- Видео 116
- Просмотров 2 321 987
Carwo LYRICS
Индонезия
Добавлен 23 июл 2015
Heeso xul ah, Xog sugan iyo Qoraallo tifatiran.
Xasan Aadan Samatar|| Iga tiiri caashaqa| Kaban Version| Carwo Lyrics
Xasan Aadan Samatar|| Iga tiiri caashaqa| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров: 17 327
Видео
Maxamed Nuur Giriig|| Boodhari sidiisii| Kaban Version| Qaaci| Carwo Lyrics
Просмотров 1,6 тыс.9 месяцев назад
Maxamed Nuur Giriig|| Boodhari sidiisii| Kaban Version| Qaaci| Carwo Lyrics
Maxamed Axmed Kuluc & Aamina Cabdilaahi|| Jamaal Quruxsan| Kaban| Carwo Lyrics
Просмотров 3,4 тыс.Год назад
Maxamed Axmed Kuluc & Aamina Cabdilaahi|| Jamaal Quruxsan| Kaban| Carwo Lyrics
Saynab Xaaji Cali Baxsan| Guul ma helaa| Nin gardaranooy naftiisu gubtaa|Kaban| Carwo Lyrics
Просмотров 2,7 тыс.Год назад
Heestan ay ku luuqaynayso Saynab Xaaji Cali-Siigaale "Baxsan", waxay ku jirtay riwaayaddii "Guul ma helaa nin gardaranooy naftiisu gubtaa?". Riwaayaddaa waxa wada allifay Axmed Saleebaan Bidde iyo Maxamed Cumar Xuseen "Huryo" 1961/2. Kabankana waxa tumaya Axmed Ismaaciil Xudaydi!
Cumar Nuur Cabdulle|| Dusha timaha guudkee|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 53 тыс.Год назад
Erayadii: Cabdilqaaddir Xirsi Yamyam
Aamina Cabdillaahi Xirsi|| Caashaqu wadaad male|| Kaban Qaaci Version|| Carwo Lyrics
Просмотров 3,8 тыс.Год назад
Aamina Cabdillaahi Xirsi|| Caashaqu wadaad male|| Kaban Qaaci Version|| Carwo Lyrics
Xaliimo Khaliif Magool & Xasan Diiriye| Midhkii I damqaaya|| Nin diiday wixii dantiisa| Illayn dumar
Просмотров 4,5 тыс.Год назад
Nin diiday wixii dantiisa ahoo Dartaa gacalkii u dayrsheenoo Dawoy adiguun ku doorbiday In aad duudsidaa ma daw baa! Farii dufan laa wax duugi karee Dulsaar-li'i hoy darroor ma ceshee Dantiisa nimaan daryeelayn oo La dayrshay muxuu daweeyaa! Dhaaxaan Dulmarey ku daaddihiyoo Caleenta Dannood ku daajinayee Da'daydi adigaa dib iiga dhigee Midhkii i damqaaya iga daa! Dux aanad helaynin loo ma dudee...
Maxamed Axmed Kuluc| Qaraam|| Kaar|| Carwo Lyrics
Просмотров 2,1 тыс.Год назад
Maxamed Axmed Kuluc| Qaraam|| Kaar|| Carwo Lyrics
Cabdi Qays|| Adduunyooy xaalkaa be|| Adduunyooy|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 2,6 тыс.Год назад
Erayadii, laxankii iyo weliba luuqdii Cabdi Aadan Xaad [Cabdi-Qays]
Maxamed Mooge Liibaan|| Sabab kale ha moodine|| Kaban| Carwo Lyrics
Просмотров 1,3 тыс.Год назад
Maxamed Mooge Liibaan|| Sabab kale ha moodine|| Kaban| Carwo Lyrics
Kinsi Xaaji Aadan|| Qaraam Jowhariyo Luul|| Carwo Lyrics
Просмотров 3,6 тыс.Год назад
Kinsi Xaaji Aadan|| Qaraam Jowhariyo Luul|| Carwo Lyrics
Cumar Dhuullee|| Ammaano Alle Inanyahay|| Carwo Lyrics
Просмотров 2,7 тыс.Год назад
Cumar Dhuullee|| Ammaano Alle Inanyahay|| Carwo Lyrics
Cabdillaahi Cumar Xarrago|| Wejiyaal is xasuusta|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 25 тыс.Год назад
Cabdillaahi Cumar Xarrago|| Wejiyaal is xasuusta|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Hibo Nuura|| Gudcurkaan habeensaday| Umuu garasho dheera| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 203 тыс.Год назад
Hibo Nuura|| Gudcurkaan habeensaday| Umuu garasho dheera| Kaban Version| Carwo Lyrics
Maxamed Saleebaan Tubeec|| Cidna Eersan Maayee|| Cabashiyo Caloolyoow|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 22 тыс.Год назад
Maxamed Saleebaan Tubeec|| Cidna Eersan Maayee|| Cabashiyo Caloolyoow|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Maxamed Yuusuf Cabdi|| Waa Ciid| Ciid wanaagsan Dhammaan walaalaha ku xidhan Channelka| Carwo Lyrics
Просмотров 2,3 тыс.Год назад
Maxamed Yuusuf Cabdi|| Waa Ciid| Ciid wanaagsan Dhammaan walaalaha ku xidhan Channelka| Carwo Lyrics
Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif Magool| Xiisad Kiciye Caashaqu|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 11 тыс.Год назад
Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif Magool| Xiisad Kiciye Caashaqu|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Axmed Cali Cigaal|| May dhiman Suleekhoo|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 15 тыс.Год назад
Axmed Cali Cigaal|| May dhiman Suleekhoo|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Qisada Heesta|| Leexo|| Axmed Saleebaan Bidde|| Hibo Nuura
Просмотров 676Год назад
Qisada Heesta|| Leexo|| Axmed Saleebaan Bidde|| Hibo Nuura
Kinsi Xaaji Aadan|| Falaadhaha jacaylka|| Faallo| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 23 тыс.Год назад
Kinsi Xaaji Aadan|| Falaadhaha jacaylka|| Faallo| Kaban Version| Carwo Lyrics
Qisada Heesta|| Kuwa Loogu Magac Daray| Axmed Faarax Cali Idaaja| Carwo Lyrics
Просмотров 17 тыс.Год назад
Qisada Heesta|| Kuwa Loogu Magac Daray| Axmed Faarax Cali Idaaja| Carwo Lyrics
Cabdiqaadir Macallin Jubba|| Shacabkii Hargeysa|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 1,7 тыс.Год назад
Cabdiqaadir Macallin Jubba|| Shacabkii Hargeysa|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Khadra Daahir|| Jeegaan Jalleecada|| Inaan Jookha kuu lulo|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Просмотров 3,6 тыс.Год назад
Khadra Daahir|| Jeegaan Jalleecada|| Inaan Jookha kuu lulo|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Faadumo Cabdillaahi Kaahin Maandeeq|| Raaxeeye Burcaawi|| Kabanka Xudaydi|| Carwo Lyrics
Просмотров 2,3 тыс.Год назад
Faadumo Cabdillaahi Kaahin Maandeeq|| Raaxeeye Burcaawi|| Kabanka Xudaydi|| Carwo Lyrics
Cumar Dhuulle|| Talo Gooniya|| Gacalooy aniga|| Carwo Lyrics
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
Cumar Dhuulle|| Talo Gooniya|| Gacalooy aniga|| Carwo Lyrics
Maxamed Saleebaan Tubeec|| Ma ladoo Ladaneey|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Просмотров 56 тыс.Год назад
Maxamed Saleebaan Tubeec|| Ma ladoo Ladaneey|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Saynab Xaaji Baxsan & Maxamed Yuusuf|| Toogo|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Просмотров 3,6 тыс.Год назад
Saynab Xaaji Baxsan & Maxamed Yuusuf|| Toogo|| Kaban Version|| Carwo Lyrics
Sahra Axmed|| Qaddar dhacay Qur'aan|| Waa qaali Caashaquye|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Просмотров 4,6 тыс.Год назад
Sahra Axmed|| Qaddar dhacay Qur'aan|| Waa qaali Caashaquye|| Kaban Version| Carwo Lyrics
Cumar Dhuulle|| Lay Laay|| Qaraam|| Carwo Lyrics
Просмотров 733Год назад
Cumar Dhuulle|| Lay Laay|| Qaraam|| Carwo Lyrics
Saado Cali|| Yaa kuu warrama|| Wadnahaygiyoow|| Kaban Version
Просмотров 4,1 тыс.Год назад
Saado Cali|| Yaa kuu warrama|| Wadnahaygiyoow|| Kaban Version
Yaa dhegaysanaya isagoo safar maagane ah meel uun 2024/11/12 😢
Erayadii abwn maxamed cali kaariye eebe godka haunuuriyee codka hibo maxamed Hodoon cimriga ala habarakeeyo
Heestii mar kaan was warhorse way diiyry waxa uuiigusheegey in aya san ahan jlcn lkn aya tahy nin sar gaaln ah oo fasax ugoogey dagmada iskushuban ayaa waxa uukarakeeney rain mar kaas an long mmmmmmmmmm
Codkii Tubeec iyo kabankii Jiim Allaha dhamaantoodba u naxariistee
Ereyadii Dhaqtarkii jacaylka kaariye AUN
Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayadii Hablaha maantiyo nin guur u Holaday ee uu hal abuuray Abwaan Cali warsame Cali Aflow ee Waaberi hargeisa 1982.
Idyare
1/11/2024 Nairobi Kenya 🇰🇪 habeen jimca ah
Allahayoow U Naxiiso Maxamed Tubeec Waa Calanka Soomaaliyeed
waxey kamid tahay xasuusaheygii hanaqaadka dhallin yaro miyiga oo roobkii soo saaray barwaaqadii dhulka ku keydsaneyd oo jawwi jawwi ah baan aad ugu dhegaysan jiray anigu waxba maan sameyne sabaabta adigaa lahaaye sagsagaag intaad kabeydho sidaan doonaaya gara'oo sidaas bey igu tiraa🔥
Heestan Aroosyada miyiga ayaa laga qaadi jiray waaya dhexdaas ah Oo aan tegi jiray Caawa ayaan Youtupe ka dhegeysanayaa.
Gacantii Allaha u naxariistee Daa'uud Cali Masxsf iyo Codkii Maxamed Axmed iyo jiib aan is iri tolow ma Xaliimo Khaliif baa Allaha u wada naxariisto
Waayo waayo❤
Cabdalla Nuuradiin (A.h.u) baa iska heestaan, see weeye.
1:04
Jacayl naftayda gilgilay oo gu'yaal badan soo jirey aakhirkiina calaf u awood sheegtay ayeey heestani dhex taal iigu ahayd! 2011 illaa 2014 kii ayuu xanuun badnaa. Waqtigaa waxa shaqayn jirtey Nationlink Shirkaddii la odhan jirey oo aan toos ugu wada xidhiidhi jirnay! Heestan " haddii uu waqti keenay nin wax saar leh miyaan ahay" iyo heestii odhan jirtay " ninba waayihiisa illeyn geed ku waaboo waynu kala fogaanay" ayaan habeen walba qaadi jirnay. Saw meesha Ilaahay ayaa wax ka waday waa la nagu kala diray. Beri dambe ayaa si kedis ah inantii waqtigu noo Kulmiyey waxay ii sheegtay in la guursaday anna kolkaa waan guursaday markii ba waxa qalbigayga ku soo dhacay heesihii aan sabab la'aanta u qaadi jirnay afka se waxa aan ka yidhi wax la yidhi labada aan calaf isku lahayn malaaigta ku qososhaa.
Cir guduudda sacabada Waxaan samada ugu dhigay In'aan kuugu simo duco Salligiyo qur'aankee Sir maqabe ilaahii Uuntay baa u sahanee Gurya samo haddaad taal Saamigaagu wacanyahay Waa ii seermawaydee Adiguna sareediyo Ifka nabad ku seexoo Samo iigu nooloow😿✋
Arrintii sindheernimo Kugu seegtay waa tii Adoo sayncadaalaa Sababtaada joogtee✍ Hibo Mohamed Hudoon "Hibo Nuura❤" cimri iyo caafimaad dheer HooYo🙏
🙏🙏
0:38
Wax kale
carwo lyrics the legegend
cbdi hani
ciro
Gacantii jiim ahaa alow kuu naxariiso
It is Legand ❤
Hees aan aad u jeclahay ❤ Rabbi ha unaxariisto Daaud Cali Masxaf 😢
Sayid hees heee sare ah baad nala wadaagtay saaxiib mahadsanid
❤❤❤❤ good song for evar
axsanu fanaanadii hibo nuura
Waxay kamid ahayd Riwaayadii Bidaari sibiq beey kugu gashaa
Waa fanan heshu aye Martin ku fdhiyan hoygad ku abatatan naxariis ku ega adana ala hakuu naxariiisto
Anigoo ilmo ah ayaan Somalia ku dhagaysan jiray, hada oo aan ahay non weyn weli waan dhagaystaa. What a legend
Cajiib
22 September 2024 habeen saacadu 19:20 Pm heestaan miraheeda waxaa leh Abwaan Mohamed mohamud qaaqaay Heesta ayaa ah mid cajiib oo jawaab celin ah markuu abwaan hadraawi hees ku anaanay Baledweyne ayaa isna mid mahad celin ah oo uu ku amaanaya burco iyo gacan libaax ayuu sameeye qaaqaa isagoo leh dhulka meel barwaaqoo' oo aan lahayn bad iyo webi dhirtu ay ku badan tahay badhyo keysi loo tago.
Cabdi hl
Cigaal gulayso
Heeskaan ma qof kii uu jeclaa ka tagay hadana u soo noqday ma sidaasaa aniga saasaa ufahmay same one explain me😊
Sakariye
Erayda wxaa sameeyay aun abwaan sulub Cumar saas igu maqaalo ah.
Laxanka wxaa saaray aun Xasan garayt isagaa ka sheekeeyay.
Naf weyday naruuradeedii naafoowday maxay ku nooshahay.
Mar nasi maaha aan kuu saxo waa maad nasin nafateyda
Weriye cabdinuur sheekh maxamad isxaaq ayaan barnaamijkii bandhiga radioga saari jirey
Abni
Say,carwo,abni,wasallama
Dhashi,hargaysa
Say,abni,wasallama
Abni,wasallama
Abni,wasllama,god plus
❤abno,wasallama