Fanaaniinta waa sedex qeyb "Sh Abdirahman Bashir"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 31

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin dhamantin qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 месяцев назад +1

    Masha allllah fanku waaa xaalaaaal iyo hidihiii imaaada anigu waxan aaminsanaxay inu fanku xaaalaaalyaha❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 месяцев назад +2

    Maansha allah nimcaan iyo dalmar waaladareemaa iney tukadaan ilaahey haidinka madoobeeyo music iyo dhexgalka dumarka aan asturneyn

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 8 месяцев назад +3

    Saas waaye fanaaniindu dalka ayaga dhusa ayagana dumiya waa dhiiri galiyiin wadani waa kuwii hore mahan kuwa hada

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 8 месяцев назад +1

    Sheekh Cabdiraxman waa Cabqari islaami oo Somali ah , ilaahay ku xafid . ameen

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv 8 месяцев назад +2

    Oo hada music miyaa dacwad ahaan u adeegsan karaa

    • @faizam523
      @faizam523 8 месяцев назад +2

      Cod bilaa music 🎶 ah

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 8 месяцев назад

    Sheekhu wuu salaaman yahay. Soomaalida iyo fanaaniintooduba ha noolaadaan. Fanaan wayn oo ehlul cibaado ahaa buu ka tegey faduulatul Sh. Cumar Dhuule Cali.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 8 месяцев назад

    Intaas sawirkoodu muuqdaaba culimadu iskuma jiraane adigoo kale inay ka taqwo,iimaan iyo cibaado nadiifsan yihiin baa laga yaabaa. Ilaahay wakiil kama tihid

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 8 месяцев назад +3

    Danbiyo kabadan baa jira fanka sida dhiiga islaanka xanda duugada xoolaha agoonda dhaca

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 месяцев назад +1

      Absolutely caqliga ha waayin
      Isaga iyo Sh. Mustafe halkay munaafaqad u fadhiyeen iyo ciday la fadhiyeen baa inagaga filan fanaaniintii ka taqwo badan oo ka iimaan wanaagsanaa dad badan baynu lahayn

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 8 месяцев назад +1

      @@jamaadnuura10 sax walaal fanaan ku wuu heesa wuu dugadaa wuu salaada waa dad iska qalbi fiican siday ubadan yahiin lakiin mid 10 qof soo dilay oo duug ah baa dhahaya fanku waa danbi hada asgaa danbi wayn galay yaab qof asgu aan doobad keenin baa leh fanka kadoobad keena asgaba kadaran kan uun makarafoonka wada

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 месяцев назад +1

      Walaal garashadaa Allah ha kuu barakeeyo. ilaahay baa si isku mid ah adoomihiisa u xisaabinaya fanaan ku haduu music iyo isruxid dambi ku galo armaa kun shay oo ka badan oo wanaaga uu sameeyaa oo Allah jecel yahay sameeyaa. Kuwa magac diin muslim aan waxba galabsan ku halaaga iyagoo ka hadlaya waligood maqli maysid. Ninkan la sh. Cabdiraxmaanaynayo iyo SH. Mustafe luuqay miis hotel meel madaw la dhigay naagaha madaxa qaawan ee balaayada jinsiga midi u doodo iyo nin ficilo xunxun USA iyo Canada wanted ka ah oo maxkamad ka baxsaday yaa u baneeyay. Wax layska yidhi maaha sawiradii baa wareegaya kamay hadal raali galin kamay bixin oo bashar gafaanu nahay may odhan cunfi iyo munaafaqad dad muslim ah ayaa ku kalifay iyo lacag fanaaniintaa dhaanta labadoodaba allah ha u naxariistee Maxamef Yusuf iyo Cumar dhuule ma siisteen kaligoodna ma ahayn ee rag iyo dumar heesaha mooyaane cibaadada iyo dadkoo ka nabad gala ooy qabiiladu is kugu mid ahaayeen baynu lahayn

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 8 месяцев назад

      @@jamaadnuura10 walaal.isku fikir baanahay amiin adigana ilaahay caqliga hakuu barakeeyo kuwa wax qarxinaya ama ilmaha yar yar ugal moonaya kuwaas baa naar gali insha alaah cumar dhuule salaadu kama dagi jiri sax ilaahay qalbiyadu daalac da walaalo mahad sanid

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 месяцев назад

    Nincan waa siyasi maha fanane

  • @SaharaMacaruf
    @SaharaMacaruf 4 месяца назад

    Heeso Islamic ma so bexee 😮😮

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +1

    Asc 🍀 sheikh cabdiraxman bashiir waa dadka digshinariga soomaaliyeed ah weeye 😎 qof walba taariikh yaa ka hadha

  • @najmaabdirahman3956
    @najmaabdirahman3956 8 месяцев назад

    Inta filim soo doonatay oo wayday 😢☝

  • @XawoCawale
    @XawoCawale 8 месяцев назад +1

    Qalbigu laba uma qaybsamo heesta Marka xitftinayo Marka lagu luqaynayo nin iyo naag isu jawaabaya waxa ka waanasan inta dharka islamka laxirto la xiftiyo quraanka

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 8 месяцев назад

    filimkii mee 😢

  • @fartuunmuhiyadiin9873
    @fartuunmuhiyadiin9873 8 месяцев назад

    Sheikha runtuu ka hdly m.a waa runts intan lagugu tukan tuko😢

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 4 месяца назад

    الغناء ينبت النفاق فى القلب

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 8 месяцев назад

    Somalida inta waalan baa badan waxaad ku garanaysaa wixii wanaagsana dhagtodu ma maqlayo inta xun mayee😄

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 8 месяцев назад

    Waxba ma haysid 😂😂😂

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 8 месяцев назад

    Muxu go hu been sheegay gabay iyo abwaan tixdiisa iyo muusiga fanaaniinta ku heesan buu isku dhex karinayaa qofkaan😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 месяцев назад

      Djibouti inaanay Somalia ka mid noqon sax bay ku ahayd buu ku leeyahay NFD iyo DDS inay kenya iyo Ethiopia haystaana Futo uu kaga hadlo malaha Somalia iyo Somaliland oo iyagu isku dayay inay 5tii Somalia isu keenaan siday doonaanba rabitaanku ha u kala bateena oo iska xigana wuu isku diraa somalinimadoodu sadexdaa qolo waataa nacayb buu ka shaqeeyaa lacag bay ku qaataan ictisaamtoo dhami cunfiga Somaliland iyo inaan somaliyana nabad helin ooy iyagu qabsadaan

  • @Muudi427
    @Muudi427 8 месяцев назад

    Astaqfirullah

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 8 месяцев назад +2

    Wadaad baxsad ah djibouti dambile ka ah ayaa doonaya inuu fan noga sheekeyo go back to djibouti isasoo nadiifi maxkamada ka gar bax.....

  • @ahmedabdi4136
    @ahmedabdi4136 8 месяцев назад

    Qur,aan online qofkii rabo numberka profileka saaran haigalasooxiriiro❤