SHUKAANISIGII HORE IYO SHUKAANSIGA HADA QARAAXADA ADUUNKA😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2021

Комментарии • 135

  • @abdulmalikibraahim4926
    @abdulmalikibraahim4926 2 года назад +15

    Dhulka halista ah ma.aadaayo kulahaa shabalala waa funny wlh🤣🤣😂

  • @abdiazizosmancb6583
    @abdiazizosmancb6583 2 года назад +6

    Sedexdiina marwalba soo fariista qusul waye😂😂😂

  • @mohamedkaafi2211
    @mohamedkaafi2211 2 года назад +12

    Bahjo daaya wlhy waa qof fanny ah cod macaan mnsha allah

  • @salmansuni8210
    @salmansuni8210 2 года назад +8

    Shaba laala legend waan ku salaamay adiga gabadhaan quruxda badan keep going my dear sister

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 года назад +2

    Masha alh quburo aya isheshay ee muqalada soo badiya mahadsanidin❤🙏

  • @idleibrahim1475
    @idleibrahim1475 2 года назад +7

    Shabalala cimaamadiisa lama heysankaro
    Shabalala baan daawadey mana qoslin beeen dheh 😂😂😂😂🤪🤪😂😂

  • @ibrahimabdalla3015
    @ibrahimabdalla3015 2 года назад +4

    From shabalala keep going ziz

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 2 года назад +2

    Hormar ayaan ku rajenaya wlshey

  • @abdullahisalat6408
    @abdullahisalat6408 2 года назад +2

    M.a waan idin wataa abayo horay u soco keep going abayo nosoo badi video yaalka ❤️💯

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 2 года назад +2

    Hormar wacan qosol nga dhamaatay😂✌

  • @salmanabdiaziizmohammed1494
    @salmanabdiaziizmohammed1494 2 года назад +5

    Two legend 🙏🙏🙏

  • @mjmusic4686
    @mjmusic4686 2 года назад +2

    Keep koing walashey mcn keep koing

  • @madaxey1994
    @madaxey1994 2 года назад +2

    Bahja bageka shabalaala lee iaadawan jiree mantay bagekaaga yutubeka ina imaado kufarxsanahy
    Asxp aan kawadahelo tihin keepgoing
    Been makusheegayiye bahjooyo your qosol is another level 😂 waad qosol qurxontahay

  • @Mohamedabdi-ij9kc
    @Mohamedabdi-ij9kc 2 года назад +2

    Shabalala keep going

  • @maxamedosmaan2129
    @maxamedosmaan2129 2 года назад +2

    Shabaala cadimaha walaahi

  • @MoussaIbra785
    @MoussaIbra785 2 года назад +5

    Bahja Jiile Wan ku Jeclahay Wllo From Djibouti 🇩🇯 Halken ka Heeli kara Dar alaan ku Jeclahay 😘🥰🥰

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 года назад +6

    Masha alh wan idin wata

  • @saidabdikarinmualim8992
    @saidabdikarinmualim8992 2 года назад +6

    Shabalala legend

  • @muscabmaxamed2949
    @muscabmaxamed2949 2 года назад +5

    Keep going sister 😅💯✌

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 2 года назад +2

    Shabalaala markan arkey farhiya abdalla mumin ayaan soo xasustey weriyada ugu shidneed rtn 2017ka ayan dawan jirey😀

  • @abdullahialislisuyaka3406
    @abdullahialislisuyaka3406 Год назад +1

    Shabalala wlhi seid ayaa iigaquslisay

  • @mohayasin3233
    @mohayasin3233 2 года назад +1

    Bahja keep going

  • @fatahyare5049
    @fatahyare5049 2 года назад +1

    Sadexdiina bahja Rijaal iyo shabalala team shidan tihiin wlhi waa isku fiicantiihiin

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 2 года назад +2

    Keep GOING

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 года назад +1

    part 2 soo sameeya plz inta igu raacsan laki sara

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 года назад +2

    Sis waa cod qurxoontahay yeysan kaa waalin💯✅

  • @xaydar4350
    @xaydar4350 2 года назад +2

    PyoH Hormar Wcn 🥰👏

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 года назад

    Hory malagugu sheegay bahjow ind aad u qurux bdn tahy mncha allh

  • @waziirka7773
    @waziirka7773 2 года назад

    Wow keep going siz

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi 2 года назад

    Maalmahaan qosol igu disheen

  • @shirehassanqeeylshe4305
    @shirehassanqeeylshe4305 2 года назад +2

    Keep going

  • @muzamil021muzamilsiid8
    @muzamil021muzamilsiid8 2 года назад

    Soo badiya vidowydaan qosolka bdan

  • @ahmadfarxaan5836
    @ahmadfarxaan5836 2 года назад +4

    Shaba lala ceeyrta uu kunastaa
    Kkkk

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 2 года назад +2

    Shaba laala 😂

  • @abdullkadirkhalaf356
    @abdullkadirkhalaf356 2 года назад +1

    Hhhhhh soo dhawaada

  • @salmansuni8210
    @salmansuni8210 2 года назад

    Afsomalikaan cariirika kaala yaabay khabiir
    Shaba laala

  • @mmuusemuuse5266
    @mmuusemuuse5266 2 года назад +1

    Thanks rijaal iyo shabalaasa so funny

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 года назад +1

    Welcome from yaxye hunter

  • @xamadacade3221
    @xamadacade3221 2 года назад

    Shaba lala so badi

  • @ahmedsheekhaweis844
    @ahmedsheekhaweis844 2 года назад +4

    Shabalala and rijaal lagend 😂😂😂😂

  • @CabdiraxmanAxmed-cg7sp
    @CabdiraxmanAxmed-cg7sp 2 месяца назад

    Nooso badiya shalaala wakutaara

  • @zehrabintabalhanda4506
    @zehrabintabalhanda4506 2 года назад +3

    😂😂😂😂😂
    Shaba Laala 😂😂😂

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 года назад +3

    Mashallah

  • @Darwiishmedia1
    @Darwiishmedia1 2 года назад +1

    Shabalaala funny wye 😂😂😂😂😂

  • @zakimaxamuud5706
    @zakimaxamuud5706 2 года назад

    Wn ku wataa wlhi keep gion

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 года назад +3

    Make Henry 😂😂😂😂😂

  • @mohamedyusuf7734
    @mohamedyusuf7734 2 года назад +1

    Shaaballaala funny 😂😂😂

  • @calicabdi646
    @calicabdi646 Год назад

    😂😂😂😂shabalala LEGENDARY

  • @mohamedhassa6349
    @mohamedhassa6349 2 года назад +2

    ilahay amarki waxa wa i haystan 🤣🤣 kalidey isu hauste raga wa ila qaban shaw inanta dhan ku dawakhina se thy xafda ka warn hooyo ka warn aabo ka warn wll ka warn ka dib dhaha maxa hysa hadan ku so.celiya intas usbuc ama malmo iska maqnada hada intas u qora 🤣🤣 ar ha laygu qato wlhi maxa hysa ku gaba gabeya inankasta hasawna markay daasho i dhahda de ANA IS HAYA markasba cabsi wadnuhu i garira 🤭🤭🫀🫀 ilahay amarki kalidey isu haystay 🤣🤣 melaha ay bahji donayso kama waeamo waba ka cabsada ani 🤣

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 2 года назад +1

    Shabalaala

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 2 года назад

    mashaalaah

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 года назад +2

    Keep going sister🙏

  • @ahmedtaatiko30
    @ahmedtaatiko30 2 года назад +1

    Shabalala nin Wax bdn og

  • @adnahaji9806
    @adnahaji9806 2 года назад

    Wlhi blhi dur dur family igu so dhcdy 😂😂😂😂😂😂kulah mksta riwaayada le shegta😂😂😂

  • @hamdiqueen1032
    @hamdiqueen1032 2 года назад

    I am from hantar

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 8 месяцев назад

    😂misajidka caday kuu daadsana 😂😂

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 2 года назад

    Bahja WAN kuwataa 😁

  • @princeguray4551
    @princeguray4551 2 года назад

    Madax dagsi Caadi ahaa tihiin 🔥😁

  • @kiinladanbeautychannel5602
    @kiinladanbeautychannel5602 2 года назад +1

    From yahaye hunter

  • @shuceybgaraar9481
    @shuceybgaraar9481 2 года назад +1

    Dhulka halista eh ma galayo kulhaa😅😅🤣🥰✌

  • @ayaanqaaliofficial9671
    @ayaanqaaliofficial9671 2 года назад

    Kkkk bahjo one love

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 2 года назад

    Shabalaala dhulka xalista ma,aadayo kullaha

  • @adamhazaninhio105
    @adamhazaninhio105 2 года назад +21

    Shaba Laala Jafowgiisa Inta Ka Heshey Like iisara Abayoyo Soo Badi Is Jafowga Rijaal iyo Shaba alala

  • @muscabmaxamed2949
    @muscabmaxamed2949 2 года назад +1

    Shabalala

  • @omararayeomar1645
    @omararayeomar1645 2 года назад +1

    Bahjo walahi waka helay shambala caadiyaa ugu nastaa markaa dawanaayo hhhhh noosoo badu

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 года назад +1

    From shaba Laala

  • @xasanabdalla8613
    @xasanabdalla8613 2 года назад +1

    Masheegee marka 😂😂

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 2 года назад +1

    Bac bacle shabalaala🤣😁

  • @salaadbatista8193
    @salaadbatista8193 2 года назад +1

    Shabalaala 😂😂😂😂

  • @hiiraanmedia5926
    @hiiraanmedia5926 2 года назад +1

    Waan iidin wataa 2 lagned iyo yarista fahiyo

  • @abdimohamed1387
    @abdimohamed1387 2 года назад +1

    Dadkan mar walbo no kan 😂😂❤️

  • @maxamedcabdulahihabiib6729
    @maxamedcabdulahihabiib6729 2 года назад

    Walshey iga yar allow ii xifdi

  • @mohamedabdi297
    @mohamedabdi297 2 года назад +1

    part 4 shabalala rijaal

  • @kiinladanbeautychannel5602
    @kiinladanbeautychannel5602 2 года назад

    From Yahay

  • @user-tw9mw1ly4e
    @user-tw9mw1ly4e 9 месяцев назад

    Shabalala😂

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 2 года назад +1

    Shabalala nookeen marwalpa io rijaal🤣😂

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 года назад +2

    Rijaal dhaqan xumada ha joojiyo naga gaarsii sujuuga uu markaste dhahaa shabalaala waa ka xishoonooyaa Somalinimada ha deeqdo.

  • @ibrahimabdlla7348
    @ibrahimabdlla7348 2 года назад +1

    Wara bahjo nagada 13kan daqiqo oo ciririga ah ee 20daqiqo am 25 cml kaso dhig vedioga oo shabalala iyo Rijaal ad kula jirto plz plz

  • @abdullahialislisuyaka3406
    @abdullahialislisuyaka3406 Год назад

    Mashegee marka 😂😂😂😂😂

  • @abdiali9213
    @abdiali9213 2 года назад +1

    Qoftan quruxley waaya ha lokala kiciyaa iqyaarey gabadha subscribers ka

  • @dunicusub0
    @dunicusub0 2 года назад +2

    Shukaansi wali magaarin ani

  • @ibrahimabdullahi1787
    @ibrahimabdullahi1787 2 года назад +1

    Love u bahjo

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 2 года назад +3

    sister ha cudsi ayaa wata hadalka gala hel adigale nima fahmayo plz margas ayuu fecnanayaan hadal gala sugta rijal warka maba sugaayo shabalaha hadal ha lodayo olz hadai nugu gala wada

  • @khadarmohamett5030
    @khadarmohamett5030 2 года назад +6

    Shaba laala iyo Bahja labo lagend 🥰
    Rijaal 😅

  • @nouradiinabdirahmanmohamed3962
    @nouradiinabdirahmanmohamed3962 2 года назад

    Dhulka halista ma galaayo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanosmanxasgii4500
    @hassanosmanxasgii4500 2 года назад

    Sabalaala qufka kali an ku quslo wye kkk war RUclips Sameer sabscribta wa iga diyaar

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +2

    #Masajidka hortiisa Rumey miyaa kuu daadsanaa,cadayga jileec wlhi.🤣😅😇

  • @CabdiraxmanAxmed-cg7sp
    @CabdiraxmanAxmed-cg7sp 2 месяца назад

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 2 года назад

    From shabalalaa

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 2 года назад

    gabadhan waceywle dhagaweyne miya

  • @MameMoalin-sy1im
    @MameMoalin-sy1im 9 месяцев назад

    😅😅😅😂

  • @mohamedshariifmohamed9892
    @mohamedshariifmohamed9892 2 года назад +1

    😂😂

  • @libanhaybe72
    @libanhaybe72 2 года назад +1

    🤣🤣😂😂

  • @mohaadam8534
    @mohaadam8534 2 года назад +1

    Ninkaan rijal ah war dadka Kama sugayo

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 Год назад

    Hhhhh

  • @queenikraan4692
    @queenikraan4692 2 года назад

    🥰🥰🥰🥰

  • @ugaaskachannel7451
    @ugaaskachannel7451 2 года назад

    Ciyaal suuq ayaa ahay😄😄😄😄😄😄

  • @user-mi8tu9pj5h
    @user-mi8tu9pj5h 9 месяцев назад

    Kkkkkkk

  • @MameMoalin-sy1im
    @MameMoalin-sy1im 9 месяцев назад

    Wasaq aa tahay hada I dhahdo wa so Qubeesana shabalala qosol wlahi😅😊😊

  • @shukrinur7991
    @shukrinur7991 2 года назад

    Hhhhhh