Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971.
Cakuye haawl adun badana Abwanka Ama Fanka Xalado Adag Baa Laso Darsay ❤
Asc alaha naxariisto Maxamed Cali kaariye
dib ugu noqo heesta ruuxa lahaa iyo riwaayaday kujirtayba , Riwaayadii dhaga yaax duub ayay ku jirtay, waxaana lahaa abwaan singub sidaa ku ogoow
10/08/2023 caawa anigey iga hadleysaa inbadan macno daro waan udhageystee 😢😢
Heersare Cigaal axyaa fannaan. ❤
27/12/2024 habeenimo 1:55jacayl Uma dhageysanayi e wakhtiga I xasuusiyey
Alaha kusahlo wllo
Haa ina caayin caabdale
Cakuye aniga weeye caawa
Cawa anigay iga hadlasa
Wayga ciirsantoo taladuCayn wareegsantee anigaCulays baa isaaraneAllow ciilka iga bixiNin caydhi waligiiCeeb kama fogaadeeCaawey u daranteeHalkee baan ciskadaa!!!Heestu waa calool xanuun wlh, Allow inta dhibtaan oo kale haysato caawimaadsii
Nin cayrii waligii ceeeb kama fogadee xage-baan cus kadaahYaaa sharma gormey kugu darnayd 😂
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971.
Cakuye haawl adun badana Abwanka Ama Fanka Xalado Adag Baa Laso Darsay ❤
Asc alaha naxariisto Maxamed Cali kaariye
dib ugu noqo heesta ruuxa lahaa iyo riwaayaday kujirtayba , Riwaayadii dhaga yaax duub ayay ku jirtay, waxaana lahaa abwaan singub sidaa ku ogoow
10/08/2023 caawa anigey iga hadleysaa inbadan macno daro waan udhageystee 😢😢
Heersare Cigaal axyaa fannaan. ❤
27/12/2024 habeenimo 1:55jacayl Uma dhageysanayi e wakhtiga I xasuusiyey
Alaha kusahlo wllo
Haa ina caayin caabdale
Cakuye aniga weeye caawa
Cawa anigay iga hadlasa
Wayga ciirsantoo taladu
Cayn wareegsantee aniga
Culays baa isaarane
Allow ciilka iga bixi
Nin caydhi waligii
Ceeb kama fogaadee
Caawey u darantee
Halkee baan ciskadaa!!!
Heestu waa calool xanuun wlh, Allow inta dhibtaan oo kale haysato caawimaadsii
Nin cayrii waligii ceeeb kama fogadee xage-baan cus kadaah
Yaaa sharma gormey kugu darnayd 😂