Darusalam City, Mogadishu 2024
HTML-код
- Опубликовано: 18 июн 2022
- Booqasho aan ku tegay Darusalam oo ku taala duleedka caasimada Somaliya ee Muqdisho, iyadoo ay ka socoto horumar aad u weyn oo casri, taasoo ay ku noolyihiin qurba joog aad u farabadan oo Somali ah.
Развлечения
Darusalam City waxaan kusoo qaatay maalin aad u qurux badan,waa 7KM from jidka warshadaha, Town planning le, very safe and secure, schools, shops and very clean city, vast majority of the resident are people from EUROPE and NORTH AMERICA, Green city with lots of spaces, is commute town, where you can reach Muqdisho centre less than 15 minutes, aad baan ula dhacay.
Thank you ustaad abdi nasir sola
@@samiraduale2202 yes if you stay in hotels
Soola eelaay, sxb Ma music 🎶 somali ah ayaad waysay waa adiga music carbeed noo Saaree? Asiga waxaa laguu qaatay Habarta aad qabtid xitaa dalkeeda noo saaro. Mise #Jaahil. Guryaha somali baa leh aad xayeesiinayso kuwa iibsanayana waa soomaali. #EELLAY
Darussalam village, is not City
Daarul argagixiso dheh waxaa dhistey dadka shacabka xasuuqa ama diid ama yeel
From day to day Somalia is recovering l am so happy for my brother and sisters in somalia we love you.god will be with you forever peace and love from ETHIOPIA
I want to be involved in this process of the rebuilding of Somalia . Can someone point me in the right direction ?
@@bobbyshaw7421 go to Somalia first and keep intact with real estates
Betam ina meseganelh wandime ethiopia and Somali are two brothers country
@@bobbyshaw7421 Come to Somalia And Evaluate How You Can Involving The Progresses Then You Will Get the Rigt Direction and right Person thanks
Itoobiyaankiina maanta ma Soomaaliyaa jecelneheey keeneen, yaab dheh.
It is nice to see our Somalian brothers recovered. They deserve it because they have nice characters. Greetings from Azerbaijan.
I wish all the best to my 🇸🇴 Somali, brothers and sisters buildimg their country I love Somali. From 🇰🇪
Thanks bro and neighbour
Tunataka hivo. Bro or sis umetoka wapi?
@@blessingchanne1866 western Kenya ☺
@@dustym-o-h8349 which county?
Is it better that Hackney bro?
Somalia is a beautiful country. I wish the end of civil war and safety and tranquility for Somalese people. Love from India 🇮🇳.
War beenta nagadaa soomali aa tahee
Mogadishu is developing day to day mashallah ilaahay haka dhigo meel barakeeysan somaalida dhan kulmisa
peace and unity 🤝
And terrorist coming destroy it
Beautiful. Love from Nigeria.🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬
Somali baa thy
Somali ma'ahan sidaan filaayo Magaciisa oo bas hafiirinin.
So beautiful wurja ❤️respect from Serbia 🇷🇸
Thank you ♥️
Thank you for showing us a good side of 🇸🇴 we need more videos like this with Somali music at the soundtrack, love & respect to our Somali brothers & sisters from oromiya 🇪🇹
Thank you brother
Film müziği Türk halk müziğidir videoyu hazırlayan arkadaş kardeş ülke türkiyeye bir jest yapmak istemiş ne olsa somalilin küllerinden yeniden doğup böyle güzel bir konuma gelmesinde türkiyenin katkıları büyüktür umarım somali çok daha fazla gelişir
@@jahbless4063 you welcome 👍
Somalia people love oromiya we are family
@@user-gh1pg8wi5o i know we are family that's why we care about genuinely care about Somalia 💯❤️
Mashallah 🥰. I’m so happy for you 🇸🇴 you deserve the best wallah ❤️. Greetings to you from your neighbor Yemen 🇾🇪
ماشاء الله تبارك الله مضى 6 سنوات من آخر زياره لي ، اتنمى اني ارجع ازورها مره اخرى، وفرحان اني اشوف بلدي يتطور كذا 🇸🇴♥️
I'm a Kenyan and I used to stay here. It's a good place indeed. Keep it up Somalia.
I'm so happy to see this side of Mogadishu, I wish I could see some day anagoo is raacsan oo walaalo ah❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 my blood🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Thanks Sola. Fadlan iga GAARSII , geedaha iyo Dhirta Qurxan iney Xooga Saaraan, more greener more Healthier.
MashaAllah waxaan oo dhan waxaa sameeyeey shacab somaliyeed oo wiliba kudhirraday halis ay ugu imaankarto qatar maalgaliyey. shacabka somaliyeed waa kuwo dhiiran aan wali karaja dhigin wadankoodi. guul shacabka somaliyeed. Thank you Ustaad Abdinasir sida ad ugu tagantahay muujinta wadankaada. love that. God bless you.
Masha alah tabarakalah waxan ma mugadisho miyaa ilaahow noziyaadi nabad iyo hormar iyo barwaaqo amiin.
ماشاءالله تبارك الله شغل نضيف. اخوكم من جنوب السودان.
Geedaha abuurkoda badiya xaafdaha waa wada geed la’aan roobkane ilaah baa keena balse geedaha oo la abuuro waa u muhiim intaas ku talin lahaa.
waadooyinka waa 10 meter. Geed meel oo kabaxo loomaba reebin.
Thank you somalia haaaaanooolaaaato forever inshallha peacefully near future I love you mama mogadishu 🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🙏🏿
#Woow. I was 5 yrs old when I left here. Somalia 🇸🇴 is coming back slowly but surely
يعطيك العافية والله يحفظ الصومال حكومة وشعب
More videos like this please 🇸🇴(without the Arabic beats)
Arabic beats is beautiful
I need to open a shisha and belly dancing joint for them Qurbojoog man them!
Subxanallah warya cunsurimada joogi
More of the same...WITH the eastern beats!
@@bongasasa3895 SubhanaAlah are you okay that’s Haram to open Shisha place plus do you think you can open that place in Daarulsalam go and try wallahi you will be died kkkkk
Mashallah green, public spaceka iyo parking area badiya... love from hargeisa
Masha allah We u SOMAALIYA 🇸🇴✌️
Masha Allah Daarusalaam waan ku raaxeestay quruxdeeda 🥰
MaashAllah dalka Sidaa haloo dhiso dadkuna Ha isaga soo tagaan Kenya
Ilaahow kheyr ku sii wiilka habaryartey aad ayaan ugu farxay waddankeena horumarkiisa nabadda alle ha noo xoojiyo .
( lama humaan waa cawska jiilaal.)
This is another world ! congratulations from Bosaso !
Beautiful vídeo. Beautiful Mogadíscio. Congratulation. What the idioms spoke in Somalia? From Campina Grande BRAZIL 🇧🇷🇧🇷🇧🇷
Somali and English mostly
And Arabic is also spoken there
MR carlos, we want to bring camels to brazil, what do u think?
@@khalidsulub5210 no arabic speakers in somalia .
Stop lying
@@Muslimiintawaawalaalo what? Are you serious right now.?
@@tonyjaahcc yeah , you can learn from school like other languages in somalia but not any native arabic speaker somalia except foreingn arab workers
Masha-Allah, Somalia is always great and its people are wonderful. The Somali people are confident productive and successful in their businesses in western countries. Withstanding all these internally sponsored conflicts and external forces interference, the Somalian have developed their own mitigation strategies and have strong resilient to overcome multi-faceted problems and challenges. As a result, Darul-Salam, Marka sub cities are only the beginning projects.
Finally, the positive images of Somali is what's hidden from the Global communites. We need more...and more positive image building public relations.
Thank you Sola Portal.
We are called somali, not somalian
This is just start, something big is coming soon inshaalah. Darusalam was just start up.
Can't imagine as a somali I had such a beautiful place to go back to .I'll invest in this place in sha Allah
Degmada Daarusalam waa deeg aan aad u qurux badan una dhameystiran wax walba… Guul Soomaliya 💙💙💙
Dahab marina ka ficnaan doonta
@@sevenscounty409 i.a
Thank you Abdinaser what a beautiful sight of new Moqadhiso and amazing we see use to Moqadhiso burning we use to see dirty streets we use to hear bomb and killing in Moqadhiso in the media what amazing Mashallah the sola portal media showing the beautiful very clean streets safe may Allah protect and guide Somali people into straight Somali needs strong army strong security that protect them from internal and external enemies I hope president Hasan sheekh is very aware the enemies of Somali may Allah unites Somalia and focus on the development of the country unites is strength divide is weakness
@babu r@o don’t be rude please
Best ever vedio from Daarusalaam thanks sola
Masha Allah blse Daarusalam City ma ahee ee wa Daarusalam District.
Degmo Caasimadda Muqdisho Ku taalo waaye ma ahee Magaalo ma aha.
Mhdsnid
For me there is nothing more attractive than seeing my country recovering such sooner
Dhir badan in lagu beero ayy u baahabtahay si bilocda iyo deegaankaba kor ugu qaado
Thnks Sola.
Waxa ino soo sameysa Guryaha iyo inta ukala qeybsamaan iyo Qiimahooda sida lo iibiyo Wax barashada Nolasha Messha Amniga io Deeganka Adigo Mahadsan More Inf.
Alhamdulillaha
From India
Caadi ma ahan waa vedio dalka ku jecleysiinaayo,mahadsanid Abdinasir.
ما شاالله الله یبارك بلدنا الصومالیۃ الله یحفظ لنا بلدنا اللهم ☝👏 ma sha Allah illahawo no nicmee dalkayaga somaliyeed illahow no xifdi dalkayaga Allahuma ☝👏
Thank you macalin sola you are mY role model beautiful 😍 vedio really Somalia 🇸🇴 Allah dhawro
Mashalah aad ayan ugu farxay markan arkey sida wanaagsan ee uu wadanka uhormarayoo oo dadku wadankoodu udhisanayan♥️ ,sido kale musikada wan ka heley ee yaa iisheegi karo musikada meel an ka heli karo 😆😂
Masha Allah Muqdisho magaalo madaxdeena
maansha alaah beautiful city
Masha'Allaah Inaba caadi maaha Darusalaam
Masha Allah hormar wacan ustad sola thanks 👍
iam from somaliland i love somalia
We love you back 1000 times.
Love you too from puntland ❤️🌺
Labaduba wa isku mide ee waxad tiraahda aniga waxn kaso jeeda G/Woqooyi ee Somaliya.
Mhdsnid anaguna wan Ku jecelnahy weligeena wan Ku jecleyn.
Masha alah it is really so amazing to see this vidio and I am so happy thank you we need more vidios please
Masha allah
Thnk you Sola portal
Masha allah beautiful laakiin kaban somali maa weysey maxaa carab naga galey 🤔
Que lindo que siga El Progreso y la unidad felicidades desde Mexico.
Beautiful place I like it new state darusalam
Thanks brother it is a beautiful place
Masha Allah ,much love from Tanzania
We love tanzanians so much specially our zinzibari brothers ❤❤
Wow, nice! Happy to see the change 💪
Beautiful. More trees 🌳 more trees. God bless
Masha allaah wadanka waa uu sii hormarayaa il cdaw allaha kahaayo
Insha allaah
Maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar from mudug
Anoo hadda buushashka deģan in uu allaah ii soo diro hormuud i dejiyaan guryahaan guruxda badan kistoo abuu bidaarana gacanta layga saaro jecliyaa yaa allaah
Maashaa Allaah Tabaarakallah waa qurux
It’s best from oromiya
What’s the title and artist of the Arabian music? It’s very soothing and lovely.
Mansha allah ilaahow dalka noo hagaaji....insha allah waan soo booqan mogadishu....waxan alle ka Rajeynayaa inuu dalkeena isku furo oo uu inaga dul qaado magafayasha gobolada dadka ku horjooga
Sola was uxiisay vologyadaadii farxada t daarusalaam waa meal magaceda katurjumaysa ragbaa waqti galiyay mahdsanid Macalin
First time I seen it. I thought somewhere in California
😂 don't compare, it is just an illusion in your thought.
Masha Allah sxp Allah haku xafido asc
Masha Allah Hoyo waxe ku dhahday wadaniyad ayaa tahay Abayo. Allaha ku dhiro. Aniga maca waa kugu hesta wow
😆😆😆
😀maashallah afsomaliga xooga saar
🤣🤣🤣😂
Beautiful music and beautiful video
Disgusting foreign music
Mashaalhh ❤❤❤ tabarakalaah Guuuul iyo gobanimo 🇸🇴♥ dadkeygoow nabad iyo nolol kuwaara.
Maashaa Allah very beautiful
Thank you 👏🏾
Waa dhismayaal iyo deegaan fiican.
Guro ladhiso dadka oo ladhiso baa ka wanaag badan.
Inta dad wado one way ah baabuurta dhinac qaldan ugu waday ay inagu jiraan cabaar baa dawladnimo inoo jiryaa.
beutifull wllhi wan iman inshaalh one day
May GOD bless Somalist... Living with prosperity.
Regards fr yr brothers , Malaysia.
Mansha Allah, barakallah🤲🤲🤲
MASHA ALLAH haafada caadimahan
Thank you so much beautiful place thank you sola Portal
Maasha Allah looks nice but could be improved by green spaces.
Thanks brother for sharing this
Masha Allah masha Allah masha Allah
Meelaha banaan waa in doog cagaaran lagu beeraa oo la jaro labadii isbuuc marba. MaashAllah
I love so much that's place.
I like the ((Tuareg music)) you are playing
Sxpyaalow indhaheyga miyaa mise xfda dhan ayaaba isku naqshad ah
Maasha alaah ilaahow dalka nabada iyo hormarka usiyaadi
This is awesome!
Beautiful place it would been nice if all the rooftop was blue
Insha Allah
Waa halkaan rabo inan guri kagato mustaqbalka
Masha allah bro.
Maasha Allaah.
Mashallah thanks brother
Xafaadaas boos ku yaal ayaan iibinayaa
Banaana ayuu xigaa qiimuhu waa 80 kun
Waana 20/15
I like the city , but why the sound track is arabic? While you guys have great music and musicians!!
Msha allah well equipped
ya rabb protect my country
Masha Allh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Just some aria need grass like Addis Ababa the neighborhoods are green with beautiful grasses
Caqli QABYAALADA ayaa ina dhaawacaya ma nihin dad dun xun, laakiin caqliga qoysnimada aaminsanaantiisa ayaa shaqsiyadda naga dhaawacday. Soomaalidu ma xuma hadii ay helaan hogaan ay aaminaan oo dowldanimada ku ilaaliya una ilaaliya. dhankeena xun ee aan daawada marna yeelaneyn waa isticmaalka QABYAALADA waana waxa naga dhigay GUN.