4u Месяц назад

    Abyo hada imaato masr ma isoo dhamey laheed

  • @KoxdanSiciidYusuf
    @KoxdanSiciidYusuf Месяц назад

    Snapchatkaaga abaa isoo sheeg