DEG DEG:DAAWO BEESHA WARSAN GALI OO HADA PUNTLAND|SAALAX OO XILKI LAGA QADAY|200 SOMALIA OO LAADILAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024

Комментарии • 22

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Час назад +5

    Maashaa Allah, Guul iyo Gobanimo Beesha Harti. 🦁💪🇸🇱

  • @bby6
    @bby6 Час назад +3

    War harti dhul makala laha viva puntland and khaatumo state of Somalia guuleysta marwalba inshallah

  • @laylaamiin9867
    @laylaamiin9867 Час назад +6

    Aad baan ugu faraxsanahay wa Guul iyo Gobanimo u so hoyatay Beesha Warsangeli

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Час назад +2

    Waligood ba ilma udbo lcg meel ma kla aaadin ninkasta hooyadiis iyo walalihiis bu wax ku yahay ❤❤❤

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 Час назад +2

    Together we are strong. Allaha fahansiiyo hartigaan dhuuni raaca ah. Soomaali oo dhan allaha mideeyo xaqa fahansiiyo amin amin. Diinteena ma ogola tafaraaruqa

  • @snw9257
    @snw9257 59 минут назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay badbaadi dhalinyaras Somaliyeed 😢😢😢😢Illahayow cadawga dhartisa ka badbaadi

  • @jhashim739
    @jhashim739 26 минут назад

    Noolow Dalha❤ wariyaha xalaashaa ee guud ahaan harti

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Час назад +1

    Subxaanalaah ilaahay adaa badbaadin kara dhalinyaradaas. Codowgu dili rabo.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Час назад

    Sideey bay ku shici kartaa ineey dawlada sucuudigu dil ku xukunto dad intaa le'eg 😢😢😢.
    Haddii arinkaasi jiro ilaahay waxaan uga baryaaa inuu dhulgariir degdega ku rido

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 53 минуты назад +1

    HARTI dhul ma kala laha ✅ HAL ISBITAAL AH OO CALAMIYA AAN DHISANO tolkeeyow

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Час назад

    # we have to boycott Sa'udi arabia.
    Somalia qurba joogta ahi yaanay wax xidhiid ah lasamayn oo baayac mustar lala sameeyn.waana in laga mudaharaadaa.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Минуту назад

    Kani waa benloh kkk wuxuu shegoh wax bu ku darah waa fayus radih

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 Час назад

    Shacabka soomaaliyeed waa in mudaaharaad ay sameeyaam kana tuuraan xasan shiikh xukunka dalka waayoo dalka iyo dadka dan kama laha shacabpow jadda kaca fadlan inta uu dalka
    Gacanteena kabixin.

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 49 минут назад

    Maxay difacan iyagi baba cerigabo difacin kari waayaye awelaba puntland wanu ka tirsanayne ma wiiashii camar ka hadlay may shekadani daba socota taana iyagun baa so dhejiyey

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Час назад +1

    Warya dalxa nin yaho san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta 24hrs ad dal daleysid halmid aya ku shegan waxa tiridah meshan dowlad somaliya gama jirdo waxa isku tagey tuug ba isku dhacdey nin rwrs kuxigeen ba xildhiban laga xayubey salah jama maxa naga galay tan kala mamul makhir ma jiro horgalada dhaliyada waxa walayo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn horgalada argixisada damajid sas ogada warya dalxa asxabda iyo somaliweyn

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Час назад +1

    Sidee bu labo xil u haya hala saaro weliba in la tumo ayu istahilaa salax

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Час назад

    Soomaali baa ka badan dadka dila sun dad aan denbi gelin qabiil loo laayey soomaalileenta iyo SSCda dad badan bay iska dileen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад

    baga saalax looga saaray golaha aqalka

  • @shiinecali8767
    @shiinecali8767 5 минут назад

    Beenaale