JEESOOW & XASAN SHEEKH "Xasan Sheekh lagama yeelayo inuu iska joogo Xukunka,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • JEESOOW & XASAN SHEEKH "Xasan Sheekh lagama yeelayo inuu iska joogo Xukunka,Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan,

Комментарии • 30

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 часов назад +2

    Xildhibaan Daahir Amiin jeesoow runbu sheegay xasan dal xaraashe iyo kooxda tuugta ah dalka waa laga badbaadin insha allah

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 3 часа назад

      Kkkk kaalay adiga xoog uga qaad futada ilaasho xasan waligiis waajoogaa

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 5 часов назад

    hassan dawaladiis soo ma aha 4.5 xafee ka keenay awooda shalay iyo maanta hassan?

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 3 часа назад

    Jeesow halaxiro

  • @AsadCali-f4g
    @AsadCali-f4g 6 часов назад +1

    Waa dawlad aan doqontu ka dhamaan dhexdeeda

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 6 часов назад +1

    Ninkaan wax wareeysanaya dood miyuu ka qabygalayaa mise waxbuu wareysanayaa, ?

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 6 часов назад +2

    Tuug tuug ah aya la wareysan markii u joogay farmaajo ma hadli kartey.bal arag dimuqoradiyad aad heysto wax ku siiyey Xasan Sheekh Maxamuud o dowlada yaqaan ah.ha u gafin madaxweyne.

    • @Hsn1224
      @Hsn1224 4 часа назад

      Asaga farmaajo mucuuradd kumuusan ahayn kuwa kalaana macuurad ku ahaa sayrabaaneyna uhadlijieen ciddana farmaajo kama democratisanayn xasan farmaajana habiin maalin ayey kalayihiin dawlad aqoonta iyo dawlad wanaagga

  • @MohamedDeeq-j6k
    @MohamedDeeq-j6k 4 часа назад

    Hhh Abti see wax yeeshy😅😅😅😅😅

  • @abdurahmandahir2441
    @abdurahmandahir2441 7 часов назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Junanilll
    @Junanilll 4 часа назад

    Kan wariye ma,ahan waaba xanaqsan yahay si uu xasan sheikh utagera . 😂😂

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 5 часов назад

    4 sano O Hassan shekh wexey lamid tahay 10 sano Hal Malin Dari mah. Barissa ha riyonin.

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Час назад

    Xasan Shiikh meel uu u socdo lama yaqaan waxaana ka soo haray loo joojin maayo marka odaygu muxuu isku halayn oo meel dhigtay, odayga tolkiis runta hawsheegeen inta uusan qar iska tuurin dalkana burburin..

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 6 часов назад +1

    Hhh hh hh jesoow seerabtaa 360 aabooday

  • @omarhussein1946
    @omarhussein1946 6 часов назад

    Qof weriye sheeganaya oo noocan oo kale ah markaan arko ayaan saxaafada soomaalida ka quustaa. Qabyaalad ayaa kasoo uraysa wuxu u dhow yahay walaahi inuu yiraahdo adeerkay Xasan wax ha ka sheegin😮

    • @QaasimGuuleed
      @QaasimGuuleed 4 часа назад

      Wariyeba ma moodo waxad u maleyneysaa inuu wasiirkii warfaafinta yahy sida uu dowladda u difaacaayo

  • @MohamedAbdo-yw8ee
    @MohamedAbdo-yw8ee 7 часов назад

    Adi yaa ushege waxas muriyaan xasan shekh maa kistii kuu diiday 😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 6 часов назад

    Adigu imisanaad nahortaagantahay waaryaahee wajigaagaa nabatee nadhaaf dalka iyo dadkaba dhibaad kuhayaaye 😮😮😮😮😮😮😮

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 часа назад

      Wajiga Axmed Madoobe kuma dhibaya . Toban sano kabadan ayuu kismaayo dhaxfadhiya .

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 6 часов назад

    Shacbka caqli malhn an ka ahen qabyalda indha kale ma lahn abgal waye cida filada ints ay naga badn

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 7 часов назад

    Mudu kororsi ayoow rabaa xasan gurguurte mana laga yeeli doono

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 часов назад

    Wariyahaan wuu cabsanayaa ama hassan munaafiq buu u shaqeyaa

  • @noorabdulle8603
    @noorabdulle8603 7 часов назад

    Wariyee Doqon ah aan garanaynin sida dadka wax loo waraysto

  • @AbdiGani-of1wd
    @AbdiGani-of1wd 6 часов назад

    😂😂😂😂

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 7 часов назад

    Adunyada runta kugu fican balse siyasiyinta somaliyed mahayan wadadeda

  • @musdafahmedhussein6648
    @musdafahmedhussein6648 6 часов назад

    Runta waye

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 7 часов назад

    Qaniis 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 7 часов назад

    😂😂😂😂