SIDA LOO ARKO QIIMAHA NAFTAADA: HOW TO UNLOCK YOUR SELF-VALUE - The Law of the Mirror 🪞🪞

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 22

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork024  3 месяца назад +2

    FIIRI Muraayada! Maxaad aragtaa?
    Look into the Mirror!🪞🪞WHAT DO YOU SEE?

  • @Ray_4654
    @Ray_4654 2 месяца назад +3

    Maashaalaah Eid mubarak habo waad I dhiiri gelisaa wax badana waa kaa faaiiday ahigoo 50 kor u dhaafay soomasliyey wiilkan ka faaiidaysta iyo kuwa la mida intaad daba joogtaan kuwa intaa qabyaalada ka sheekaynaya ilaahay ha ku xifdiyo guulayso guulayso.

  • @issackyussuf735
    @issackyussuf735 2 месяца назад +1

    Mansha Allah Farhan

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 2 месяца назад +1

    Waxaan u baahanahay Soomaali badan oo adigoo kalaa Mahadsanid

  • @Theunknownlady-nf2uo
    @Theunknownlady-nf2uo 3 месяца назад +1

    Walahi m.a ilaahay Haku xafido wax badan oo noloshayda cabsi dhibatoyin hore iso maray Aya Manta iga dawaysay❤

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 3 месяца назад

    Ustaad naag maalyonirad iga dhex muuqta sharkido leh iyo anigo wasirad aha dalka wadniyada baari karta waxa ii muuda anigo faqiihaad aha
    Oo diinta bartay oo dadka baraya
    Inago hooyo ugu wanagsan noqday
    Illahay ha ii rumayo riyoda an iska rumaysanahay

  • @Dr.Abdisataar61
    @Dr.Abdisataar61 3 месяца назад +1

    This video is the best video I have ever seen in my life. And i hope it will be change in my life
    Shukran. Best teacher ❤️

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 месяца назад

      i hope it does too . kindly share to your friends and relatives to make impact on them

  • @fatouyassin9841
    @fatouyassin9841 2 месяца назад

    M.Allah❤❤

  • @Cashiid
    @Cashiid 3 месяца назад +1

    M.a ustaad Farxaan guuleyso❤macalin

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 3 месяца назад

    Maasha allah thank you walaal well said

  • @farxiyodaahir8038
    @farxiyodaahir8038 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 2 месяца назад +1

    Waxan kaaga mahad celinaa inaad nolosha meelo badan iga tustay

  • @najaxaxmedcamlecadamicadam5479
    @najaxaxmedcamlecadamicadam5479 3 месяца назад

    Wad ku mahadsan tahay taladada wanagsan wll

  • @Marshalheart
    @Marshalheart 3 месяца назад

    jaahilkan saliidi cuntada wajiiga marsaday jaahilnimo daradeed ma waxbu ku sheegi kara wa maya . waxan u sheegaayo wa wax dadko dhan garanayan marka waxba noma sheegi yaa jaaaahill

    • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
      @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 3 месяца назад +1

      Walal miyan qof cadi ahan ninkan ka har ceeb nin nin kale cayeey waa qalad xishood

    • @Jamac20
      @Jamac20 3 месяца назад

      Isku xishood Nacas baad tahay bilaa camal ah. Maba is garanisan maxaad u aflagadenisa teda kale ninka wanaag buu ka shekeya waa maxay cadiifada ku haysa?

    • @husseinmoha8888
      @husseinmoha8888 3 месяца назад

      You joined two weeks ago on RUclips , u try to insult someone is telling the truth his community and guiding them to the right path .
      Don't you Shame to yourself brother?

    • @Ray_4654
      @Ray_4654 2 месяца назад

      Waa yaab soomaalida waxaad ku arkaysaa kuwa jiran bal ninkan arka mucjiso war ilaahay ka baq oo naftaada xisaabi intaad qof hore u socday oo weliba wax wanaagsan kuu sheegaya aad ku mashquulaysid u dhakhrat vitamins kaa kugu yar ee dib isugu noqo wiilkan adigoo kale hadafkiisa kama leexinayo laakiin xaasidnimada jooji.