MAXAY AHAYD SHEEKADII KUGU QOSOL BADNAYD😁😁

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 231

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 21 день назад +194

    Wiilashan iyo gabdhahan quruxda badan uma lenmayo in ay saliga nebiga dhaafayaan

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 21 день назад +75

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍☝️❤️

  • @zahraabdirahman1357
    @zahraabdirahman1357 21 день назад +77

    Muniita waa sheeka yaqaan M.A waaku hesanaa 🫶🥰

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux 21 день назад +5

      😂😂😂qof dhanka shekada qeybteda nofadhista team 27 waka sugeynay lkn wa helnay finally 😂

  • @CanabAxmed-u8p
    @CanabAxmed-u8p 21 день назад +46

    Munita m.a waa qof an ku heysto gawsdhaa codkeyda m.a ale guleyso bayo❤

  • @Kokobullee
    @Kokobullee 21 день назад +127

    Samiya sundus prank kuso samey inta igu racsan one like 👍 😂

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 21 день назад +32

    Gabadha 1aad cod karsanaa m.allh wana waaya arag m.allh❤❤abyo qurux badan

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 21 день назад +65

    gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo🤲😢

  • @HIBOKHALIB
    @HIBOKHALIB 21 день назад +96

    Goorma ogaatay haddii aad comentikeyka labo jeer tabatid uu like sarmayo 😉😅😂😂

  • @Israahmet-33
    @Israahmet-33 21 день назад +53

    Samia bananka vido noogu soo samee game ama challenge guriga wn ka daalney❤😂plz we love you

    • @fatimaqurux8904
      @fatimaqurux8904 21 день назад +8

      Naa wll kula fikir bn ahay sideen yeelnaa habeenkasta waa loo qora mana akhridee mxn samaynaa seen ugu sheegna in ay dibada wax qurux badan inoogu soo samayso siduu cadnan u tagay waxba dibada kumay soo duubin😂😂

    • @Israahmet-33
      @Israahmet-33 21 день назад +4

      @@fatimaqurux8904 ilhow comments keena tus samia 😂😂😂💔

    • @NimaJama-t6e
      @NimaJama-t6e 21 день назад +4

      Haa wllhy debada qurux badan

    • @fatimaqurux8904
      @fatimaqurux8904 21 день назад +3

      @@Israahmet-33 Aamiin ilaahay ha tuso🤲😁

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 16 дней назад +2

    Kusali nabigena muxamed scw scw scw scw 💕

  • @MssCisi
    @MssCisi 21 день назад +13

    gabadha 1 kobaad codkeda iyo sheekadeda wankahelay mansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amii395
    @Amii395 21 день назад +33

    Munita she is so cute walhi ❤ teda kle war badnanta iyo cad karnimo isku darsatay m.a 👸🏻🥰

  • @AbdishakuurQurux
    @AbdishakuurQurux 21 день назад +24

    Samia Gurgaon waku caajisnay banana rabna alpha iyo sundus noo keena❤😊

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 21 день назад +20

    Muniita codkeda iyo shekoyinkeda m.a💞💋

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 21 день назад +33

    Sundus dhib badana jilbaabki tunka saartay iskala tegay kulahaaa😂😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 20 дней назад +7

    Muniita gbrtii gabdhaha eryatey😂😂😂😂❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 21 день назад +25

    Sami koko prnk kuso smeey coll inta igu racsan like😂❤😢😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +19

    ❤️بسم الله الرحمن الرحيم❤️اَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَـكَ صَدۡرَكَۙ🤲وَوَضَعۡنَاعَنۡكَ وِزۡرَكَۙ🤲الَّذِىۡۤ اَنۡقَضَ ظَهۡرَكَۙ‏🤲وَرَفَعۡنَا لَـكَ ذِكۡرَكَؕ🤲فَاِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرً🤲اِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرًا ؕ‏🤲فَاِذَا فَرَغۡتَ فَانۡصَبۡۙ🤲وَاِلٰى رَبِّكَ فَارْغَبْ🤲صدق الله العظيم🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NimcoAadan-s8r
    @NimcoAadan-s8r 21 день назад +14

    Wan ku jecelahay zamiya wlhi hore u soco zxp❤❤❤

  • @AshqarBoy-g7d
    @AshqarBoy-g7d 21 день назад +18

    Team samiya iyo koko one like❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 21 день назад +15

    Samia abyo guriga wn nacney bananka wx nooguso duub oo game qatara oo wiilsha noso samee wilal ku jecel haysta wx la duub hore usoco wlshy wn ku jeclhyy❤

  • @King_ceyda-x6l
    @King_ceyda-x6l 21 день назад +66

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @إحسانجامع
    @إحسانجامع 21 день назад +15

    Jah gabafhan Muniita waan ku haystaaba❤😂

  • @YuusufCusmaan-f2u
    @YuusufCusmaan-f2u 21 день назад +3

    Inta rasuulka scw jecel on like 😢

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 21 день назад +4

    Gabadha koowad sheeko macaanaa❤😂😂

  • @yousra52
    @yousra52 21 день назад +5

    Muniita shekoyinkeda😂😂 qosolka iga dhameyen lkn ta tuuga wn ka naxay😂

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 21 день назад +5

    😂😂😂😂😂mansha allaah sidadnoogu qoslisan ilaaheyhaidin kagafarxiyo😊😊😊😊😊

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 21 день назад +4

    Schooleyy melkastooy jogaan wa isku mid wlhi tiro male intaan sameyeyyy sidaa 😂😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 21 день назад +5

    Maasha allaah waa dadaaleysaa allaha kula garage galo horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @ANIZOXaaji
    @ANIZOXaaji 21 день назад +9

    Alla intee naga aaday samiyoy mss you mcneyy ❤

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 21 день назад +4

    Asxaabeey 500k gaadhsiino saamia❤😢

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 21 день назад +7

    Wixii ay inantu idiin soo duubto iska daawada dadka dhibka ka dhaafa guriga naga dhaaf maxay tahy

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +9

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад

      🩵🩵🩵اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🩵🩵🩵🩵🩵

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 21 день назад +5

    Team samiya axamd❤❤ like😊😊

  • @barcafans5119
    @barcafans5119 20 дней назад +2

    Alloow Sundus Hanoo Wayn❤❤❤

  • @MoniichJama
    @MoniichJama 21 день назад +3

    Muniiita funny waye waxeedu😂

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo 21 день назад +4

    Aniga waxani iguma socdo ee xuujooyinkii sooceeli najma nashaaad no keeen waan suugaynaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SucaadoMahamad
    @SucaadoMahamad 21 день назад +11

    Samia gurkaaan waku caajisnay bananka rabna😂 alpha iyo peza loosey no keen noh

    • @fatimaqurux8904
      @fatimaqurux8904 21 день назад

      Beentaa maaha xitaa meelaha ugu shidan haday isku raacaan oo vlog ka soo sameeyaan waa kaalay iska rag ee sideen yeelnaa oo guriga uga saarna samai malaha commentiyada ma aqrisato😂😂

  • @najmaibraahimcabdi
    @najmaibraahimcabdi 21 день назад +7

    saamiyo wankujeclahay xppti❤❤❤❤

  • @Nimcoxirsi-q9d
    @Nimcoxirsi-q9d 16 дней назад +1

    Team samiya one like ❤

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 20 дней назад

    Samia Ahmed keep going insha llah 500k ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 21 день назад +8

    TEAM SAMIA ONE LIKE ❤😊

  • @yuusufalimahamed1996
    @yuusufalimahamed1996 21 день назад +5

    Koko 800k subscribe 4k uga hadhay ha loo daato 🎉

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 21 день назад +3

    Team samia qurux and kooko one like ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +7

    Ani Waxyaabo Badan Ayaa Igu Qosoll Badnaa Nolosheeyda ❤ Laakiin Halkaan Kama Soo Gudbin Karo 😂😂😂😂😂 Samia Qurux badaneey❤ Masha"Allah My Love ❤ Horay U Soco 🎉🤲🤲🤲🤲

    • @NuuraMacaliN-h7m
      @NuuraMacaliN-h7m 21 день назад

      0:57 0:57 0:58 0:58 0:58 0:59 0:59 0:59 0:59 1:00 1:00 1:00 1:01

  • @MaaidoNuur-z7x
    @MaaidoNuur-z7x 20 дней назад +1

    Jah munita qurux waku wata😊😊😊

  • @BintuShariif-f7c
    @BintuShariif-f7c 21 день назад +3

    Muniita dhib badanaa tedakle war badanaa m.a😂

  • @RuqiyoDahir-vl8sx
    @RuqiyoDahir-vl8sx 21 день назад +2

    Saamiyo xujooyinka soosa mee inta igu raacsan lik❤

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 21 день назад +3

    Samia guriga naga dhaf debeda muqalo nagu so samy cajiiska naga dhaf wllo waanu ku jecelhy ku tagerna hben wlba gurigun dhex tagantahaye

  • @SumayaMohamud-j7n
    @SumayaMohamud-j7n 21 день назад +3

    War innta yar war ba kudugan kaliged noso farosi😂😂

  • @HudaAbdiqaadir
    @HudaAbdiqaadir 19 дней назад

    Muniita codkaga mcn wllhi io shekadeda❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 17 дней назад

    Muniirà quruxyeely waaye. Marshall allh 😂❤❤❤❤

  • @CabdikariinaxmedCabdikariinaxm
    @CabdikariinaxmedCabdikariinaxm 21 день назад +5

    samia qurux badan

  • @faadumishcumar2537
    @faadumishcumar2537 14 дней назад

    Samiya part 2 please funny waye wllhi 😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 21 день назад +1

    14:50😂😂😂 Schooleyy aan sameyn in ay jirto umaleyn maayo😂

  • @MulkiHussein-w5r
    @MulkiHussein-w5r 13 дней назад

    Munita wan ku heysta marwalba no ken❤❤

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 21 день назад +2

    Samia Ahmed horumar_wacan hno💯👍🏻

  • @MohamedHassan-ou8uy
    @MohamedHassan-ou8uy 21 день назад +3

    M.a muniiraaa wwaa gbr sheeko io kaftan yaqqn ah ma.

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 21 день назад +1

    Fadlan walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aan 500k si deg deg aan ku gaarsiino 22 saac dadkii 100k gaarsiiyey walaalahood ayaan sugeyna (Arkaa milkiile)

  • @XaawoCarab-zi1pw
    @XaawoCarab-zi1pw 21 день назад +3

    Ala shiiqad umaleenayay m.a😂caadi mahan

  • @basra-v9d
    @basra-v9d 21 день назад

    Alla inta dhiman team ka soo qabo weyba igu socotaaye 😂😂

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir 21 день назад +4

    Samia kib going wllshie mcn💕✨️💯🫶🏻

  • @Saabo607
    @Saabo607 21 день назад +1

    Funny waye wllhi nalka qosal igu dishay 😂😂😂😂😂

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 21 день назад +1

    Abwaanada team 27 muniita welcom

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 19 дней назад

    MashaAllh munita abwaanad waaaye

  • @NimcoCumar-em5mf
    @NimcoCumar-em5mf 13 дней назад +1

    Muniita iyo ugbaad ma isku ekyihiin mise anaa umaleeya

  • @shucaybcabdiqaadir1996
    @shucaybcabdiqaadir1996 21 день назад +3

    Teema samya waan ini salmya dhamnted😢😢

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 21 день назад +1

    Boqorada deena samiya qurux 🎉🎉

  • @Adnaahmedalimohamed
    @Adnaahmedalimohamed 21 день назад +1

    Wallhy inantan sheekooyinkeed waa qosol masha allah xaraabe weeye 😅😅😅

  • @maariyodiomond5759
    @maariyodiomond5759 20 дней назад

    Munita mida ladhaho teamka ayado xijaban bay zo gashy kadib gorti xoga labarty dharki waba dhigty😂

  • @AbdirasaqBorhanudiin-s1y
    @AbdirasaqBorhanudiin-s1y 21 день назад +6

    From jigjiga 😊😊

  • @CarabAwcali
    @CarabAwcali 21 день назад +1

    Samia.hore usoco🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 21 день назад +2

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))

  • @SahroQorane
    @SahroQorane 21 день назад +6

    Samia qurux ❤❤

  • @BurekaJama
    @BurekaJama 21 день назад +5

    Sundus ❤❤❤❤❤

  • @abshirbacadle10
    @abshirbacadle10 21 день назад +1

    Munita can radiski o qof ah waye keep going

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 21 день назад +1

    Tuuug qamiis iyo cimaamad wataa jiro 😂😂😂

  • @nastexaabdi204
    @nastexaabdi204 19 дней назад

    Aney igu dhacdey wllhi lkn xabada tu cagey ehed😢

  • @NaciimoXasan-oh9ku
    @NaciimoXasan-oh9ku 17 дней назад

    Asc warunteed wallhi anaalabaisbuuc kahor laigaqaadey kanaatuuk eh hadilagu dhaho xataama aamineysid

  • @NaciimoIbraahim-i8r
    @NaciimoIbraahim-i8r 21 день назад

    Samio qurux wlllhi dar ilhey ku jeclhy samio aby mcn ii nolow adunka Inta ay nolol jirto aby mcn ❤❤❤

  • @UmalkhayrMakalaw-dx9ki
    @UmalkhayrMakalaw-dx9ki 21 день назад +3

    Samiyadaydii sidee tahay😊❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 21 день назад +8

    Sundus dhibley😂😂😂

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 21 день назад +2

    Wooow boqortoyo sundus ❤❤❤❤❤

  • @HaaruunJaamac
    @HaaruunJaamac 21 день назад +3

    Zamia Ahmed zizter wan ku salamaY

  • @naciimocabdiwalimaxamed177
    @naciimocabdiwalimaxamed177 20 дней назад

    Muniita shekadeda funny waye😂

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 21 день назад +4

    Fanny waaye😂

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue 21 день назад +1

    Samiya koko waa arkay❤

  • @AyaanXuseen-l4s
    @AyaanXuseen-l4s 21 день назад +3

    Soo badi samia❤👸🫶

  • @AbdirasaqBorhanudiin-s1y
    @AbdirasaqBorhanudiin-s1y 21 день назад +3

    Qofki 3 aad

  • @mohamedAbdi-ll7sc
    @mohamedAbdi-ll7sc 21 день назад

    The first lady shekadhetha waa igathanti

  • @RahmaSaleebaan
    @RahmaSaleebaan 18 дней назад

    Is not easy munita❤❤

  • @AbuukarCabdi-n4h
    @AbuukarCabdi-n4h 21 день назад +4

    Samiyo hori usco abayo

  • @ShukriciiseShukriciise
    @ShukriciiseShukriciise 21 день назад +2

    Nalka hadal ma dhibaaayo😂😂😂😂😂

    • @RumanQalpi
      @RumanQalpi 20 дней назад

      Ani Wyba igu baxdaa inantaa ❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 21 день назад

    Amal waan jclhy waa gabar miskiin ah ❤m. a🎉

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 21 день назад +2

    From cumeer big fan 😊❤🎉

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 20 дней назад

    Muniita mashallah😊

  • @Hamdadegen
    @Hamdadegen 20 дней назад

    Gabdhan hada team kuso biiryy hadalku ma dhibo m.a😂😂

  • @Moha-z6w
    @Moha-z6w 21 день назад

    M. A muniish is so beautiful❤

  • @FatmaAbdinasir-ct6jp
    @FatmaAbdinasir-ct6jp 21 день назад +18

    Team sundus

  • @ruweydaabdiwahab-zd4ls
    @ruweydaabdiwahab-zd4ls 20 дней назад

    Waawa reey cawa shooko qosola nookeentaye😅😅😅😊