NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2020
  • ERAYADA : #ABWAAN MAXAMAD GALAYDH
    LAXANKA : #ALFANAAN CABDIFATAAX MUKHTAAR
    MUSIC : #USTAAD MOWLIID XaSan ( DHAMEEYE )
    @Facebook / nimcanhillaac
    @instagram. / official_nimcaan_hilaac_1
    @Hillaac_Music
    @Copyright #Hillaac_music
    #Somali_music
    @google search g.co/kgs/Pbzuj3
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  3 года назад +1471

    si wayn ayaan idiin salaamaya asxaabta igu xidhan Heestani waxay suuqa soo gashay dhamaadkii sandkii 2019 iyada oo qaldan oo baroobo ah cunugyar ayaa iga hoosqaaday oo asxaabtayda la socday jigjiga hada ayaan soo saxay sababto ah dadkii xaqa ulaha ayaa aad iiwaydiiyay sida laxamaystaha oon aad u jeclahay oo aanan ku xusnayn tii hore. waxaanan ku talo jiraa heesihii la iga xaday inan ka daba tago #Mahadsanidiin

    • @sadiiqhassan2490
      @sadiiqhassan2490 3 года назад +55

      Nimcaan heesha video usamee maqal waagi hore la isticmaali jiray muqaal kasoo dhic hada kabacdi

    • @osmanahmedhussein6493
      @osmanahmedhussein6493 3 года назад +17

      Fanaankaygi Inoo soo CeLi dHamaaN Heesti Lagaa xaDay,sidoo kale waxaan wali kaa sugaynaa heesti cusbayd

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 3 года назад +5

      Keep Going Legend

    • @baashicabduqaadir6929
      @baashicabduqaadir6929 3 года назад +4

      Nimcaan sxb waan kusalamay

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego 3 года назад +3

      Horumar Wacan Walaal Qalli.
      ruclips.net/video/KMvl8tFkXNo/видео.html

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 5 месяцев назад +140

    Waxaan hubaa in aad heestan macaan dib uso booqatay 🥱 Hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😭

  • @cabdiwaliwaliaadan3296
    @cabdiwaliwaliaadan3296 9 месяцев назад +76

    Heesuhu waa macaan laakiin quraanka wllhi ka sii macaan

  • @talosame4122
    @talosame4122 3 года назад +320

    kadib markii aan biirey ciidanka xoogga dalka, dhaawr biilood markaa sii maqnaa ayaa xaaskeyga iso dirtay heestaan waan iska ooyey walahi, waxaan rajeynayaa in aan dib u kulanno isha alaah macaan

    • @zuheipmohammedmahamoud1606
      @zuheipmohammedmahamoud1606 2 года назад +11

      Hada dib ma isku hesheen wlal🥺

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 года назад +7

      Mashallah tabarakallah ilahay haysku kiin keeno idinkoo nabada waana ku salaamey hadaad tahay ciidanka qaranka soomaaliyeed

    • @anwarhassan85
      @anwarhassan85 2 года назад +6

      Alle hakugu Nawad yeelo meel alle meshad jogto walal mcn

    • @aosman1918
      @aosman1918 2 года назад +9

      Thanks for your service.

    • @Nawalow
      @Nawalow Год назад +3

      Ala xanuun bdnaa🥺🥺

  • @QadarYare-uh5rm
    @QadarYare-uh5rm 3 месяца назад +36

    Sariirtayda korkeeda sacadu waa 2:38AM 28th April 2024 hadaad wali iga dambayso walal nolal qurux badan ayaan ku rajaynayaa❤

  • @asianmusic7808
    @asianmusic7808 2 года назад +174

    Waxaan tabay daacadada dagaalkagi uxiisay 😓😥,heeskan markaan dhagysnayo waxan mooda inay dib iiguso laabteen xasuusihi quruxda badna iyo waqtiyadii aan Kula sooqaatay blse mayah waa riyo aanan kabixi doonin marnaba
    Alle qabriga haku waasiciyo waxaad ahayd qofka jcylka iyo naxariista waxay tahay ibaray ,mantase waad iga hooseysa duco uunban Ku awooda😭🤲🤲

    • @abdikanialihassan4154
      @abdikanialihassan4154 2 года назад +1

      Allaha u naxariista

    • @faatumonour5104
      @faatumonour5104 Год назад +1

      Allha unaxariisto wll😭😭😭❤️

    • @thesouthsidegirl9463
      @thesouthsidegirl9463 Год назад +1

      Allah naxariisti janno firdows ha siiyo abayomacan

    • @Mwardi682
      @Mwardi682 Год назад +1

      Allah janadi hakugeyo samrina Allah haka siiyo wll qali

    • @ajlibandaweski9769
      @ajlibandaweski9769 Год назад +2

      Allah haw naxariisto 😢
      Aniga qoftyda waa online lkn mxaa waa waalatay iyadu broking 💔

  • @bishaar-sh-ahmed2808
    @bishaar-sh-ahmed2808 5 месяцев назад +18

    Hees waqti iyo waayo adag wehel iisoo ahayd, Oo maalinkii ay soo baxday iyo illaa hadda aan dhagaysto. Waxaa intaas iisii dheer abwaan aan jeclahay baa erayada leh oo meel fog buu ka keenay, halka nimcaan oo cod dahabiya leh iyo cabdifitaax mukhtaar oo laxankiisu jaad gooniya yahay ay sii qurxiyeen heeska. ❤🙏

  • @mohamoudabdi4556
    @mohamoudabdi4556 2 года назад +57

    Wan ogaa ina 2 sano ka dib aad dawaneyso heestan like iisara

  • @KowsrKiin-ir4yd
    @KowsrKiin-ir4yd 11 месяцев назад +56

    Heesta wlhia aney igu socota waxan xirir wadagney wiil markey aheed 2017 waxan isku qaadney jecel aan yareen waxa ay aheed qiso waxa igu dhacay hadan firiyey😭💔
    Mudo dheer ayaan jeclaa waxa u ibuxiyey boos ween markasta ischoolka ado xafada ayuu iman jirey waxa uu iqaban jirey boska shaqada kulaha walsheyda ayuu ka codsan jirey iney wax walba iqabato habeenkasta asaga ii wehel yeeli jirey habenkasta waxa uu iga tagi jirey marki salada la adimo waxaan fariisan jirney gurigena hortisa barkad aheed waxa no imaan jirey dhaman saxibadena io walsheyda qol iridbanan ah ayaa daganen ani io walsheyda io ilmayara oo mrka walsheyda dhashey waxa aan habeen walba dhafri jirney halkas an kuligeen joogi jirney ani waxa aha bila talofan warqad aya isku qori jirney markasta wa iska war heen jirney waxan mudo kadib nolol aad uquruxbadan no aheed walsheyda ayaa bilowdey 😢iney hooyo mcn igu dirto waxan is dhihi jirey maxey sas kawada😢💔😭
    Balse ani io wiilka waxba ma aan ogeen 😭💔😭 wiilka walalkis oo aan barey dumashigey waye kudahay wilsha magalda majoogi jirin ay 2016 dhamaadkeda imaden isla wagiba anaaga wa taa isbaraney 😢 balse wilka dumashigey aha io walsheyda 💔😭😭😭💔😭 ayaa bilabey iney xirir sameyan2022 markey aheed aniga marka aan maqley wa aan qadan kari wayey waayo kama fileen markasta waayo garab ayeey igu siin jirtey jecelkyga😭💔😭 waxey igu sameysey ayaa nabar qalbiga iga noqdey😭😭💔😭ani marka wediyey waxey saan iri ayey itir cadi waye😭😭😭😭💔😭ax qalbiga ayaa aad iiholcay ani ayaa iri ana kagatagaya 😭💔😭🖤mugdi ayaan galey waxan kunolaa nolol bila farxad ah qalbigeyga qof ayaa bari hore qatey 😭😭wiilka ayaa bilabey wada walba aan jecelkana ku guulesan laheen balse ani ayaa goaan qatey 😭💔😭 goaan aan qalbigeyga kasoo go'in waxan daremay ciil murugo 😭💔😭malahan walalkale oogabr ah waxan ahaa gooni socod habeen io malin waan ooynjirey ilaa hada aan marka arko iska ilmeeyo 😭💔😭jeceylow xumidaaa😭😭😭💔😭dumashigey io walsheyda ilmo ayeey hada isku hayaan 😭💔😭 wlhia xanuunka aaad ayuu uga xanuun badan yahay jeceelka waayo mugdi ciil garab la aan 😭💔😭markuu isku kaa helaan xanuun waye heer waxan garey aan xanuun kici wayi dhaqtar ayeey hooyo igesa sharoboyin nafaqa iso qada waba kasiidaraya mararka qaar nolosha ma isdisha igu soodhici jirtey😭💔😭 alx maanta wan sokabsadey inkasto qalbiga aaad ixanunayo walalka dhabarka hakaa toogto wax ka xun malaha 💔😭💔😭😭ilaa alana wan jeclahay qof walaba xirir lasame damco waxan soxasuusta tii hore😭💔😭wlhia xanuunka qofwalba madareemi karo😭💔😭
    Waliga habrin qof aad jeceshahay walsha waayo tan ookle iney kugu dhacdo kabaqaya walashadana waxba haka qadan ay jeceshahay😥👏heestan xanuuun ayey idren sisey😭💔😭😢
    Heestan heesihii xasuusta igu yeeshey😭💔😭

    • @AnasCabdiqani-nd4ue
      @AnasCabdiqani-nd4ue 11 месяцев назад +2

      😢

    • @fatimadaahir8606
      @fatimadaahir8606 8 месяцев назад +4

      Bisinkoo Walasha indha adkaa ninka shukansaneesay mee guursaty abaayo kaas awalba kuma jecleen illah qalbiga hakaaga reebo mid ka qeyr badan allaha ku siiyo 😢

    • @hamzahassan5963
      @hamzahassan5963 8 месяцев назад

      @@fatimadaahir8606Maya dumashiged ayay gursatey moyan jecelkedhi mahan

    • @mcmusic6086
      @mcmusic6086 7 месяцев назад

      Anigu ma kaa daweeya ❤😢😅

    • @nimcomuuse461
      @nimcomuuse461 7 месяцев назад +1

      Sorry wlll 😢

  • @mohanahmed8525
    @mohanahmed8525 3 года назад +258

    Walkaa ayaan ahay like iisaar waa idin jeclahay i love my people❤❤❤💯💯

  • @alimarkaawi3259
    @alimarkaawi3259 3 года назад +76

    1Million markay gaarto like please 🤗

  • @umuhassan3881
    @umuhassan3881 Год назад +60

    Nabsi waxa uxun mid dumar laga galo dulmina logu daro Allow xaqeyga ku weydiistay iyo balanka ka qaaday dulmanaha
    8 December 2021❤❤❤ lamid ma,ahan 8 December 2022😭😭 rabiyow 8 December 2023 halkaan rabo raali katahay igaarsii Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

    • @ipra631
      @ipra631 Год назад +5

      Sorry wll qli hada tihin gabdhahena somaliyed uma qalntan in la idin qalbi jebiyo . Iska dulqado ilahyna ha kugu bedelo midka khyrbadn oo ka ficn .
      Alx ani weli xta jcl iguma usan dhicn hada comentska akhrisanayey si an hadhow cashar uga barto casharo bdna wan ka abrty

    • @khadramohamed9959
      @khadramohamed9959 7 месяцев назад +1

      hada nolosha ka wrn❤

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 года назад +16

    Dareemay inaan ku waayey
    Maqnaantaadii baan daciifay😭😭
    Farxad kuunoolow meelkasta oo aad joogtid 🙌😍.

  • @sahalyareofficialchannel2879
    @sahalyareofficialchannel2879 3 года назад +24

    Shiiiit heestaan runti sitoos ayee iitaabatay 💖😭😭😭

  • @abdulahiabdiwali5774
    @abdulahiabdiwali5774 3 года назад +66

    Qalbiga wahelkaga doona 😥😥
    Miyaad durkisoo cidlaysay 😭😭
    Farxadii dunidaad ahayde😅😂
    Miyaad noloshayda daysay😍😍

    • @ahmedmahmud2908
      @ahmedmahmud2908 3 года назад +3

      #Talo Ku Socota Gabdhaha Raaca Bajaajta....
      1- Inta Aad ka Maarmi Karto Ha Raacin Bajaaj Oo Adeegso Basaska Caadiga ah Ama Taksi Aad Taqaano.
      2- Hadaad ka Maarmiwayso, Waxaad Fiirsataa Bajaaj nin da’ Weyni Uu Wado Ama Diini Ay Ka Muuqato.
      3- Wehel la’aan Ha Raacin Bajaaj, Ugu Yaraan gabar Kale Wehesho Ama Wiil Kale .
      4- Marna Ha Raacin Bajaaj Laba Nin Isla Wadaan.
      5- Marna Ha Yeelin In Uu Wadada Weyn Ka Leexdo Sabab La’aan.
      6- Waxaad Yeelataa Macmiil Gaar Ah Oo Marka Aad u Baahato Aad Wacato, 2, 3 Ama Xitaa 4 .
      7- Ha Ogolaan Marna In Uu Qof Nin Ah Uu Wadada Ka Sii Qaado Isaga Oo Kuu Kireysan Adiga .
      8- Wadaha Bajaajka Hadii Uu Taleefan Ku Hadlo Oo Uu Sheego Meesha Uu Joogo Ama Uu Ku Soo Socdo, Waa Dareen Shaki Keeni Kara Ee Taxadar gal.
      9- Taleefonkaaga Qaaligaa, Dahabkaaga, Iyo Wixi Kuu Muhim ah Meel Adag Gasho.
      10- Marna ha ka Yeelin In Uu Ku Siiyo Biyo, Nanac, Xanjo Iyo Wax La Mid ah.
      11- Marna Ha U Ogolaan In Uu Taleefan Ku Hadlo, Una Sheeg In Aad ka Dageyso Haduu Taleefanka Damin Waayo Maadaama Qaanuunka Wadooyinka Uu Mamnuucayo.
      12- Taarkada Bajaajka Sawiro Intaadan Raacin, Sidoo Kale Lanbarada Gudaha Uga Qoran, Lana Wadaag Ehelkaaga Iyo Saaxiibadaa In Aad Soo Saaran Tahay Bajaajka Tilmaaantaas Leh.
      13- Ha Ogolaan In Uu Gadaal Soo Fiirfiiriyo Oo Uu Kula Hadlo, Wax sheeka ahna Ha la furin, Si Cadna Ugu Sheeg In Uu Shaqadiisa ku Ekaado Iyo In Aadan Diyaar u Aheyn Hadalkiisa.
      14- Hadii Uu Afduub Ama in Uu Ku Qasbo isku Dayo, Ha Argagixin Ee Isdifaacid U Diyaar Garoow Iyo In Aad Si Dhiiranaan Ah Isaga Dhiciso.
      15- Haduu Hub Kuula Soo Baxo Marna Ha Ogolaan In uu Kugu Handado, Ogowna In Uu Rabo Cabsi galin, Sharaftaadana Ku Shahiid, Marna Ha u Hogaansamin, Hadiise Uu Rabo In Uu Wax Aad Wadato Kaliya Kaa Qaato Iska Sii Oo Hala Dagaalin.
      16- Hadey Gacan Gaarto, Waxaad Isku Daydaa In Aad Indhaha Qalin Ama Faraha Si Xoogan Uga Dhaawacdo, Labada Gacmoodna Aad Kaga Dhagdto Kana Mashquuliso In Uu Sii Wado Mootada.
      17- Sanka Nabar Xoogan Uga Dhufo, Marka Horana Nin Kaa Xoog Badan Bajaaj Uu Wado haba Raacin.
      18- Hadaad Fursad Hesho Ka Carar Oo Guri Ama Goob Ganacsi Oo Furan Ku.
      Carar.
      19- Sawir Ka Qaad Wadaha Bajaajta Ka Dibna u Dir Qof Ehalkaaga ah.
      Shere Dheh Walal Si Ay U Gaarto Gabdho Badan Oo Somaliyeed.
      #Gabdho_Dardaaran__Waa_Qabtaan
      Hanad Washington

    • @saynabasaid8066
      @saynabasaid8066 Год назад

      ​@@ahmedmahmud2908
      waad mahsnthy nin wllba oo gabdhaha ku dhawra af gacan qoral il dheg iyo hadlba iyo wixi lamid saa qoralka muhinka ah oo qortay oo ugu ilalinysay gabdhaha allh hagu dhawro❤

  • @anwarhassan85
    @anwarhassan85 2 года назад +27

    Marku jecel kuhayo hees walbo inuu adhiga kahadlayo baad modeey 💔😭

  • @caamirahmed8039
    @caamirahmed8039 3 года назад +57

    Hadii aad NiMcaaN HilaaC TaGer0 UtaHaY isMuuJi🌺⚘🔥

  • @Caaqil-yare1
    @Caaqil-yare1 Месяц назад +4

    Wllalayaal wllkiin oo codsi idiin soo dirtay ban ahayn dunidaa wall lagu yahay
    Waa 3:00 AM hapenimo wllhi heestani qalbigayga ayy ka hadlasaa inuu illhy SWT ii sikhro iina suurta galiyo hadafkayga AamiiN ii dhaha wllayaal😢

    • @nuurmukhtaar9174
      @nuurmukhtaar9174 Месяц назад

      Aaaamin wll is adkey Hana is RAAF raacin tani waa aduunye

  • @rakiaabdi3282
    @rakiaabdi3282 4 месяца назад +10

    Miyaad nolashayda daysay😪💔

  • @sharmaarkeibraahimbarre9878
    @sharmaarkeibraahimbarre9878 2 года назад +87

    1 year ago Hada heestaan Dawaneyso Legend thy😢💔

  • @cadaaniofficial3106
    @cadaaniofficial3106 3 года назад +58

    Inta cawa soradisay hestan ii qof ay u xisty rabi leheed eratdan iney ku dhahdoh "dareemay inan ku wayay maqnantadan dacifay waxan u xisay dacadada " qalbiga wehel kaga doona miyad durkisood cidlesay farxadi dunidad eheede 🥺🥺🥺

  • @malmo4235
    @malmo4235 3 года назад +69

    Heestan dadka hada dhaawacan ee dhulyaalka ah ee ama laxumeeyey ama si in wax udhaceen dhaawac horleeh ayeey utahay walahi aniguu xaas ah oo wadaadkii lajoogo ayaan iska ilmeeyey oo qof qalbi Jaban okale dareemeey bal maxaad umalayneeysaa qof daacad ahaa oo laxumeeey ama wax la’aan looga tagay I’m sorry walahi dadkaa gabdho iyo wiilal ba waa leeyihiin waxaana leeyahay CUSRIGA YUSRI BAA KADAMBEEN EE ILAHAY HA IDIIN BOOGA DHAYO ISKA NA DUCEEYSTA 😢😢😢😢😢 allow anagana heesaha naga madoobeey Bismilaahh waan Lunsanahay anaa iska bilaabayee allow sidan hanagu dilin ya rabbbb 😢😢😢😢😢😢😢

    • @roodoarab6684
      @roodoarab6684 2 года назад

      Aamiin wllo

    • @hoodomustafe9175
      @hoodomustafe9175 Год назад

      Amen amen wllo💔 aniga sheekadaydu aad Uma xuma… isagoo iso xidhiidhin anoo dhaawaco qalan, Ayaan hadana la xidhiidhay oon ka dalbay inaan kulano bil ka dib… waxba kuma balan qaadayu jawab iga dhigay… man ooyin markan lkn qalbigu iga dhawacay mar kale…. Isago qaldan ban hadana ku noqday waayo wan jeclay aaad wlhi… lkn haduu ila kulmi waayo wan ka tashanaya

    • @yakubumuktar2761
      @yakubumuktar2761 Год назад +1

      Manchallah huuno qof niyad wanaagsan baad tahay Alleh nolashaada haakaga dhigo mid farxad kuwaarta. Hadalkaad kadhawaajisey waa runtaayo heestani wexeey niyada kasii jabisaa dadka iminka kala tagay oo aan wali is ilaawin, aniga ahaan wexeey igu qaadatey labo sano in aan ilaawo inantaan dunida ujeclaa, weli waan jeclahay laakin iminka wax saameyn ay igu leedahay malahan.

  • @sharmaakexasan5690
    @sharmaakexasan5690 3 года назад +22

    Hdad tahy tageraha hilaac music ismuuji ✌

  • @dekaabdilahi632
    @dekaabdilahi632 Год назад +13

    Qolyaha mucaashaqiinta ah waan idin salamaaya tan iyo ilaa maalintay soo baxday wali wey ii cusubtahy

  • @Mohammed_Mohamoud_007
    @Mohammed_Mohamoud_007 3 года назад +7

    Way oo way aheey ah kii garanayaa garan qiimaha ay xambaarsantahay heestan midhaha laxanka codka iyo music-ga ka dhisan wallaahi habeen iyo maalinba heeso kale kuma mashquulo tan mooyaane hadii la odhan lahaa heesuhu waa xalaal xataa aakhiro waa lagu dhagaysan lahaa sidan filayo wll😭😭😭😭⚘⚘⚘⚘⚘👈👍👍❤💯

  • @zamzamyussuf2655
    @zamzamyussuf2655 2 года назад +33

    Wan ilmeya marwalbon kusoxasusto😭 sidan kuhaminaye nlshyda imasuri galin jcelkaygi dhabta ahay wan uxisay wlh lkn Uma malenhayo inan dunida dib ugu midobeyno wax walbo nasibka kudhele 😭 intan nolahay qalbigeyga kudhaxnolani donta ducadana wan kugudari inad adunyada dhibato kumudan 😭 aqirana janada Allah kugu bishareyo 💗❤️❤️❤️❤️

    • @abdirihmanabdikadir5928
      @abdirihmanabdikadir5928 2 года назад +1

      Stay strong sis every body has it's own story🥺

    • @Mwardi682
      @Mwardi682 Год назад

      Ax ax wll waxan jacelle miya wlhi wan kudaremi kara jacell jacel jinkagaba weynade

  • @MohamedAbdi-zu1pr
    @MohamedAbdi-zu1pr 3 года назад +32

    Malin jimco ah hada dawaneso likta haila dhafin Chum3 Karim ❤🙏

  • @MohamedDaahir-nd4yv
    @MohamedDaahir-nd4yv 27 дней назад +2

    This song never gets old who is listening 2024 🎉❤😂

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad 3 года назад +42

    Fanaan aan taageero aana ugu jeclahay faniinta soomaaliyeed nimcaankii hirgalay ♥️

  • @abdirzaqemoh9893
    @abdirzaqemoh9893 3 года назад +46

    Somali mohamed markasta igu adkeesaane Bal manta xitaa 10 like igaarsiiya iska tabo un

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi Год назад +8

    Wllhy heestan markaan dhegeysto ilahay ayaan toobad u celiya waayo heestan ayaadoon waxba iga maqneyn hadana waan iska muraaqoodaa dadkana waan ogahay qof kasta oo wax jecel heestan meel dad joogaan kuma dhagysan karaaan wllhy anoo gaadhi wada ayaan oo dad i saaranyihiin ayey isooo gashey markaasaan sii mcnsadey heeskan anoo meel kale jooga is arkey oo dadkii xasuustey saarnaa gaadhiga❤💯💯👌❤❤

    • @tazliimmouse1217
      @tazliimmouse1217 3 месяца назад

      Ka waran qofka wyy qfku jeclaa😢ee kligii qol ku dhagysanya muddo 3 sana💔😭

  • @sacdush1483
    @sacdush1483 3 года назад +16

    DareemY inaan ku waayey😔
    Maqnaantaada daciifay🥺
    Kudaly xasuusahaaga😪

  • @ahmedyuusuf8941
    @ahmedyuusuf8941 3 года назад +119

    Weligey 1k like magaarin somali maxamed idinkaa dad wax ka dhigo ee igaarsiiya 🙏🙏🙏

    • @ayanyousuf9671
      @ayanyousuf9671 3 года назад

      Jacylku dhibtiisu waa midaa qiso in bdn iga ilamysiisay weeyi mahdsanid wllo saad noola wadaagty 😭😭😭😭

    • @mohamedadenahmedawaale6431
      @mohamedadenahmedawaale6431 2 месяца назад

      ilaah hadan kuma gaarsiyo

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 3 года назад +7

    Codka nimcaan murtida abwaan galleydh laxanka abdifitaax mukhtaar iyo gacanta ustaad dhameeye qofki isku hela ee jawi degan ku dhageysta ayaan ka daaleyn alleylahee🔥

  • @abdibasidmohamud2886
    @abdibasidmohamud2886 2 года назад +8

    Farxadii dunidaad ahayd
    Miyaa noloshayda daysay
    🙏😩welcome back

  • @abdirahmanadenurur6755
    @abdirahmanadenurur6755 3 года назад +25

    Hillaac music dayaxuu marayaa❤❤

  • @ridwanabdi4546
    @ridwanabdi4546 2 года назад +9

    Markii hore muu darneyne🥺
    Dibaan kaso jeclaaday😩😭❤

  • @maxamedjakir
    @maxamedjakir 11 месяцев назад +13

    😢 jecelka waa wax qalbiga ku aburmo jecelka dhabta ah laguma guleysto hadisa lagu guleysanayo waa dhif iyo naadir sababtana ma aqano aniga intaas kabadan masii wadi karo qoralkeyga 😢😢😢😢

    • @aishabixi405
      @aishabixi405 5 месяцев назад

      Sorry wlhi Waa runta 😢🥺

  • @maxamedcadceed3897
    @maxamedcadceed3897 3 года назад +8

    waa hees xasuuso iyo daren jcl leh waa xiistay ugu jeclhy nimcaan hilaac inta uu qaaday really is the best song ever.

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 Год назад +9

    Waqti aad u dheer ayaa kaso waregtay marki igu kaa dambesay 14/5/2003 maalintaad iga tagtay waliba adigoo ku tala galay inaanad dib iisoo fiirin Maantana waa 21/7/2024 waxa kasoo wareegtay 21 sano walina waan ku jeclahay ee macan badan ilahay haku xafido xasuusahaaga dartood ayaan uga soo guuray nairobi why halkan mari jirnay fariisan jirnay iyo waliba dabaqii aan korkiisa ku sheekaysan jirnay intuba igu weyn yihiin ❤❤❤❤❤❤

    • @fariihamohamed1446
      @fariihamohamed1446 5 месяцев назад

      Ayy sorry wll alle mid khyr qabta hku sahlo

    • @Fowsi1227
      @Fowsi1227 26 дней назад

      2024/7/21. Lama garin see wax uwada. Manta waa 2024/7/2. 😅

  • @Malia162
    @Malia162 2 года назад +34

    I’m heartbroken 💔😔
    Uffff 😭😭💔 I don’t deserve 💔💔😭😔all that
    Ya Allah help me

    • @jamaludinmuhidin4408
      @jamaludinmuhidin4408 2 года назад +1

      Sister, You deserve better, Just create a negotiation table and use calm and sweet word, this may bring between you and him peace and long lasting relationships. Thank you.

    • @ismahaniitaqaali785
      @ismahaniitaqaali785 2 года назад +1

      😭😭😭😭

    • @omersaid5363
      @omersaid5363 2 года назад

      Am also broken 💔😭

    • @alii7792
      @alii7792 2 года назад

      We are all Broken 💔🤕 Lkn dumar bad thy wll samir 😢

    • @tuludchanal9605
      @tuludchanal9605 2 года назад +1

      We all no u deserve better sweetheart 😘 just have some confidence please hold on prayers then everything is gonna go to place trust me mcnto 😘🥰 much love from Neha the one nd only broken heart 💔 I've also gone through this so please don't be weak please stay strong nd believe in yourself 🥰💞😭

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 года назад +18

    Keep Going Nimcaan Hilaac

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 5 месяцев назад +15

    Who lestening 2024 this song 14/2/2024 wednesday 9:08pm😢😢❤❤

  • @rahmamohamed-yj6lg
    @rahmamohamed-yj6lg 3 года назад +11

    Inaaabti ❤️I’m so proud of you ❤️❤️❤️❤️💋🌹🇩🇯Hooraay u sooco💋💋💋🌹👏👏👏👏👏👏

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 3 года назад +16

    Legend lawo ma ahan lipax wad kabaxsatay aabaha fanka nimcan hilac wllkey qaali hormar wacan
    👇Tagerayasha nimcan hilac Ismuujiya

  • @user-dd9vr3lo2q
    @user-dd9vr3lo2q 6 месяцев назад +23

    Who is here 2024❤😂

  • @dhamme0
    @dhamme0 Месяц назад +1

    Waa la iga guursaddy😢
    "inankastoo dhalaan yeelatiyo
    Ubad dhawaaaqaaya dhimshadu ha joogtee si kale wn uu usugaaye"

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 Год назад +16

    It make me cry whenever I listen and each word hurt me so much that I don’t want to date again
    This life has no balance 😢

  • @somalilyrics1148
    @somalilyrics1148 3 года назад +30

    Nimcaan hilaac
    Another level ❤❤

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад +40

    No Veiwrs iyadoo ah ayaan Imaaday
    11 Seconds

  • @missqardho8723
    @missqardho8723 Год назад +14

    Wuxu i ah waxa wlba waxan ka heli jiriy farxad marwlba lakin markan wayey waxan galy husbital waxan mary xanun badan wuxu ah rajadaa kiliy an dunida ka lah😢 lakin ima rumobin riyadii an lah waxan mary raafad badan ilaa hada noloshyda wan ka sarii lahy 😭😭 maqqn waxa an sameyo xasus kasto an lah wa waxa isgaa ku sabsan maxan sameya see qalbigag ugaa dhay dhawaca gary 😭😭

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 3 года назад +12

    Nimcaan hilac ❤️💕💕💕💕💕💕Nin aan tageero my brother Fanka allha ka madobeyo inshlla walakey qaali ❤️💘💘💘💘💕❤️❤️💘❣️🙏🙏🙏🙏🙏🙏👋

  • @armaanyare9476
    @armaanyare9476 2 года назад +6

    Dabibkeygad ahayde lasonoqo dawadeyda dayrki nacabkad ahayde uso dabac xaladeyda💔
    Xalad qalbi jab io murugo aanan dhamad lahayn😭😭 hubal dib kuma helidono markle 😭

  • @khuumkhaam9458
    @khuumkhaam9458 Год назад +12

    Daqiiqadihii u danbeeyay sanadkan 2022ka heestanbaan ku sabootinayaa anoo ku sugan muqdisho gaar ahaan kaxda😁
    31/12/2022 Sabti😇
    by by 2022 welcome 2023😁

  • @dalmarcomedy
    @dalmarcomedy Месяц назад +1

    Wiilka cod macan Hooya madhalin somaliyana maba ku noolo sxp Heestan Aniga iyey aad iga hadli iyo Boqoradeyda oon aad ujeclahahy ❤😢

  • @cabdicasiismaxamed7281
    @cabdicasiismaxamed7281 3 года назад +11

    The one and only nimcaan xasan hilaac legend malinki aad soo shaac baxday ilaa habenka caawa taagero wayn baan ku ahy farxad ku waar adiyo qoskagaba, libx 🦁 aan ka danbeeyo 🙏❤️

  • @mohammedsalesa4502
    @mohammedsalesa4502 2 года назад +55

    Am oromo n am madly in luv with this song,i wish i could get the translation in English.

    • @abdiwehabjamaahmed3308
      @abdiwehabjamaahmed3308 Год назад +1

      This is some one who lost his wife it is TRUE love

    • @shaaficimoha7614
      @shaaficimoha7614 Год назад +1

      Amazing 😊

    • @saidamohamed183
      @saidamohamed183 Год назад +1

      @@abdiwehabjamaahmed3308 it’s not someone he lost dibaan kasoo ieclaaday qof nool baala dhahaa waa qof eey is waayeen oo katagay marki hore muu iecleyn dibuu kasoo jeclaaday

    • @ahmedhassan6097
      @ahmedhassan6097 5 месяцев назад

      Lafti nagaa miyaadthy

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 года назад +9

    Aniga qalbiga waxa uu ijabay 16, July 2009 maalintii xaaskeyga oo aad ujeclaa anoo Nairobi jooga isoowac day duhurkii iyadoo joogta Australia 🇦🇺 igadalbatay furniin waxaan ahaayn ubax dhalinyaroo isjecel oo aqalgalay 16 August 2008 hadana ilma ka dhintay after 6 months aan diidanaa in aan furo oo ehel iyo qaraababa kaquusatay ayaa abahay idhahay iska fur waa kuu duceeyee xanuunkaan soomaray 1 year Allah baa ogaa. Ayadii 4 nin ayaa furtay Ana alxamdulilah 2012 kii ayaan imi Canada 🇨🇦 waxaan ahay aabe leh 2 xaas iyo 7 caruur ah mashallah

    • @mohamedibrahimhussein899
      @mohamedibrahimhussein899 3 года назад

      Inshallah wad dhefsaneysaa hadiipa aad jacelkii aad u qabtey inta aad ka door bidey aadna qadatey ducadii aabe wxaan hupaa aduun io akhiro waad ku libaaneysaa ducadaas
      Mda kle hadiipa aad jogto Canada bro in aan kula xiriiro ayaan rapaa wxaana ku suganahay Kenya gaar ahaan Nairobi Facebookgeyga mohamed ibraahim hashimi ama my number +254745651759 adigoo mahadsan ila soo xiriir

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 2 года назад

      @@mohamedibrahimhussein899 okay bro

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 2 года назад

      @@mohamedibrahimhussein899 call you bro Facebook waqti ayaan u waayey waa iska xiray 2017

    • @kumeelgaadh3438
      @kumeelgaadh3438 2 месяца назад

      Ducadii walidkaad heshay

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 года назад +7

    Abwaan #Maxamed_GaLaydH 🥀💯🖤🌍
    Abwaanka Noo bedeLay #HadraawiHaddaan naHy
    GoboLkii RaGGa #Burc0 💚©❤

  • @simbooetichaa5245
    @simbooetichaa5245 3 года назад +46

    I love this song from Ethiopia 😍

  • @Vibes799
    @Vibes799 3 года назад +7

    Love isaar AL fanaan qaran sidaan ugu farxo God bless you 💗

  • @qadarowstar7526
    @qadarowstar7526 11 месяцев назад +5

    HeestaN Wxnku xasusta gawar aan aad isku jcl oo mudho 3yrs Xeer inagadaxeye waqtegaas waxu aha 16/8/2020 wxn isku baranay isee quruxbdaN nasib wng isku mil ma jogeen aa wxn adaY safar dhalka dhibadisha plse waqte deerkadib wx daremaY maqnashahediidha😢♥️Raxo Ahmed cadaNi ❤️‍🩹😢

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 7 месяцев назад +2

    Maqnaantada daciifay 💔🥺
    Waxan tabay daacadaada 😭❤️

  • @riixdiidgaraad3008
    @riixdiidgaraad3008 3 дня назад

    Abwaan Galaydh
    EEBBE caafimaad hasiiyo
    Allow noo caafi kama maaranee

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 3 года назад +28

    legend nimcan hilaac🎤🎶🎧❤
    ax wa heesta qudha aan dhagesiysigeda isku ma weliyo kadib markay iga durugtay tan dunida ka rabay💔🙏👈
    Farxadii dunidad ahayde miyad noloshayda daysay Asmay❤😭😭😭😭😭

    • @faadumoalinuur4019
      @faadumoalinuur4019 3 года назад +1

      Fananka heesahiisa dhegeysigood aan marnaba ka daalin nimcaan abdirahman xasan hilaac noolow tii nooli jirto

    • @haawahhaamud9823
      @haawahhaamud9823 Год назад

      Sory💔

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 4 месяца назад +3

    Heestan waxaan ku xasuustaa waxay ii ahayd sanadii 2k21 heestii aan ugu dhagaysiga badnaa waxaan joogay burco waliba waxaan ka daganaa meesha looga baxo magalada hargeisa ama xafadaha jaaliyada ama wanka iyo orgiga xafadahaas baan dagaanaa galabkii markaan soo aadaayo suuqa waan soo lugayn jiray anigoo toga soo talaabi jiray waliba galab walba waan dhagaysan jiray heestan markaan xafada sas uga soo baxo baan shidan jiray erphone intaan gashto waxayna iga dhamaan jirtay markaan sas suuqa u imaado iyo meeshaan magalka ka fariisan jiray oo suuqa ii ahayd oo ahayd maqaaxi caanka ah burco oo layirahado ganbadha markaan sas u soo istaago ayey iga dhamaan jirtay heestani waa hees dheer intaa aan soo socdo baan isku madadaalin jiray waxayna igala qabstay inaan dhagaysto markasta lkn hada uun bay noqotay inaan qormadan iska reebo".❤️🙌

  • @minkuliminkuli7592
    @minkuliminkuli7592 12 дней назад +1

    Qalbigaa wehelkaaga doona axsan hees xasuus mudan 16,7,2024 yaa ila dhageysanayo

  • @Sagalsihaam-be1ec
    @Sagalsihaam-be1ec 6 дней назад +1

    My favorite 😍 💓 💛 nimcan ❤hestan wxn dhageysanaa 22/7/2024😢anoo qlpi jaban😢

  • @Shekh_Mohamed
    @Shekh_Mohamed Год назад +16

    Waan Salaamayaa Dhamaan Mucaashaqiinta Qaybtan Faallo Dhiibashada(Commentga) Isu Timid

  • @shuaibabdirahman4653
    @shuaibabdirahman4653 2 года назад +80

    Farxadii Noloshaad Ahayde
    Miyaad Nolosheyda Deysay
    Those words can truly define my Journey as someone who deeply loved ones about a time and touched by the Great feelings of having someone you love each other.
    No matter whatever caused the breakdown but the feelings will never go away easily and we will suffer whenever we remember those moments.
    Wishing a happy life and plaesed journey for our rest of life to you All.

    • @anwarhassan85
      @anwarhassan85 2 года назад

      Take heart sxb walakheyri i.a ❤

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx 11 месяцев назад

      ويدسزتيلقفغقيدسمذظاوؤنؤهنبنبنبينبنبنؤغينؤنسنينغيزييزظؤنغيزبمبنؤتيظمرتءنؤنءنخؤتيزؤمؤننيزؤؤننيتينؤماسمؤكؤتمؤمؤنسنؤتؤزءموءدءظءتءمءظءظتءدؤوؤمءتءنفءممءاعميزسفيففظيسفسءنءمءؤنخالهعاءتععهتتهتؤتءمءتءنخءاءؤتهاسبهمكءوسبتيكواؤؤوؤموؤنؤءنءمتءنءتءتاءنءمؤؤممموءنءظءزءوءزمءتذاءنظممتؤنؤؤممؤوؤؤتزؤكزؤزنؤمؤغؤننؤنؤنؤنكءوؤمؤوؤتؤنكؤلؤيتمتاسيسميوسست

  • @hanakhadar7901
    @hanakhadar7901 11 месяцев назад +6

    Qisada hesta aya xalay iga shekeyey wiil an asxaapnahay o zhp la ahaa qisada dhabta wiilki ay ku dhcday😢kdib ila xalay ayan kolba eray ku cabirayey xanunku maray mucashaqas hestas laga sameeyey😢 ku daalay xasuusahaga😢mrku leyahay waxa i hor imanayey xanunku ninkas marayey😢😢 lkn waxa muhima in u hada dunida frxad kunolyahay o u ilabay burburisadii noloshisa wiiqday o u helay qoftisi saxxa ahayd😢❤ gabdhow nabsi ha galina labada ha laydinka galo

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 10 месяцев назад

      Sis ado raliya qisadiisa maila wadagi karaysa

  • @drspretty8152
    @drspretty8152 Год назад +4

    Ma jeclaYn Inay Maalin Uun WehelkaYga Noqoto lkn caawa waa ii weHel 😔❤️

  • @warsamefarah7848
    @warsamefarah7848 2 года назад +151

    I had some relationships in the past but the last one was never even imagined in my life ever! I loved her deepest in my heart....Measurement for the real love you have ever been is the one you always remember when ever you hear the word LOVE...........!!! I Could not able to hold back my tears each and every moment I remember our journey and you will for ever be in my heart Abyo! love is pain...!!

    • @mohamedsheikh6868
      @mohamedsheikh6868 2 года назад +18

      I feel you bro, don't give up as long she is not taken matrimonialy. Fight to get her back.

    • @suweyz2788
      @suweyz2788 2 года назад +6

      Bro time heals pain💜

    • @bushraibrahim5159
      @bushraibrahim5159 2 года назад +11

      Very unfortunate that you two are separated now 😢 i feel you bro likewise too i had that one only guy whom i loved him much en now we are no longer together .. i don't know even how we got seprated🤗bt still i do..... 😢

    • @Malia162
      @Malia162 2 года назад +1

      😭😭💔💔

    • @indhodeeqdaadcaafi4356
      @indhodeeqdaadcaafi4356 2 года назад +1

      Waxnool baadtahay walal

  • @ahmedbakaal9328
    @ahmedbakaal9328 Год назад +6

    Qalbiga wehel kaga doonay miyaad durqisoo cidleesay, Farxadi dunida ehaydee miyaad nolosheyda deysay 💔

  • @nasteexmuusetube4804
    @nasteexmuusetube4804 3 года назад +5

    Ninkani wax walba bartii loogu tala galay wuu dhaafiya waxaan odhan lahaa waa boqorka codka jiilka danbe waaku salaamaya ugaas

  • @user-of6no7ki4z
    @user-of6no7ki4z Год назад +5

    Heestii heesaha❤❤❤ nimcaan hilaac is not easy 👌👌👌22/7/2023 Saturday ❤

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Год назад +6

    Hestan markey so baxdey ayaan hore ka dhagestey ila iyo imika wan jeclahey😇

  • @kadraabdi9679
    @kadraabdi9679 Год назад +2

    Maanshaa Allah. Nimcaan Hilaac is the best somali singer codkiisa oo kaliya ayaa qalbiga ufiican . Maanshaa Allah . Heeskaan wuuiga oohiyaay.

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Год назад +3

    Fanaan aan taageero aan ugu jeclahay faniinta soomaaliyeed Nimcan hilac❤❤

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Месяц назад +1

    Xasuus 2019 😢dhegesan jirey

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 2 года назад +25

    Insha allah one day i will see her again insha allah she's far from me now i miss her so much. The one and only amaal cadey.💟💝

  • @hanadqumane4542
    @hanadqumane4542 3 года назад +7

    Nimcaan Hillaac Xidiga Sanadka ⭐🌟Fanaanka Nagu Qaaliya Tahay 💟💕💖💝❤️👍🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 года назад +33

    Nimcaan thanks fanan Soomali jeceshahay love From Toronto, Canada 🇨🇦 after COVID 19 noo imoow aan kuu kala kicinee the best show ever kuu dhigeeynaa inshallah

  • @AbdulRahman-dq8ig
    @AbdulRahman-dq8ig 11 месяцев назад +2

    Haday ihaysta Dibbaan kaaso jeclaaday Mcn dhaawaca jirka iga gaaray jecel uunbu igu siyaadiyay mcn shaqada Qaranka ku mashqulay waan is arki doona idam Alle waxan kaso salaama HYRBD india waan is arki mcn

  • @MaymaMadar
    @MaymaMadar Месяц назад +7

    Who listing 2024😢❤

  • @siimaaareaare317
    @siimaaareaare317 2 года назад +5

    Kashad dajinaysay cilan hanakad korinaysay dadag ahay wan diqadooday dababibaygad ahayde laso noqo dawadayda dayrki nacabkad ahayde uso dabac xaladayda 😭❤20/3/2022❤xasuus malin axada sacada 2:34 PM

  • @abdihalim-soomali
    @abdihalim-soomali 2 дня назад

    Abwaan maxamed galaydh abwaankii heestan sameeyey tolaw nimcaama mala socdaa imaka xaaladiisa

  • @zaheosman582
    @zaheosman582 Год назад +3

    Assalaam caleykum sidee tahaye we love you for the sake of allah jir oo joog eebow somali weyn weyku jaceyl wadani dhab ah ayaad tahaye koopka adigaa qaadaye geesi baatahaye ilaahey ku mahad oo ku abuuraye masha allah ilaahey cod macaan ayuu ilaahey ku siiyey marka u mahad celi labadii ku dhalay hooyo macaan iyo aabe macaan,cadowhaaga cagta ka hoos,ku noolow caafimaad , cimri dheer cibaado suuban, eebow waxaan kaa codsanlahaa nabi amaan oo aad ku aamaneyso rasuulkeena muhammad scw, eebow salaan qaali naga gaarsi xaaskaaga qaali ah gobtii haweenka thank you

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Год назад

      Legend baad tahay haddii aad taageerto fanaanka xaalad walba ka heesa oo jirta NIMCAAN HILAAC 🙏

  • @abdulqadermahmoud9209
    @abdulqadermahmoud9209 5 месяцев назад +3

    Waiting replies from those who are listening it in 2024 😅

  • @salmanahmed7616
    @salmanahmed7616 2 года назад +6

    Heestaan waxaan kusoo xsstaa oo aad u dhagaysn jirey nin saaxiibkay ah oo askar aynu wada ahayn oo ku dhintay dagaalkii suuj ee alshabab kusoo qaadeen puntland, saaxiib c/risaaq axmed xuseenoow ilaahay hakuu nxrsto janadii kuwaar saaxiibo isku weel ah ayaynu ahayne sxp aakhiro alle hanagu kulmiyo

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg Год назад +4

    29 may 2023 waxaaN usoo laaptay heestN inan dhageesto anigoo aanan qalbi jabsanen lkn markaad qof xad dhaaf ujeclaato inta uu ku jecelyahy kasii badn qalbigaga ma qancaayo 100% lkn waxaa loo baahanyahy inaad samirto sideyda oo kle oo aad qofkaaga marmarsiyo usameeeyso ☺️❤

  • @jamazprince6744
    @jamazprince6744 3 года назад +11

    Soomaalinimo ayaa faan iigu filan. Dadkii la iga beeray iigu raaxaysta heestan macaanka iyo miida ah.

  • @princesssamiyadiamond4336
    @princesssamiyadiamond4336 3 года назад +42

    😓😥ku daalay xasuusahaaga
    Dabuubtaadi u baahde
    Markii hore muu darneynee
    Dip baan kaa soo jeclaaday😰
    Qalpiga wehelkaaga doona miyaa durkisoo cidleesay💔
    Farxadii dunidaad aheydee miyaaad nolosheyda deysay🚶‍♂️ _______________________________________________________________
    Heestaan mar aan zaa'id ugu waalanaa balse hda ka baxay hawadii adgeyd iiga shidantahy alxm wax walpo wey is badaleeen 🤲 allah naga koriyo xasuusaha qaar dhimashaa dhaantee🤲😰

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 года назад +4

    Another level nimcaan hilaac💥💥👌

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 года назад +2

    Nimcaanoow xamar wad nagu cidlaysay
    Balse aduunka dad kala fog majiraan
    Waqti walba waan kula soconaa reer xamar si wayn beey kuu jecelyihin wlhi

  • @arwamohamed541
    @arwamohamed541 Год назад +13

    Still iam watching november 2022 memorible song 😭💔

  • @shamsadinabdilahi935
    @shamsadinabdilahi935 3 года назад +4

    Axyaa fanaan Hilaacii hirgalay keep going 🥰❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrihassan9348
    @shukrihassan9348 3 года назад +12

    Best song ever Mashallah ❤️❤️❤️😘

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Год назад +1

    Farhadiii dunidaa ahaydeee miyaa nolashayda daysay my lil bro allah yarhamo ameen 😢😢😢😢😢

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Год назад +1

    waaaaaaaaw waxasa hees ah nolow codka halasiga ah nolow waa hees qali ah jeceel qalbiga ruuxaya ayayay ayayay geesi wedeni horey u soco farxaadi duunida waxasa hees ah 😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍