MUUQAAL CAJIIB AH:-Aargada Cusub ee Sawirka Madaxweynaha uu ka muuqdo ee laga taagay degmada Hodan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • MUUQAAL CAJIIB AH:-Aargada Cusub ee Sawir Madaxweynaha uu ka muuqdo ee laga taagay Xarunta degmada Hodan iyo Degmada Hodan oo noqotay Degmada kaliya ee ugu horumarsan Caasimada sanadihii dambe? WARBIXIN.

Комментарии • 8

  • @hashihersi
    @hashihersi Год назад +2

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Год назад +2

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar ❤❤🎉🎉🎉 walaal ilaahey hakubarakeeyo aargada

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu Год назад +4

    Guri waa la dhisikaraa laakiin dadka ayaa dhisma ubaahan.

    • @alesuge9918
      @alesuge9918 Месяц назад

      Waa xaqiiq midaas sxb waayo markii Dadka la dhiso ayeey Aduun yaduna dhisantaa waxaa Naga maqan in aan dhisno dadkeena Alow noo hagaaji dalkeena Aamina Aamin

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Год назад +3

    Maxey tahay Magaca ALLAAH iyo Sanamka isku agyaala??? War hooy wax la dhayalsado maaha.waxaad duubtiin dib u eega

    • @MohamedAli-vh2ii
      @MohamedAli-vh2ii 9 месяцев назад

      Somalia wadanka jogta aya kadaran kuwa dibadaha joga walashey

  • @AbdulqadirNurElmi
    @AbdulqadirNurElmi 4 месяца назад

    Cali DAACUUN Doofaar madow adiga wasaq ah ee isnadiifi Doofaar madow waaxid🤣🤣

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 9 месяцев назад

    Biyaha roobka lee iska maareya hadi kale wada dhisnay ku haaya