Giirre Media
Giirre Media
  • Видео 248
  • Просмотров 454 198

Видео

"Ninkii Somaliland iyo qaranimada sxbka ahownow waa halkeedii,Ninkii Kulmiye jaw nabad galyo"Afhayee
Просмотров 3977 часов назад
"Ninkii Somaliland iyo qaranimada sxbka ahownow waa halkeedii,Ninkii Kulmiye jaw nabad galyo"Afhayee
“ KULMIYE wuu shakiyey ee kaadhadhka codeynta ka ilaashada ….” Musharax Cirro
Просмотров 6347 часов назад
“ KULMIYE wuu shakiyey ee kaadhadhka codeynta ka ilaashada ….” Musharax Cirro
"Shirkii Ceel-Afw waxaa lagu gawracaayay Suldaan Cabdilaahi iyo Sandalada Habar-jeclo"lWasiir Kaahin
Просмотров 5379 часов назад
"Shirkii Ceel-Afw waxaa lagu gawracaayay Suldaan Cabdilaahi iyo Sandalada Habar-jeclo"lWasiir Kaahin
"Cudurkii waxa naga saaray baaqaas waanu cafimaadnay Somaliland way cafimaaday.."Xildhibaan Guruuje
Просмотров 1609 часов назад
"Cudurkii waxa naga saaray baaqaas waanu cafimaadnay Somaliland way cafimaaday.."Xildhibaan Guruuje
“ Anigu 100-ka cisho ee ugu horeeya ayaan ku bilaabayaa Wadada Baligubadle , "Musharax Cirro
Просмотров 7212 часов назад
“ Anigu 100-ka cisho ee ugu horeeya ayaan ku bilaabayaa Wadada Baligubadle , "Musharax Cirro
Full Nuxurka beesha habar jeclo go,aamiyeen.
Просмотров 42214 часов назад
Full Nuxurka beesha habar jeclo go,aamiyeen.
"Muuse waanu kuu badheedhaynaa hadii aanu aamusnayn oo isnabaynay"Beesha Habar jeclo
Просмотров 1,9 тыс.День назад
"Muuse waanu kuu badheedhaynaa hadii aanu aamusnayn oo isnabaynay"Beesha Habar jeclo
"Somaliland waanu walaalaynaynaa Burcana waanu Walaalaynaynaa"Musharax Cirro
Просмотров 58314 дней назад
"Somaliland waanu walaalaynaynaa Burcana waanu Walaalaynaynaa"Musharax Cirro
"Reer Burco xamaasada waa lagu yaqaanaa in ay tahay magaladii guusha" Gudoomiye Xirsi
Просмотров 53614 дней назад
"Reer Burco xamaasada waa lagu yaqaanaa in ay tahay magaladii guusha" Gudoomiye Xirsi
"Aabo ciro Guulayso Aabo Cirro Guulayso"Qadan Qaran oo reer sheikh kaga yaabisay.
Просмотров 1,2 тыс.14 дней назад
"Aabo ciro Guulayso Aabo Cirro Guulayso"Qadan Qaran oo reer sheikh kaga yaabisay.
Qiso xanuun badan oo Bulshada Somalida kaga oohisay.😭😭
Просмотров 19114 дней назад
Qiso xanuun badan oo Bulshada Somalida kaga oohisay.😭😭
"Mushaharkaygii waa layga jaray,Laascanood 6 jeer ayaanu qabsanayna oo la yidhi ka soo baxa"Ardaa
Просмотров 64914 дней назад
"Mushaharkaygii waa layga jaray,Laascanood 6 jeer ayaanu qabsanayna oo la yidhi ka soo baxa"Ardaa
Abdaal oo reer Waddani Xoraystay iyo Qadan Qaran oo waxka dhigtay.
Просмотров 59514 дней назад
Abdaal oo reer Waddani Xoraystay iyo Qadan Qaran oo waxka dhigtay.
"Heesaha Xidigaha geesku wax Waddani ka danbeeyay way k beden yihiin wixii wadanka ka dhacay"Muniir
Просмотров 68714 дней назад
"Heesaha Xidigaha geesku wax Waddani ka danbeeyay way k beden yihiin wixii wadanka ka dhacay"Muniir
Ciidamada SSB oo dhoolotus cajiib ah sameeyay iyo gaadiid iyo hub...
Просмотров 50614 дней назад
Ciidamada SSB oo dhoolotus cajiib ah sameeyay iyo gaadiid iyo hub...
“ Dhulbahaante Sadex-Boqolo Maxabiisa Ha inaga Qabteen Ama Ciidankeena Haso-Jabiyeen.Boqor-Buurmadow
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
“ Dhulbahaante Sadex-Boqolo Maxabiisa Ha inaga Qabteen Ama Ciidankeena Haso-Jabiyeen.Boqor-Buurmadow
“ Waxan Maqlayay Nin Laha Shan-Boqol Oo Dhuumood Ayaa Qurlugud Ku Foorar Wlhi, Boqor Buurmadow
Просмотров 3,2 тыс.14 дней назад
“ Waxan Maqlayay Nin Laha Shan-Boqol Oo Dhuumood Ayaa Qurlugud Ku Foorar Wlhi, Boqor Buurmadow
“ Reer Gabilay waxay maanta muujiyeen gobonimadii ay u dhasheen …” Gudoomiye Xirsi
Просмотров 51514 дней назад
“ Reer Gabilay waxay maanta muujiyeen gobonimadii ay u dhasheen …” Gudoomiye Xirsi
“ Reer Gabilay isbedel doon ayay maanta noqdeen …” Ex Wasiir Shuceyb
Просмотров 29114 дней назад
“ Reer Gabilay isbedel doon ayay maanta noqdeen …” Ex Wasiir Shuceyb
“ Boqol Tikniko ayaan idin keenaya Dhulbahaantena Dib Magalaayinkayga Ugubi-maayo…” Boqor-Buurmadow
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
“ Boqol Tikniko ayaan idin keenaya Dhulbahaantena Dib Magalaayinkayga Ugubi-maayo…” Boqor-Buurmadow
"Somaliland way iska celin doontaa Masar,"Calan warancade oo carabi ugu hajabay Masar
Просмотров 32821 день назад
"Somaliland way iska celin doontaa Masar,"Calan warancade oo carabi ugu hajabay Masar
Ninkii Jacaylku dhacay ee Jidhkiisa qayb ka mid ah Gabadhii Boqorku dhalay u jaray..
Просмотров 4821 день назад
Ninkii Jacaylku dhacay ee Jidhkiisa qayb ka mid ah Gabadhii Boqorku dhalay u jaray..
"Magacii Mujaahid waa lanacay,Odaygaa Muuse Biixi ayaa aasay,"Shiine
Просмотров 65421 день назад
"Magacii Mujaahid waa lanacay,Odaygaa Muuse Biixi ayaa aasay,"Shiine
“ Ninka Habarjclo Ee Reerka Ka Leexda Wlhi Loo Joojin-Maayo Ee Daadka Hoos-Marayaa…” Boqor Buurmadow
Просмотров 1,5 тыс.21 день назад
“ Ninka Habarjclo Ee Reerka Ka Leexda Wlhi Loo Joojin-Maayo Ee Daadka Hoos-Marayaa…” Boqor Buurmadow
"Somaliland Horumartay"Askarigii Ciidanka Booliska ka yaabsaday ee la dalacsiiyay.
Просмотров 27521 день назад
"Somaliland Horumartay"Askarigii Ciidanka Booliska ka yaabsaday ee la dalacsiiyay.
"Harti iyo Kulmiye meel xun ayay isla gaadheen,Kulmiye Codkayaga ku bedelaynaa"Gudoomiyaha Badhan
Просмотров 46821 день назад
"Harti iyo Kulmiye meel xun ayay isla gaadheen,Kulmiye Codkayaga ku bedelaynaa"Gudoomiyaha Badhan
Xisbiga Waddani oo Wacdaro dhigay iyo reer Boorame oo u quus gooyay Kulmiye
Просмотров 40121 день назад
Xisbiga Waddani oo Wacdaro dhigay iyo reer Boorame oo u quus gooyay Kulmiye
"Ha is Dhiibin Hana Morogoonin "Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
Просмотров 74821 день назад
"Ha is Dhiibin Hana Morogoonin "Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
Jacaylka iyo wanaaga ay u hayaan ayay u muujiyeen,waana shaqsi bulshada dhexdeeda laga jecel yahay.
Просмотров 71Месяц назад
Jacaylka iyo wanaaga ay u hayaan ayay u muujiyeen,waana shaqsi bulshada dhexdeeda laga jecel yahay.

Комментарии

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 День назад

    Adiguna habarjeclo afhayeen iyo abaan duule uma tihid dagaalkana waa lagaaga baxayaa sidaas ogaw

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 3 дня назад

    Maxaan ku iraahdaaaye wadani naga guulaysay maxaaan ku iraahdaayey tolow imika ciidanka masaxaa maxaan ku iraahdaaayey😁😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 3 дня назад

    Benaale Mr kaahiinoow fashiiluuu baad tahayee uuuuuus . Kulmiiyee Hodho dhoooooooh

  • @lilkarna5879
    @lilkarna5879 3 дня назад

    Yalagowracaya

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 4 дня назад

    Guruujow arinku waxaad u dhigeysaa... Siwalba waanu ku guuleysan, idina siday ku timaataba fashilkiina aqbala. 1. Sharcigaa naloo jabiyey. 2. Buur baanu fuulnay 3. Ehelu naar baanu eryaney 4. Oromo ilko dheer baan caydhinay. Guushaasi waa mid maydhax ah, waxaa sharci iyo dhaqan loo sameystaa in la xadido farsamooyinka guul lagu raadsado. Ciro ayuu u madaxeyn? Yaa dabo geli? Habar Awal asalkoodu wuxu ka soo jeedaa Boqorkii Amxaarka ee NAGASH YESHAAQ... diintaa hadhay in lagu kala guuro.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 6 дней назад

    Walaahi anbad baad tihiin, Dahabshiilna waa laga tashan!

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 12 дней назад

    Ictisaam waaaa argagixiso

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 12 дней назад

    Tuug meheradii yarad baa loocamiray

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 12 дней назад

    Ilaahay somali nimo hakugu duwo

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Hogaamiyaha cusubi waa abdiraxman ciro.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Gabiley wadani bey sugeysaa codkeedu waa wadani muse biixi wuu dulmey Gabiley.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Suldaan hassan suldaan cabdillahi halkuu u codeyey waa ciro halkaa weeyi habar awal.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Guul somaliland waanu idinla qaadaney.

  • @hajii2033
    @hajii2033 12 дней назад

    tuug tuug beenalw beenta jooji

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Somaliland uma baahna kala kaxeeye dictatorship muse biixi.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 12 дней назад

    Shacabka somaliland oo dhan ma rabaan dictatorship muse biixi.

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 12 дней назад

    Waar muxuu haa cool qahashani

  • @Ahmedhorusocod425Ahmed
    @Ahmedhorusocod425Ahmed 12 дней назад

    Waar ninku shacabka maxu uqabanaya

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 12 дней назад

    Waxba kamajiraan wa ictisaamtii eemaaha odayaashi habar jecelo

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 14 дней назад

    Miuse sii daa ciidanka sii daa Sow adigii lahaa Dhulbahante iyo har jeclo Mid baa madhibaan noqon doona wakhti dhaW Ssb habar jeclo ssc dhulbahante isku dheerarinaya Kafan dhiig leh baa u daawaa Hartiga niman aqoon baa yiraa Hadalka qaarkiise Abaaanow waad oron

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 15 дней назад

    Odyga gacmaha ufuQa

  • @hodanidris-p6h
    @hodanidris-p6h 16 дней назад

    Akhas booyada xaarka😂😂😂

  • @hajii2033
    @hajii2033 16 дней назад

    tuug beenalxirsi iyociiro iyoxasha

  • @hajii2033
    @hajii2033 16 дней назад

    beenale beenta joojifaqash

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 16 дней назад

    Wadnaa diidey inaad dagaal kusoo laahataan oo aad wajahdaa ssc qaatumo Ee maad naga dhaaftaan faanka.kkkk

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 дней назад

    Jawaan foqoljawaan been xoogsade beenmadow shaydaan madaw taariikh madow alaah kuhooji

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 дней назад

    Ninkii labeebka lagusheegay ee digaagad xafashtey u ekaa muxuu inosheegayhada miyaad waxkafahanten macalacalba mise waa ohin

  • @FadxiyaOmer
    @FadxiyaOmer 17 дней назад

    First❤😢

  • @NuurtafiilowCali
    @NuurtafiilowCali 17 дней назад

    Igmasho.idmasho

  • @NuurtafiilowCali
    @NuurtafiilowCali 17 дней назад

    Arah.meeshaad.dhahdaan.waxaan.dhahnaa.aroob

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 18 дней назад

    Guul waddani Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland Guul madaxweyne Cirro

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 18 дней назад

    Waa nacas xun . Munaafaq weeye. Buurmadoow

  • @CismaanJamac-f5r
    @CismaanJamac-f5r 18 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @ZakariyeMohamed-gs7to
    @ZakariyeMohamed-gs7to 18 дней назад

    Heavy iyo hadal kuma banaana qofkan dhaysta weyn been kunaaxa ah

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 18 дней назад

    AMA DHUUS AMA HA DHUUSIN, DHULBAHANTE WUXUU GO,AAN KU GAADHAY INUU GUBAN KUGU CELIYO

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 18 дней назад

    Caloosha laguu gel been madaw beenale dadka hayasku dirin

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 18 дней назад

    War muu iska aamus hadii dabad wareegii laga cafiyo Walee Muse waa nin wuxu ku yidhi ma ii niikin aan ku cafye a

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 19 дней назад

    Oday dib jira

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 19 дней назад

    Nin 300 laga haysto maxaad ka hadli kartaa abtiyaalna kuumahine inan gumeedyahow aamus shraab

  • @Mohamoudshiikha
    @Mohamoudshiikha 19 дней назад

    Dhulbahante waa fulayaal habar jelona wa garansaan

  • @Mohamoudshiikha
    @Mohamoudshiikha 19 дней назад

    Boqorku wAa habar jeladi dagalamijirtay guul

  • @zulthan4510
    @zulthan4510 19 дней назад

    Maanta waxa idinku jira madaxweyne muuse biixi cabdi halkii geele goroomeed malinta ugu jiray haberjeclo ee ninka geesiga gabayga ka tiriyey una soo aareen aar geele, waanu idin ognahay. Kolay dhalinyartani qayb ayaan garanayne

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 19 дней назад

    Bahal been madaw munaafaq kun carrable ahi oo hal meel colaad & nabad : faan iyo calaacalba kucataaba beenaale naar afuuf ahi oo sidii dumar la isla qabo sayid garaad jaamac kahinaasan waligaa gaadhi maysid orgi iyo libaax ama faras iyo dameer amba kaare bajaaj ayaad kala tihiin awoowgii afxakame ayaa soowjo ahaan usoo guursaday awoowgaa saalax raabi oo garadag gaafaf loogu tumay abaarso family

  • @Saadoibrhm
    @Saadoibrhm 19 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @MaxamuudHaybe-x3y
    @MaxamuudHaybe-x3y 19 дней назад

    WALAAHII BOQOROW WAAN DHAARTEE, ANIGOO KU HADLAYA DHALINTA SACAD MUUSE WAXAAD TAHAY BOQORKIII UGU SAREEYAY,MADAX DHAQAN OO AMAR LAGA QAATO AMARKAAGAN QAADANY, GURMAD SSB, TAAKULO SSB, GARAB ISTAAG SSB, SACD MUUSE HADAAN NAHAY NSF IYO MAAL HORANA WAANOOGA HESHEEN HADANA DIYAAR.

  • @omarjamaabdikarim2808
    @omarjamaabdikarim2808 19 дней назад

    Abti illaa USA lafo waraabe yaa geeyey

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 19 дней назад

    Soo soco siraadeey

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 19 дней назад

    Laba wajiile maalinba weji cusub

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 19 дней назад

    Meel kasta ma ku walatay war waxani waa ku washay warerka nin dhabayante dhulkisi waa laso noqonaya

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 19 дней назад

    Waaruntaa burmadow waa runta sida ulaqaqe