Nimco happy iyo arinta shirkadda caalamiga ah ey u saxeexdey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • waad ku mahadsantahay daawashada
    LIKE SUBSCRIBE SHARE
    IG. www.instagram....
    channelka labaad / dadweynaha
    muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa arinta fanaanada nimco happy oo ku caan ah heesteeda isii nafta ama i love you more than my life
    channelka Mo faami waa channelkeena labaad ee youtube
    waxaana idin kula wadaagi doonaa qisooying ama dhacdooyinka ka dhaca caalamka intiisa kale
    sidoo kale canaalkeena dadweynaha waan soo galin doonaa barnaamijyo cusub, markaa labada dhinacba igala socda

Комментарии • 867

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 2 года назад +385

    15min 2.9k another level muqtar🥰🥰

  • @LEO-bm4wl
    @LEO-bm4wl 2 года назад +216

    To day I first person keep going my brother fami ❤🙌🏽

  • @FADSO
    @FADSO 2 года назад +41

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @thiag1066
    @thiag1066 2 года назад +359

    Somali song to the world ✌❣

  • @hassan_nune
    @hassan_nune 2 года назад +78

    200K Coming soon Insha Allah💯💯🥰

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi7858 2 года назад +141

    Somalia 🇸🇴 music 🎶 to the world 🌎
    Best song 🎵 of the year warbixin fiicab p

    • @toosane1465
      @toosane1465 2 года назад

      Vedio yasha mxa u xirataa nio

  • @updirizackzergio6672
    @updirizackzergio6672 2 года назад +81

    Somali Music to the world super star nimco happy 💯

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 2 года назад +156

    Another Level MUKHTAAR My Pro Salaaman 👍❤️

  • @maxedxuseenaxmed2805
    @maxedxuseenaxmed2805 2 года назад +11

    Nimco happy ninka u kacay waa zaki binu hajji 🇸🇴🇸🇴
    Somali music to the world

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 2 года назад +18

    Hadal heyntu wa sharaf markad tahay ruux hor maray nimco happy nasib ayu Allah uso diray dad hada kahore ila hees diday aya hada tagan nimco happy igeya keep going wll🙏

    • @xasanmahdi6006
      @xasanmahdi6006 2 года назад +4

      Wll qaali ah in Hees io fanaaniimo Heer la kagaaro
      Nasiib alle ku soo diray haku tilmamin
      Mxa yelay hadan muslim nahay wxn si cad u ognahay
      In heesta ay xaaran tahy Ee bal dib ugu labo hdlkaga

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 года назад

      @@xasanmahdi6006 Haa wan ogahay wll aniga hees ahan kama wado ee madama fursad dhofitan uso baxday ayan kawada hees in ey danbi tahay qof kasto aya og hees iyo fananima ba wax fican ma ahan nina si uyiri nina si uqaday

  • @najma2484
    @najma2484 2 года назад +6

    Wax yar kahor ayaa niyada kuhayay amuu kasohadlay bal fiiri youtubekiisa mise wuuba iiso dhacay 😂❤️

  • @NiiniDaimond
    @NiiniDaimond 2 года назад +30

    16minit 3.2k woow another level 🤴🤴😘🤚

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 2 года назад +21

    Somali music to the world! 🎧🎧🎤🎤

  • @ghazalisaed
    @ghazalisaed 2 года назад +26

    Mahadsanid wll iyo dhamaan umada soomaaliyed 💞

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +8

    Inta nimco happy ila sugaysay reactionka mo faami ismujiya isboqdh ♥️♥️🥺

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 года назад +16

    Our queen 👸🏾 Nimco congratulations ♥️🥰

  • @ahmedbashiir3886
    @ahmedbashiir3886 2 года назад +85

    Legend always legend❤️

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 2 года назад +3

    walhi waxaan is dhahayey muqtaar gormuu kasoo hadli donaa basle ugu dambeyn is keenay legend🙌🙌✔

  • @mariamohamed2289
    @mariamohamed2289 2 года назад +5

    Somali song are the beautiful 🇸🇴❤♥️

  • @nazradaimond969
    @nazradaimond969 2 года назад +4

    Mo fami✨ horey u soco wll wax kasta oo cusub xagana kaso raadiyaa 👏

  • @anasyareofficealanas7982
    @anasyareofficealanas7982 2 года назад +16

    Mo faami adu malin un sidaan adunka uqabsan donta I.a ✊😍

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +6

    nimco happy oo calamka happy kadiigtay legend 🤣 ismujiya isboqdh ❤️💙🥺

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 2 года назад +6

    Samraa sad kiisa hela
    Way uso samirtay lkn nasiibkeeda yimid
    Wuxu ilaahay kula doono cidna kaama celin doonta.👏😍

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 года назад +6

    Ninkan codkisa le maqlijidhay manta finally wusomuqdy keep it

  • @fatmaali7909
    @fatmaali7909 2 года назад +1

    Asc wll faami cafimad wara ayan kuu rajeynaya adiga iyo famligaga alle hakaa abaal mariyo aad ayan kaaga faidey waxad kasoo hadashaa qisada qeys iyo leyla alle hakuuu saqiro waqti aad aaga soo hadasho i.a full respect ♥👏👌🙏👍🙌

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 года назад +7

    Nasiibkii baa soodoontay aduunkiina waa ujaby👍❤

  • @islamabdirahman
    @islamabdirahman 2 года назад +20

    Willow maxaa lagaa siiyaa jaakadahaan Shaati maxaa Kuu Diiday🤣🤣🤣

  • @qaliabdi7863
    @qaliabdi7863 2 года назад +25

    Ugudanbeyn wad naga so dhistay😍😍😍

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 2 года назад +3

    Somaaliyey muraad ayan leyahe iso duceeya 🥺🥺

  • @Lilaraoz
    @Lilaraoz 2 года назад +6

    My fov RUclipsr from girl American 🇺🇸

  • @asiim
    @asiim 2 года назад +7

    5:12 waa iga qoslisy wlhi turjumaan google😂😂 waa xoolo hdu ilaahy ku idmayo

  • @amiinapdurahman6974
    @amiinapdurahman6974 2 года назад +10

    2Hours 10k views 7k like another level my pro faami🥰🥰

  • @axmedsiraaji8629
    @axmedsiraaji8629 2 года назад +1

    Waxaa hoogtay markaad fanaan noqotey alle u soo laawo towbada wey furantahay subxanallah fanka mafiicno mo fami

  • @cmn1290
    @cmn1290 2 года назад +60

    Magacayga akhri ❤

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 2 года назад +3

    war qadaa i hortaalla sxb ee isug yaan layga boobinee 😀😀 waan ku zalamay legend adiga iyo tarabuunkagaba✋❤

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 2 года назад +65

    Keep going brother's 💚

  • @iidabdilaahi6874
    @iidabdilaahi6874 2 года назад +2

    Hore usoco saaxiib keep going prother

  • @uhlayazi7785
    @uhlayazi7785 2 года назад +3

    Shirkada way ku degdegty nimco lakin sow danger🙁

  • @xuseenrijaal9920
    @xuseenrijaal9920 2 года назад +5

    mUkhtaar Mo Faami♥️ Cod dahablaha somalida💙🥺🙌🙏

  • @madaxbarar8843
    @madaxbarar8843 2 года назад +3

    We love nimco happy 🇸🇴❤️👑 Somali queen

  • @karaamakiiko3821
    @karaamakiiko3821 2 года назад

    Kaly Mo faami iyo ogaalka dunida Hal nin le kma wda hda macnha Hal qof ma wda laha miya?

  • @sunaliitamoha1853
    @sunaliitamoha1853 2 года назад +1

    First 💋❤walalkey muqaladada kama dalo Allah haku barakey 💋❤

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +7

    Best RUclipsr mo faami legend isoboqdha ❤️💔

  • @mahamedahmet4793
    @mahamedahmet4793 2 года назад +4

    Nimco happy jaanisayaa soo maray lacag weykasamayn karteed lkn wey guuleysatay❤😅👌

  • @maxamedxasan4937
    @maxamedxasan4937 2 года назад +1

    Zxp waligey wax makaa codsan liil ba liil ka soo hadal maan sooni yad miyaa

  • @deeee1
    @deeee1 2 года назад +9

    When i see notification and see moo faami i know that video is mind blowing

  • @mohafaarah4599
    @mohafaarah4599 2 года назад +4

    Heestaada (sawma ahan ) way kala kicidoontaa insha alah

  • @cabdulahishiiq1483
    @cabdulahishiiq1483 2 года назад +8

    legend mo fami wa ku wataa❣️

  • @ifiyahabulshada7808
    @ifiyahabulshada7808 2 года назад +27

    Legend mo fami keep going

  • @ibraahimbruno161
    @ibraahimbruno161 2 года назад +10

    Nio naagtan suufi ee eheed ee heestan aa socelisay

  • @liiboojo9304
    @liiboojo9304 2 года назад +5

    Mo faami war bixinta wan ka sugan nimco happy good jop

  • @mohaboss4974
    @mohaboss4974 2 года назад +16

    Somali music to the world🌍

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 2 года назад +1

    WAR DHARKII an ugu jeclaa ba wadata koofida iyo phase maska kuweyga moodaayey😂😂leggend mukhtaar lph noolow

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 2 года назад +7

    Mahadsanid wllky hawl fiican ayaad noo haysaaye Allah hakaa abaal Mariyo wll

  • @leaderantonio2312
    @leaderantonio2312 2 года назад +27

    Legend always legend

  • @adoonkiialle8833
    @adoonkiialle8833 2 года назад

    (Waa ujeedada caashaqeeyga)
    ⬇️ micnaheeda waa
    ( is the purpose of my love)
    (Is the mean of my love)
    ⬇️
    waa micnaha caashaqeeyga/jaceelkeeyg

  • @akreamhapiip6322
    @akreamhapiip6322 2 года назад +2

    Op my brother is back welcome back my brother 😇😇

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 года назад +3

    my favouret youtuber mo faami 🙋👍💯🙏👍💪

  • @aadanxaliye1143
    @aadanxaliye1143 2 года назад +15

    Legend keep going my pro ❤️❤️💯💯

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 года назад +1

    Mansha Allah Mo. Faami Hore u soco markasta Hamigaaga illahay haku Rrumeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤🔥🔥👍👏👏🙏

  • @suldanapdi8006
    @suldanapdi8006 2 года назад +3

    Wlhi mo faami waan ku sugay zhp ❣️arinka nimca happy

  • @aishohimilo2024
    @aishohimilo2024 2 года назад +2

    Waa ujeedada caashaqeyga "is the purpose of my love "♥️

  • @mrviral4735
    @mrviral4735 2 года назад +2

    Saan kuu sugaaye ma maleyn kartit ustaad

  • @baaziyare
    @baaziyare 2 года назад +5

    Horumar wacan u rajeyna nimca happy🇸🇴🇸🇴

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 2 года назад +1

    Adaan ogeen RUclips channel wey leydahey nimco happy

  • @saciidabdikadir5862
    @saciidabdikadir5862 2 года назад +1

    One day 100k waa hormar fcn keep it hardworking

  • @sharmoboy5312
    @sharmoboy5312 2 года назад +1

    Markii ugu horarysay een commnti kaa bixiyo Hore usoco pro Iam sharmo boy

  • @Maadpro
    @Maadpro 2 года назад

    MO FAAMI su'aal ku waydiiynaa ,Maxa aad ka taqaana Qollada lagu magacaabo Dark marrow .? bal iso fariintayda haddii ay kuso qaadho warbixin inaguso sameey haddii aad xog ka hayso

  • @eprahimahmett8574
    @eprahimahmett8574 2 года назад +1

    Bro kasoo hadal bella haddid iyo the weekend

  • @mustafejahaad7182
    @mustafejahaad7182 2 года назад +1

    waxan maqlay inay gabadhu fanka ka fadhisty
    LAKIIN arinta aan ladareensanyni waa in gabadha la imtixaamayo iyada oo aduunka iyo ehelkeedu u sacab tumayaan
    illaahyna SW uu fiirinayo bal siday yeeesho

  • @ayoze8920
    @ayoze8920 2 года назад +14

    We congratulate 🎊 our sister

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 2 года назад +8

    😂 Heestii nimco happy 💔😂 Ictiraaf bey heshey tolow kuwii kale goormey helayan 😂✌️

    • @gabrielagrest9739
      @gabrielagrest9739 2 года назад

      Hahaha isku ictiraaf beynan ka hadleyn wixi Caqli xumada kugu dhahey wase...😏😏

    • @mowali4258
      @mowali4258 2 года назад

      bari

  • @kadra825
    @kadra825 2 года назад +1

    MASHA AALLEH CODKAAGA WUXU UU EEGYAHAY CABDIAZIZ OGALKA THANK YOU SO MUCH GOOD JOB NICE 😙🥰😙😙😙❤❤ MO FAAMI BROTHER

  • @Abdihaaliq
    @Abdihaaliq 2 года назад +1

    Ayantan videoyada download ka inaad xirto ayaad bilowday maxaa jiro wll

  • @najahapdirahman6968
    @najahapdirahman6968 2 года назад +9

    Legend always legend mo faami hore usoco😍

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 2 года назад +2

    Hada lee dawanaaye vıdıoga salına kwrn hee Mo faamı weye lovta la dhaca

  • @cabdixamiidjaakeye347
    @cabdixamiidjaakeye347 2 года назад

    waan ku salaamey mo faami mar walbo waxaad ka hadashaa cadaanka maanta wacaan kaa cod sanaa inaad ka hadashid taariikhda somali gaara ahaan maxamad siyaad Barre plz cod sigeyga ii tix gali mahadsan nid

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 2 года назад

    Mo fami waa ku heestaa codkaaga iyo barnaamij yaada wanaagsan

  • @xoghaayecomedy230
    @xoghaayecomedy230 2 года назад +1

    Somalia Music to the World.
    Yaa wax ka qaban karo. Kuwo kalana Sugeynaa.

  • @amiiracabdi260
    @amiiracabdi260 2 года назад

    Midka tikta lasaray keda maha wll qali marka lcgta qofka kusamesty miya helaya pal isheg

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 года назад +22

    Nimco world wye keep going💯❤✊

  • @rafaat4427
    @rafaat4427 2 года назад

    Sxp waxa kaso hadasha arinta Traviscott isbuucan la hadl hayo e dilka astrofest

  • @warsantube
    @warsantube 2 года назад +4

    Yeah 36 seconds inkastoo aanan uhorayn misna waaku faraxsanahay in haldaqiiqo wax kayar ku imi channel ka 😁🥰

  • @ibrohin7256
    @ibrohin7256 2 года назад +6

    Mùuqaalka xiga🔥Serial killer 🔥 noozoo zamee🤩🤩

  • @seacastrider375
    @seacastrider375 2 года назад +2

    Zxp mukhtarow muuqaalada inoo soo badidee

  • @sahraxudhuun6434
    @sahraxudhuun6434 2 года назад +1

    Thanks for your time huuno qaali

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 2 года назад +1

    Wcs Lkn Hees Iyo Qurun In aad Reaction Ka Bixiso ma Aheen Wlaaal

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 2 года назад

    Waaa yahay walal lakin shirkada musika sideee ayeey kula sexeexdey ama halkay kulmeen Zxp asc

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 2 года назад

    Dariiqi qolyaha Maasooniyada ee aad adiga uun inoo faah faahin jirtay in fanaaniinta eey ugu soo daba gambadaan bulshadooda raadkiisa ayaa ina soo galay marka inaa ka digto ma ahine inaa dhiira geliso fan ama hees kuguma ogi wllkei aana taageero weyn u ahay

  • @sultanofsomalia9763
    @sultanofsomalia9763 2 года назад +49

    اتمنى لكم بالنجاح 🇸🇴🇸🇴👌 موفام

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 2 года назад

    Maasoiniyd uga pqyaa wxn xasusty vidiow yadii
    Chanelka dadweynaha🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ubaxina
    @ubaxina 2 года назад

    waa ujeedada caashaqayga ingiriiska waxay kunoqonisaa " It is the intention of my love"

  • @MohamedAhmed-gm2yt
    @MohamedAhmed-gm2yt 2 года назад

    Wax fiican ma aha heesaha oo qof logu hambalyeyo away fananintii waaweyneyd carada ayey ka hoseyan Hadii walasheen aakhiradeda ka xumeyneyso alle ha hareer mariyo xumantan logu hambalyeynayo

  • @mohadecb9634
    @mohadecb9634 2 года назад +1

    My favor young RUclipsr mo💯✌️👑

  • @gaaangsgaming7260
    @gaaangsgaming7260 2 года назад +1

    Pro waxa aad ugu hambalyeyneysid ma adoonyaa Bari dhamaaneysaa inta aad ugu wici leheed diinta iyo nasteexada . Tani waa imtaxaan oo lagu imtixaanayo ayada ma aheen hadii ay qaldantey in loo hampalyeeyo. Jada walaal waxa aan kudhihilahaa ma ahan waxa aad ugu hambalyeyneysid khayr ee fadlan Pro inta aad kheyr ugu yeeri karted ugu yeer.

  • @leaderhaakim2950
    @leaderhaakim2950 2 года назад +20

    Welcome back legend

  • @UgaasOsman
    @UgaasOsman 2 года назад +2

    Mo Faami The One And Only Ninka Aan Ku Daydo Waxan Aad U Jeclahay Adiga Oo Kale Inan Noqdo Oo Aan Taariiqaha Iyo Dhacdooyinka Aan Ka Hadlo Oo Aan Falanqeeyo Taasi Waa Riyadeyda Insha Allah Mar Uun Inuu Alle Ii Rumeeyo Ayan Rajeynaya🫂💪🏻💯

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 2 года назад +2

    Waa u jeedad caashaqyga
    (It is the purpose of my love)

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 2 года назад

    Asc waxa so gudbiya TAARIKHAHA iyo umadihii hore hada xiisayo iso booqo mhdsnid

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 2 года назад +1

    SOMALI SONG TO THE WORLD 🌎...