Jacaylkaygii 24-Ka Saac iyo Gabadhii reer Djibouti 😤🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • waad ku mahadsantahay daawashada
    LIKE SUBSCRIBE SHARE
    IG. www.instagram....
    channelka labaad / dadweynaha
    channelka Mo faami waa channelkeena labaad ee youtube
    waxaana idin kula wadaagi doonaa qisooying ama dhacdooyinka ka dhaca caalamka intiisa kale
    sidoo kale canaalkeena dadweynaha waan soo galin doonaa barnaamijyo cusub, markaa labada dhinacba igala socda

Комментарии • 2,4 тыс.

  • @fatimahelan3526
    @fatimahelan3526 2 года назад +147

    Show Ninku Wa Ree Borama 🥰🥰🥰My Dadkygi😍

  • @sharmaakeilyaas1560
    @sharmaakeilyaas1560 2 года назад +104

    REE BOORAMA AYAA YIDHI ROMANTIC MAHAA ADEER ISMUUJIYA REE BOORAMA❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️like hala dhafina✌️

  • @mrshubaz5090
    @mrshubaz5090 2 года назад +145

    legend reeer boorama 😂😂 school ka qasabka 🎉😂😊

  • @nimcofaysal6563
    @nimcofaysal6563 2 года назад +6

    Wll mukhtar wan kuguxidhanay ee sobadi muqalada waxbad ibartay wllhi alla haku sharfo

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 2 года назад +45

    Don’t get mad my brother, as Djiboutians we will make it up to you. 😅

  • @yacquubalra7378
    @yacquubalra7378 2 года назад +38

    Mo faamiyow reer borama tahay saxip wan is haynaa inshallah 🙏 malin is arkaynaa

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 2 года назад +27

    Mukhtaarow wad iga qoslisay wlhi am from Djibouti 🇩🇯 legend wan ku taageera noolow yaakh

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +648

    "Haku lumin waqtigaaga xiriir ku dhammaan kara caafimaadkaga oo xumaada, waqtiga oo kaa luma , iyo horumarka aad tiigsaneysay oo meel gaari waaya, ha noqon qof lala maamulo maskaxdiisa, noloshiisa iyo farxadiisa, ka xorow xiriirada mala awaalka ah ee ku dhisan gumeysiga iyo daneysiga shaqsiga ah"
    So dhawada walalayal ♥️🙏

    • @Faamcozy
      @Faamcozy  2 года назад +137

      Waa cashar muhiim ah

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 года назад +27

      @@Faamcozy barnamijyadada aad ban ula socda qaab tebintada wn jeclhy horumar wcn big bro 🙏thnks

    • @Reer747
      @Reer747 2 года назад +5

      @@Faamcozy ah sorry abwe mcn ok sorry

    • @khalidboypubg7944
      @khalidboypubg7944 2 года назад +2

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @cabdulahimursal9177
      @cabdulahimursal9177 2 года назад

      ilaa xad zxp mcn waan kaa faa,idaystey thanks

  • @Zayynab236
    @Zayynab236 2 года назад +22

    mukhtarow iLeen romatic baad aheyd😭😂👍

    • @IBNU__NAASIR
      @IBNU__NAASIR 3 месяца назад +1

      aniga mukhtar weye ka dhadhicinaH

  • @Abdiraufmukhtar
    @Abdiraufmukhtar 2 года назад +9

    nio wanawashy wllhida 😂😂 luv luv mukhtar miyey tiriri😂

  • @cabaasabuukar1685
    @cabaasabuukar1685 2 года назад +37

    Sxb mcn qisada wan dhageystay farxad iyo naxdin bay aheyd wlhi mar walba wan kula socda tageer weyn baan ku ahay 👍👍👍👍 qofkaliya aan jeclhy Ina dhageysto Ani qiso bdn baan haaya lkn maalin un kula wadaagi doona i.a legend keep going wan ku wataa ilaa iyo janada

  • @sulthana7888
    @sulthana7888 2 года назад +237

    Wixii qiso aad soo gudbineysy tii ugu qosolka badneeed uguna naxdinta badneed wlhi💔😂😂emotional damage💔🥺😂😂

  • @caziiz5307
    @caziiz5307 2 года назад +81

    Wlhi vedio legendary ah wye😂😂😂 netflix hada so galin lahayd wax badana ka faidi lahyd

  • @faryadridwan9476
    @faryadridwan9476 2 года назад +12

    waxbay ku dhigtay miskiin🥺
    lkn si wcn baad u jisheen film gaban pro😂

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 2 года назад +15

    Manshaallah wlhi waxad isoo xasuusisey hooyadey macan allaha u naxariiste mar walba borama ayay inoo xagaa bixin jirtey😭😭😭 reer abtigay boorama cadey allow daa ,

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 года назад +162

    sheekooyinka jaceylka noso badi waaba ku fiicantahaye🤣

    • @axlaambashiit8678
      @axlaambashiit8678 2 года назад +3

      Midab ka ayaan ujecelahay waxa aan rajenay inaad araagto🥰☺

  • @hinduus5365
    @hinduus5365 2 года назад +56

    indr hadii ay xaas ahayd gabadhasi iska ilow 😂lkn muqtarow hadad haysatid gabadh kalo adiga ku jecel nio gabadhaaas xafido waa hadii ay Jirto gabadh ku jeceL adna aad ogtahay😫🥰😁

  • @elyusufghazi7529
    @elyusufghazi7529 2 года назад +34

    Manta suuraha idilay love love kulaha keep going wllky iga yar😅

  • @najmoclaahiimaan3324
    @najmoclaahiimaan3324 2 года назад +8

    jah wllhi waan kula qiirooday hoono😢😢

  • @ParkAnnie-e4u
    @ParkAnnie-e4u 2 месяца назад +2

    Alla mukhtaar Maa kagu dhahaa ani abhy baa ladhahaa wllhi waan Ku farxy saan U taageero dakd magacaaa Ka dhaho abhy bay isoo xasuusiyaan wllhi never give up mukhtaar❤️‍🩹👍🫅🥹

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 2 года назад +80

    Moo Faami Waa qisadii 2baad jacayil ee kugu dhacdey ee aad nooga sheekeyso Waxabad tahay Father of love❤
    Inkastood ku guuldareysatey jcyladaas😂😂

  • @daim0ninnayousuf12
    @daim0ninnayousuf12 2 года назад +49

    Wa sheko marna qosola😂
    marna xandina😭🥺
    Mo fami the legend wan kuwata pro🔥❤️

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 года назад +115

    Gabar ree djipuôoti ah ayaan jeclahey wlhi waa gabdho qurqurxan 😊

    • @samatarfaysalapdirahman4761
      @samatarfaysalapdirahman4761 2 года назад +3

      Lkn wa wada Jecelnahy ilaYn way quruxbadn taHaYe 💫

    • @ahmed_37i2
      @ahmed_37i2 2 года назад +1

      War iska ilali wa intasoo la qabaaye 😄 🤣

    • @exosx9191
      @exosx9191 2 года назад +1

      Tii muqtar oo kale iska ilaali

  • @asmaabdi1333
    @asmaabdi1333 Год назад +4

    Alah maah reh poramaa thry wll wlhi wxaah ku hystey inaah jogtid somalia welcomeh porama 💋❤

  • @naaruto9331
    @naaruto9331 2 года назад +41

    Best Story in my life 😂 Best Couple 💘😽

  • @boramaawigamer6113
    @boramaawigamer6113 2 года назад +33

    Wow borama primary qasabka RUclipsR MO FAAMI BORAMA 🥰🥰🥰

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 года назад +40

    Waar ninku Shaw waa cilmi .jacaylkii oo qof ah ii wad sheekada🤣🤣🤣🤣🤣

  • @balqiisahmet4627
    @balqiisahmet4627 2 года назад +51

    😂😂😂 beerka i casadayy manata walhi wali maan dhamaysan lkn waan la dhacay 😂😂😂🤞❤️

  • @muno.shiikhqaloocan2257
    @muno.shiikhqaloocan2257 2 года назад +7

    Wallaahii ayaan baankamaseeray😢😢

    • @FiimaMaxamad
      @FiimaMaxamad 4 месяца назад

      😂😂😂naga daa.hee

  • @mercyahmed5473
    @mercyahmed5473 2 года назад +6

    Wa wareeey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wllhi waan qoslay !!! Your reaction markaad ogaaty in la qabo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asiaabdulrahman5382
    @asiaabdulrahman5382 2 года назад +37

    Waan ogaa inaanu khayr ka soo socon sheekadaan anyway keep going brother muktar ❤💯

  • @axmeddayibabuukar2445
    @axmeddayibabuukar2445 2 года назад +11

    Shekada siday iigu socotay gdal bay ka hlaawdey man u r legend ✊✊

  • @xoghaayecomedy230
    @xoghaayecomedy230 2 года назад +96

    hadda maa Soo dhacdey🤣🤣 Waqti dheer ka dib💔💔

  • @nimcosalah2723
    @nimcosalah2723 2 года назад +7

    Love mukhatar i love you walhi funny qosolki ceshan kari wayay🤣mukhatarow ilahay kuma dilo

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 года назад +3

    Jacaylki ugu ficna ayan hesta isku barany 😌 love love i love you aroos xasus mudan ✔️✔️✔️✍️😌

  • @painbegin3004
    @painbegin3004 2 года назад +32

    Mo ma Naag xasaad romantic la jileyse 😂😂😂wlhi mrna wn qoslay mrna wn naxay😁😁

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 2 года назад +78

    Walhi qisadaan qiso ka cajiibsan ima soo marin talow meeqa mar ayaan ku ceshtey video ga 🤣😂

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 года назад +141

    Kkkkk hadan helay taan u howl glay hadana wayay kulahaa 😂😂😂❤ warya walahi funny ba tahay

  • @BilanSiyad
    @BilanSiyad 2 месяца назад +2

    Wow schoolkaygii rer borama miyaad ahyd😊

  • @salmanegueh1004
    @salmanegueh1004 2 года назад +6

    Channelka dadweynaha my best legend
    Lakiin jaceylku kalsooni bdn ayuu uubahnyay marka Qof aad manta aragty jaceyl Loma qaado wayo qofka dabecaad wngsan inu xuriir yelaan karoo inshallah miid ka ficn ayan kurajeynaya sxb dee nio reeh borama légendaire weyan ka radsoo😍😂🤣

  • @sabrinamaxamudiise3434
    @sabrinamaxamudiise3434 2 года назад +57

    Waa wax lag xumaado sid ay kula dhaqantay and be careful next time 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😀😂😂😂😂

  • @kassimabdi2831
    @kassimabdi2831 2 года назад +116

    Habibi Come to Djibouti 🇩🇯😂

    • @sakiniza880
      @sakiniza880 2 года назад +2

      Layguma oga kkk 🤣🤣

    • @safiyaalinur2047
      @safiyaalinur2047 2 года назад +3

      Hhhhhhhh habibi came to jigjiga

    • @hafsah4988
      @hafsah4988 2 года назад +2

      Mayeee habibi come to moqdisho 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣♥️

    • @bushracarab1708
      @bushracarab1708 2 года назад +1

      Mayane come to Borama waloo daganaad jirtey

    • @FLOOIBEE
      @FLOOIBEE Год назад

      😂😂😂😂😂

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 2 года назад +180

    Wlhi waa qiso macaan + qosol + naxdin wada socda.
    Koley dhagaxaa tahay waxaas uma joojineesid 😂✊🏽

  • @sultanibrahimhassan7747
    @sultanibrahimhassan7747 2 года назад +5

    Poqorka jacaylka sheekadan wan ka khabaynayaa qoftayda iyo ninka la yidhaahdo mo-fami Sababtoo ah way iga raacaysaa waayo mo-fami waa nin sheekooyinka aad ugu dheereeya .
    Waanu ku taageersanahay

  • @FaizalAli-vo3kr
    @FaizalAli-vo3kr 6 месяцев назад +1

    Thank you so much i really like your story

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 2 года назад +24

    Sheekadaada wlhi way iga qoslisay legend tahay 😁😁😁

  • @king...3695
    @king...3695 2 года назад +35

    Legend 200k coming soon from Somaliland 🟢⚪🔴

  • @dfahgafh1807
    @dfahgafh1807 2 года назад +30

    😅😅😅sheekadaa waa iga qoslisay wlhi 😂lkn malaha mukhaatroow hindigaad badstay oo waad na waalaysaa 😅😂

  • @sagalismail7465
    @sagalismail7465 2 года назад +5

    Shekadu inay khayr kudhamanayn yaa ila arko 😂😂😂wali shekadu waysocota ♥️♥️♥️

  • @qaali_ladan
    @qaali_ladan 2 года назад +5

    Qisada intii hore romantic wye wlhi 🤪😘 inkastoo anan dhamesan wa is celin wyey hadal isoo rixay😂

  • @cubeeydmaxamed2314
    @cubeeydmaxamed2314 2 года назад +18

    Legend always legend noo soo badi ina adeer from cidafilada

  • @saara3724
    @saara3724 2 года назад +102

    Dumarka wala weydiya iney xaas yihin iyo in kale hda kadib hau laban ok iska weydi wka xumahay ine sas kugu dhacde😭😂😂😂💔

    • @mohamedalimohamud422
      @mohamedalimohamud422 2 года назад +2

      Inaad ka xun thy aad sheegee waana qoslee

    • @cadiqaani7862
      @cadiqaani7862 2 года назад +2

      Waa ku mahadsan thy sheekada intee dhax ii mareeysay ayaa aqriyay kan wllhi waa qosly

    • @RaxmoSayidcumar
      @RaxmoSayidcumar 3 месяца назад

      Wsftu

  • @salmamohamed6113
    @salmamohamed6113 2 года назад +68

    wllhi ani xanuunsan igaqoslisay love love muqdar love you aaa😂😂😂 😢

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 2 года назад +1

    Wow is beautiful story for romantic nice vedio thanks Walalo 😊♥️♥️♥️.

  • @ShugriSharaf-o3x
    @ShugriSharaf-o3x 17 дней назад

    Warniku waa romaatikiiyo socda walle naagtii ku hesho aa nasib leh alla mexee u dhacatay😢😢😢😢😢😰😰😉🫡🫡🥹🥺😢😖😣

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 года назад +30

    film hindi miyaad inoogu sheekeeySayna 😂😂muqtarow 😂😂 Gawadhii yaraanteyda aan jeclaa isoo xasuusi say wlle 💯👌😰

  • @braveali3228
    @braveali3228 2 года назад +191

    You're really good guy because you share your stories with us I wish you will continou like you did in this video bro

  • @Amiinbdalla
    @Amiinbdalla 2 года назад +187

    Exam dawlad Ayan aqriskiiisa kaso kacay alxmdulilaah,Sheekadan aad ka uqosolka badan uguna naxdinta badan ayaan ku nastay mahadsanid aqii.
    Ardada examkan usocda dhamnten natiijo aan kuwada faraxno Allaha nasiiyo amiin yaarabi.

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 2 года назад +3

    9:07 alla waan naxay😀😀😀war wa anigiiye mukhtarow wan ku salamay😚😂😂😂😂

  • @drsnashaadally2493
    @drsnashaadally2493 2 года назад

    Mukhtarow wllo tariiqbaa kugu dhacday anyway horay usoco mid qurux badan oo mufahamtaa kurajeynayaa I.a

  • @iqroabdimohamed6708
    @iqroabdimohamed6708 2 года назад +17

    Omgggggggg aniga xita wan naxay marka maqle wa la qabay 😭 ax qiso qurux badan ehed waqtigaga ku qurxisay lkn

  • @muhyadin8309
    @muhyadin8309 2 года назад +20

    Legend ma reer borama ahyd 😃

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 2 года назад +17

    Welcome back brother WLLHI qofta garan maayo waxa ay kawaday waaba laqaba hadana yariiski ayba qoorsagaro ladhigtay MUKHTAR GUUL ❤️💯🇸🇴 WLLKY

  • @shaakirshorts916
    @shaakirshorts916 2 года назад +1

    Mifami romatic baa ku dhex gabobey in kaston anba wakhtigeuga so qatey isna waxanu lenahay keep goin pro mofami

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Год назад +4

    I'm from Djibouti

  • @ciroole3184
    @ciroole3184 2 года назад +50

    19:44 EMOTIONAL DAMAGE 😂😂

  • @hibanuurasaed1088
    @hibanuurasaed1088 2 года назад +11

    Wlhi jacyl aan iheyn xtaa waa iga ley qiso mcn ayeey aheyd😩❤

  • @BintuAhmedofficial
    @BintuAhmedofficial 2 года назад +47

    Inaa fajacnaa kaligeey ayan meel fadhiyaa waqtigaan oo aan shekadan kudhageysanayy daqiqadi 14naad qiiro jabanki aan daremayay iyo daqiqadio 21naad seey gabadhu wax yeshay waa kaaf iyo kala dheeri wlh allaha kunaxaristo ina adiir
    bal kalayoo hada hadad boorame joogto anigaa xamar usocde ila soo safar😂😂😂😂😂😂

  • @SIUUUQwerty-sj6vt
    @SIUUUQwerty-sj6vt Год назад +1

    Sifi can mad u lahadashay warya gabana ana reer Djibouti bada sesta mad ku dabalatay Mo fami

  • @islaaxal-usrah209
    @islaaxal-usrah209 2 года назад +1

    Ina adeer mukhtarow wa qiso mcn badan badan qisadada balse qosol badan qosolki wad iga dhameysay wiil fariid ah oo cajiib ah baa tahay aadna u cod mcn inbadana iga qosol siiyay waad mahadsanthy allaha ku xfddo.

  • @mohamedabdilahi2971
    @mohamedabdilahi2971 2 года назад +23

    Legendry come back mo fami😻😻😻

  • @goatka_
    @goatka_ 2 года назад +30

    Walaal qisooyinka jinka noozo Badi, wali kaama haayo wa codsi😂❤️

  • @nasranuur9884
    @nasranuur9884 2 года назад +5

    كمت من دمجه مع القصه بس فجئه وصلت عند ١٩:٤٢
    وحزنت وفي نفس الوقت ضحكتي 🥺🥺🥺🤣🤣

  • @adnahasan1823
    @adnahasan1823 2 года назад +2

    mukhtaarow wllhi wll qof fani ah ayaa tahay waan ku taageera ❤🤗😂

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 года назад +7

    Wllhi waa muuqaalki ugu qosolka badnaa ee aan mo fami ka daawado 😂😂😂

  • @hafsamohammed7455
    @hafsamohammed7455 2 года назад +31

    😂😂😂 wlhi cawa qosol waa iga dhamadey but I’m sorry what happened to u mukhtar 😂

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 2 года назад +6

    Muuse Xuseen Hoodoon Qasabka kaalintii Barwaaqo agtiisa Legend Waa kusoo Helay From Borame ✌🏽

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 2 года назад +11

    Ay ay inaa lillahi 19:44😢😢😢😢 ciwaanka ka badal qisadaan waa qaracan waxaasu jacayl maaheee another level 😭😭

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 2 года назад +3

    Istaqfurullah wan qiirodeyy 🥺🥺🥺but you made mi day wlhi the story was amazing 😂😂😂😂

  • @ZKIIKO
    @ZKIIKO 2 года назад +30

    Mo fami 8n the building guul iyo gobanimo brother 🥰✊

  • @axmettt1
    @axmettt1 2 года назад +7

    Qosol
    Iyo farxad kama noqonaysid adoon waxba ka baran mukhtaar legend of RUclips Good pro Wa ku tageraa

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 2 года назад +13

    wlhi sida losoo gudbiyo shekada wadtaqana wll horay usoco waxanad qori kartaa sheko-faneed [novels] wa'igadhab waxayer oo dadaala ayay kaga bahantahay

  • @munisaidris4299
    @munisaidris4299 Год назад +2

    Qisadii jacalkaga 24 ka saac wan kaxumahay❤❤❤❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Mo fami tolow quftaas dib ma isku heshen oo xitaa ma xariirten❤

  • @amiinyusuf42
    @amiinyusuf42 2 года назад +12

    War nio manta mxa film qosal iyo jacely qiyali inoo samese😂🤣🤣🤣👏🏽👏🏽nice story💯

  • @zeinab_s_a1
    @zeinab_s_a1 2 года назад +25

    Mo faami pro keep going wlhi zaa'id baa kuu taageera anagoo videogii anoo dhameysan baa commentiga soo qore ❤🥺🙏🙏

  • @Wayeelmedia
    @Wayeelmedia 2 года назад +32

    Waxaad noo sheegtay inaad reer borama tahay 😂😂yess

  • @alikassim7106
    @alikassim7106 2 года назад +1

    Libaax rerbabuuti wllhi sidantal ayay ubadanyihiiin hadiiilaqaboooo iyo hadiiikale waaa iskumid ragana kiii markaaa lajoooga ayaaa ninkeeda ah wllhi waan arka indooodabadana waaa sidaaa

  • @KingWAZIRA
    @KingWAZIRA 7 месяцев назад

    wlhi channelkaga aad aya ukahela ❤❤ aad baa kujeclahay wlhi and I love your storie

  • @muhammadalamin7916
    @muhammadalamin7916 2 года назад +110

    يا لها من قصة رومانسية وممتعة🤩😅

  • @naimasaleaban1461
    @naimasaleaban1461 2 года назад +21

    War wllhi ana qasabka ka soo baxay oo mahdi banu daganeyn😂😂😂😂

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 2 года назад +27

    Sheekada iyadoo iigu socoto oo macaan saday 🥰 aabo meel xun iigaga soo baxday 😂🤣 maxaa kasoo hadal siiyay wllkeed 🥲😅

  • @ABDI_BILLE
    @ABDI_BILLE 2 года назад +2

    Waqisadii 2 waad ee Aad inoga shekeyso nio wallhi Jacaylki io nasiibkiba wad ka hawaran tahay 😥😥😥

  • @cabdallecraxaaman2444
    @cabdallecraxaaman2444 2 года назад +1

    Jacel xanuunkiisa anaa kula dareemayo🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sadaamhussein4813
    @sadaamhussein4813 2 года назад +33

    Oh my god my heart proken ❤️💉 keep going bro you are legend 💪❤️💚🥰👌💯

  • @funnygirl2752
    @funnygirl2752 2 года назад +63

    😂😂 alla caloosha saa uqoslayay way i xanuuntay muskhtaar shekoyinkan oo kle ku qurux badan tahay 😂😂

  • @sakariyemaxmuud1092
    @sakariyemaxmuud1092 2 года назад +7

    Dhanka jacaylka waa ku fiicantahay💕💕💕

  • @Anne66898
    @Anne66898 2 года назад +1

    Hhh wax kale weeyan sfcn ayaa inoogu mcneyse sheekada qisooyinka jcylka inoo soo badi ☺️🥰

  • @Shamsadiinahmadmahamed
    @Shamsadiinahmadmahamed 11 месяцев назад +1

    M.a waa qiso qosol badan iyo romantic masha alaah❤❤❤❤

  • @richali8308
    @richali8308 2 года назад +15

    broda you are making fall in love with some one i dont know😂😂😂😂