"Waa qalad waana diidanahay markab Shidaal in loo xiro Wadooyinka Magalada Muqdisho”Xil Gaaraxo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 12

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 11 часов назад +2

    Munaafuq dantiisa mooye dan shacab wadin

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 10 часов назад +1

    Afmiinshaarnimo looma baahno . Waddooyinka dhan ma xirno. Beenta ka xishoo xildhibaan baa sheeganeysaa.

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 11 часов назад +1

    Nucas aya xildhiban sheganaya o qabil somaliyed matalaya, daren somalinimo xata kuma jiro

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go 9 часов назад +1

    Waa ex fadhi kudirar uma qalmo in barlaman la keensado

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 9 часов назад

    Markabka malab baa noosaaranee ukaadi hanaloo soodajiyee ukaadi hana dadajin xildhibaanoow.

  • @hm1c586
    @hm1c586 11 часов назад

    Xilibaankaan Maanta ayuu hurdada kakacay
    Firinbi maa kaman adeer
    Xilbaan faniyah wallhi billhi tollhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go 9 часов назад +1

    Dani ayaa ka dhex hadlaaya ninkaan😅

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 10 часов назад

    Waa yaab

  • @makaraan-somali
    @makaraan-somali 10 часов назад

    Isbaarada sharciyeesan oo taala taleex ka hadla

  • @sahalhussein4037
    @sahalhussein4037 10 часов назад

    Markab badaas taagan maxaa kakhuseeyah dadka masaakiinta ah