GABAR WALBO IYO WAXA KU JIRO BOORSADEEDA FASHILKA ADUUNKA😳😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 487

  • @ZuhayraBadal
    @ZuhayraBadal 2 месяца назад +342

    Majirto gacan ka qurux badan mida fafisa saliga nabiga scw

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +201

    Waxaa laga yaabaa inaad markale awoodi doonin inaad soo qorto saliga nabigena N.N.K.H 😢😢❤😘🥰☺️☺️🫶

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 2 месяца назад +36

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 2 месяца назад +91

    GABADH SHARAFTEED WAA NADAFADA 😊❤
    Dumarland is muujiya

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 2 месяца назад +9

      Naayaa edeb yeelo dumarka keliya ha attack gareyne halkee ku aragtay gabadh ureysa nimanka yaa ka ur badan oooc nin iyo gabadh nadaafadu waa muhiim

    • @X10-f6e
      @X10-f6e 2 месяца назад

      ​@@muniitaismail3550Af soomaliga si loo aqriyo miyaa ku dhibee 😂😂😂😂 gabadha gabdhaha ayaabe faa noosaaye

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 2 месяца назад

      ​@@muniitaismail3550 he wax qaldan maba shegin beh aba😂

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 2 месяца назад +105

    Family score yaa laka raabin cadnaan 200k aan gaarisno team samiyo let's go guys

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 2 месяца назад +34

    Ladan RUclips ha loo furo KEEP GOING ladan❤❤

  • @AyaanDhalad-m7o
    @AyaanDhalad-m7o 2 месяца назад +39

    Kiki waxay aragtaba way marsanaysa ani ma dhalay😂😂😂😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 месяца назад +70

    TEAM Samia isn't Easy 😂 ar samiyaa intee noo wadaa😂mar borso mar baran baro qorlka koko😂

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 месяца назад +188

    Team samia Ahmed and kiki and ladan on like ❤😊😅😅

  • @NuuraSalaad
    @NuuraSalaad 2 месяца назад +50

    Samia gabar dadall badan karti leh

  • @ZalmaAhmed-fl2kg
    @ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад +13

    Ladan innocent and funny girl meesha baahiyaa ka jirta kylahaaa😂😂😂😂❤😅

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 месяца назад +63

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 2 месяца назад +25

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 месяца назад +27

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @MaryanabukarsaladSharaf
    @MaryanabukarsaladSharaf 2 месяца назад +16

    Kiki indha cadees😂subxaanallaah dadka woxooda wee fatashe markeedana we jareenee😂

  • @fowziyaahmed3760
    @fowziyaahmed3760 2 месяца назад +30

    Samiya dhibaleeya naqotey😂😂

  • @HiboHappy-t7b
    @HiboHappy-t7b 2 месяца назад +19

    Samia bilaa waji wan soo qiyaamay kulahaa😂😂😂😂😂

  • @NuskiileHassan
    @NuskiileHassan 2 месяца назад +45

    Samia iyo cadnaan Allah isku barakeeyo

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m Месяц назад +1

    Kusaliya xabibkena muxammad scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 2 месяца назад +24

    Samia Caawa waa soo Daahday 😂😂

  • @NimcoJama-n4f
    @NimcoJama-n4f 2 месяца назад +21

    Cawa dhadha saan ku sugayey waan dalay😢xaraboba weye borsoyinkan la badhayo😂😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 месяца назад +17

    Nay samia xili hore wax no soo geli dee😂😂❤

  • @QUEENHani-yp3bo
    @QUEENHani-yp3bo 2 месяца назад +29

    Waxaa liga codsana imtixanka shacinta soodhow❤ isoo duceeya

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 2 месяца назад +17

    Ladaneyy wllo xaged nagu so ilowdey qalaka muuska 😂😂😂

  • @FardowsaMohamed-d8e
    @FardowsaMohamed-d8e 2 месяца назад +5

    Kiki waxii dhan Wa wada daftay ❤😂😂😂😂

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 2 месяца назад +26

    Team samiya axmed🎉🎉😊😊 like😊😊

  • @HafsaXubi-md9yp
    @HafsaXubi-md9yp 2 месяца назад +22

    Wlhi wadalay san usogay hadan hurda ihayso 😂😂

  • @MaxamedXassan.M.I.36
    @MaxamedXassan.M.I.36 2 месяца назад +7

    Wara Kiki Always bay qarinaysaa 🤣🤣🤣🤣ciddi igu raacsan

    • @SahraCabdi-f4y
      @SahraCabdi-f4y Месяц назад

      Mxa kaa galey hadey qarinayso

    • @hajiihassan4803
      @hajiihassan4803 15 дней назад

      Always is normal for ladies.....its not a big deal man

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 2 месяца назад +1

    :اللهمَﷺ🕋صَلِّﷺ🕋وسَـــلِّمْﷺ🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕋

  • @AhmethSaid
    @AhmethSaid 2 месяца назад

    saamiya wllshy qaali waxaan ahay qof reer soomaaliland ah Taageere number one inantayda iyo adiga waad isku eegtihiin

  • @AsmaMaxamed-lp5wx
    @AsmaMaxamed-lp5wx 2 месяца назад +2

    Walashay samiya qurux waan ku jeclahy alle haku sharaf io karaamo ku nolow qali ❤❤❤❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 месяца назад +8

    Samia ahmed koko kiki ladan cidi waa idinjeclahay dhamantiin

  • @OmarioBandee-jf8jm
    @OmarioBandee-jf8jm 2 месяца назад +1

    Kiki gacan kutagee 😂😂 borsadee waxba lagamadafii karaa borsayasha kalaana waxa kujiraa istimacalii naag nool😅❤

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi 2 месяца назад +30

    Abooooo abooo samiya waji ma leh waxay socotoba wataas moosna sosaaartay😅😅😅

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 2 месяца назад +1

    😂😂😂 ladan qosol igu dishay 😭😭 half Moos ee boorsada soo gashaty lkn gabadha cusub ❤ Iyada iyo alabteduba way isla cusubyihin ❤

  • @HafsaXubi-md9yp
    @HafsaXubi-md9yp 2 месяца назад +20

    Wax laqariyy max waye wan garan waye ishega bal 😂😂😂

    • @kabtansiisi4946
      @kabtansiisi4946 2 месяца назад +4

      Kaniini waaye inta kale adi dhameystiro😂😂😂😂😂

    • @DailyMotivate-nd2ev
      @DailyMotivate-nd2ev 2 месяца назад

      @@kabtansiisi4946 kaniiniga uurka laiskaga ilaliyo miya

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp 2 месяца назад

      @@kabtansiisi4946 hee kaniniga max waye asi wakaladowanyahy somah dee 😂😂😂

    • @MunaAli-l8p
      @MunaAli-l8p 2 месяца назад

      Kiniiniga maxaya😂​@@kabtansiisi4946

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 2 месяца назад

      Daaci bilan waye

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe 2 месяца назад +3

    Ala manoli 😂😂😂 koko ka dhiman meshan 😢😂😂😂

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 2 месяца назад +4

    mansha allah kiki way iga qoslisay waa fani samiya soo badi dhamaantiin waan idin salaamay kkkkkk

  • @MohamedAlimohamud-r8s
    @MohamedAlimohamud-r8s 2 месяца назад +2

    samia 400k yaarsiiya plz balan qaad loo sameenaaa😢😢

  • @MohamedAlimohamud-r8s
    @MohamedAlimohamud-r8s 2 месяца назад +25

    team samia on like😢

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 2 месяца назад +7

    qofka moska hafka borsada gashtay maxa waye 😂😂😂😂

  • @XaawoIbrahimabdibare
    @XaawoIbrahimabdibare 2 месяца назад +2

    Kiki koko samia waa gabdhaha ugu qurux badan team 27 iyo amiiro

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b 2 месяца назад +15

    Samiya abyo mxa sundus ula dabaal dagi weyday

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 2 месяца назад +4

    Kiki waji malahan dadka waa xoda waa ta tabanysey ayadana marked dadkay cunaysa😂😂😂😂

  • @mssqosol
    @mssqosol 2 месяца назад +3

    Hadaa nahay Dadka ilkaha u xiran yahay dhibaa heysto meel kasto aad aadaysi waa inaa cadaygaaga iyo colgedaada waa inaa wadataa 😂

  • @NimcoCilmi-oy9cw
    @NimcoCilmi-oy9cw 2 месяца назад +3

    Boorsada labadhayo boorsadadibaba xasuusta markaasan nidamiyay saamiyay barmamushkani qosol kaliya mahee waa dhirigalin thanks

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 2 месяца назад +6

    Samia 😂cawa waa so daaahdeyyy qalpi ❤

  • @munoxaaji7959
    @munoxaaji7959 2 месяца назад +13

    Samia caawa mxaa ku helay waan daalay saan kuu sugaayay😂

  • @queenalina-xn7sz
    @queenalina-xn7sz 2 месяца назад +3

    First samia cdey ❤❤team samia one Love

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 месяца назад +4

    Kiki umadeena maaha wixiba way biliqaysatay mid walba waxbay la marsane😅😅

  • @sabiriincabdi7110
    @sabiriincabdi7110 2 месяца назад

    Waxaa uwasaq badneed amal🎉 Waxaa uqorxoonaa faadumo ❤

  • @Nimco_qurux
    @Nimco_qurux 2 месяца назад +8

    Samia wllo cwa wada nagu so ragtay 🥺

  • @khadramohamud8093
    @khadramohamud8093 2 месяца назад +4

    Saamiya sundus mxd gift ugu geyn weydey akhwaaney oo farxada ula qaybsan weydey❤

  • @SacdiyoCiire-e9g
    @SacdiyoCiire-e9g 2 месяца назад +1

    Kiki wax maka tagin bee😂😂balayo dhib bdn😂

  • @Cadnaa190
    @Cadnaa190 2 месяца назад +16

    Team sundus aynle annle like 300k🎉🎉❤

    • @BarliinMahamuuf
      @BarliinMahamuuf 2 месяца назад +1

      Akh ma sundus bad la dabal dagaysa akh ma nagta jabra oo maskiina oo an wax na ugeesan oo usoo hadly sey ucaawiyan ey ujecladen o can kadhigy lkn ayadu wa caln wax na mafahmayso 😂😢 mss af urayso

    • @Pinpong.
      @Pinpong. 2 месяца назад +1

      Maxaa kaagaly 🙄​@@BarliinMahamuuf

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 2 месяца назад

      @@BarliinMahamuufbyo iyadu hde xumty anagu wan ladabal dagnay qofkna hdu xumado xumn wax loguna shego wn oghy sundus dadke kudayata dadkaga qofku dhama mleh hda japra inu iska hdlo kftn miran yhay qofwalpo og amiro wate doranysay wa boqor ninks hdana wax uma qabo udhahay hda chnkeda cominti talo ugu qoroy ani hda mj wn ahy qof kmida hdu icayo isage utal mrke dorosho noqoto wan doran lhaa ❤

    • @Cadnaa190
      @Cadnaa190 2 месяца назад

      @@BarliinMahamuuf giiri isguba wax ma u raben garob nimadeeda uba wax ka sheegay iso nina nina taa laguma ogen moh9😂😭

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 2 месяца назад

    Samia Ahmed keep going insha llah 400k ❤❤❤❤❤❤

  • @MahamatAamiin
    @MahamatAamiin 2 месяца назад +9

    Qofkii ugu horeyay ahay samia team asad hagio wan idin salamay

  • @AadanJibriil
    @AadanJibriil 2 месяца назад +1

    Wah dawdaa waa ka shikiyee ma fegaa samia😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 месяца назад +2

    Team Sundus Team samiya team koko koko amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @Kowsar-n7q
    @Kowsar-n7q 2 месяца назад +1

    Go forward miss score inshaaAllah 400k iyo wakhti yar

  • @NajmaH143
    @NajmaH143 2 месяца назад +11

    14:07 kiki wan ku hayna😂😂

  • @CabdalleCabdulaahi.mohamed
    @CabdalleCabdulaahi.mohamed 2 месяца назад +4

    samia keep goin 400k❤

  • @A2family-v6c
    @A2family-v6c 2 месяца назад +10

    Samko quruxey Allah kuhafitho❤

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar 2 месяца назад +8

    Wllhi samiya is not easy😂😂

  • @elmorehernurkey8000
    @elmorehernurkey8000 2 месяца назад

    I like the laughter of Amal.

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i 2 месяца назад +21

    Apayo maxa sundus ula dabaldagiwaysat😢😢

    • @Saaficalimaxamad
      @Saaficalimaxamad 2 месяца назад +2

      Lagayabe in pirevate ula dawaaldagty

    • @UBAX-8
      @UBAX-8 2 месяца назад +3

      Muhim mahan boqorada taem 27 Amiira iyo koko ula dabaldage😂❤🎉

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 2 месяца назад +8

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @asmaladan3143
    @asmaladan3143 2 месяца назад +3

    Kiki maxaa qaldan boorso kaste way cashurtay😅

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp 2 месяца назад +6

    samiya is not easy habeenkasta wqxcusup😂😂

  • @NawaalCali-k3b
    @NawaalCali-k3b 2 месяца назад +8

    Team samia one like ❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 2 месяца назад +7

    Samia tii asad kugu dhigay miyaa ilaawi wayday 😂😂😂

  • @AdanSalathassan
    @AdanSalathassan 2 месяца назад +3

    Ileen gebdaha bagodi qashinley kabuxo😂

  • @nawaal.ibrahimcabdi
    @nawaal.ibrahimcabdi 2 месяца назад +6

    Samiyo. Sundus maladabaal dageesid miyaa 400🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂

  • @CabduqaadirMaxamed-g6x
    @CabduqaadirMaxamed-g6x 2 месяца назад +7

    Waa ku slamy samiya qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunOmar-gd6ef
    @FartunOmar-gd6ef Месяц назад

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله محمد

  • @CabdiqaniMaxamed-i6g
    @CabdiqaniMaxamed-i6g 2 месяца назад +1

    Team samia one like

  • @najmasaleban2421
    @najmasaleban2421 2 месяца назад +3

    Kiki dhib badanaa wax walbo waxay ka sheegaysaa😂

  • @NeymaAbdi
    @NeymaAbdi 2 месяца назад +6

    Sami0a cwa dhan ku sugay ugu damben ❤😂

  • @rayancdy3144
    @rayancdy3144 2 месяца назад

    Saa uqoslaaye wa ooye wllhi amal funny aye😂😂

  • @HamdiXarago-eq5ud
    @HamdiXarago-eq5ud 2 месяца назад +5

    Samia qurux hore usoco siz❤❤❤❤❤

  • @osmanabdullahi3520
    @osmanabdullahi3520 2 месяца назад +2

    Waxaa kuriyodey ano sami lajogo wlhi waamaxay riyadas iifasira

  • @HiboDjama-w8m
    @HiboDjama-w8m 2 месяца назад +1

    Kiki farahaa cuncunaya miyaa waxalay qadaysa waxlaay cuunysa waxlay marsanaysa Allh kiki way iga qoslisay walllhi 😂😂😅

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +20

    Team samia ahmad one like 😘😘🤍🤪

  • @farahnurmohammad4449
    @farahnurmohammad4449 2 месяца назад +12

    Marki samia imato lee imana Ami RUclips manta Dan masogalin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 месяца назад +5

    Manshalah muiska sonkor may khabta 😂

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 2 месяца назад +2

    Gabdho make sure to cover yor ID card information Internet is not safe

  • @AbdiKader-qv8nz
    @AbdiKader-qv8nz 2 месяца назад +9

    𝗢𝗻𝗲 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗳𝗶𝗿𝘀𝘁 𝗰𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 𝘆𝗼𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗶𝗮 ❤

  • @Muhammad-g8h
    @Muhammad-g8h 2 месяца назад +1

    Samia cadi mahan😅😅

  • @worldbossmowher614
    @worldbossmowher614 2 месяца назад +9

    Team Samia one like❤😂❤❤😂

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 2 месяца назад

    Abayo samia wan ku jeclahy ❤❤pieel iso boqo xbbti YouTubkeyg 😢😢😢

  • @AshaOmar-h7x
    @AshaOmar-h7x 2 месяца назад +3

    War kiki ka qabta ladan chocolate keedi bay ka cuntee see cml😂😂

  • @AlikarteOsmanwaqabey
    @AlikarteOsmanwaqabey 2 месяца назад

    Naagahoo dhan yar iyo wayn waa isku caqli kwrn😘

  • @Cabdirashiid-es7kv
    @Cabdirashiid-es7kv 2 месяца назад +3

    Saamiya.waa,Fodadey,Oo,Quf,Ah😂😂😂

  • @UgbadAbdilahi
    @UgbadAbdilahi 2 месяца назад

    Hore u soco wlla samia axmed 🎉

  • @SumayoAbdikadir-l4b
    @SumayoAbdikadir-l4b 2 месяца назад +4

    Anaa ugu soo horeeyo caawa❤😂

  • @BintuShariif-f7c
    @BintuShariif-f7c 2 месяца назад +6

    Samia saa kuu sugeynay waa dalnay cawada❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 2 месяца назад

    Alla kiki 😂aniga cml wye mesha ay wax galisay ayaa iigu daran aniga wax markaa qarinaayo xagaas baa ki qariyaa waleee😅

  • @QaalAbdullah
    @QaalAbdullah 2 месяца назад

    Samiya wlh wahaynoqotey dibley😂 kusoco wakuwataa wlh

  • @MuhanadKopra-d3f
    @MuhanadKopra-d3f 2 месяца назад +4

    Samia huno ladan cidi riyada igu dhibtay igu so xir una sheg😊

  • @AmiinGureey-v5q
    @AmiinGureey-v5q 2 месяца назад

    Kiki lee dhibkaa ku jeclahay wllhi❤❤