-Madaxweynaha Puntland waxa uu garan waaye MAP-2015-kii la sameeyay,Deni Sahminta Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 136

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +15

    Usoo badhig umada soomaliyed waxa aad ku heshiseen somaliya iyo turkiga Soo badhig

    • @MursalJaamac-z5g
      @MursalJaamac-z5g Час назад +2

      Wax walba shacabka looma soo bandhigo sir buu wadanku leeyahay.

    • @HusseinHAbdi
      @HusseinHAbdi Минуту назад

      ​@@MursalJaamac-z5g baarlamaanka waxaa layiri lama horgeynayo heshiiska waayo waa sir marka dictatorship miyaan u noqonnaa haddaay haa tahay maxaan kacaankii ula dirirnay...

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +16

    Deni wa runti isaga ka dacadsan

    • @yusufabdimohamed3101
      @yusufabdimohamed3101 Час назад

      Hoyada silkeeda ayuu wasay dani sansibaar

    • @yusufabdimohamed3101
      @yusufabdimohamed3101 Час назад

      Hoyada silkeeda ayuu wasay dani sansibaar

    • @najax156
      @najax156 34 минуты назад

      ​@@yusufabdimohamed3101Hooyadaa mid baa ku yaal, ha caytamine caadi u hadal

  • @Usfftte
    @Usfftte 42 минуты назад +1

    Mudane madaxweyn guulayso hore usoo calooshii ushaqayste haw joogin
    Ninkii kucaaya waa nin ku gaari waayo

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +8

    Tuug bad tihin cidi ini aamaimayso tuug bad tahay ilah haydinka qabto umada

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g Час назад +3

    Waa mahadsan tahay mudane Wasiir.
    Siciid Deni waa shakhsi danayste ah, isagaa ka reebay Puntland dadaalada loogu jiro soo bixinta shidaalka.
    shidaalka waa rajada horumarka Soomaaliya waana taageersanahay hadaan nahay reer Puntland.
    Guul Soomaaliya dhamaan.
    Xaliye from Garoowe.

    • @abdicasiskasim6168
      @abdicasiskasim6168 25 минут назад

      Nin dhulkii danta guud iibsanaya guur cashuuraya meyd cashuuraya kan dhasho cashuuraya xasan xaabsade batrool uusoo saaro iska daayee yuusan idin xasuuqin uu xubnihiina iibsan

    • @MursalJaamac-z5g
      @MursalJaamac-z5g 7 минут назад

      @@abdicasiskasim6168 Xasan Sheekh waa tegayaa laakiin horumarka haraya

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +5

    Maxa usoo badhigty mab 2015maxad u keenty

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf 2 часа назад +7

    Hddu marka hore aha maxa hadda meesha keenay yaa mooriyaantan

  • @mrjamac
    @mrjamac Час назад +1

    HASSAN AQLI LAAWE KUWII U DILOODAAY DOQONTAN CAMAL BAA KA MID AH WAR HASSAN XAGEE MAAMULAA LAX YAHAY ORDA WADOOYINKA XAMAR DHAGAXANTA KA QAADA HADAL NAC NAC AH WAXBA MA TAREE

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Час назад +1

    Mooryaaan

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 часа назад +5

    kan waa tuug weyn Xasan Shiikh buu la shaqeystaa shirkadaha Shidaal waxey ka qaataan lacag la dhaho xaqul qalin.

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 2 часа назад +5

    Tuug beenlow

  • @guledsm
    @guledsm Час назад +1

    Madaxweyne Xassan Shiikh waa qaswade.

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 часа назад +3

    Ha edayn cid kale khaladka idinka laha.
    Deni wuu idinka saxsanyahay in uu idin sheego khaladkina

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 часа назад +2

    Wasiir Mapku waa khaldanyahay misana webkiina ayuu kujiraa maxaad inoo sheegtay cali gar leh caydiidna garleh

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Час назад +2

    Waad qaldantihiin soomaali idinka kala diraya😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 часа назад +2

    Waa in cidii ka dambaysay lala xisaabtamo laguna ciqaabo wadankaan waa sidii koob dhalo ama qarshe ah oo jabay oo la isku dhadhajinayo maxaa keenay in talaabooyin kasta oo aan qaadno in xagal daacis ka timaado inkastoo somaliya oo dhan deni uu yahay caqabad hor taagan hadana ma ahayn in jaanis la siiyo dadka ku xiran Ethiopia iyo imaraatka kana soo horjeeda horumarka somaliya

  • @abdijama603
    @abdijama603 Час назад +1

    Khariidad Si khaldan ku geshay! Dadku aad u warameysaa ma ahan shisheeye wlee waa dadkii dalka lahaa.

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 44 минуты назад

    Khariidadan yarta ah ku yeen, war dadkan yaa naga qabta, kii wasiirka loomagacaabo xitaa waad fahmin in uu la soo dhexmaray, wali ma maqal khariirad la dhayalsanayo. Alle ayaa noo maqan.

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 Час назад +2

    والله يعلم خاءنت الأعين.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +2

    Doqon bad tihin waa benta distorki bad didern ya ku aminaya wanag ma aragno tuug bad tihin

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 2 часа назад +2

    Soomaaliya waa lagu dhex jiraa

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Час назад

    Reer hirshabe cudada joojiya qabiil maaha wax kasto inlagu laro. Go forward 👏 Galmudug be always the beginners of all gods 🎉

  • @AhmedLishane
    @AhmedLishane 33 минуты назад

    Haddii xilligaas la sameeyey sow isbadel ma dhicin maxaa loo waafajinwaayey marka oo update looga dhigi waayey

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 12 минут назад

    In aad ka fiirsataan ayey aheyd markii hore, laakiin hadda waa qalad in laga hadlo.

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 часа назад +1

    Juhala ba soo sartay kharirada. Maydan wax baran markaad waxa soo bandhigaysan
    Agaasimaha waa in la eryo oo school dib loogu celiyo

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 Час назад +1

    First of all show transparency! “Nin hulaabo xumi, inuu wax qarsanayaa la moodaa” bay Soomaali horay u tidhi. Cidina kaa aqbali mayso wax sheeg RUNTA ha sheegin. Just admit that you were caught red handed by not having the capacity to prepare your own prescription or worse yet your unwavering corruption.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 часа назад +2

    beenaale weyn Xasan Shiikh map-ka ujeeddo buu ka lahaa waqooyiga mudug waa maamul waligiis ka tirsanaa Puntland yaa isku heysto maamul SSC KHAATUMO Waa maamul jiro yaa isku heysto.

  • @bima9383
    @bima9383 32 минуты назад

    Wasir farxa kuma indhtirine waxad rabta inad umada mari habaabisid

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 2 часа назад +2

    Biliqo ilma dhiiqo waxba ma haysaan aan mooryaanimo ahayn

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 Час назад

    Beenaale aan hadalka aqoon baad thy

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад +1

    ssc khaatumo cadee warkeeda iyada lagu misaama qofka daacada katahay soomalinimadu

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Час назад

    asc wasir qaladka ninka keenay xilka kaqada hadad ruun sheegesan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Час назад

    Maasha Allah wasiir

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Час назад +1

    Adeer dadku xoolo maaha waxkasta waa loo jeedaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад +1

    oo maxad u deegsanten qariirada wakhtigeedu dhacay hadad run sheegeysan mise kutijaabi bay idinka ahayd

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 Час назад +1

    Qalad. Ka. Dowladaa. Leh. Dani. Wuuw. Sax. Sanyahay. Inuu. Idin. Dhaho. See. Wax. Uwadiiin. Qirta. Qald. Waa. Qalad

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 часа назад +1

    Waxba siyaasada kama qabnee bal shidaalka soosaara haday runtahay oo wixii ka soobaxa si cadaalad ah haloo qaybsado..

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 Час назад

    Maahmaahda iska soo oohin orgi ka wayn abidkeed lama maqline tuug indho qalqalooca xasan gurguurte rakaab xumo ayuu u dhintay duf ku bax adiga iyo xamse marxuum shidaal ayaa la soo saaraya waxay moodayaan ceel biyo ku jiraan waxa ay la ordayaan meesha waa xaqul qalin waligeed halkaa ma dhaafto ilaahay kansar idin ku rid nin kasta oo umadeena qiyaama kansar kalyaha iyo dhuunta kaaga dhac waar aamiin dhaha kuwa meesha ku jiroow.

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w Час назад

    Kelmada CEEB ma taqaaniin kooxdiina xaraash qaran? CEEB wax idinma yeesho

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Час назад

    Waar maxaa ku dhacay wasiirka padrolka dawlada faderalka somalia waa maxay salbabakhu miyaanu kala garanayn taariikhda iyo wakhtiga in lagu jiro 26kii october 2024kii in map ku yahay maxaa keenay waxay mapkaa lasoo saaray 2015kii!!? Waxaan wasiirka parolka iyo dawlada somalia ba u sheegayaa maah maah af somali ah ayaa tidhaahda "Falaadhi gil gilasho kaagama go'do" mapkuna maaha mid hore wasaarada padrolka uga soo baxday lkn waa mid soo baxday 26ka october 2024ka markaa waxba dib haw walaacina laydinkama qorayee!!?Guul iyo gobonimo j.somaliland guushaa u soo hoyatay ayaan ugu hambal yaynayaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAbdulahi-g1b
    @AliAbdulahi-g1b Час назад

    Hadii khalad ahayd maxaad ku haysataa Dani??wax kaliya uu sheegay in mapka khalad yahay

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k Час назад

    Waxa laysku haystaa waa khariidada idinkaana sameeyey oo eedeeda iska leh ee Deni ha ku dhira xoqanina.
    Yaa idinla ogaa.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 55 минут назад

    😅😅😅😅😅 tolow ma xaqiibaa feedha ka dilaacay maansha alaaah soomaliand guuul guulayso

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 2 часа назад +1

    Bal qofkaan wuxuu nala hor yimi haddaaba qirsan tahay inaa khalad gasheen Deni ma inuu kaaga Aamuso baad rabtay oo shib kaa dheho

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 Час назад

    Xagalo geel wax gunti la galiyo ka weyn ee heshiiska banaanka hala keeno

  • @mohamedrabaax5429
    @mohamedrabaax5429 Час назад

    War anagaa yaab aragney. Hada maxuu noo sheegey hal kama fahmin balo ku cayaadhey 😂

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 Час назад

    Adigoo aqoon ulahayne macdanta iyo biyo baalagaadhigaye wasiirka macdanta iyo badroolka marka waa ka xumahaye. Soomaali dhibka hayseta waa qabiilka iyo nin Jacleese

  • @hm1c586
    @hm1c586 Час назад

    Wasiir Qaado Qaladkaaga
    Warkalane dhaaf
    Melkalane hasiixoqin

  • @cali3422
    @cali3422 Час назад

    Sxb
    waa
    laguugu fahmay shaxda qariirada
    mana ahan 2015 wax lasmeeyay waayo waayo markabka maku xayeysiiseen ee mid aan wax garanayn usheeg warkaa sxb soomaaliya waa soo jeedaa

  • @HassanMohamed-s3b
    @HassanMohamed-s3b Час назад

    WAR NINYAHOW HADALKADU WAXA UU LAMIDYAHAY NIN ISGA OO SOJED DHAHAYA WANRIYODAY ,
    MAXAD SHIDAL BADHAN MUQDUSHO ALANKEDA SUGINLADIHIN CAQLIGA SHACABKA AAD METESHO HAKUCIYARIN GURIGAGA AMNIGISA ILASHO
    SHIDALKU HAKUDANBEYE
    MASHRUCA ADERKA QANDARASKA KUSOO QATAY SHABKU WAA OGYAHAY .

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Час назад

    Wasiir qofka .masuulka ka ahaa waa in uu waayaa xilkiisa
    Si kuwa kale ay ugu quus qaataan

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 17 минут назад

    2015 waa markii dagaalka aad kusooqaateen gaalkacyo

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 часа назад +1

    Waa haddal la jarjaray,haddalkiisana maahan haddal masuul,

  • @najax156
    @najax156 35 минут назад

    Bal wuxuu ku hadlayo, Copy past maxaa meesha keeny

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 Час назад

    Oo maaxad u Kentay meesaha
    Hadaadan qabin fikirka noocaas
    Ah

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 11 минут назад

    Dhulkayga SSC khaatumo waxaanu u hurnay Naf iyo maal waana nagu Waajib, Lkn ka yeeli mayno Nin Muqdisho joogaa in uu dhaho waa Dhul la isku haysta Cidii soo Khaldan tahay waa anigii 25 Augostii SNM iyaga oo Kabaha Gacmaha ku sita Cagta marinay. Calan iyo Maamul baa ka jira

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад

    Siqaldan u magelin lakiin kas iyo mag baa u geliseen.
    Allah ayaaidin kashifay.
    Adeerow waad fududatay.

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 37 минут назад

    Hawiye caqli yaraa ma dad dhulkiisaa khariirad u sameyn kartaa

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c Час назад

    Dadka reer puntland wax ma ka wada helaan imaaraat waxa uu ka helo dani oi kale

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 42 минуты назад

    Waa nin xaqul qalin kaliya raadinaya iimaan ale ayaa uur buuxsha

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Час назад

    Sheeko dani iyo grupkiisa
    Again iska dhiga

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k Час назад

    Sahminta Deni diiday yaa ku weydiiyey.

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 Час назад

    Hada maxaa keenay hadii 15 sano ka hor la sameeyey been iyo oohin loma bahna dhiiqo igu sawir markab ka turkiga😂😂

  • @abdiqaninadiif8934
    @abdiqaninadiif8934 Час назад

    Ceebtiina Deni ha marmarinina waxaad qirran tahay ayuu deni sheegay wax kale ma sheegin

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h Час назад

    Waa in la erya agaasimaha..hadii kale timir laf baa ku jirta..

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b Час назад

    Adinka waxaa idinka khaldan is haynta aad dani is haysaan,iyo colaadda muuqata ee aad dad soo.aaliyeed kaga aar goosanaysaan,reer ahaan.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Час назад

    Wasiir Deni waa la yaqaan inuu nin danayste ah yahay, laakiin maanta wuu idinka saxsan yahay, adigu ma waxaad naga dhaadhicinaysaa in khalad ka dhacay shirkii iyo shirkadii qaban qaabisey, dukumentigii dawlada Soomaaliya maxaa shirkad loogu eedaynayaa, khaladka idinka ayaa leh ee qirta umada aad ku gefteena ka raalli geliya.

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj Час назад

    Mar hadaad khalad kaa qiratay halkaas ku jooji

  • @mohamedadil887
    @mohamedadil887 Час назад

    Waa fiicanahay in aad cadaysay
    Cidii ku qanciwaada waa cid khaldan.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад

      qaladkee adeer iyagaa qaldan oo danbiga leh kasbaayna usameeyeen waana hada qariiradani laakiin waay laxumaatay hada mooryaantan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Час назад

    Waxaadnu muuqataa qof aan waxba qoronaqoon laakiiniska xoogsanaya
    Tuug usc

  • @bismus9944
    @bismus9944 Час назад

    What? If maps was made 2015 why did u use that map yesterday??
    Dani and all Somali people have seen same map that u show us?? So take ur mistake!!! We are not blind anymore, dani is doing his job and take responsibility of his people,,,

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown Час назад

    Dani Waa Masiibo umada somaliyeed loo so direy

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад

    warkaa horaa cabdilaahi balwaan noosheegay inaay idinla xumaatay waxaad samaay seen marka waa laaydinka horeeyaa adeer beeni raad maleh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Час назад

    Ninkani Tubaako ayuu ku gedijirey suuqa siigale hadda Patroil ka hadlaya waa tuug guryaha jabsanjirey MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA wasiiro laga dhigey

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 Час назад

    Madax oo dhan noc ay yihiin umadda uma shaqeyaan ee wey ka shaqeystan

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Час назад

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Somaliya waxa buurburinaya abaha al shabaka oha gurgurte been iyo tuganimo konfutina badbadiya puntland waa hooyda oo somalida lagamasafurin Allaha kadhigo mel casimad unoqato umada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Bagagac
    @Bagagac Час назад

    waxaa nasiib daro wen ah dawlada ama hukumada inay kashaqeyso kala taga shacabka Somaaliyed hadana map u sameyso si ay u gaadho xadafkeda oo ah kala taga ummada

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc Час назад

    Ceebtoodii bay rabaan inay daboolaan guruub damu jidiid waa in dalka laga qabtaa guruub xaraash

  • @abdulaahimusse3057
    @abdulaahimusse3057 2 часа назад

    Wasaq ayaad tahay intaad wax qaladay ayaa hadlaysaa oo dad durayso
    adaa ug sida ay wax u socdaan

  • @khadijamohamed4237
    @khadijamohamed4237 Час назад

    Banlow batahay map soo saxaa

  • @khadijamohamed4237
    @khadijamohamed4237 Час назад

    Hi

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 Час назад

    Deni ma garan waayin ee adigaa keenay meesha - mapka ma Deni baa keenay mise adigaa keenay. War nacaska xoolo uruursiga ku jira dadka ka aamusiiya.

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 Час назад

    Shacabka Soomaaliyeed yaa waaye Ma tuugta Xasan Gurguurte ku xeeran qoyska Xasan iyo Xaaskiisa Soddohdiis iyo Gabadhiisa wiilka Gabadhiisa qaba miyaa Soomaali ah tuugta Xabaalaha qufta ha noo ammaanin da.iin haddaadan ahayn ama jeebkaagu hadlayn

  • @MohamedMw3
    @MohamedMw3 Час назад

    Buntiland w saxan tahaya xasan dhiiqo waa maafiyo tuug ah

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 28 минут назад

    Baacoow caacda naga daa

  • @sory1570
    @sory1570 Час назад

    Cawey Dowlada, dhul boob barakicin korabshan

  • @maxamuudshide2644
    @maxamuudshide2644 Час назад

    Turkigu iyagaba ah khayimiin muslim isku sheegta wa kuwigi oo helay 4 tuug dilaalin ah oo wadankoda kharashaya bad iyo bariba. aaway warkii gobolkii juuba iyo baddoodii Kenya laga xaraashey tuug yahay.

  • @abdulkadirabshir-i9m
    @abdulkadirabshir-i9m 33 минуты назад

    waa la jaray

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 55 минут назад

    waxaan baa masuul nooshegaya kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @yunisahmed953
    @yunisahmed953 Час назад

    Majerteen wa moryaan dowlad aan aqoon u lehen amxaar jacel u qabaan

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 55 минут назад

    Xasan dooraale waka soomaaliyey

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Час назад

    goormaad manaafacaadsanaysaa shidaalkan mooryanyahay adeerkaa muuse maanta waa jawaabayay xildhibanad ayuu ujawabey marka dagalkiinu waa shidaalka dawlada turkiga oowarqad loodiro ayaakufilan mooryaan

  • @c.raxmanmacallin6061
    @c.raxmanmacallin6061 45 минут назад

    Laguma heshiin doono shidaalkan wxey nagu qasbi doontaa maamul goboleedkasta dowlad noqon doono

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Час назад

    waa waxay uqarqarinayaan hishiiska iyo mabkey watan tuugada vilada ku aruursan

  • @BashiirMaxamed-uq1xb
    @BashiirMaxamed-uq1xb Час назад

    (2015 mabkan yaa sameeyey taa ayaa iswaydinleh sow xasan masamayn hadana ulakac ayuu meesha keenay.sowninkiiyirimaahan xududkayagu waa burtinle maxaad ulabaclabacleedaha mahadlikartidmiyaa masaasbaadbuntiland kumatashaa

  • @adeblo4592
    @adeblo4592 26 минут назад

    In aad Somali waad dhaceeysaan turkida waa tuugada ugu weeyn ee kafaa iideysato dalalka baahan iyo dagaalo u dhiban

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 Час назад

    Umada hoyoyinka iyo wayelada cagafta lagaliyey ma laga hadlo cid shacabka masakinta har ujidiyso malaha

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Час назад

    khaa inyahaw mawaxaad kaga faaiideysanaysaa dawlad nimada yaa bedelikara qariidada khaaimiinyahay mashidaal ayaad barikartaan mooryaanta wakhtigu waa isgurayaa l xagee geysanaysaan lacagta aad dalka kaxadeen madaxweynihii afrika ugu taajirsanaa hal santi maqaadan maalintii xukunka lagatuuray

  • @MaxamadSiciidmire
    @MaxamadSiciidmire Час назад

    War bal dib udhagayso warkaaga foosha xun

  • @ismailhusseineid2400
    @ismailhusseineid2400 11 минут назад

    Beenta waxaa ku ugaarsada qofka khaa'inka, waxaase damiinimo ah siyaasiga maantay la taagan been aan gadmeyn