MA RABTAA IN AAD - 👉👉 NOLOSHAADA KOBCISO? | Introduction To Growth Series |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 апр 2024
  • - Introduction To Growth Series -
    MA RABTAA IN AAD - NOLOSHAADA KOBCISO?
    MA LEEDAHAY DADNIMO IYO DAREEN AAD WAX KU BADESHO? - DO YOU HAVE THE POTENTIAL TO CHANGE THINGS ?
    Nagala soo xariir WhatsApp-ka si aad uga mid noqoto Baraarujin team on whatsapp +254113111175 chat.whatsapp.com/JjYpejkuNx6...
    - Potentials promises success
    SIDEED KU OGAAN KARTAA DADNIMODAADA?- HOW CAN YOU KNOW YOUR POTENTIALS?
    Aamin in aad leedahay dadnimo- you have to belive that you have the potential.
    sida loo koro-ways of growing
    1:kaa dhab haa kaa noqoto- make it intentional
    2: dabci wanaagsan- good character
    3:awood-strength MOWDUUCYADA
    15 CARBACA SOO SOCOTO - TOPICS OF 15 WEDNESDAYS TO COME
    1: AWARENESS
    2: CHARACTER
    3: CAREER
    4: RELATIONSHIP
    5: KNOWLEDGE
    6: SPIRITUAL GROWTH
    growth will unlock your potentials.
    Don't forget to hit the like button and subscribe for more empowering content.
    Let's unlock your full potential together!
    / @bbnetwork024 .
    BARAARUJIN
    BARAARUJINTA BULSHADA NETWORK
    BBNETWORK
    CONNECT WITH US:
    +254113111175
    Twitter: x.com/baraarujin?s=21&t=J2fzY...
    Facebook: profile.php?...
    TikTok: / farhan_bararu. .
    Snapchat: / bararuji. .
    #growthmindset #mentorship , #potential #goalsetting #awareness #awakening #goals #success #moneymindset, #businessideas, #ambition, #opportunities, #somali, #garowe, #mindset
    #mentorshipprogram #ambition #xamar #mogadishu #mentee #mentorships #mentorshipjourney @johnmaxwellhungary7343 @MaxwellLeadershipOfficial #15lawsofgrowth

Комментарии • 41

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork024  3 месяца назад +4

    MA LEEDAHAY DADNIMO IYO DAREEN AAD WAX KU BADESHO? - DO YOU HAVE THE POTENTIAL TO CHANGE THINGS ?
    Nagala soo xariir WhatsApp-ka si aad uga mid noqoto Baraarujin team on whatsapp +254113111175 chat.whatsapp.com/JjYpejkuNx64LbyCJZMj4

    • @Fikradsame
      @Fikradsame 3 месяца назад

      The group does not exist isoqorayaaa

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 месяца назад

      click the link and tap JOIN

    • @muhsinbazarce
      @muhsinbazarce 3 месяца назад

      wakujiraa macalin

  • @rocky4066
    @rocky4066 Месяц назад +1

    Awood (potential)

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 3 месяца назад +3

    maalintii aad sameysey boggan illaa hadda waaa kula socdaa. ilaah hakubarakeeyo macalin👍

  • @MustafeA.K
    @MustafeA.K 3 месяца назад +3

    Manshaaaa Allaah Ustaad.... Waad mahadsan tahay in badan 🙏🏽....

  • @kadarali6223
    @kadarali6223 Месяц назад +1

    Maansha Allah alle hakuxidiyo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 месяца назад +2

    Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 6 Ee casharkan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉😊

  • @mohaa36
    @mohaa36 2 месяца назад +2

    Allaha ku barakeeyo ustaad .

  • @user-tn3mv7vd8y
    @user-tn3mv7vd8y 3 месяца назад +2

    Ustaad mudo badan ayaan kugu xirnaa wxaana kaa fa,iiday wax bdn .jasaa kalaahu khayran ❤

  • @abdikanihariir7571
    @abdikanihariir7571 3 месяца назад +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @aliwehliye475
    @aliwehliye475 3 месяца назад +2

    Jazakallah, Farhan

  • @cabdiwali4146
    @cabdiwali4146 3 месяца назад +1

    Allah wacyigaa naga yeelo kuwii uu wax kabadalo nolashoodana dhista

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 Месяц назад +1

    Masha Allah thanks brother ❤

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  Месяц назад

      you are welcome walal fadhlan u gudbi dadka si aay u ga faideystaan shukran

  • @hididiilochanel9856
    @hididiilochanel9856 2 месяца назад

    Thanks ustaad

  • @ruuni2
    @ruuni2 2 месяца назад +1

    Ani English ayan baranoya wan ba ka helay sharaxada iyo hadalada ku hatleyso English ku jiro wan qorta bo waxan barto ayan ku darsada wlhi haka joojin tnx wll wax badana wan ka faiday video yadad

  • @user-cj7rv1fw9u
    @user-cj7rv1fw9u 2 месяца назад

    thanks wll qali ❤

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 3 месяца назад +1

    Thanks Ustaad

  • @user-ww1sf9ir4q
    @user-ww1sf9ir4q Месяц назад +1

    Walaal aad baad u mahadsanty
    Aadbaanan kaaga faa iiday waliba veadyouga dhagaxa iyo biyaha
    Fadlan afsoomaaliga noobadi dadku engilshta ma wada yaqaanaan

  • @AbdiKaniOmarHassan-sy6me
    @AbdiKaniOmarHassan-sy6me Месяц назад

    Thanks

  • @Worldly_work
    @Worldly_work 3 месяца назад +1

    15:28 qofkasto annaga inaga mid ah sibuu u koraa
    Been kumadan sheegin I'm 30 years old learning now
    How money works Couze yaranteda bartay Qalafsanaaan

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 месяца назад

      Aad run u ah, waxbarashadu waa safar nololeed oo dhan! Marna aad daah uma aha inaad sii wadato waxbarashada. Horey ugu sii wad safarkaaga xagga aqoonta dhaqaalaha!

  • @xamaadamahad6498
    @xamaadamahad6498 3 месяца назад +1

    Mahadsanid macalin ❤❤🥰🥰 2:42

  • @CumarCali-q9r
    @CumarCali-q9r 21 день назад +1

    Asc😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @NajmaHuss
    @NajmaHuss 3 месяца назад +1

    Asc maantaa arkay makqeebgalikaraa

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 месяца назад

      haa walal nalasoco every wednesday

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA 3 месяца назад

    muuqalkan waa muuqal aad ii soo jiidatey oo aad u faaido leh waaye maante ayaa chanelkan iigu horeeso waana ku soo biirey waxaana rajena ina wax bdn ka faaidi doono insha allah
    aad baan kaaga mahad celina macalin😊🙏

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 месяца назад +1

      waan ku faraxsanahay in aan ku caawinay fadlan share and follow for more
      mahadsanid

    • @HOBAALMEDIA
      @HOBAALMEDIA 3 месяца назад

      @@bbnetwork024 in’shaa allah