maxamed buskut xaaskisa oo barooratay iyado uur leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024

Комментарии • 36

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 Месяц назад +8

    Walaalayaaliw Iska Dhaafa Wareysigan Familkan Ma Fiicno
    Ilaahey Ka Cabsada Aduunyada Waa Laga Tagaaa Aakhiro Xasuusta Adinkaba Ma Igidiin
    Waxaan idiin Danbeeyo

    • @user-ir2yt2oj4z
      @user-ir2yt2oj4z Месяц назад +1

      Haweenka waa namiimiin aakharo dan kama laha qays dumaaya unbay isasii raaciyaan

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673 Месяц назад +6

    Walaalayaalaw gabadha waa xaamil dadka uurka iyo hormone change ga aa isku diri kara please ima yarey ka soo tagta reerka isku maslaxeeya

    • @hibocuthman6093
      @hibocuthman6093 Месяц назад +1

      Cungii lbaaad miyeeey uuuur uledahy

    • @naimo133
      @naimo133 Месяц назад

      Haa​@@hibocuthman6093

  • @saidoosman
    @saidoosman Месяц назад +2

    Interview badanaa ar iska daaya subxana Allah

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 Месяц назад +1

    Ilaahaybka baqa midan waa aduuuuuuuun

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад +1

    Wajigaan maa dhiban beenta dhaaf😂😂😂😂😂

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 Месяц назад +3

    Ileen waxa naagaha naarta loogubadiyay waa sidaan

    • @user-fk7zb8hz8j
      @user-fk7zb8hz8j Месяц назад +2

      Waa runtaa wlhi inta wanaag u sameeyay nimankooda ma fiirinaayaaan qalad markuu galo waligiis waxba iimasameyn ayaaan leenahay ilaahay hana hadeeeyo ooo xaqa hanatuso 🤲🏾

  • @user-bx6ey7em6d
    @user-bx6ey7em6d Месяц назад

    War hooy Dumaroow Allaah ka baqa qoysaska Hadaydan nabad Dhex dhigayn dhibkiina ka daaya , Qofka guri muslim Bur buriya xaga Allaah xisaab baa taal, caruurta Soomaaliyeed u Naxa waalid la'aan Ha dhigina.

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Месяц назад +1

    Gabdha wada tranka ku argaya 6 bari ka hora arkaya Muniira gabdha masakiin aha

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 Месяц назад +2

    Aloow gacantiina ha igalin.
    Su aal qayaamo bey weydiinayaan. War islaax sameeya oo ceebaha astura.
    Tan kale dad is qabey dhexdooda Allaa og haku fududaanina.
    Yaa idin tiri wax xukuma?

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Месяц назад

    Walalo gabadh waa walac ee udajiya

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Месяц назад

    Waxaan diyaar u ahay haduu furo inaan guursado 😊

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Месяц назад

    Ninkii dadka ceebihiisa ku mashquula Ale CEEBIHIISUU BANAANKA KEENAA. CULUMADII INAY FATWO KA JEEDISO WEEYE. WAXAAN WAA FITNO.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Месяц назад

    Aayadii quraanka ahayd Ladii isqabta waa isu "HU" GARMENT. AAWAY? DAYUUSNIMADAN WAA MAXAY? CULIMADII MA TUHAFADAAN BAA BADASHAY?

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 Месяц назад

    naago nolosha ka dhacay , nayadha ka leexda qoyska gabadhu waa walac e fahmimaysane janiska haka faidaysane ilahay ka baqo

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Месяц назад

    Women never learn their lesson yaahuu

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Месяц назад +1

    Cajiib maxamed buskut sowtuu gabadhiisa yar mu xaragoon jirey oo you tube soo gelin jirey

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Berri hore ha odhan waa prank

  • @sumiyaabdiali2780
    @sumiyaabdiali2780 Месяц назад

    Bisinka bisinka bisinka wixii guriga ka dhacay way ay social media u soo dhigi subxanalah ilahow ceebteena astur

  • @Labwa313
    @Labwa313 Месяц назад +2

    Miskin gabadhan waa miskin

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Месяц назад +2

    Soo badi

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 Месяц назад

    Meeshaan maxakad miyaa

  • @FadumaBorow
    @FadumaBorow Месяц назад

    Nagtan waa been leyy maxa dhih maxamed buskud xas inu laha waan ogan waliba gabar ujogtay

  • @FarhiyaHasan-zj6rw
    @FarhiyaHasan-zj6rw Месяц назад

    Lkn sharci aduusan laheen sidee maalin dhaweed uu safreen RUclips kooda soogaliyeen labadooda oo diyaarada saaran

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Месяц назад +1

    Soo.badi

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 Месяц назад

    Na aya amusiya ruxan

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Месяц назад +2

    NiNKan.Waa..EaLaay..La..Soco

    • @hasssanomar5619
      @hasssanomar5619 Месяц назад

      What u mean eelay eelaay waa landharashah konfur galbed you sound stupid

    • @hasssanomar5619
      @hasssanomar5619 Месяц назад

      Ok what it your problems eelaay eelaay waa landharayasha mayland what it your point your sound stupid and uneducated

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Hawenka waa shaydaan acuudu bilaah reer dhisan kolnaba ma arki karaan. Kuwan waraysanaya ayaa tusaale u ah waalaga cararay.
    Marka waa inay reero kale burburiyaan.
    Shaashada garaaaca kulahaa

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 Месяц назад

    kii france ka ahaa ha u laabato meel ayaa cuncunaysa