Qisadii lagu xidhay Abwaan Shucayb yare .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 90

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Год назад +6

    Fiiri waa kaa naxaa kuwii lee jooga oo xukunka hayee iskajirhee igaarkey ninka dharkamadow oo ku kuuraaya oo fiiri fariidnimada qaarkeed doqonimaa dhaantee ILLAAHAY ha ku xifdiyo AMIIIIIIIN 😊😊😊😊

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +9

    Shuceyb yara wa aqoonyahay masaxda ku jirta kuma jirto borsorada shaadad aunka ugo saare sa marlabad ixo mar sadexdba halabuurkag aqliga ilahay ha ku xifdiyo insha from ceelhur ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Год назад +8

    Salaamaad.
    Ilaahayoow umaddaan xaqa garansii.
    Ninkaa yar xigmadda uu tirinayo iyo da'diisu isma laha.
    Ilaahay ha u gargaaro isaga iyo dhammaan inta dulman

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Год назад +2

    Ax waan ooyay wlhi hno ilahay haku daayo geesi qaran ayaa tahe geesi garab waayay anaka ku jecel walo nafta khayr usheg weli wad yartayhy shaqo iyo waxkasta waad heli madawx waynaha wuu ficnyay muse bihi ee arinakaga hala garsiyo asgarta iyo dadka so diraya ilaa madhera ku geeyay ilahyba kaga jari wlhi shucayb yare❤️😭😭😭

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Год назад

    GEESI WAAYE adeer Shauceyboow MUUSE XABASHI waa isaka tegaa ee ha beddelin mawqifkaaga

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma Год назад +1

    Saw shakhsi ataag maaha ku lahaa ducfi ibnu ducfi aan dhashii sheekha ahayn. Waar u hambalyee geesiga yar ee soo koraya waa Faarax nuur yare, waa Cabdi Iidaan yare ka hor leexo sac yahow Geesiga.
    Wallaahi hadduu anigoo madax weyne ah ii tirin lahaa intaan u yeedho ayaan la taliyayaashaday ku dari lahaa .

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 Год назад +3

    Da'diisa iyo maskaxdu isma leh mashaallah ❤❤😢

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Месяц назад +1

    Shuceb yare ....somaliween ..bakuujogto..
    ..kasohaajir.....
    ..intii dhiigle wa kasoo hajirtay...
    ..muqdisho...imaaw Wan kugusoodhaweyneeynaa
    ...hasceelin ...e kaso bax wad yartahay ...xabxikale yukugalin
    .. lambarkeeyga meshuu kuqoranyahay..
    ..

  • @UmuAishah
    @UmuAishah Год назад +2

    Walee shucayb yare waa cilanyahaay

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 Год назад +5

    Inalilahi waina ilayhi rajucuun wan ilmeyay wallahi 😢ilahayow Kuwa dulmiga wada so qabo o dhulka la go

  • @qabdhac4575
    @qabdhac4575 Год назад +3

    Dad caqli leh yarkan in ay ilaashadaan ayey aheyd. Waa asad.

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 Год назад +1

    Asc waa runtii waan ku raacsanahay in odayaal aan waxba soo kordhinayn ay meel walba fariisteen dhalinyaradii haldoorada ahaana xabsiyada guri looga dhigo aad baan uga xumahay viva shucayb.

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 Год назад +2

    He made me cry wa nin ciishooday

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 4 месяца назад

    Muuse judaan caruurtiina wuudhaafi waayey.

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +4

    Shuceyb yara wa gesi samaliweyne aqli saliim leh maafia talyaaniga ba arkay masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 Год назад +2

    Alle dulmi badana Somali gabi ahanted meel walboy joogaan waisku mid not Only Hargeisa balae wey usii darantahay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад +2

    Cuqubadi Lagu galayey Hargeysa way Ka Soo bixi inshaa Allaahu

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Год назад +2

    maasha Allah waa geesi wiilka yar

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Год назад +1

    Subxaan Allaah Allaah Umada Soomaaliyeed meel ay joogtaba ha u booga dhayo hana daaweeyo oo haday intay qabyaalad ka tagto taageeri lahayd wada jir horumar iyo daacadnimo dawlad ku dhisan dhibkani ma jireen 😪😪😪😪❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 Год назад +4

    Alle ha ku gargasro

  • @mustafadiriye8736
    @mustafadiriye8736 Год назад +1

    Walaashii! Inta uu Dulmi jiro, Somali ma degayso.

  • @mayusuf9565
    @mayusuf9565 Год назад

    waaar dallka gun ayaan graadlahay ayaa gacanta kudhigtay illaahay haynadhaafiyo muuse waaa abaar iyo aafo weyaaan

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Год назад +1

    Subhaana laah was la dulmiyey shuceyb yare

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 Год назад +5

    ❤ Respect masha Allah dhalin yaradi lagafa iidey san lahaa maskaxdoda iyo hibadu allah siyay
    Ayalo dhibateyay Africa xaal ayan kasiyay ilayn wanka dhalanay
    Adeer adiguna waxan kuleyahay waxad tahay xidig hal abur leh haniyad jebine horay usoco unaducey kuwii kudul miyay thank you ❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 4 месяца назад

    Shuceyb adiga aya is kugu wacan dhibaatada

  • @qabdhac4575
    @qabdhac4575 Год назад +7

    Shucayb.sounds extremly inteliigent ,also sensitive ,emotional,very passionate.this kid should have been educated and cared for.I am sure he would have been big asset to continuation of our starving traditions.Is the kid related to Kariye? He almost gestures like him.

    • @calidalmar7543
      @calidalmar7543 Год назад

      Af somali ma ku hadashid maxa af gaal iyo afka gumastaha uku fanasa. Afrika wa toostay o gumaysika afki wa nacday toos oo afkaga ku faan 😢

    • @qabdhac4575
      @qabdhac4575 Год назад

      @@calidalmar7543 English ka iga fudud

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад +2

    Waan qiirooday caburis weye dawlad nimo mahan saas

  • @calidalmar7543
    @calidalmar7543 Год назад

    Wa wadan dhaliyartii naqaska ku dhajinaya oo aan hadal iyo xaq u ogalaan odey un ba na haysta

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 Год назад +1

    Manshalah he is very talented

  • @nimoali601
    @nimoali601 Год назад +6

    Very emotional story 😢

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Год назад +8

    Ilma yadh qalbiga ayay ka jabiyen sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢dhalinyada aqliga badan maskaxda ayaan kadilla❤❤❤

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 3 месяца назад

    Waryaa kani waa nin wayn kkkk

  • @munamursal6786
    @munamursal6786 Год назад +1

    Hada yaan lagu xiran plz abowe iska aamus 😢😢😢

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma Год назад

    Talow Siyaad Barre dib maynu u caayi haddaynu nahay Reer Sheekh isaxaaq, illeyn weynu aragnaa sida xaal yahaye?

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Год назад

    Kan xun ee waryihi Wuu baqaya madax waynaad weerartay ayuunbuu leeyay . Ma dareemayo dhibaatada soo gaadhay inankaa yar 😢

  • @hodanadam1434
    @hodanadam1434 Год назад +1

    Ilaahay dulmiilayaasha hakaabaaliyo ficiladooda

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 Год назад +2

    His story is painful let me tell you even I have spent 5 days in jail in hargeisa it’s really sickening this government has to leave other we the people will fight them.

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 Год назад

    Waryaa mish isga tak adeer

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад

    Ilahay hasoi hadeeyo nadaxdeena insha allaah

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Год назад +1

    Waa cajiib 😳😳😳😳😳😳😳😳😳

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад +1

    Walaahay tacadibaakudhacay inanka yadh I feel so sorry for him 😭

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Год назад

    Hadduu Sharci daro ku xidhnaa magdhowgisa hala siiyo hadii kale Garsoorku,ummada haqanciyo

  • @isseyare837
    @isseyare837 Год назад

    Af miidhaarnimuu rabaa inuu ku qudhaabto
    Wiil yar baa thee school aad hadii kale odayaashaa af miishaarada ah ee dalka Rogan uun baad ka mid noqon

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +2

    Legend

  • @asia4987
    @asia4987 Год назад

    Ninkan wayni muxu ilmaha yar SA uga eegaya

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +1

    maamulo daantaada

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад

    Abwan yare halgaankaga si laba jibar
    NOLOW

  • @badhi-toogte
    @badhi-toogte Год назад

    Nairobi is good and safe place

  • @qabdhac4575
    @qabdhac4575 Год назад +1

    Maanshalah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Год назад +3

    Noloshii waa adkaatay, dad yarna oo madax iyo ganacsato ahi waxay rabaan inay iska raaxeystaan inta kale busaaradu iyo dacda dhex jiifaan.
    Gabdhii facebook ju ka dhahada waa xarig. wiilka afareey tuurta waa xarig. Kii xitaa buuraha nafta ula cararaa waa argagixiso oo waa dil. Ka tali adigu!

  • @GloLeaders
    @GloLeaders Год назад

    Muse biixi waa in uu dadkiisa dhageeysto

  • @soso12364
    @soso12364 Год назад +2

    حسبي الله ونعم الوكيل😢😢

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 Год назад

    Shucayb haladilo abeeso

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 Год назад

      Ma waalan tahay Ilaahay dadka ka saat oo cid aad jeceshay la hel.

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Год назад +1

    Miskiin kan alllh ka gayo sharka kuwa an dad waxba ka aqoon

  • @ayaanaidiid703
    @ayaanaidiid703 Год назад

    Sow kuwaa dudee tagay sow kuwa dalkii nacay 😢

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Год назад +1

    Waligii muu cabin yarkani beenta iyo nabka ha la joojiyo

  • @jamilacabdulaahijiyaa184
    @jamilacabdulaahijiyaa184 Год назад

    Aleylehe wagesi cilane garabsiya hadikale halkaa kuhaya

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Год назад

    Cadaalad ,cadaalad, cadaalad

  • @hothomoh4950
    @hothomoh4950 Год назад

    Kan yari muuna ahyn Channel ka daxiix ka izka leh😅

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Год назад +1

    Why why why arrest innocent young, old, woman, sheekh, oratory young guy? War Isaaqoow, Sayid Barre maxaad ula dirirteen Oo u dhihi jidheen “wuuna xidhi jdihay? So adin ka very time qof aan waxba galabsan jail ka dhiga Oo waliba jail ku wuuba ka liitaa kuwa LIBIYA, according to Shucayb. War maa Ilaahay laga yaabo Oo dulmiga Musoow joojisid. Everything Adi buu kaa biloow maa, kuguna soo dhamaadaa. Also, inan kaaga shacab ka ka qabo, out it nowhere dad ka iska afduubanaaya Oo ku faanaaaya “Gabadha ana xidhay, cid kale Oo sii dayn kartan malahan”

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Hadeeyba wali diiftii kamuqataa wajiga gees dunsanyahay ruuxba astan mid caloshey kulagasha diifta intusan dhalan mid dhabta markudhashuu wali xarakadin midna markuu tilaab qaado laba jir gaaro adiga caloshaba kukagtay yaaba itaabta tahay balse hoyo og urka inaa kudaciftay iney hesmada iyo habid aba nujinta lafaha kudhirmeen dhulka xeerta kanugushahay sida is goonka difadu kasomuqan isdhimida jirkaga

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf Год назад

    Legend ❤

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m Год назад +1

    Somalilandkaas markay soomaliya nagu soo darsadaan madaxday nagu diri doonaan xabsi xabsi hala imaanina soomaliya wagii afweyne aad waasheen baa cabsi cabsi iyo xabsi noogu dambaysay walaahi rerkan xoriyadeenay khatar kuyihiin soomaalay waynu iska qos qoslaynaa maahee😮😮😮

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      Reerkii xoritada qatar ku ah ?

    • @IfraahAhmed-o3m
      @IfraahAhmed-o3m Год назад

      @@dailycontent3955 isaaq,afweyne waagii iyagaa buufiska ku riday say balaayo ugu quraamayeen ilaa markii dambe uu ka shakiyey iyagii San santooduna hada ilama fiicna inay jabuuti aadan ayaaba ila fiican bisinke kheyr Maso wadaan

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Год назад

    DULMIGA HARGAYSA ka jiraa wlh mardhow xarkahuu goosan, COLDOON, iyo Culimaa lagu tacadiyay caruur iyo ciroole.lahu tacadiyay adeeryaal reer Hargaysoow haddaanan dulmiga Odaygaas qaban sideey reer Xamar u qaxeen u qaxi doontiin. Reer
    Xamarku waxay u sacab tumeed Siyaad oo daalima wayna eedeen.

  • @hani7940
    @hani7940 Год назад

    War amus yaan xabsiga lagugu Celine muse ma naxe Aya joge

  • @MaxamedMaxamed-yy2bo
    @MaxamedMaxamed-yy2bo Год назад +2

    Isaga tag meesha aadkadhex ooyayso

    • @fardosamohamed3653
      @fardosamohamed3653 Год назад +1

      Halkaasuu leeyay meelkale maleh beruu madaxweyne ka noqon inshaa Allaah.

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO Год назад +1

    😂😂 isku day cab

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 Год назад

    Muusow manta maxa ka heshay watas kala tagte😅

  • @aaminaabdi5731
    @aaminaabdi5731 Год назад +1

    Alaa kana yaa xiran caatada masaakinta yaa xirtay oo wax ku falin 😅 asagaba wali soo korin yaa xidhan Waa yaabee war teenager iskadaayaa lalamo hadlee teenager 😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад +1

      Waaxay Sida lalabada ah aad uhadlayso maadan qof caadiya ahayn mise daawaa Kuu socota wll oo cilaaj baad kujirtaa?
      Wiilkan yar Waa abwaan la dulmiyay Waa hal abuur xikmad ka buuxdo Waxa uu tirinayo ina malaa madareemaysid?
      Ilaahay baa hibo siiyay abwaan shucayb yare Lkn dulmi buu Intaas oo sano magaaladiisa ugu xidhnaa sorry 😢 adna waabad ku diganaysaa 😮

  • @Abdimalik68
    @Abdimalik68 Год назад

    Idoor nacalaa kutaal 16 year old saas ula dhaqmeen

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m Год назад

    Waxaan doonaa Dani iyo axmed iyo xassan ka sheegna wax la xirona maanan arag democrats weeyaan soomaliya rer waqooyi ethopia kudaydaan cabsi cabsi

  • @fuaadfarxaansamriye1238
    @fuaadfarxaansamriye1238 Год назад

    😢

  • @YouMe-j1w
    @YouMe-j1w Год назад

    AbTiii Niinba wax uu sameyN laguma xidho shuceyb yaare isaaga iyo wiil kaleh oo maxamed laa dhaaho laguQabTey iyaago cabsaan cadeyn buxda lagu Qabtay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Год назад

    Hal abuurku hadu wanaag ka shaqeyo meel wngsn bu gadha lakin gadu fidmo halaburkisu ahado meel ma gaadho

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 Год назад

    Hhhhhhh

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Год назад

    Waar miyuu xidhnaaa oo wabu ku soo adadkadaye alla cadawsanaa war kayar maxay u xidheen ninka eegay mu maaganyahay inu xidho

  • @suleeqo9592
    @suleeqo9592 Год назад +1

    Walahi Isaaq waa gun guni dhashay ufff🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi Год назад

      Imisa qof ayaad afkaaga gaadhsiisay, caga boodhley number #

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 Год назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Год назад

    ma cadarbad ka doonaysa jeelka adeer raaxo looguma tala galin si aand dib ugu noqon waa inaad injir iyo tukhaan ku cunaa maxaa dawlada afka dheer lagasho ayay donayansa maxa laygu xidhay

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад +2

      Jaw soo dowlada lama dhalili karo miyaa haday wax ku qaldantahay waa yaabee soo adiga mowaadin maaha soo adiga codka masiinin sa ufakarayso waaxay

  • @hajii2033
    @hajii2033 Год назад +1

    beenta jooji bernale