NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  5 месяцев назад +113

    PLEASE SHARE DHAHA ❤❤❤❤❤

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 5 месяцев назад +12

      Asc Abayo is daji shaydanka iska naar❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 месяцев назад +3

      Abaayo bur burka iska daa fadlan
      Gurikale raadso oqolal dheri leh
      Ninka iska daa inta aad guri kale uguraysid iidul qaado dheh adiga wax maaree
      Hadii kale ninka hadaa iska furto illmuhuu kaa xadayaa
      Gurigaaga qur.aanku said isdaji
      Abaayo xal uun keen

    • @marftoons5249
      @marftoons5249 5 месяцев назад

      Asc, walaal ninka adaa aad u jecel isagu kuma jecla that’s why usamee wax kasta uu rabo intii aad waalan lahayd !!!

    • @marftoons5249
      @marftoons5249 5 месяцев назад

      Mar hore ayuu ku jabsaday wuxuu hayaa Pass word, sida aad u fakrto, marka raaliyo isaga ahaw ninka .

    • @khadramaxamedfaarax
      @khadramaxamedfaarax 5 месяцев назад

      Asc

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 5 месяцев назад +158

    Abaayo waxaan illahay kaga baryaya farxad aadan filaneyn please, akhri salliga Nabiga Scw,

    • @RoodoAli-
      @RoodoAli- 5 месяцев назад +1

      Amiin yaaa raabi 🤲🤲🤲🤲 salalaahu caleyhi wasalem salalaahu caleyhi wasalem salalaahu caleyhi wasalem salalaahu caleyhi wasalem

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 месяцев назад +1

      SCW ❤SCW ❤SCW ❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 5 месяцев назад +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 5 месяцев назад

      Scw scwscw

    • @cayniqurux9661
      @cayniqurux9661 5 месяцев назад

      ​@essiawe we ee drew rdddd ra eswgi4444444hassan5157

  • @ahmedbile
    @ahmedbile 5 месяцев назад +53

    Wlhi caasho waa naag nool naagaha qaar aqli malahan ninka wuxuu dhaho ayee iska raacayaan lkn naag nool aa tahay wlhi haka yeelin wiilka yuu cuqdad kaa qaadin

    • @mubarakmohamed3547
      @mubarakmohamed3547 3 месяца назад

      Waxba kama jiraan wax beyqarineysaaaaaaa naag Somali ah ajanibta way ka dambeyaaan😂

    • @SumayaAhmed-s4v
      @SumayaAhmed-s4v 2 месяца назад

      Ba hoyada ba kadanbaysa malha 😂​@@mubarakmohamed3547

  • @zuhuurkhalif9138
    @zuhuurkhalif9138 5 месяцев назад +65

    Faysal xaq umaleh inuu keligii qol dago dhanka kle ilma shey xaqbay uleeyihiin inay qol gaara helaan marka meel dhexe iskugu imaada oo uguura guri intaasba kaafin kara tan kle aisha ciyalkan intey yar yar yihin afsomaliga bar nin layskuma haleyn karee waa bini Adame alle ha idin kla qaboojiyo byo

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 5 месяцев назад +27

    Never allow your son sleep basama because. You never know what will happens I don’t trust men those days.

    • @Malabey-f9d
      @Malabey-f9d 5 месяцев назад +1

      👍

    • @farahsaadia2652
      @farahsaadia2652 5 месяцев назад

      Ggg0000⁰0p00p00000p00p0p00000000000⁰00000000p0000000000000000000⁰0⁰

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 месяцев назад

      👍👍👍👍👍

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 5 месяцев назад +81

    Kii Somaali ahaay wa qiyanoole Kii Cadaan Ahay wa Quyanoole Nin dhan wa qiyanoole😢

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 5 месяцев назад +19

      Cadaan iyo somali ha isku soo qabanin. Cadaan meeshuu rabuu bahalkiisa la galaa ninkooda iyo naagtooda dumaashi xita waa la seexdaan waxay ka xishoodaan maleh

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 5 месяцев назад +10

      Inta xun sida ay u jiraan ayaa rag somaliyed oo wanagsana u joogaan ee ilahay weydiiso qof wanaagsan

    • @aishachannel7098
      @aishachannel7098 5 месяцев назад +1

      @@Inasuldan1235 Qaf xun ba Ilahay imatusin Ee waxa kahadlayay waxa jiro inta badan

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 5 месяцев назад

      @@aishachannel7098 haa lakin dadkan ha wada aaminin abyo daawasho ayey rabaan inay raadsadaan waxa ay sheegayaan in wax yar run ka yihiin baa laga yabaa lakin dad wanagsan waa buuxan dadku ma wada xuma

    • @mulkiosman7828
      @mulkiosman7828 5 месяцев назад +2

      Wallaal aya unbaa Maqlena Ninka Cadaanka ah ma Yaqaano JEQ JAQ ayeey la gashay Nimanka Cadaanka waxey ku Fican yihiin Caruurta ey Naagta wadato uu Asaga Dhalin aad iyo aad ayuu ugu Noqda Abbe sida uu Dhalay ❤❤❤️ lakiin Nimankena SOMALIDA maha inu Jeclada Caruur uu Dhalin kuwu Dhalay ayuu ka Tagin

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 5 месяцев назад +11

    salaam sis may Allah swt protect your marriage insha Allah, my advice would be do not let your son to move at the basement he is only 12 besides he would probably question why is he the only one at the basement he is going to be away from every one and he is 12 not 16...things like this stick to the children and You wouldn't want your son to feel some type of way that would follow him to adulthood.

  • @IdriisAbdi
    @IdriisAbdi 5 месяцев назад +16

    Si fiican ayaa samaysay ninkaas wiilkaga Marabo qalbigiisa ilaali waa nin xasid ah oo khiyanoole ah 💯

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 5 месяцев назад +18

    Abaayo ilaahay reerkaaga ha kuu barakeeyo nolol fiican yaad ku nooshahay ilaahay ha kuu barakeeyo .dagaalka badan reerkaa ku dumo waa inaad aad kuga fekertid ninka naagta i saga jecel sidaad mar labaad u kasban lahayd hana ku fekerin inaad reerka kaa dumo

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 5 месяцев назад +5

    Masha Allah tabarakallah. Good mother.

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 5 месяцев назад +38

    Abaayo adiga waxaan kugu barnay inaad xalisid dhibaatooyinka waxaad tahay hooyo fariida ee waad xalinkartaa xbbti cadawgaaga haw jabin ...ninku maadaamuu dhahay naagta xadhiidh runa maaha ka soo jiid intaanay kaa jiidan ...oo u yeedh lahadal ...markaad xalisid taa gurigana waad xalin doontaa waanu ku jecelnay❤❤❤

    • @UbahOmar-t6v
      @UbahOmar-t6v 5 месяцев назад

      Xbbti is deji su shegayana samee kadi badane wa lo gogol badiya bey tiri somali

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 4 месяца назад +3

    Hduu ninkuu yhy gaal, diinta kuuma ogola, lkn hdu muslim yhy wa cadi. Adiguna illahy ka baq ❤❤

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 5 месяцев назад +9

    Gabar ninkaan iska iilaali iskuna ilaali oo ah ninkaan qof tashanaayo u dhaqan egyahay ee isku badnaaw hana ku mashquulin ee caruurtada korso ilaahey haku xifdiyo

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 5 месяцев назад

      Haa waa u cabsi qabaa inuu dilo ayada iyo ilmaha ilaahow kaxafid masakinta hoyo somaali waa dhibantahay kii kadhalay iyo kii kalabo wax lesma dhamo

  • @haa8793
    @haa8793 5 месяцев назад +9

    Don't stop the exercise you were doing darling siz because it erases the internal pain you are feeling hence stopping the stress or depression that you could have got

    • @NaimaMohamedAli
      @NaimaMohamedAli 5 месяцев назад

      Ma xumo lkn ilmaha markeey yaryihiin weey baqdaan qaarkood qol kaliigiisa waa xanuun cunug 12jir ah

  • @shukri218
    @shukri218 5 месяцев назад +34

    Asha is daji ilaahay reerkaaga iyo ninkaagaba ha kuu bara keeyee wax kaa maqn ma jiraane say Alxamdulilaah ❤

  • @hassanali6637
    @hassanali6637 5 месяцев назад +3

    Waaba wiilka habeenkii saqdhexe hakaa ceejiyo inta hoos u soo dego, qeyladiisana ma maqleysid haddii uu maago inuu qeylsho ama iska caabin sameeyo.
    Hakayeelin quruxey ilmahaaga ku dadaal.
    Asigaa qaldan haka yeelin abaayo
    Mahadsanid😂😂😂😂. .

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 5 месяцев назад +16

    ASA wiilkaad hoosta ha gayn take care waa yar yahay masha Allah illahay noloshaad wax xun kaama tusiyo

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 5 месяцев назад +2

    You absolutely right don’t let ur kid sleep in basement 💯

  • @farxiya267
    @farxiya267 5 месяцев назад +18

    Abayo iska ilaali illahay shartiisa haku mootiyo adkaarta ka aqriso

  • @Masimmohammed
    @Masimmohammed 4 месяца назад +1

    Adoo quruxdan leh ma istaahilin in lagu dhaho wan daalnahay iyo qiyano ama wax udhow lkn aduunka ayaa bil cakis iska ah qofna qofkiisa ma helo ee madama alle wax kugu daray iska sabar 😢

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 5 месяцев назад +6

    Don't worry abayo my sister our prayers are always with you and your family.

  • @Daganmohamed307
    @Daganmohamed307 5 месяцев назад +2

    Aicha you are good mother wallahi

  • @basrocabdi7451
    @basrocabdi7451 5 месяцев назад +8

    Asaa kaa qaldan abayo ee ha isku wareerin ilmahaaga korso❤

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 5 месяцев назад +9

    No no no haka yeelin wiiakaga ayaa alaaha ku baday wiilakan yar ayuu doonayaha in qalabiga ka jabiyo 😢😢😢

    • @M4mp5be8w
      @M4mp5be8w 4 месяца назад

      Oo qoriga ma kii wax dilaaya alla waa halis

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 5 месяцев назад +8

    Adiga iyo asaga basement daga ilmaha dhan kor udhaafa 😊

  • @rxmeysa
    @rxmeysa 4 месяца назад +2

    Never allow yourself to be treated like that and always put your children first. Nin waa lahelaa ee ilmahaaga baalka ha kuugu jiraan. Hooyo means protection and also safeguarding them against predators and all types of abuse.

    • @ZamzamMiad
      @ZamzamMiad 4 месяца назад

      Yeh its try wlhi nin waa lahelikara lkn ceyalka waa qali

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 5 месяцев назад +8

    Caasho abaayo ninkan kuma jecla waxaan ka cabsoonayaa maalin maal maha ka mid ah inuu ku dilo

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl 5 месяцев назад +1

      Na afkada ka adkaw quruxey prank waye run mod hdl aa ka tagay ade ku tala

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 4 месяца назад

      Wlh been ma Adan shegin umadan wa views raadis😂😂

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky 5 месяцев назад +3

    Masha’Allah abaayo wax yar u sabir, wiilkaaga iyo gabdhahaaga ayaa mar dhow ku koolkoolinaya oo kuu shaqaynaya. Waxba yuu nin ku gumaysan oo ku waalin. Wadan shaqo iyo caawimaad aad ka helaysaa joogtaa. Be strong inshaAllah

  • @falaskhadar2561
    @falaskhadar2561 5 месяцев назад +8

    Waa gardaran tahay wiilka la seexi wiilka yar gabdhahana gabadha u geey mahadsanid

  • @siidali4971
    @siidali4971 4 месяца назад +1

    Masha allaah hooyo wanaagsan inaa tahay wey kaa muuqataa walahi ilahey adi iyo ilmahaaga haku dhowro wax dgibaato ilahey kuuma keeno waxaa waa qalad ilahey haku siiyo waxa aad jeceshahay hooyooyinkeena iyo kuwa somaliyeed ilahoy dhib iyo xumaan kadhowr

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 5 месяцев назад +17

    Aisha walaahay inta xun inta ku jecel baa kabadan...

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir1114 5 месяцев назад

    Isagaa yac anigaa ma aminsani janabii odhan alla calaf kuguu darayee dhibataa in uu kugaysta kabaqayaa abaya allah. Kaxijabaa shartisaa wil somaliyed karadsaa ❤❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 5 месяцев назад +32

    12jir waa ilma yar wuuna bqayaa cuqdadna waa gleysa abyo.

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 5 месяцев назад +2

    Asc abayo maanta channel kaga iigu horeysa mansha Allah abayo hooyo fariid ah ayaa tahay ilahay rerka hakuu barakeyo khilaf yarna haidinka saxo. Guriga surah baqraha udaaro adkartana aqriso owlada iyo haajiga uducey , shacninaaga shacni kudar oo cilanso,labiso, guriga uunsi ushid markuu yimaado sanka iyo araga iyo calosha ubuuxi nin intaas lee waye. Kadibna warka hoos ugu dhig oo wilka yar wuu inaga cuqdadobaa dheh waliba war fiican ukala gudbi labadooda. Allahà kuuxafido rerka abayo. Never give up because of small things

  • @SaaynabIsmail
    @SaaynabIsmail 5 месяцев назад +12

    Asc casho wll horta waan ku salamay anigu sxabtdan ka mid ahay mar walbana waan ku dawadaa like tana kulama dhafo laakiin weligay commant ka mabixin lakiin manta laba mid baa ku shegayaa qaali mid adaa ku khaldan midna isaga adigu in aad tijaabiso waa khalad weyn nin lama tijaabsado waayo naago madaayo isagoo xitaa ku jecel hada belayo uun bay kala qarqariyaan taa meel iigaqor hatijaabin talephonkii sana weligaa habaarin waxad si toosa ugu aragto kula xisaabtan isaguna wuxuu ku khaldan yahay besmantga in uu dhoho wiilka yar deji sababtoo ah waa qabow yahay besmantgu xitaa xiliga kulku jiro markaa ilmaha waad isla dhasheen xalkale raad sada gurigu haduu kiro yahay mid ka yara weyn uguura qaali ilaahayna kheyrka ha ini waa fajiyo aakhiro iyo aduunba vídeo yadii dhiiri gelinta ahaa iyo jidh dhiskana sii wad macnto aad baay noo anfacayane❤❤❤❤❤

    • @adenamiiroali303
      @adenamiiroali303 5 месяцев назад +3

      Waa kugu raacsanahay fikradaada wanaagsan wll❤❤❤.

  • @NastehoNalka-dt7hh
    @NastehoNalka-dt7hh 5 месяцев назад +2

    Ilaahey ha kuu barakeeyo
    Ninkana u sabur oo soo jiidasho badan usamee isagana uducee in Ilaahey kuusoo jeediyo qalbigiisa.
    Ilmahana adigaa wada dhaley e u cadaalad samee ama guri kale ugaara ama kiinanba nidaamsada oo isku daya inaad isku fahantaan wada korinta caruurtiina, ilmuhu waxay rabaan guri hooyo iyo aabbe isku faraxsan joogaan. MashaAllah
    Alhamdulillahi dheh ❤

  • @nurtohassan1873
    @nurtohassan1873 5 месяцев назад +4

    Masha Allah hooyo wanaagsan ayaatahay Aniga wax qalad ah oo aad sameysey umajeedo dhanka ilmaha tala fiican waaye hadaatiri anagaa qolka hoos degeyno ee waxaa qalad ila ah in aad asaga tijaabiso Allaah hakuu fududeeyo

  • @magool8581
    @magool8581 5 месяцев назад +3

    Yuusan kudilin wiilkana yuusan kaadilin ama kaafaro xumyn qolku wilku seexdo caamera qarsoon kuxidh isku badnoow xataa hadad katagyso hadarensin markad isdhahdo waxba kama qaadikaro arimahaaga usheeg hadad rabto ina katagto is ilaali abaayo yuusan kudilin caruurtana ilaalsho si uusan kaaga helin dooda hadoo courtka kugeeyo is ilaali 🙏

    • @Maryanru
      @Maryanru 5 месяцев назад

      Sax waye

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 5 месяцев назад +3

    Abaayo you are right keep your son

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail3371 3 месяца назад

    He is the head of the household. You should respect his wishes and do so. Just make sure he fixes the basement so it is livable. Warm n cozy. Is all about compromising.

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 5 месяцев назад +17

    Naa wiilka yaan laga xadin, habeenkii ,markaad hurudaan,,

  • @Daganmohamed307
    @Daganmohamed307 5 месяцев назад +1

    Walale waa Sah waad kou joktaa because your are mother also good mother

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 5 месяцев назад +14

    Don't accept that sister

  • @fatimamohamed5238
    @fatimamohamed5238 4 месяца назад +2

    Wiilkaga ha bixinin abayo waayeel wuxuu ku Tatgaa latusaa maahmah soomaliyeed. Waaaye

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 5 месяцев назад +13

    Asagaa qaldan inuu wiilka takooro waa qalad

  • @dahirdayax7876
    @dahirdayax7876 4 месяца назад

    Asagaa qaldan wlshy mcn adiguna ninkaada iyo wiilkaadaba waad wada jeceshahay ee allaha iskukiin haayo adinkoo isku faraxsan

  • @foozia426
    @foozia426 5 месяцев назад +3

    Gabadh qalbi fiican batahaye. Ilahay khayr badan hakula kulansiiyo insha allaah

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz 5 месяцев назад

    Asc caasho wall sabar rabi hakuukaalmeeyo waxaad sameysaa labo ragcadood saatuxaajo duko rabi ayaakuukaalmeeynaayo buuqio qalylo haggling ilaa kaagaga imaanaayo saliva rasuulkeena muxamed scw kuwardi marwalbo raxmada rabi waad arkeeysaa iinshaa allaah

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 5 месяцев назад +4

    Keep family and be patient

  • @MaxamudFarah-wh8ww
    @MaxamudFarah-wh8ww 4 месяца назад +1

    Wallaale daantaada. Meeshay ku. Jiirto. Raac. ❤ SOOMAALi waa. Laandheere. 💯 💯

  • @shukricadey2226
    @shukricadey2226 5 месяцев назад +10

    Qofka ku farxaayo family burburaa waaba sheydhan subxanallah allah qalbiyadina iskuso jeediyo

  • @DrMaalim-gv3fw
    @DrMaalim-gv3fw 3 месяца назад

    Asc marka kowaad beejkaada waan ku cusbahay laakin isdaji inta karaankaada ah fadlan higa xanaaqin suaal ayaan kuweydiinayaa nin kaada mamuslinbaa mise aduunyo intaa jopgti aragti kuu laaban haddii uu muslim

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 5 месяцев назад +11

    Iska celi hadii aad dhiig soomaali kuugu jiro ha u ogaalaanin in wiilkaaga inuu seexdo dhulka hoostiisa waa qabri

    • @rukiyamohamed3728
      @rukiyamohamed3728 5 месяцев назад +3

      Fidnada jooji maxaa dhiig somaali nimo ah ma aragtid miyaa sedexda caruur oo uu korinaayo iney somaali yihiin dadka haiskudirin ee si wanaagsan uwaani hadii kale ka aamus

    • @ABDOURAHMAN-hw1tx
      @ABDOURAHMAN-hw1tx 5 месяцев назад

      Caa’isha, iga raali ahow, hadda waan maqlay hadalkaaga, waxaad tahay hooyo dhab ah oo carruurtan jecel. Carruurtaadu waa 5 iyo 3 Soomaali ah iyo 2 Yurub ah. Adigu waxaad tahay hooyo 5 caruur ah dhashay waxaadna jeceshahay 5 caruur ah, adigaa xaq u leh ninkaaga cadaanka ah waa inuu ku ixtiraamo oo yuusan takoorin caruurtaada.

    • @ABDOURAHMAN-hw1tx
      @ABDOURAHMAN-hw1tx 5 месяцев назад

      Aishaa waxaan filayaa in ninkaaga uusan jeclayn 3-da caruur ah ee aad Soomaalida leedahay. kaliya wuxuu rabaa inuu koriyo 2 caruur ah oo uu dhalay, wuxuu ilaaway inaad qoys tihiin, wuxuu ka door bidi lahaa inaad ubadkiina siisaan aabahood laakiin taasi macquul maaha, waxaad tahay hooyo dhab ah oo jecel caruurteeda hadii ay yihiin cadaan iyo haday madow yihiin balse Ninkaaga ma fahmin taas, u fiirso hooyadiis iyo aabihii haddii ay ku jecel yihiin

    • @ABDOURAHMAN-hw1tx
      @ABDOURAHMAN-hw1tx 5 месяцев назад

      Aishaa, waxaan rajaynayaa inaad sidoo kale ka shaqaysiid sii aad u korin lahayd 5 tadaa caruur

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 месяца назад +1

    Maansha alaah .laakiin Gus cad ha u dhiman .Doono Faarax Luga Baasto

  • @asturabdi7696
    @asturabdi7696 5 месяцев назад +5

    Abaayo Asho Ilmahaga cidna ha ugu aabayeelin

  • @mazinger6148
    @mazinger6148 5 месяцев назад +1

    Am proud of you sis, you strong woman 🧍‍♀️

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 месяцев назад +4

    Waadiga yidhi gan baa uyaaleh wiillkaaga miyuudili rabaah muse wuukufsan doon naaha hayeelin ka guur intuu wiillkaagu dhiman lahaa wabilaahi towfiiq❤💪🏻

    • @magool8581
      @magool8581 5 месяцев назад

      Ama iyadu raba inuu dilo sibuu ufogtnayaa wiilka

  • @AmiiraahmedAbdi-x5l
    @AmiiraahmedAbdi-x5l 5 месяцев назад

    Abaayo waad ku saxantahay 😊❤saliga nabiga badso soo qalbiga kugu dago 😊❤❤

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 5 месяцев назад +4

    Hooyo fiican ayaa tahay
    Maashaa allaah ilaahey
    Sharoodhan ha kaa badbaadiyo

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 5 месяцев назад +2

    A s c Aaishaay habo caruurta wa isku mid kuwa shey iyo kuwa aan eeda u ahay marka feysal yar qol aan kas ahan u radi iskana bari sida xal oo helo mafiicno burburka qoska abayo waxa badan aya ku halaabo allah ku cabiidiyo ninkada waliga hafudadan

  • @adambarre682
    @adambarre682 5 месяцев назад +4

    Arimaha qoska kaddaa baraha bulshada ee latasho ehelkaaga iyo saaxibadaada gaarka ah

  • @cademahadcadenow3762
    @cademahadcadenow3762 5 месяцев назад +2

    Asagaa qaldan abaayo ee caruurtaad ha iska fogeen yuusan uqadat kaa qadin wiilka yare ok qali❤

  • @misffadumo774
    @misffadumo774 5 месяцев назад +6

    Asha abaayo ilahaaga 2 labo qol ayaa sisay asaga asaga ilahiisana qol uma ogolid fakar dhamaan waa carurtada balse ninkan 2 ayuu leyahay qolna umahaayo xaqdaro ayuu daremayaa isdaji ee adiga wax xali love you sister ❤❤❤❤

  • @Strasbourg.france
    @Strasbourg.france Месяц назад +1

    Nimanka dhagaha uduran dawada loodhuuqa guska wa loodhuuqa si kale maku kacsadan tan intas wey sameesay 100%

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 5 месяцев назад +4

    Shaydaanka iska naar caruurtu hada way weynaadeen inay qol seexdaaan ugaara waa rayi fcn ma dadkay dulsaaar ku ahaanayaan
    Tan adigiyo isagana haduusan dhihin xiriir baa naga dhexeya koly idinkaa dhamaysanya
    Qolkaad hada dagantahay wada daga caruurtana kiina u hagaaji khilaafku intaaaa haku ekaaaado
    Wax simple ah oo caqli ubaahan cadho laguma dabaqo khyr bi idnilaaah

    • @SaidAlifarah
      @SaidAlifarah 5 месяцев назад +1

      Oo ma waxaad ku LA talinaysa wiilka qolka hoose haseexdo mid fayooow ma tihid haseexin wiilkaga qol hoose

  • @hodancabdi3958
    @hodancabdi3958 4 месяца назад +1

    Sheydaanka iska naar reer kaga hayso madama isaga iyo reer joduba aay ku ixdiraaman adiga iyo caruurtaduba waxbadan hafirsan guuuuuuuuul guuuuuuuuul warta ilaal abad wll

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 5 месяцев назад +4

    Thank you for sharing bit abayo its ok faisal to leave downstairs room. Fadhi iyo jiif udhig. Sunce its huge

  • @ifrahahmedali429
    @ifrahahmedali429 4 месяца назад

    Fariid haka yeliin wilkaga adiga uun ayu ku horan yhy ee qalbigisa ilali ❤

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 5 месяцев назад +5

    abayo shaydanka iska naar. wa ilmahagi ee adi xaliso. hadu gurigu kugu yaryahay meel ka wayn u guura

    • @Minnesota416
      @Minnesota416 5 месяцев назад

      Who’s going to pay the xtra cost can they afford think about it it’s not easy thanks

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 2 месяца назад

    Adeer sifiican baa yeeshay waligaa hayeelin. Adeer Fariid baz tahay

  • @MamaAkram-e3h
    @MamaAkram-e3h 5 месяцев назад +17

    Naahow wiilkaaga war u hay❤❤❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 месяцев назад

      Wiilkaada yaan lagaaga fuulin dhulka hoose.

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 5 месяцев назад

      Sax waaye ilmaha yar ilaalso adun majire

  • @بستان-و5ث
    @بستان-و5ث 4 месяца назад

    Wiilka mnsha allh wan aqoonayahey🎉😢alleh ha ku xifdiyo caruurtu waa walalo habalaha iyo wiilshu ba

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 5 месяцев назад +25

    I’m giving you an honest comment. Honestly, it’s not bad idea. Abayo its ok. Basement ga its part of the house. Let faysal have his private room, in down stairs. He us a man he need to be strong.

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 5 месяцев назад +1

      He is child not a man
      better he sleeps next he's Mother besament he's own can happen enything

    • @Israqueen7
      @Israqueen7 5 месяцев назад +1

      He’s still a child how she let him sleep in basement are serious

    • @ayaanali6557
      @ayaanali6557 4 месяца назад +2

      Ado af somali wax ugu sheegi kara mxa english ugu qore mse ninka iska gade😂

    • @umuadnachannel1830
      @umuadnachannel1830 4 месяца назад

      Noo
      Nooo

    • @rxmeysa
      @rxmeysa 4 месяца назад +1

      Bad advice, what can of a mother thinks like that. Are you okay? Abaayo don’t put your child in a cold basement think about his emotional well being. His only have you so put your kids first.

  • @sacdiyajamac1478
    @sacdiyajamac1478 3 месяца назад

    ASC habo hamaseerin si ilmahaga aygacantada kabixin isku day in ad aqli kudar seexero looxagtaa ilkana kunabad galaan saa samee shaydan ka iska naar kuwan iyo kuwakale ada wada dhalay isgana isku day aqli inad kudarto sheydankana alaha idinka dhex saaro insha alaah

  • @afiabdi6041
    @afiabdi6041 5 месяцев назад +4

    You're great mother

  • @mahamednadiiree5956
    @mahamednadiiree5956 4 месяца назад +1

    Wuxuu rabaa walaasheey inuu wiilkaaga kaawaso ee haka yeelin gaalkan walaasheey soomaaliyeed wuxuu rabaa wiilkaaga inuu kaawaso haka yeelin hoostaana ha Soo dajinin. Walaasheey macaan

  • @HawaYusuf-p1q
    @HawaYusuf-p1q 5 месяцев назад +9

    Asc abaayo qolka hawaynaado amhayaraado abaayo waxaad tahay hooyo iyo aaba ayaadtahay wiilkaaga hasaxinin wiilkaaga waamuhiimkaaga Asag ma aad dhalin Faisal waakuu muhiim haduu waynaado iyohaduu yaryahay waa wiilkaaga hagaynin hoosta mal aadkamaqli shanqartiis haku joogo maasha allah dadaal🎉abaayo ilahay hakulajiro nin majuro sanadad indhahaada hasoo jaadaan

  • @simancadosh8374
    @simancadosh8374 4 месяца назад +1

    Masha Allah walshy alle haku xafido caruurta adna waxyar samir insha Allah ❤

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 5 месяцев назад +6

    Asc abaaye ha geeyn wiilka yarkaa cidlada waa yaryahaye

  • @Janno190
    @Janno190 5 месяцев назад

    ASC walal aniga ayay igu dhacday sheekadada oo kale illahqysida khayrku Ku jiro ayaan kaaga baryayaa dhibka Alle haydinka saaro makhaalifada wanaagsan Alle Haydin garanaiiyo Aamiin aamiin 🤲🤲

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 месяцев назад +4

    ASC ABAAYO
    ILAAHAY TALO SAARO

  • @fanaxfanax9435
    @fanaxfanax9435 5 месяцев назад +2

    Casha waxwalba illahay ayaa kushaqo leh hadii uu calaf isugu kiin labantahay gurigiinu wuu jiri hadii kalena waa kala tegidontaan e qalbigaga deji inankagana hayeelin weligaa in uu basmanti seexdo taa in aad diido waad kusaxantahay waayo waa ilmayar oo aan isdeberi karin meel kaa fog alle kaama geyo e illasho gabadh fiican baad tahaye waa bilaahi tawfiq

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 5 месяцев назад +2

    cunuga faisal hoos yuusan dagin haka yeelin ama guri cusub uguur inshaa Allah walaalo

  • @HindaipntuKhadar
    @HindaipntuKhadar 5 месяцев назад +1

    Wll ilahay haku xasiliyo reerkaga isaga ka qaldan ee intaad dajin karto daji qali ilahayna ha iskiin fahansiiyo

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 5 месяцев назад +4

    Hooyo fiican baa tahay ❤

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 5 месяцев назад +2

    Wax badan ayaa kuu dhiman dharka ha tuurin cabaadka dhaaf adaa qurun iyo waxaan la aqoon guursadayee

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 5 месяцев назад

    Gardaro haku samayn laakiin haduu kuula imaado qalad iska difaac ilaahay baa garabkaaga ah qoysnimada waa in lays tixgaliyo mida kale caruurta bar af somaaliga walaal geesiyad baad tahay mahadsanid

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 5 месяцев назад

    Mcnto hooyo adiga guriga ka ah ilmahaadana wada dhalay ee ha u jilcin oo ha kaaga fambeeyo ilmahaada saad u xalinayso oo ha kugu ixtiraamo ha u jixin jixin ilaahey ha kuu fududeeyo oo ilaahey ha soo hadeeyo ❤

  • @HinduOmar-w8n
    @HinduOmar-w8n 5 месяцев назад +1

    Cunuga bananka utur kuma dhihin soma ahan qol umaba siye ee shadanka iska naar ❤

  • @umadunya9699
    @umadunya9699 4 месяца назад

    Allaah towfiiqda haku waafajiyo aduunyo waa imtixaan hawsha faysal waa ka wayn tahay.wiilkaaga qalbigiisa ilaasho

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 2 месяца назад

    Sideeda banaaba dumarka intooda badan waxay wax ku arkaan waxan ka maqlaan afkooda kore iyo weelkooda hoose.
    Bal u fiirsada marka aad sii raacdo meelaha ay baraha bulshada ku leeyihiin intooda badan wax kale kama hadlaan oo aan ka ahayn labadaas af.
    Waa adagtahay in la arko qof dumar ah oo diin,dhaqanka suuban, akhlaaqda wanaagsan kula talineysa dumarka.

  • @naciimoshiekh9433
    @naciimoshiekh9433 4 месяца назад

    Ilaahey wixii qeer ah ha hakuwaafajiyo mcnto❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад

    Dumarka Soomaaliyeed Soojooga oo Ajnabiga iska daaya waa laga waayay. Fadlan, take care 😮

  • @abumahirchannel9971
    @abumahirchannel9971 5 месяцев назад +1

    Noo don't allow Feysal to sleep in basement because no need this is a big house

  • @AminoSahro-dm8cx
    @AminoSahro-dm8cx 4 месяца назад

    ❤❤❤ pleasant abaayo aqri saliga nabig qeyri ayaa Allah haku waa fajinaaa

  • @Respect__channel133
    @Respect__channel133 5 месяцев назад

    Waa Adeer
    ADEER FCN Alle ha,uga dhigo lkn ha,ka yeelin wll mcn wayo ilmahaan yar isagoo hurdaysan ayuu kaadi u kicikaraa than jaraan jaradaa dheerna waa ka dhicikaraa Ee ilmaha uu midab takoorayo yuu kaa dilin naag Adag iska dhig abyo reerkaagana Alle ha,kuu xafido❤😢

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 4 месяца назад

    abaayo aniga wuu ila saxsan yahay sababtoo ah ilmihiisu wey yar yar yihiin oo hoos lamageynkaro abaayo macaan wiilkaaga hoos deji kana war haay please reerkaaga ha dumin minna ogoow samirka wax ka fiican malaha

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 5 месяцев назад +1

    Waayahaaga laabta ku hayso. Arimahaaga qoyskaagana hanooga sheekayn.😂😂😂

  • @xabiiboaxmed5482
    @xabiiboaxmed5482 5 месяцев назад +1

    Abayo hadey shekadu intaas thy asaa qaldan hadey waxkale jiraanse waa gaar lkn wexey umuuqataa waayeel tag lamadhehee wuxuu kutagaa latusaa abayo alle bariga badi istiqfaarta iyo xowqaladana badso allahana kuwaafajiyo meeshuu qeyrku kuugu jiro aniga hada ayan daawaday hadaana kugusoobiiray❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qalbinuura8340
    @qalbinuura8340 5 месяцев назад

    Wiilkaas haduu dhali lahaa makula tahay inuu halkaas sexin lahaa yanyurta daris kala dhigi lahaa cunugaga haka yelin in halkaas laseexiyo maslaxa alle dhaxdiina hadhigo abayo inshallah