ISMAACIIL AARKA DIIWAAN KALAAN FURAY NEW OFFICIAL VIDEO 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #Hawraar#Ismaaciil_Aarka#Hees_cusub_2022
    ISMAACIIL AARKA
    DIIWAAN KALAAN FURAY
    EREYADA CAWAALE DEEQSI
    LAXANKA CADAAWE
    MUSIC FURINLE
    Copyright@Hawraar Music
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 487

  • @abdinasirsheikh7305
    @abdinasirsheikh7305 2 года назад +1

    Thanks reer muqdisho marki ey so baxeen socdaal iyo balbalaarka waxey qadka sogaliyeen aarka o sharaafti muqdisho so celiye young tahliil

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 2 года назад +15

    Caleeeck caleeeck….yaaaaarka waad kasoo tuurtay hees walan and not to miss Mogadishu city view 😍😍😍❤️❤️❤️ love love it

  • @hannabeauty2540
    @hannabeauty2540 2 года назад +9

    Cousin bro axsan cod and style you got a hundred 💯😎😎BTW sidaa uuu xarakeynaayo wax la siisto ma jiro xittaa indhaha buu ka hadlayaa

  • @abdirizakshiinevlogs5085
    @abdirizakshiinevlogs5085 2 года назад +11

    La Idin Loodin Kari Waa Hawraar ❤️🎤
    Eng Caydaruus Ismail Abdi 🥰

  • @Gabdh_tuulo
    @Gabdh_tuulo Год назад +16

    Manto kle sanad ka hor ano murugeysan ban dhageysaneye💔😰
    Lkn mnta aad ban u faraxsanahy wana so raadiye aduun wa samir un💋❤

  • @theman6r
    @theman6r 2 года назад +17

    Furinle the one and only Somali Musician and that man Isma Arka⛷⛷⛷🕺🕺🕺

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 года назад +7

    Wowo waax kale 🥰🥰another level
    Ninka single nimada kaa saara 😅😅😅😅😅😅Arraka hore uu soco
    Happy New year 🤲🤲2022

  • @boosadem6902
    @boosadem6902 2 года назад +14

    Aarka.. Cunuggaan waan iska jeclahay. Ruuxiyad fannaannimo oo dhan baa ku dhammaatay.

  • @nuuroabdinaasir1532
    @nuuroabdinaasir1532 2 года назад +4

    Nuurkaygii dib buu iigabaxay kabogsooday dookhii diiwan kalan furay🥰🥰🥰😘😘❤💯💟

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 года назад +12

    Libaaxa xamar ugu codka macaan fanaan buuxa ismaciil🥰🥰🥰🥰❤

  • @zakariamirealasow7319
    @zakariamirealasow7319 2 года назад +9

    Dabadaa dhib maan arag
    Dartaa ciil umaan mudan
    Haduun baanna nasiib dihin nasrigii dib u helay
    😘😍

  • @shumiyecade8556
    @shumiyecade8556 2 года назад +4

    Waa maalinkii sanadka cusub 1/1/2022
    Ilaahow khayr nooga dhig oo hamigeena noorumee✌️🙏🌚

  • @nimcodegan5449
    @nimcodegan5449 2 года назад +6

    Ereyada laxanka musicga wali fankii soomaliland ku daba socda ismaacilow 🤣🇸🇴🇸🇴♥️

  • @ملكةالقلوب-س2ن
    @ملكةالقلوب-س2ن 2 года назад +10

    😂😂😂😂MashaAllah Aarka wuu iga qosliyay caawa Geesi Erayo qiimo leh iyo style kuwada dhammaaday keep on bro gacanbaa ku taagay👋😍😅

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +7

    heestan ma jaceylba mise wa dadsi🥰

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 2 года назад +2

    Daqarkiina waa dhayay ka bogsaday dookhii igu kaa dulayn jiray
    Inaad dunida ka kow tahay
    Ragana geesigooga tahay
    Bogaan ku daabacay
    Dabeel qaaday baa timiday
    Diiwan kalan furay.
    Dabadaa dhib man arg
    Dartaaa ciil uman mudan
    Hada uun bn nasiibkii
    Nasrigayga dib u hel😍
    Another level 💯 👌

  • @Cabdilahiismaacil0
    @Cabdilahiismaacil0 2 года назад +13

    My big brother Ismaacil aarka waaaw 🙆‍♀️❤

  • @Abdirahmanilyaas
    @Abdirahmanilyaas 2 года назад +16

    Inaad Dunida Kow Tahay Dumarna Gaaridooda Tahay Buuga. ku Daabacay!!!! Best Best Song 🎧 ❤️💋👸🏻

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 2 года назад

      Dabayl qaada ba timid diwan kalan furay😀

  • @Zuhaipjalwo22
    @Zuhaipjalwo22 7 месяцев назад +1

    The best song aarka😂

  • @canabarush5879
    @canabarush5879 2 года назад +5

    2022 hestii ugu horesay oo iqancisay🥰aarka✌

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 2 года назад +38

    Daqarkina wan dhayay ka bogsoday...
    Inaad dunida kow thy
    Dumar gaaridood thy
    Bogaan ku daabacay
    Dabeel qaaday baa timid
    Diiwaan kalaan furay💔😥❤cajiib cajiib

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 года назад +8

    Voice 💯💯🎙 lyrics =💯💯big teacher axmed wali furinle music💯🎻🎼🔥🎹🎶 the best song of the year new happy another level muuqal quruxon 📸💯iyo editing 🎞🎥💯🔥Melody fantastic 💯🔥

  • @zharmacreation6870
    @zharmacreation6870 2 года назад +89

    Only Broken Person can understand this song 🎵 😌 💔

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 2 года назад +1

    Ayyyy yaawaaye waxaan hees kaliya lama oran karo libaaxa sanadka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @laylaabdi2085
    @laylaabdi2085 2 года назад +4

    Marhaday hoygii fanka meel uun Kaso gasho Waaa Shib iska dheh ❤️🥰

  • @Hafsamohamed-yp5ih
    @Hafsamohamed-yp5ih Год назад +1

    Daryeel baa dhibkii diiray🤗🤗🤗

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 года назад +56

    WOW One And Only Lagend Ismail Aarka❤🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    Another level Aarka Fanka🔥❤🥰💪

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 года назад +47

    Aarka layaab legend keep going brother
    Music 🎶 100%
    Editing 100%
    Camera📷 behind scenes 100%
    Best songs 🎵 ♥

  • @AmusedGlassRose-oj9jq
    @AmusedGlassRose-oj9jq 10 месяцев назад +1

    Kabogsooday dookhii igukaa dulaynjirayee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidkuresh
    @mowlidkuresh 2 года назад +4

    This mAn will be the talk of the Somali music sphere sooner or later......

  • @afiivaahmed
    @afiivaahmed Год назад +1

    Waaba xaladan ku jiro allah mardanbe iguma celiyo jcyl murugtaann kasoo maray❤

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 года назад +2

    Diiwaan kalaan furey my Ex ee janada Allaha nagu kulansiiyo 🙌.

  • @casoodchannel4326
    @casoodchannel4326 2 года назад +3

    Hoygii fanka Hargeisa ❤🔥

  • @efrahussein8692
    @efrahussein8692 2 года назад +22

    They way he is dancing🕺 and face expression is wow 👏😍

  • @mehmetziad9629
    @mehmetziad9629 2 года назад +15

    Ismaaciil Aarka Never disappoints, incredible..

  • @ugbaadismael6673
    @ugbaadismael6673 2 года назад +1

    Ninka hargeisa laguso habeeyey😂🥰

  • @zksp0rts
    @zksp0rts 2 года назад +2

    Furinlow bas naga dheh waa buubi rabnaa 🔥🔥🔥🔥

  • @khadardaahir8790
    @khadardaahir8790 2 года назад +2

    Laxanku waxuu u eeg yahay Laxankii cabdikariin cali shaah

  • @haawaabdi9740
    @haawaabdi9740 2 года назад +3

    Mashalah ismaa ciil aarka dar aalaan ujeclahy

  • @Korneyl_abdi
    @Korneyl_abdi 2 года назад +5

    A wonderful song by my hero Ismacil Aarka❤️🥰🎧🎤

  • @shuceybmaxamadmedia1071
    @shuceybmaxamadmedia1071 2 года назад +5

    Wow hees hees dhaaftay waa wataa heestan❤💯💯

  • @AmusedGlassRose-oj9jq
    @AmusedGlassRose-oj9jq 10 месяцев назад +1

    Hees hees dhaaftay❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaan.suudiyare
    @abwaan.suudiyare 2 года назад +4

    Legend always will be legend one an only aarka cod macaan hees mcn Io video qurxan

  • @cadirocmb6259
    @cadirocmb6259 2 года назад +2

    Another one Dj Baahoos Super Star
    Ismacil Aarka Waayo maayo Nuurkii dib u baxey

  • @mohamedabdilahi1360
    @mohamedabdilahi1360 2 года назад

    Eesh calaa hees Ismaaciil Aarka horey u soco saaxiib.

  • @juwabea5744
    @juwabea5744 2 года назад +1

    My lenged wlhi hesta kaliyaa an waqti badn ku bixiyay keep going 💪bro horay u soco ka bogsoday doqi igu ka duley jiray

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +8

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @sowdaasair7003
    @sowdaasair7003 2 года назад +3

    Music legend Axmed wali furunle 👑

  • @saadiamohamed8124
    @saadiamohamed8124 2 года назад +5

    So amazing ♥️🔥🔥 arkaa is back with style ♥️🔥❤️

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 года назад +3

    Boqorka codka io istelka ismaciil aarka legend 🙏

  • @ayupxasan7217
    @ayupxasan7217 2 года назад +1

    ❤💖heplaay❣💯💕 meeshaad tagtaba🕺 gabdhaha ka dhex muuqo💥 oo dadkuna gacal kula❤‍🔥 dhashiyo ❤💖heplaay❣💯💕gacal kaagaSo amazing ♥🔥🔥

  • @farah4829
    @farah4829 2 года назад

    Am your supporter

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +4

    Wow aarka legend best 👌 song 🎵 keep going bro 🥰✊

  • @goldenboy7558
    @goldenboy7558 2 года назад

    Absolutely fanaanka kaliya ee muqdisho

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 2 года назад

    aarka from hargeisa

  • @abdallaiiman273
    @abdallaiiman273 2 года назад

    Wow waxan he's lama ornkaree magac kale ubixiya ismacil arka aan tagera buxa u ahy❤

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 2 года назад +3

    Aarka fanka.... kep going willkena

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 2 года назад +2

    Aarka muqdisho waa ruxayaa🥰🌺✌️

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 года назад +53

    Wadnihii Dabeyshadey❤🤦‍♂️
    docdaadii intuu xidhay🔒
    ayuu qaadkle furay🤗🔓🔑
    Inta nolol guur ama sidayda jcyl ka xumaadey waxan leyahey guul sanadkani waa keeni inamiyo hablaha from somaliland 💚💬❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 года назад +2

    Wax kale waaye🔥

  • @redback043
    @redback043 Год назад

    Ismaaciil aarka aarka aarkooda 😎👏👏👏👏👏

  • @abdinasirhassanquresh8988
    @abdinasirhassanquresh8988 2 года назад

    Heestan wey ga dhax baxde wlhi it's absolutely amazing 👏 😍 💯🖤

  • @Oska-iz2qf
    @Oska-iz2qf 2 года назад

    Arkaa nin weeYn faankisaa. Anjeecleee 🎸🔥❣️👌

  • @fadumoabdullahi7269
    @fadumoabdullahi7269 2 года назад

    Wow axsan cod 🎤❤️iyo habka uu dance 💃🏼 gareenaayo 👏🏽❤️❤️

  • @abdirahmanabdimalik1949
    @abdirahmanabdimalik1949 2 года назад +1

    Y3A+HAWRAAR+FURINLE on 💥💥💥

  • @amarremaxammedd5152
    @amarremaxammedd5152 2 года назад +1

    Aarku Sidiisaba Waa Aar Keep Moving

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 2 года назад +2

    Aarka fanaanka hada hogamiya fanaaniinta hada from somaliland ee love you soo noqo

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 года назад +2

    Hore u socda Hawraar music production
    Maalintii dhawayd 778k Subscribers baan arkeee

  • @Aamiinismaaciil12
    @Aamiinismaaciil12 2 года назад +4

    Aarka fanka on fire🔥🔥🔥

  • @abdirashidcali3164
    @abdirashidcali3164 2 года назад

    Aarka waa cod mcntahay huun mansha alaah

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 года назад +3

    Woow another level
    Editing 💯
    Codka 💯
    Laxanka 💯
    Camera 🎥 💯

  • @naciimofaraxsan1592
    @naciimofaraxsan1592 2 года назад

    Arkaaye fanka ada meel dhige wll

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 года назад +10

    This song amazing and does refer to who am really am as a somali woman 👩 ❤ n we really deserve better. Empowering and greatness belong to us somali sisters
    Allah haa nodowroo
    Aameen Ya Rabbi

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 года назад +2

    Wala yabay Amazing 🎵🎶🔥

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 2 года назад +3

    Heestaa waxa ka macaan quraanka kariimka ah alle haynaga madoobeeyp heesaha

  • @suhaybhassanfarah774
    @suhaybhassanfarah774 2 года назад

    Arka inthe worldwide 🌍✨

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 года назад

    Aarka Hargeisa markuu ka tegay baa igu danbeysay u welcome bro

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 года назад

    Boqorak codka ismacil hestan aniga ma igu tala gashay 😅😅🥰🥰

  • @hooyo3
    @hooyo3 2 года назад +1

    LAGEND Arka 🏴‍☠️

  • @aminaali8110
    @aminaali8110 2 года назад +1

    Shiiq halaabay keep going ilaa naarta

  • @cabdinuur1928
    @cabdinuur1928 2 года назад

    Hory usoco walaal

  • @amran0518
    @amran0518 2 года назад +1

    Kaboogsade mee hoosha maree fanaan aan taageero 🌺🌺🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌹🌸🌹🌸🌹🌸🌹💗🌹🌹💖🌹💖💖🌹

  • @wayel6515
    @wayel6515 2 года назад +4

    Sandkaan Alle hakaga dhigo mid aad farxad ku qadato😍

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 года назад +1

    Furinle on the beat

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 года назад +1

    DJ Baaxo’z ! Aarka dem tin ✅

  • @maahirmatankajcylka6432
    @maahirmatankajcylka6432 2 года назад

    izma aarka fanan iyo badh

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 10 месяцев назад +2

    Waxaan rajayn in aan dib usoo booqdo anoo jawiga mnta jawi ka bdalan ku jira💔😪

  • @shankamaxamed9214
    @shankamaxamed9214 2 года назад

    Maasha allh waa ku wata lajin wlh hestan anaba leyka sameyay ayan u maleynaya

  • @suldankhadarhajiomar2276
    @suldankhadarhajiomar2276 2 года назад +2

    M.a keep going my brother ismail arka

  • @cabdisalamadamtalyani5119
    @cabdisalamadamtalyani5119 2 года назад +1

    Once a legand always a legend Dj baxoos

  • @musharafdhoof4816
    @musharafdhoof4816 2 года назад +1

    Aarka Wallhi saxiib codkaagu inaba Caadi Maha🥰

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 2 года назад

    Wow Aarka Hawraar iyo Sanadka cusub iyo wax cusub guulaysta sxp

  • @zermohamedmahamoud5932
    @zermohamedmahamoud5932 2 года назад

    Aarka an other level hes qof qof ka kaaftoomay suuraynaysa weye

  • @daahirabdullahinour6946
    @daahirabdullahinour6946 2 года назад

    Hees Iyo Bar Legend Aarka Wow

  • @zidiiktube8222
    @zidiiktube8222 2 года назад +1

    Here's somali dj khalid

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 Год назад +1

    Waxa aan dhageysan dona hesta malinkan diiwan kle nolosheyda u furo inzha allha 22/10/2023 😢

  • @DhooL-ml7bb
    @DhooL-ml7bb 2 года назад +3

    Diwaan kalaan furey aarkeyga❤🥰

  • @hamdaapdirazhiid9055
    @hamdaapdirazhiid9055 2 года назад

    Heesti heesaha eryatey weye nacalaa sheydankuyaale💯🔥📍🥰

  • @mahadabdullahi5475
    @mahadabdullahi5475 2 года назад

    The one and only ismaciil Aarka

  • @hamdiosman1510
    @hamdiosman1510 2 года назад +1

    Woow erayadaan waan wataa ani tolow ma anaa qoray😂🥺