Shamuureey oo shaqadii dareewalnimada looga cayriyey Marqaatigii uu ka hor furay Maxkamadda darteed.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Комментарии • 202

  • @user-ny6yw2cv4o
    @user-ny6yw2cv4o 6 месяцев назад +69

    Aan ugurmano maskiinka soo qor telkiisa xagee laga helaa

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 6 месяцев назад +3

      DHARKEYNLEY TABAKAAYO MADOW

    • @nimcoyussuf2948
      @nimcoyussuf2948 6 месяцев назад +3

      Ana diyar ban ahay ☝️

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 6 месяцев назад +2

      Igudara anigana hadii aan wax u ruuninayno

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 6 месяцев назад +2

      Waxuuh kabakhay in lagah kharxiyo baburkah sidas buh kuh fakaray ninkah baburkah iskalaha
      Markah ilahaay harisikhoh ilmahas yar yar dartodah buh uguh shakheynayey burkeh ee meluh kafilaney rabigay harisikho umadah islamkanah ilahaay hasuh cabidiyo rabigey nah kumah dhiboh risikhodah ilmahaas yar yar madaxodah amiin

  • @abrahamabdi6987
    @abrahamabdi6987 6 месяцев назад +13

    Shamuureey gaari cusub ayaa laguu gadaa insha Allaah

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 6 месяцев назад +40

    Ninkan hadii ay wax soo gaaran dowlada ayaa loo heystaa

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 6 месяцев назад +36

    Insha alaah gaari sida ugu dhaqsiyaha badan ayaad ku helaysaa

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 месяцев назад +67

    Waa in bus Loo iibiyaa uu ku shaqeeysto Soomaali weeyn aan caawino tell ka lacagta loogu shubo soo sheega from Canada 🇨🇦

    • @ABUSINDARAH
      @ABUSINDARAH 6 месяцев назад +6

      Inta ladilo ayaa laga furanayaa dulmiga socda wax yar maahan

    • @RamasMohamud
      @RamasMohamud 6 месяцев назад +2

      Diyaar wye aawe lnbrkisa

    • @jamilahassan8487
      @jamilahassan8487 6 месяцев назад +2

      Diyaar waye from Canada 🇨🇦

    • @AbdifataxAli-k2k
      @AbdifataxAli-k2k 6 месяцев назад +1

      Shabeele tv ilaahay khayr ha idin siiyo

    • @AbdifataxAli-k2k
      @AbdifataxAli-k2k 6 месяцев назад +1

      Waa qof iimaanleh ilaahay ayaa wx ka khayr badan siinaya

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 6 месяцев назад +24

    WAA MUSLIM QAALIS AH OO UMADA AAN DULMININ WAAN AQAANAA

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 6 месяцев назад +21

    Walal number kiisa maxaad uga sooqadiweysay

  • @maslah345
    @maslah345 6 месяцев назад +10

    ALLAHA XAFIDO SHAMURI SEE U HADLI KARTAA OO MARQAATI UFURI KARTAA HADII QAFKA LAGU QABSANAYO OO LOO DHIBAATAYNAYO WAA WAX AAD IYO AAD UFOOLXUN XAQA WAA LOO HIILINAYAA QAF LAGA HEBEYSANAYO MAJIRTO MASKIINKA ALLAH AYAA MACIISA AH ALLAHA KA IRSAAQO MEEL UUSAN FILAYN

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 6 месяцев назад +17

    Shamuurey saxip sare waxaa istaa hishaa gaari cusub in laguu gado waa balan aniga kuu ibinayo insha allah walal shamuri sorry 10000k wll

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c 6 месяцев назад +19

    Dulmi kama dhamado balse umada somaliyed majeclo dulmiga insha alaah rabi farji umada alaha ufuro

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 6 месяцев назад +12

    INTA JECEL DARIIQADA ILAAH UUW YIRI AMA RAACAYA HALLOO GURMADO SHAMUURI SOOMAALYEEY WATAA DOWLADNIMADII UUW HOGAAMINAYEY XASAN DHIIQO OO U XAREESAN BEESHA SALEEMAAN KULIGOODA KANSARKA MASKAXDA ALLAHA KUWADA RIDO WAA MUNAAFAQIIN

  • @AbdisalanAhmed-qk6gu
    @AbdisalanAhmed-qk6gu 6 месяцев назад +7

    Shamuurey Sxb caasi ledahay kufariisane isha Allah ragedi ciyaal madiino asali ah

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 6 месяцев назад +3

    Subxaannallaah waa ka xumahay wallahi somaliyeey saan maa noo danbeesay
    Wallaahi cadaaaalat ma jirto

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 6 месяцев назад +3

    ILLAAHEEY BEDEL QEYR QABA HA KU SIIYO SHAQO KALE OO KA FIICAN ALLAAHUMA AAMIIN YAA RABI AAMIIN INSHAA ALLAAH

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 месяцев назад +4

    ninkaas baska lahaa dulmiga luul lagusameyuu uhiiliyey daalin weeye aadane kacabsado shamuuri guuleyso wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤🥰🥰💞

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 6 месяцев назад +9

    Don't worry anaga kucaawineeyno tuugo iyo tuugo kalkal. Illahay baakawaayn uuff binuaadan

  • @امعبدالفتاح-ب2د
    @امعبدالفتاح-ب2د 6 месяцев назад +9

    Kuwan wadanka alaha kaqabto mooryaan taan xasbunalah wanicmal wakiil

    • @ahmedaar7424
      @ahmedaar7424 6 месяцев назад +1

      Yaa waaye mooryaanta?

    • @hiboabdishakur1547
      @hiboabdishakur1547 6 месяцев назад

      ​@@ahmedaar7424 qof cuqdadesan waye iska dhaf

    • @raqdaibraahim5396
      @raqdaibraahim5396 6 месяцев назад

      ​@@ahmedaar7424😂😂😂😂😂😂

  • @Ustaadkaamil
    @Ustaadkaamil 6 месяцев назад +6

    Miskiinkaan xaq iyo waxa uu arkey dartiis ayuu dhibane u yahay una noqon doona.

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 6 месяцев назад +10

    Walaal risqigaaga ilaahay baa kuu haya

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 6 месяцев назад +2

    Walllhi maanta hadaan wax jeebka ku hayn lahaa waxaan u gadi lahaa baabuur uu caruurta uu ugu shaqeeyo lkn macal asaf waxba jeebka kuma hayo
    Somaliyey wiilkaa hala caawiyo xawu dirirka ah ee runta. Maxad u sheegtay lagu shaqadiisii ku waayay

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل 6 месяцев назад +3

    Ilaahey badal ka kheyr badan ha ugu badalo

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 месяцев назад +3

    Waa dad mooryaan ah oo sidaday dad u dilayeen ku koreen maxa iska galay marqaatiga waa xor ninkaas Allah soomaaliya goormay ilbaxayaan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 месяцев назад +3

    Xamar xaal qaado umadaas ku nool awood u sheeganayan walaalkood soomaaliga ah waa mooryaan

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc 6 месяцев назад +1

    Cadaalad darada jirta hduu ilaahay naftiisa badbaadiyo Wax ka fiican waxii hore inshallah wuu helayaaaaa Aakhirana Ajir inshallaH

  • @Fadimo-59
    @Fadimo-59 6 месяцев назад +1

    Quus wurx badan allha haxifdiyo❤

  • @AnabHussein-c9d
    @AnabHussein-c9d 6 месяцев назад +2

    Irsaaqadada illahaa haayo waana helaysaa shaqo kafiican shaqaadaa haysaa

  • @mt-bv4qh
    @mt-bv4qh 6 месяцев назад +1

    Shamuuri waxa laga yaaba ninka gaadhiga ii dhig ku idhi inuu khayr kuugu jiro kalmada masha allaah ayaa ku furtay albaabada khayrka gaadhi cusub ayad helaysa

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 6 месяцев назад +2

    ilaahay ayaa bangigiisa
    Kuu furi

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 6 месяцев назад +8

    Miskiinbaa miska lacuskado leh

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 месяцев назад +1

    War nio gaas bada qeyr qabo alle haku siiyo kaas gaari lama oran karin wuxu ahaaa qarbaan I.a badal ka qeyr badan

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 6 месяцев назад +4

    Asc walalkey aan u wada gurmano oo gari uu ku shaqeyso aan ugu gurmano walalayow

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 6 месяцев назад +2

    Insha allaah faraj allaah ayaa kuu furaaya

  • @nuurSiciid-n3i
    @nuurSiciid-n3i 6 месяцев назад

    Inshaallh manshaallh

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 6 месяцев назад +1

    Subxanalah marqati la isku ceyrinaya ilaaha idinka weyn deh😢

  • @Sundus724
    @Sundus724 6 месяцев назад +1

    Allow wax uu ku farxo oo uu ku shaqaysto sii amin

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 6 месяцев назад +1

    Subxanalah ilahaay melkafican hasiyo umadih raxmadih bah kadhamatay
    Markah khof muslin ah buh risikhih kagoyey isganah rabigay bah kajarin risikha
    Markah fadligah rabankah rabigay hasiyo waxa ka kher badan oo barakah leh amiin

  • @HalimaAli-sf2ww
    @HalimaAli-sf2ww 6 месяцев назад +2

    Asc wr wb telefonka ninka soo qoora walayalow siida aan ku cawine, wadaneka tuugo ilahaye aan ka cabsane baa heysto oo runta diideeso

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrerku Xagu ku wada bus fowdo lowgu ibiyey?

  • @oumalrobleh7147
    @oumalrobleh7147 6 месяцев назад

    Masha allah shamuurey

  • @4Assari
    @4Assari 6 месяцев назад +1

    Alaah Ha caawiyo Walaalkaas Cabanaya😢

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 месяцев назад +1

    Runta waa caddahay, haddii ninkaan wax soo gaaraan, waxaa mas’uuliyadeeda qaadaya HABARGIDIR gaar ahaan SALEEBAAN.

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 6 месяцев назад

    Wax ka khayr badan baan Allah kaaga baryeey shamuurey 🤲

  • @Ilyaasabdurahman-qr4ch
    @Ilyaasabdurahman-qr4ch 6 месяцев назад

    Ilaahay kaligi aya og waxkasta hada nabigu scw ma oga ok

  • @ahmedaar7424
    @ahmedaar7424 6 месяцев назад

    Shabeelle tv sheekadaan maa ka fiirsatiin kacdoonka iyo isku dir dadweynaha aad wadaan.

  • @cat_106
    @cat_106 6 месяцев назад +2

    Fadlan soo gudbi nambar kagala xeriiro ama shacabka ugu diraan lacag taakuleyn ah. Ninkaan ma mudno in la cabsi geliyo.

  • @naleye1
    @naleye1 6 месяцев назад

    Insha allah masha Allah waan eray ficaan oo qofka inoo dhaho ku haboon. ❤️❤️❤️

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 6 месяцев назад

    Ilahay hakuxafido naftada khatar ku jirta Ilahay moriyanta haka badbadiyo

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 6 месяцев назад +1

    Brother badal khyr qaba inshs,allah walwalka iska dhaaf bro

  • @Fatximaxamed
    @Fatximaxamed 6 месяцев назад

    😢😢 subxaanallah illahey risiqiisa ma xaisaabno mid ka khayr badan oo dhamaad lahayn allaha kuugu badalo

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana 6 месяцев назад +3

    Sorry wllkey 😢 allah risaqa hayo somaliweyn ha u kacado

  • @CnuurCusmaan
    @CnuurCusmaan 5 месяцев назад

    Mshaallah

  • @degan4
    @degan4 6 месяцев назад +1

    Labada dhican ha la dhegaysto si cadaalad ah oo annaga cadaalada billabong 😢😢😢😢😢

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 6 месяцев назад +1

    Rabi Tallo Ku Fillan, Ruunnaa Rabi Baa og

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 6 месяцев назад +1

    Sxb naftan ilaahey aya kugu amaneystey hadi lagala noqdo waqtiga aya soo dhamadey dintana waxay dhigeysa hadad marqati tahay ee aad aragto dhib dhacaya wixi illaahey kula og yahay oo ad arkeysey iska sheeg 😂ilaahey umada dhiiga shacabka baneysten allah ha ka qabto insha allaah 😂shamurey talefon kisa ha leyso qoro inshaa allaah wana ramadan halo gargaro umada tabarta yar insha allaah 😂😂😂😂

  • @zhako77
    @zhako77 6 месяцев назад +1

    Si walboo runta loola dagaalamo cadaalada ILAAHEY mar uunbey imaneysaa😑

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 6 месяцев назад +1

    Illahy baa kaaaga hiilinaya
    Ala reerku inan gumeedsana
    Sidaa uka dhaqmaya dadka
    Ha werwerin allh ayaa bixiya irsaaqda

  • @Safiyo-ue4fj
    @Safiyo-ue4fj 6 месяцев назад +2

    Somali aya garbahisa tagan waxa lo ibinaya bajaj u ku bisho caruurtisa marka somaliyey cawiya walalkina

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrerku Xagu ku wada bus fowdo lowgu ibiyey?

  • @AbdisalanDirie
    @AbdisalanDirie 6 месяцев назад +1

    Wlhi gaari bii el in loogado ayuu mudan yahay aaway shiikhaal

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 месяцев назад +1

    Shamuriyow illaahay ayaa kusaa idaayo hawalwalin illaahay baska cabso shamuuriyow illaahay ayaa kukafaalo khaadayo farxad dareem

  • @marada2770
    @marada2770 6 месяцев назад

    War ilatahay kacasada subxanallah isku ishooda

  • @malaboa591
    @malaboa591 6 месяцев назад

    Mediyaha aan kasoo muuqdo, si aan lacag tuugsi fudud ah aan ku helo ayaa ka dhacday. Maxkamadii uu ka hadlay hadal nuxur ah kamaba sheegin. SubxaanAllaah

    • @mahadnuur1348
      @mahadnuur1348 6 месяцев назад

      Tuusgsi maha wll waa ninka kaliya ee isku kalsonaa ee xaqa gabdha uhadlayey
      Marka inaas sas uhadasho waa wax laga fcnyahy
      Istartibi hadi kale lugaha laga jabina faking

    • @malaboa591
      @malaboa591 6 месяцев назад

      @@mahadnuur1348 kkk mediyaha beenta, sida loo buunbuuniyo ayay views ku raadsadaan ninkaas gabadha miskiinta ah oo ninkeeda gubay uma hadleeynin oo hadalkiisa Micno kuma fadhinin . Soomaalida dadkaan oo kale ayaa ku jiro oo isku dirka iyo hadal aan micno ku fadhiyin ayay u barteen ineey ka macaashaan. Lugaha cid aad ka jabin kartid ma jirto ee hanjabaada jooji ee xaqa ka hadal, hadii kale iska aamus qabriga qof kula galeeyso ma jirto ee aduunyada intii aad joogtid is xisaabi .

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 6 месяцев назад

      Ma aduu ku tuugsanaya sinjiyada awowkaka was

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 6 месяцев назад +1

    Wa sax

  • @ashabadal1374
    @ashabadal1374 6 месяцев назад +1

    shamuuri wa muwaadin somaaliyeed o dhab ah wa in ficil gaashi loogu iibiyaa.

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrerku Xagu ku wada bus fowdo lowgu ibiyey?

  • @hodan8250
    @hodan8250 6 месяцев назад

    Subxaanalaah ninkan shaqadii mawuxu kuwayey marqaati maxa u furtay.walee cadalad majirto soomaalay aan caawino walaalkan.

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 месяцев назад +1

    Allhu akbar😢😢😢

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 6 месяцев назад +1

    Wallee rergaan Habar gidir isma qabtaan miyaa war dulmiga maad iska deesaan oo allla kabaqdaan

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Nacallad ba ku dhashey, HG afka ka duuw. HG so mehen kuwa wiilka so qabtey oo dowlada ugu gaceen geliyey, mise dhiladi ku dhashey ba galgaduud ka keni karey?

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 месяцев назад

    Xaqahasheegina. Laleryah. Dalimiita Umada alehkaqbto. Ubadsoomaaliye. Baakukici. Inshala

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 6 месяцев назад +1

    Alaahu akpeer ilaahuw faraj kharqaba ilaahay

  • @MaariyoCawil
    @MaariyoCawil 6 месяцев назад +3

    Bus wuu leeyahay waa in loo iibyaa

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrerku Xagu ku wada bus fowdo lowgu ibiyey?

  • @abdinassirabass6044
    @abdinassirabass6044 6 месяцев назад

    Mashaa Allahu,Shamuurey❤

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 месяцев назад +2

    Subxanalah gariga ninka iska leh iyo reerka gabadha dubtay miya is leh talow

    • @fariida6236
      @fariida6236 6 месяцев назад +1

      Waa taan is weeydiiye

  • @Noorhass-o4n
    @Noorhass-o4n 6 месяцев назад

    Somalia waligeed intee dulmiga socda nabad manoqoneeso

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 6 месяцев назад +3

    Ciyaal xamar qabiil manaqan cadalada haka laaban hana cabsan

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz 6 месяцев назад

    Nin imaan leeh Allahu Akbar

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 6 месяцев назад

    Dadkan so muslin maha wamaxy handadadan xamar ari shir aya qabsatay dad dhagxaha sotoda kasobaxay😢😢😢😢😢😢

  • @maryanabdirahimhassan5177
    @maryanabdirahimhassan5177 6 месяцев назад +1

    Aderkaan gaari aan u iibino somaaliyee 😊

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 6 месяцев назад +2

    qof.waliba.irsaaqadiisa.ilaahey.aya.u.hayo

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 6 месяцев назад +1

    soomaaliyey ninkaas maskiinkaa oo shaqada looga eryey waxaad erkeydey haad usheegtay gaari haloogado inta loo aruursho waa tobankun dollar hadow ubato asagoocusub intaasu waa igatalow waa ujeediin ilmaha yaryar ee xoogiisakunoolaay

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrerku Xagu ku wada gari fowdo lowgu ibiyey? Inta laga bililiqeysto aya bolbol lo fura, spare ahan aya na lo ibina. Caar ugada.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 6 месяцев назад

    Shaqo ka khair badan ilahay haku sahlo

  • @MahdiMohamed-o3x
    @MahdiMohamed-o3x 6 месяцев назад

    Dadka masaakiinta ah intii markhaanti iyo maxkamad la keeno in meel cidlah looga tako ma feecna Ninkaan marka hore waa inuu amni helaa ka bacdina lacaawiyaa

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 6 месяцев назад

    illahow Wax ka khier badhan kusi inch'Allah amen amen 😢yaa Raabi

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Kuwa Djibouti joogo orood waaxsi

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 6 месяцев назад

      @@AAA-sx5ej Djibouti waligama garaysid dulmina kamo jiro 🫤

  • @Abdibaba1
    @Abdibaba1 6 месяцев назад

    Shamuuri sxb wll wogaaw runta aad sheegtay ayaow ilahay ayaa kuu gar gaarayo i.n

  • @mohamudissak1889
    @mohamudissak1889 6 месяцев назад +1

    Bismillah

  • @AnisaMohamed-v4j
    @AnisaMohamed-v4j 6 месяцев назад +1

    Maxkamada Ilaahey

  • @elijah4984
    @elijah4984 6 месяцев назад +1

    Eebe wax ka ficaan ku siin walaalo
    Adkeyso

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 6 месяцев назад

    Somalia cadaalad mataalo hadiiba marqaatiga ladulminaayo maxaad ku diideesaan in aysan cadaalad heleenin reerka marxuumad luul alle ha unaxariisto Alle halaga cabsado qabiil wax mataaro maanta waa aduun beri qabri ayaa dadka sugaya

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Orood rerihina uu wacdi meshan masajiid maahan.

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 6 месяцев назад

      @@AAA-sx5ej alle qacabso aniga cid igu reer ah labada dhinacba majiraan laakiin xaqiiqda ayaan kahadlay majaajidkana dad alle kacabsadaa galo cabtow alle kafurteen magalaan nin iyo naag waxaad tahayba

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 месяцев назад

    Waxkakhyrbadan. Alehakusiiyo. Inshala

  • @AmalAmalibrahim-ds7kd
    @AmalAmalibrahim-ds7kd 6 месяцев назад +1

    Waa umalaayy

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 6 месяцев назад

    Somalida waxa dib u dhigay oo midba meel lagu cunaayo kuwa kalena shib ka yihiin, waa ku dhiirasho la'aanta hadii sida ninkaan ookale runta lagu dhiiran lahaa daalin lama arkeen, sxb runta sheeg hadii laguugu dilo runta aad sheegtay shaf ayaad ku dhimatay hadii aad noolatana sharaf ayaad ku nooshahay, Illahayow Somalida sidaan ookale xaqa u fahamsii, daalinka intuu ogahay inaan la sheegayn dulmigiisa wuu sii wadayaa, dalkaan aan ku noolahay Sweden hooyadii ayaa soo sheegayso daalinka, waxay ogahay hadii ay qariso dulmiga inuu faafayo, inagoo islaam sheeganayno sida daalinka u garab istaagayno nin laba nafood gooyay ayaa qiil loo raadina, ninkaanna shaqadiisa ku waayey waxa dambe oo loo gaysan doono isaga iyo nasiibkiisa,

  • @hamdamuktar689
    @hamdamuktar689 6 месяцев назад +1

    Numberka shamuuuri away

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 месяцев назад

    Halacaawiyo somaliye ninka guumaysigs iska daaya

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 месяцев назад

    War jamaacada salaada aada Alaa arsaaqada hayo kuwa dulmiga wada Alle hasoo qabto

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 6 месяцев назад

    Shamuuri shaqo tan ka wanagsan hala siyo somalay cadalad daro aya lagula kacay

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 2 месяца назад

    Lacagti aad ku dhibeysay habarti weijiga ku dhaqeysay maxad ugu iibsa weysay

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 месяцев назад

    Ala ilahoow adaa u maqan reerkaan cadaalad ilaheey uu ka helaa 😢

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Reer maad wax la shege nacallahdi ku dhasey waase

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 6 месяцев назад

    Warkaasi haduu run yahay rabi hoow hiilito risiq waasac rabi ha ßiiyoo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 месяцев назад

    XAMAR MOORYAAN ayaa haysata ee Soomaalaay waa in laga xoreeyaa mooryaantaan dhiigyacabyada ah.

  • @amira1438
    @amira1438 6 месяцев назад

    maxaa malinta qiyamo waryala oo dulmi lesku dananila war somaliye rabi kabaqa hada maxa shaqadisa logu soburiyay maskinkani ax

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 6 месяцев назад

    Maskiin. Subxaan Allah 💔😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Miskin mahaan kan. Waax uu ku qayilo raba jarrerku

    • @abdimoha9206
      @abdimoha9206 6 месяцев назад

      ​@@AAA-sx5ejLA yaab ma lihid garaadkaadaa ka hadashay

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 6 месяцев назад

    waxaaa kaa shaafinaayaa shaafinaaaya yaa dhameystirayo?

  • @CabdallaAxmadMaxamad
    @CabdallaAxmadMaxamad 6 месяцев назад

    Hdii lakuu dilo runta dardreed waxa thy shahiid ha cabsan sxb saleemaan kuma dili karo

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 6 месяцев назад

      Jarrer xun xaa laga dila, waba lama oyaan

    • @CabdallaAxmadMaxamad
      @CabdallaAxmadMaxamad 6 месяцев назад

      @@AAA-sx5ej run sheek jareer maaha 😂😂😂