PRANK || waliga qof taxi 🚕 raaci rabo 10le biyo ah maku rusheysay? || kashka😂.......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 153

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620 3 года назад +351

    Wa arsaneena ha ka baqina 😡😡

    • @mrdhaanteeye4926
      @mrdhaanteeye4926  3 года назад +29

      😂😂😂baba wali waxa igu kaa dhiman

    • @ayanxasan2857
      @ayanxasan2857 3 года назад +3

      Walag ara mastar😡😡😡

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 3 года назад +1

      @@mrdhaanteeye4926 waliba basbas ugu shiid barnbaro ha oye dan waraabi 🏆 wali kama hay arsigi

    • @anisocdy3359
      @anisocdy3359 3 года назад

      Waa arsanaa le maku jiree saxib wax aan aragno noh

    • @raxmacumar6693
      @raxmacumar6693 3 года назад

      Nimaan aarsan uurka habarti uu ku jiraa😋😂😂😂

  • @suhailasaid8644
    @suhailasaid8644 3 года назад +25

    😂😂😂wiilasha kaliyee aa prankigoda kale iyo laab ugu qoslo😂😂😂😂

  • @farxiyonaaley840
    @farxiyonaaley840 3 года назад +13

    Anaaa kugu xigay team dhaantey love isaar

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 года назад +3

    Danteyee, waad arsaatii..Kashkay😂

  • @aragsantamaam2324
    @aragsantamaam2324 3 года назад

    Xariifkaan biiyihiisaa xiitaa waa waataaa waar iska tuur caagaa markalee maskiin

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 3 года назад +1

    Dhanteeya N kashka dd aa jeclhy aa thn frxd kunoladah🥰❤
    Wx yaabaha aad ka uxn isku sameyneysan joojiga plz qatr kugali krtin🥰🙏

  • @ilhanqasim7963
    @ilhanqasim7963 3 года назад +6

    Keep going brother 🤴🥰

  • @ayaanahmedofficial1456
    @ayaanahmedofficial1456 3 года назад +8

    Dhanteye si fican u aarsatay😅

  • @abshiranshax3188
    @abshiranshax3188 3 года назад +3

    Masha Allah wallki keep going

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul6723 3 года назад +4

    Dhanteyow niyow kashka mad dhibka ka deysid pro nafta u kente kkkkkkkkkkk😂😂😂

  • @anisamire4813
    @anisamire4813 3 года назад +1

    Dhaanteeyoow wiilka waa noo dhaafi la'dahay saw maaha

  • @hanadma2340
    @hanadma2340 3 года назад +2

    Team dhaanteye waa aarzanay

  • @hamdialishire478
    @hamdialishire478 3 года назад +1

    shikh Rusheeyo labaad baa so baxay dhanteya umadena matihid zxp😂😍

  • @K_7m
    @K_7m 3 года назад +4

    😅inta prank love ku eh like ta❤😅✌

  • @MaryanRuun-v1w
    @MaryanRuun-v1w 2 месяца назад

    Maxa ugu cayaariisiin wilks walal 😭😭😭😭😭

  • @aminaabdi2569
    @aminaabdi2569 3 года назад +2

    😁🤣🤣kashka ya isgary bro wali mana arsan time dhanteye hda nahy lkn intan wakuai jogi karna 😜😜👌✌

  • @ramlasaid4097
    @ramlasaid4097 3 года назад +2

    Ar dhanteya tuug ma ahanjir🤣🤣🤣 xetahay mel kortiye
    Hana ka jabin ee is ilaali

  • @qumanhassan7654
    @qumanhassan7654 3 года назад

    Niyow abdulaaaaahi kashka jileeec badanaaa muxuuu la dhacdhacaaa🤣

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 года назад +2

    dhaanteeye sidaan rabnay no ahaatay wallahi wan farxay 🤣😂😂

  • @zanaahmed2532
    @zanaahmed2532 3 года назад +1

    Kashka wuxuu ku fiican yahay ma caytamo lkn dhanteeyow cayda iska dhaaf 😂😂

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 3 года назад +1

    Wax walbo waxa igaadaran heesaha loosaaray maskiin kashka 😂😂😂

  • @samaaraabdi7526
    @samaaraabdi7526 3 года назад +3

    dhantey mid ma ahaan💯

  • @amricawil9321
    @amricawil9321 3 года назад +5

    Ha kala xanaqinqina waxa kasatad isku samaysan saxibtinimadina kawen tas xasuusta markasata wa iga talo 🤍🙌

  • @joodhe3028
    @joodhe3028 3 года назад +2

    3.4k bada watay intaas oo dhan haday leki sarilahed maxay niga dhibilehed 😱😭😱

  • @naimamohamedhussein7879
    @naimamohamedhussein7879 3 года назад +2

    shiiq rusheye kulahaa 😂 dhaanteeye dhip bdnaa

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 3 года назад

    Jaey waalkis wilka dhaanteye u qabeyya kashka 😁😁😁

  • @hibomuxumed3270
    @hibomuxumed3270 3 года назад +1

    Niow dhanteye waxn ku jclahy nin dhigle waye sificanbad uarsaty pro saka raba

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 3 года назад +2

    Wlhi dhaanteye umad maaha 🤣🤣😂😂

  • @madiinodiini3396
    @madiinodiini3396 3 года назад

    Sorry wlalki abdulaahi kashka 😱😱😱❤🥀

  • @fatimasahra6034
    @fatimasahra6034 3 года назад

    Kashka iyo dhacitaan mxaa kala heysta 90ka dhulkee ku dhaceee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 года назад

    Sorry kashka dhanteeya umaleenaa ma tihid hhhhh

  • @madiinodiini3396
    @madiinodiini3396 3 года назад

    Team kashak waan arsneena

  • @raqiyahooyo5982
    @raqiyahooyo5982 3 года назад +1

    Dhaanteeye wlhi wa aarsatay mid kle hadana kusoo samee kashka🤣🤣

  • @ahlamqueen3602
    @ahlamqueen3602 2 года назад

    Team kashaka hadanu nahay wan arsaneyn

  • @abdallahroble4949
    @abdallahroble4949 3 года назад

    Wa youtuparka kaliya parankigisa dhab yahay dhanteye iyo kashka parnki xalaal ah

  • @xamdixarako3605
    @xamdixarako3605 3 года назад

    Miskin wll kashka arsoo walahi

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 3 года назад

    Dooro biyo ku dhacday ayuu noqoyay Really😂😂🙈

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 года назад +1

    wiilki shidna e malada usocdey ega sidey ka dhigen sorry kashka 😭😭😭

  • @mohameddagane5467
    @mohameddagane5467 3 года назад +1

    Keep going bro 😍😍😍💯

  • @radsanomar160
    @radsanomar160 3 года назад

    Abdullahi maskin waye wlhi wan ka hela qurux

  • @mushtaaqcabdi6769
    @mushtaaqcabdi6769 2 года назад

    War kuwan isku eg ma wallo baa dhanteye io kan kale 👀

  • @zakariyeabdulahi314
    @zakariyeabdulahi314 3 года назад +10

    Kᴀsʜᴋᴀ ᴡᴏᴏ ᴀʀsᴀɴ ᴅᴏɴᴀ 🤕🤕

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 3 года назад

    Waa iska dhadhamin dad waa weyn caruurta ka aqli yar la xowla war ordo nolol suubsada sidan nolol ma ihin ilma no maqan la dhaha waxaan cml tahriibka kuwa ku imaday waa dad walan dad so dilay tuugnimo xishoodka ka dagay tol ma leh miya dadkan waa weynka

  • @nadarahmed8617
    @nadarahmed8617 3 года назад

    Dhaanteeye kashka wuukaafiicanyahay maalindhaweed saad uxanaaqday

  • @xaawocali2403
    @xaawocali2403 2 года назад

    waxaan baraanki lamadhihikaro ee wiilka dhaxanta hanoogadilininah waxwaalan ayaa tihiin

  • @nuurocismaan3518
    @nuurocismaan3518 3 года назад

    Mar dhanteeye wiilka.ka yare farah ka qada😂😂😂

  • @hafsashoble3817
    @hafsashoble3817 3 года назад +1

    Qatar kale iskaarag waaye

  • @ceyniahmed292
    @ceyniahmed292 3 года назад

    Wlhi waa iidin jecelhay my brothers prank isku cadaabten

  • @Hinpirow
    @Hinpirow 3 года назад

    Team kashka waa aarsanayna

  • @garaadsameali2106
    @garaadsameali2106 3 года назад

    Rashka kalmada gaal aa. Ahay Iska daa bro

  • @falizhagi641
    @falizhagi641 3 года назад +1

    Kan 90ka mxuu la dhac dhacaa mrkuu yraa miyaa lugha dpeyl ka mrty pznkee

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 3 года назад

    Kashka so aarso bro adiga iyo camera manka bas aya kula jira

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 3 года назад

    Horta Kashka muxuu la dhac dhaca marka wax lagu saameyo 😂😂😂

  • @wacanxasan5596
    @wacanxasan5596 3 года назад

    Kashka😢😢😭❤️❤️😂 so aarso aboowe sorry😂😂

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 3 года назад

    Dhanteeyow ninka koofida cad wata waxan ogaa asigoo bidaar ku soo socatee toose may ugu qaraxdayna salaan sare Abdullahi Kashka wali yaa ku garay dheh kobkii miyaha musqusha in laga aaro waaye

  • @ifraxhoor3216
    @ifraxhoor3216 3 года назад

    Walow dadka qoyan aann jecleyn kulaha 😂😂😂😂

  • @sidra857
    @sidra857 3 года назад +1

    Dhaanteye mid kle kan ka daran ugu celi 🤣🤣🤣

  • @hafsashoble3817
    @hafsashoble3817 3 года назад

    Keep going ma brothers

  • @ciisebj573
    @ciisebj573 3 года назад +1

    Oday dhaanteeye keep going

  • @sucdiabdi6347
    @sucdiabdi6347 3 года назад +1

    Wani tageera kep going

  • @anisorigaax4423
    @anisorigaax4423 3 года назад

    Yaa rbii illlhe kayaaba wllow🥺🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zaraali5396
    @zaraali5396 3 года назад

    Biya dhiqa ow u raaaya ina ku shubte eheyd asba waku siiye waliba aaad u urayaaan sharafa u yeshe biya nadifaaba ku shubte

  • @shaadiyaahmed5493
    @shaadiyaahmed5493 3 года назад

    kashka soo aarso pro

  • @xanaanmahadmire2058
    @xanaanmahadmire2058 3 года назад

    Wilka lamiga ku qabeysta 😂😂😂😂

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 года назад

    Pranka kan wuu dhaafay asxaab waxkle'weeye

  • @K_arbash
    @K_arbash 3 года назад

    Prank Meel Xun Idinka Gale Yala Idin Xirin Doqonyahy

  • @leylomahad344
    @leylomahad344 3 года назад

    C/laahi akshay waa

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 года назад

    Hormar wacan bunkeyga😂🔥

  • @xamdicqaadir3562
    @xamdicqaadir3562 3 года назад

    Kashka powe sorry 😥team kashka waN arsan dona dhanteye godkaga biyo kugu soo galy is ilaali🤔😠

  • @sowdonur6065
    @sowdonur6065 3 года назад

    Dhaanteeye wali wax ma aarsan ninka Siduu kaaga oosiyey uga ooysii biyo Waxba maahan qoyaan waa qalalaa

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 года назад

    Dhaanteeye adiga marka prank laguu sameeyo waad caytantaa saaidna waad u carootaa halka uu kashka kaaga fiican yahay waa macaytamo

  • @zahraabdirahman5891
    @zahraabdirahman5891 3 года назад

    Kashka maxow la dhacaa waba yaabee
    Lugaha maa aad ujilcan

  • @ismahanhassan457
    @ismahanhassan457 3 года назад +3

    Ar cunuga xaa saa u yesheen niman waweynaba tihiinee isteylkii aa ka qaladeenee hhhhh hhhhhaaaa kashka wan arsaneyna markan

  • @aaishaxanan3737
    @aaishaxanan3737 3 года назад

    Horta maxo lakufa kashka marko naxo war wan yabay aniga 🤣🤣🤣🤔

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад

    Miskiinka waa gadeen😂😂

  • @abdidjqalin8923
    @abdidjqalin8923 3 года назад

    From Abdiullahi i hope in u arsadaa

  • @Jamila-rq4mg
    @Jamila-rq4mg 3 года назад

    Sidaan u qoslayi ilin ayaa iga timaaday

  • @najuunajuu4643
    @najuunajuu4643 3 года назад

    Dhaanteye midka ay dhahayn dhib bdna

  • @mohamedziyaad734
    @mohamedziyaad734 3 года назад

    mr dhaanteeyeH AniH Gar io Gardarapa wan ku wataa🤣🤣🤣

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 3 года назад

    Raga kaliyoo brank gooda real yahy

  • @mohaedit23
    @mohaedit23 3 года назад +6

    Dhaamteeye waad aarstay

  • @farhiyahassan2944
    @farhiyahassan2944 3 года назад

    Waa fuure kuwaaana😂

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 3 года назад

    Abwe day wiilka dhibka kadaa 😪

  • @zeynabcumar4312
    @zeynabcumar4312 3 года назад

    Keep going brother

  • @fartuunabdukar3401
    @fartuunabdukar3401 3 года назад

    Dhanteye waa ncey wllhi kashka lo ka adk yahy😪😪

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 года назад

      Kashka asaga dadka deyn wayay

  • @nimcocalinac9483
    @nimcocalinac9483 3 года назад

    Soo arso kashka bro

  • @ashaabukar5782
    @ashaabukar5782 3 года назад

    War ha isku jajabina prank bele wilka arka sidu u sigtay

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 года назад

    hhhhh kk ar qosolaa la dhiman raba

  • @sophiaismail9952
    @sophiaismail9952 3 года назад +1

    Manexesin miyaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alphacade167
    @alphacade167 3 года назад

    Prank ilsa ogyahay waaye

  • @anizabintubella7565
    @anizabintubella7565 3 года назад

    Wardhanteeyow awey akshay

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 3 года назад

    Kashka maxaa saa ug gashy

  • @zlmonuura6854
    @zlmonuura6854 3 года назад

    Kazhka mac Zonkor😂

  • @safiyaali455
    @safiyaali455 3 года назад

    Dhaanteeye baastar ka ween wku salaamey daacad kuu taageraa isoo dhobeey bastar legend 😂😂😂😍😍😍

  • @axmedcabdulahi7417
    @axmedcabdulahi7417 3 года назад +1

    Dhaanteeye biyo waxyar waye wax wayn aalarabaa nio

  • @Raadinaaye
    @Raadinaaye 3 года назад

    Mr qoslaaye

  • @zakimohaofficial8083
    @zakimohaofficial8083 3 года назад

    Wllhi manoli xasisana 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aaminoupdi4726
    @aaminoupdi4726 3 года назад +1

    😂😂😂😂umad matihiin

  • @najamonajamo577
    @najamonajamo577 3 года назад +1

    Kkkkkkkkkkk abdulh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👫👫👫👫👫👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @barwaqomed1452
    @barwaqomed1452 3 года назад

    dhanteeye❤✌