Dal gate in la dhaho ayey aheyd magacaasuu xaq u lahaa waayo cimrigaas oo qaatumo la filaayey ayuu xabaalihii iyo hantidiii dowlada dhac aan qarsoodi la heynceeb baa dhacday haday wax garanaayaan kuwa difaacaya
Masha Allaah, Balwaan Run baa ku dhimanee,Runtu waa Xanuun, kuwa Dowlad nimada Wax ku Qaldaaya,ama wax ku Dulmaya,Dalka iyo Dadka Allaha ka Qabto, Xaqana Allaha Tusiyo,amiin.
Ma jiro Ciidan Itoobiya ah oo baxaya! Waxaay lamid tahay markabkii dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho yimid ee socodka ku marayey 40 waddan ee uu Culusoow Soomaali u sheegay Badda Soomaaliya ayuu difaacayaa!! Kkk! From Baardheere /Jubaland
War laba tuug oo daalumiinta ah dalka ayaga daraaddood la degi la'yahay , lacanadii Allah ha ku dhacdee , Gurguurte iyo Geedo Naar waarankii ay isu jareen halkuu ku dambeeyey ??!! .
Xawadle iyo abgaal ayu iskudiray leelkase iyo habardir wakuuwa is haysta Mareexan iyo ogadeen hubku iskugu dhiibay oo wakii lahaa gala dagaalka badii Ethiopia kagatay dhul iyo bad midna nooma fiyoobo Somali dagal iyo dhibato aya kujirta this dude get paid to destroyed our country you better believe me bro
Waa runu kelemede beena kuma jirito Ahmed madoobe❤️
Ahmed madoobe waa geesi geesi dhaly ❤❤❤❤❤❤Guul JUBALAN INSHALAH❤❤❤❤
Waad. Mahad sanatahay. Balwaan
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Asc walaal bawaan gulayso dalkenii iyo dadenii iyo diinteniiba waa lagu soo duulay rageeniina ways cuneen waa sidii cadowgu rabay today somaliyey waa sii shisheyuhu rabay waa isdilaysaan hadhow xagee ukacaysaan kadhintaa naar baakahoraysa😢 ilaahoow nadaba qabo ilaahoow xaqa garansii ooumadayada ugargaar aamiinaamiin aamiin
Balwaan oo kale alaha badiyo guul balwaan waxaan hubaa inaadan qabiil aqoon ❤❤❤❤
Abdullahi walaahi waa runtaa
Good job
Xasan gurguurte munaafaq waaye
Keep going guuleyso 💙👍💙👍
Madaxweyni Ahmed uxuyiri oo dhanwarun
Geesi balwaan
Allahuma Aslix axwaalu bilaatul Somali allahuma Aslix axwaalu bilaatul Somali.ameen
Walee Run bad Sheegtaa Cbalwaan walalo mahadsanid❤❤❤
Murtaqis qowmi ah kkkkkkkkk kkkkkk kkkkk walle axmed madoobe maanta wuu Hadley waxaa uu xasan sh ku sifeeyey waxbaa ka jira thanks axmed madoobe
Xassan munafaq wa tuug bahan iiman lahayn axmed daloobe w runtii😮😮😮
VIVA BALWAAN. I am Baeawani and I am loyal listener of your informative reports.
Thank you brother
Gessi Ahmed madobe
Run ayuu ka sheegay
aamiin aamiin
Xasan sheekh waa musiibo loo soodiy Dalka soomaali ya iyo dsdka wixii dhiigloow fadhiga kakaca. Qaf Dalka guubay iyo dadkii majaxa xaa. Waxaa se kawaalan ninkii kasugaya ❤❤
The true definition 😢😢😢😢😢
xassan sheikh dantiisa ayuu waxwalbo kahor mariyay. cara illahay kugu dhacday oo illahay umadan meel walbo qaxotiga ku ah hakaa qabto.
Ahmed he is right
Waa Ruun Ahmed dacaad his right thank you brother
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah hadalkisa wa run xaqi cadow so jaran jubland la dahay odeyga 80jrka eedaysane xasan wa qabilasde wa shaqsi boobayo hantida umada somaliyad dhacay qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo qabilasde hubka sharci darada ayu dalka somaliya sogaliyey wlkn abdulahi balwan waxa ilahay ka barayan inu sanad ficn hala noga dhigo 20225
Xassanow adigaa burahade. adigaa boon binanka geeyay absame kubahan male❤
Guul Jubba land 🎉
Kan maxweyne umadeed maaha wa lagu khal damay shay daankan.
Ehelka xaqa ayaa tahay yaa balwaan guuleyso
M.a yaa cabdullaahi balwaan adigoo kale wariyaasha allaha kadhigo insha allaahu
Guul guul cabadulahi
Ahmed guuuuuul❤
Sanadkaan waa abshir waa khayir iyo nabad iyo cafimad iyo walalnimo 2o25 khayir badan insha ala
C/ llahi Balwaan. Xasan waxba ma xoreynin ee ciidamada qaranka ayuu ku laynayay oo ku shirqolayay
Sanadka cusub 20 25
Balwaanow kheyr Allaah ha ku siiyo dalka ayaad u hiilisaa maashaa Allaah
Inta uu ku sheegey oo dhan waa run somalina manta qabil uma baahne dawlad iyo qaranimo ayey u baahantaha marka ilahaw madax caadil ah ayaan kaa barinay yaarabi yaaraxmaan
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
Bacalwaan waa suxufi runta sheega
Dal gate in la dhaho ayey aheyd magacaasuu xaq u lahaa waayo cimrigaas oo qaatumo la filaayey ayuu xabaalihii iyo hantidiii dowlada dhac aan qarsoodi la heynceeb baa dhacday haday wax garanaayaan kuwa difaacaya
waasax
XASSAN INTABA WUU YAHAY EE UMADA ALAHA DHAAFIYO OO MID KA KHAYR BADAN HANOOGU BEDELO MAAFIYADAAN.
❤❤❤❤❤❤axmed islaam been muusheegin xasan xabaalo qote waa tuug❤❤❤❤❤
AAD IYI AAD
Thanks 👍 Wariye dhab ah
BALWAAN AFTAHAN PRODUCTION
Absolutely bro balawaan waa xaqiiqo
Masha Allaah, Balwaan Run baa ku dhimanee,Runtu waa Xanuun, kuwa Dowlad nimada Wax ku Qaldaaya,ama wax ku Dulmaya,Dalka iyo Dadka Allaha ka Qabto, Xaqana Allaha Tusiyo,amiin.
Waqtigii Xassan waa dhamaaday marka Xassan suumanka ha dhuuqsado.
bslwan waa weriye runta sheega
Xasan waa tuug waa munaafiq
Hasan runtu nacaa illaaheey kuma xoolaha
Balwaanow sxb Ahmed madoobe iyo kuwii lasocday iyagaa keenay ninkan wax kharibaya, Somali qudhunka ayay jeceshay, markaas qaylda ha daayaan.
Hadaa wariye saxa tahay maa ka hadashid cidamada etopia oo laga saaray admis calooshi ushaqeste
Ma jiro Ciidan Itoobiya ah oo baxaya! Waxaay lamid tahay markabkii dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho yimid ee socodka ku marayey 40 waddan ee uu Culusoow Soomaali u sheegay Badda Soomaaliya ayuu difaacayaa!! Kkk! From Baardheere /Jubaland
War laba tuug oo daalumiinta ah dalka ayaga daraaddood la degi la'yahay , lacanadii Allah ha ku dhacdee , Gurguurte iyo Geedo Naar waarankii ay isu jareen halkuu ku dambeeyey ??!! .
qabiil waataqanaa eehadal
xasan waxa kasi xun kua uu benta ushegay ee melaha kale fidiyow kaso dubaya waxna iska dhiga isla
si xasan xoga idinku so turo...
Xawadle iyo abgaal ayu iskudiray leelkase iyo habardir wakuuwa is haysta Mareexan iyo ogadeen hubku iskugu dhiibay oo wakii lahaa gala dagaalka badii Ethiopia kagatay dhul iyo bad midna nooma fiyoobo Somali dagal iyo dhibato aya kujirta this dude get paid to destroyed our country you better believe me bro
somalia going to the wrong direction its the year like 1990 when the country was in civil war very unfortunate hassan fail somalia
Abdullahi walaahi waa runtaa