Ahmed Village oo caan ku ahaa makhaayadaha London Iyo Mogadisho oo Gaalkacayo ka hilaacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2023

Комментарии • 229

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 8 месяцев назад +25

    A very humble man. Clever, energetic and determined. God bless you

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 7 месяцев назад +4

    Masha Allah baarakallah Ahmed, walaal Hareri hore u soco oo barnaamijyada ganacsiga ee soomaaliya noo soo badi ❤❤❤

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 7 месяцев назад +2

    Wariyaha iyo sheefaka Ahmed waa Aqaan waa reer UK 🇬🇧 London Masha Allah arigiinu waa ifarxada walaalahaye❤❤❤

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 8 месяцев назад +12

    Axmed village 10 qarax oo xamar ku dhacay ayuu kasoo badbaaday ( mucjiso) waar orodoo sadaqo baxso oo xajkii tag, soo siyaaro xabiib almostafa صلى الله عليه و سلم

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 8 месяцев назад +1

      Wlhi dheh yaa kuu sheegay?

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 8 месяцев назад

      Oo yaa kuusheegay adi?

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 8 месяцев назад

      @@abdusalansaleban7339 isagaa sheegay dee, si fiican u daawada barnaamijka

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 7 месяцев назад +3

    Hareeri soomaali dhab ah arrimaha soomaalida soo gudbiya love it!

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 8 месяцев назад +7

    Reer gaalkacyo waqti badan bay ubaahan yihiin wali in ay la qabsadaan ninkan iyo cunadiisa nin digir iyo yicib cuni jiray buu rabba inuu fish iyo shiribi cunsiiyo oo uu London ka dhigo galkacyo waqti badan ilaa sanadka 2040 laga yaaba inay la qabsadaan Restaurants noocan keep going bro

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 8 месяцев назад +8

    MashAllah..."Ahmed Village" ama
    "Sagaaro Village" Galkacyo waa loobagey.

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 8 месяцев назад +9

    Masha Allah waa sax galofes xiro madama aad toos usoo tabineyso oo calamka laga dawanayo ❤❤🎉🎉😊😊

    • @darishore814
      @darishore814 8 месяцев назад

      Maqaayad iyo cunto karin waxba kama taqaanid gloves mar walba lama xerto anaga restaurant iyo hotel vio ka shaqeno

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 8 месяцев назад +1

      Waar liinta adiguu hakuu tuujin
      Gacmahaga. EE markaad jarto dulsaar qudrada

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 месяцев назад

      @@yusufabdi8747😂😂😂!!

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t 8 месяцев назад +7

    Asc macalqad ha isticmaalo gamahana golobsi ha gashto

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 8 месяцев назад +2

    Masha alaah dad baa igu yiri wuu dhinday masha alaah ilaahay cimri dheer hasiiyo iyo cibaado amiin

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 8 месяцев назад +1

    Maanshaa Allaah waad mahadsantahiin C/salaan harari iyo Axmed village

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 8 месяцев назад +4

    ma sha allah uncle great achievements 👏

  • @fnur8929
    @fnur8929 8 месяцев назад +1

    masha allah horay u soco Axmed Village

  • @abdiganisheikhlabaale3003
    @abdiganisheikhlabaale3003 8 месяцев назад +2

    Maasha Allah waa nin dadaalaya Ahmed village

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 8 месяцев назад +2

    Very creative and professional man.

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 7 месяцев назад +1

    Waa shaqsi fiican Axmed Village.

  • @ambipubg
    @ambipubg 8 месяцев назад +1

    Ahmed jama waxu dalka iyo dad kaba uso qabtay in lagu amaano waaye wa nin dhabar adag runti 👍

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 8 месяцев назад +1

    Waa legend waa national treasure keep going

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 8 месяцев назад +5

    Ninka odaygaa qibrad buu leeyahay ee aan ka fiidaysano waana qof qalbi furan in lala shaqeysto ogol oo reer magaal ah ee yaanan lugaha ku dhegin, qiyaas qof wixii yarkaahaa uu heystay soo xaraashay raba inuu wadankiisii ku noolaado si cadaw tinimo ah naftiisii maalkiisii la baneystay wlhi waa xanuun.

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 7 месяцев назад +1

    Groveste baad ka Hadlaysaan Ninkaan 10 Qarax buu ka badbaado Allaa dilaa Dhintee Axmad waa Nin Dadaal badan.Allaha u Barakeeyo Hana laga faaiideesto Ninkaa waa Legende ❤😊

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 5 месяцев назад

      Haaa xata xaaskisa ku dhimaty qaraxa maqaxudiisa ku dhimaty

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 8 месяцев назад

    Haayee haayee haayee ayaa iyo aad iigu socoto walaakeen Soomaaliyeed masha allh Alle ha ufududeeyo cuntadiisa macaan Allow Muslimiinta oo dhan aduun iyo aakhiro Alle ha ufududeeyo.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 7 месяцев назад

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow gaalkacyo 🎉🎉

  • @munajama4208
    @munajama4208 8 месяцев назад +2

    First like 👍

  • @user-ol2cl8el6x
    @user-ol2cl8el6x 7 месяцев назад

    Mashallah allowww anaga iyo isagaba no ruumme hadaff ka yagaaa inshallah

  • @asmanuura9531
    @asmanuura9531 7 месяцев назад +1

    Maasha allah gacanta allah haku barakeeyo
    Lkn saw ma fiicna inuu xidho gloves

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад +1

    Masha Allah Fish Grill so sweet 🐟

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 8 месяцев назад +1

    Maanshaa Allaah Beautiful hotel Ahmed Village Guuleeyso Wllo💯👌🏾✅✅✅🤴🏾🦁💚🤍💙🤩🥰😍😇😇😇😇😇❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ & HARERI TEAM WELL DONE💯👌🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🇸🇴🇬🇧🇪🇺🙏🏾

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 8 месяцев назад +1

    Maansha allah muwaadin dalkiisa jecel

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 8 месяцев назад +1

    Thank you hereri you are legend

  • @user-ob5wx2vd6e
    @user-ob5wx2vd6e 8 месяцев назад

    Masha alah alah ubarakeyo

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 7 месяцев назад

    Masha alah wof qimo leh

  • @mohamedbilejibril871
    @mohamedbilejibril871 8 месяцев назад +1

    Teamka abdisalam hareri wan idin salamayaa axbaabi
    Walaalkaas somaliyeed waan ku bogaadinayaa sida uu dalkisii hooyo ugu soo noqday ee uu rabo in uu ka faa,iidaysto Dadkisana uga faa,ideeyo Hal Talo baan ku darsanayaa wllkaygaas somaliyeed
    Waxaan odhan lahaa;
    Magaca Maqaayada ama Hudheelka in uu magac Somali ah ka dhigto Bulshadeenu waa somali lagana yaabe in qaarkood akhrin karin ama xifdinkarinba👏✋

  • @abdikarimahmed7623
    @abdikarimahmed7623 8 месяцев назад +1

    Gloves waa muhiim !!
    Nin Dadaalay waaye Alle ha u Barakeeyo.

    • @KM-us2yf
      @KM-us2yf 6 месяцев назад

      Gloveska haddi lugu dhidido cusbo free ah aa ka dharge... qofka in u gacmaha shanbo isaga dhaqa muhim ah marka hore inta kale dab aya dilaya

  • @user-sm4jl6pc4o
    @user-sm4jl6pc4o 8 месяцев назад

    Alle ha barakeeyo ku waa daadaal ku dayasho mudan

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 8 месяцев назад +1

    Ku faanaya reer mudug nin sare hora usoco

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp 7 месяцев назад

    Waa cunto qurux badan laakiin gacamaha wax gasho walal.

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 8 месяцев назад +1

    Ina adeer ahmed the village allaha ku dhowro

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 8 месяцев назад +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Axmed Village.

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 8 месяцев назад +3

    Adeerku waa chef lakiin malqcado (qaado) ha isticmaalo

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 7 месяцев назад

    Masha allh chef horay u soco Wll dadka Galkacyo Ilaahy ha ku duwo in ay wax kaa korsadaaan

  • @jacobbouhofficial
    @jacobbouhofficial 8 месяцев назад +24

    Gloves!!! He needs more advices about how to deal with raw materials ❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 месяцев назад +2

      Haa (WALLAH) !! waan yaabay?professional cook 👩‍🍳 lama odhan karo!! gacmuhu waa meesha Bacteria 🦠 ugu badan tahay!! Malqacado khaas ah, ayaa Cuntada lagu diyariyaa!sidan waxka bedel Boowe💞

    • @Ahmed-yn2jy
      @Ahmed-yn2jy 8 месяцев назад +1

      Cloves ma adiga og inay bacteria lahen,aniga waxan kula talin laha inu gacmaha iska daqo una ka ilaliyo inu tabto sanka iyo meelo kale.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 месяцев назад

      @@Ahmed-yn2jy gacmaha waa godadka BACTERIA-da ugu badani Ku JIRTO!! waa maxay si fiicxn isaga maydh??? SUULIGA syuu ku isticmalaa!!!!! maxaad ku hadli?Cuntadaa uu diyariyey maan cuneen anigu!!!

    • @hanadtheone7634
      @hanadtheone7634 7 месяцев назад

      ​@@shukri114mohammed2 adigiiba Suuliga ayaad gashaa cunada aad karisona waala cunaa ee gacmahaaga dabada kuusan maku taabatid miyaa xaarka malagaa dhaqaa yarey😮

    • @iimanmo7652
      @iimanmo7652 7 месяцев назад +1

      Aniga waxaa ka shaqeeyaa hotel London sheefka galoofis ma xirtaan .
      Laakiin gacmaha way dhaqaan mar walba .
      Cilmi ahaan waxa la ogaaday in faradhaqu uu ku filanyahay dilida jeermiska.waayo ilahey wuxuu ku sameeyay good bacteria oo iska difaaca jeermiska
      Halka qaadooyinka iyo galoofiska ay u baahanyihiin Saabuun iyo biyo kulul si jeermiska looga dilo

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 8 месяцев назад

    Mashallah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 8 месяцев назад

    Masha allah

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 8 месяцев назад +7

    Masha aalah lkn xaga nadafada kagu dadalan gacanta bixidka gloves ha gashato insha alah

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 8 месяцев назад

      Adigu markaad xaafadiina.cuntada.ukarinaysid.goloves ma xidhataa?😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @bagamudodhargan6441
      @bagamudodhargan6441 8 месяцев назад +1

      Kan gurigaga ma ahan dad lacag la baxaayo baad wax u karineesa.

  • @KayArna-su9hl
    @KayArna-su9hl 8 месяцев назад +1

    Axmed Village is a Legend

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 8 месяцев назад

    Mashallh

  • @zinaqurux
    @zinaqurux 8 месяцев назад

    Mashallha tabarka allha cuno macan wan sosocda form London ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋

  • @cabdulaahisuldaan
    @cabdulaahisuldaan 7 месяцев назад +1

    Haye haye haye haye kkkkkkkkk hareeri serabtaa niyo

  • @dalsanmedia1247
    @dalsanmedia1247 8 месяцев назад +2

    Meeshaa hoogtay ee caruurta lagu qasho uma qalanto inmaga ceeda lasoo qaado inlataga ba dayee

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 8 месяцев назад +3

    Ahmed village 🎉 fadlan isticmaal bacda gacmaha ee cuntada loo isticmalo ama.qaando bixinta cuntada madama adan cunayn cunada ood qof kale siinayso

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 8 месяцев назад

    Cuntadu waa qurux badan tahay blse cloves ka dhiman

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 месяцев назад +3

    Salaam Alaykuma masha Allaha Allaha Yabaarika somaliland garhaan hargisa nooga fur xarun🎉🎉😊

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 8 месяцев назад +4

    Gloves gasho Chef Ahmed.

    • @user-by2ll9bz6f
      @user-by2ll9bz6f 8 месяцев назад +1

      Galofisba hadi ad ka hadkaysid gaajoba kuma hayso

  • @engahmedhajifarascade5046
    @engahmedhajifarascade5046 8 месяцев назад +1

    M.nsha allah lkn adeer gloves 🧤 gisho adeeer ...shaqadda nh allah ku barakeeyo

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 8 месяцев назад

    Waaaaaw

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 8 месяцев назад +1

    Cabdi salaam Herero warar farxad leh buu soo gudbiyaa halka wariyaasha Soomaliyeed ee kale qabyaalad iyo dagaal ka sheekeeyaan

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 8 месяцев назад

    Hareeri halkaa kawad❤❤

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤😊

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 месяцев назад

    M.a nin hal abuur leh ilahay ha u fududeyee😊🎉❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 месяцев назад

    Walaaloow waa in la istoosiyo wixii qalada la isku sheego Gacmaha bacda galoofalkaa gasho dhinaca caafimaadka iyo dhinaca myugaalka oo meelo badan gaaraya iyo iyodhalinyarada oo kugu dayanaya

  • @somaliyuotubecaraye8141
    @somaliyuotubecaraye8141 7 месяцев назад

    Lorshiplane woodgreen ey eheed meeshi ugu horeyseyaxmed

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye 8 месяцев назад +2

    Hereri my model

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +2

    🥺🥺.🥺 . ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @dekomohamed5868
      @dekomohamed5868 8 месяцев назад +1

      Allah ha kucaafiyo hakaquusan naxariista allah

    • @user-sv7ws4dr5t
      @user-sv7ws4dr5t 8 месяцев назад +1

      saliga nabiga badi wll scw❤

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 месяцев назад +2

    Runtii ninkani wuu dedaalay
    Wax badan buu sameeyey oo wadanka kusoo kordhiyey
    Shaahyahan Tea ku dar, waa macaane

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 8 месяцев назад +2

    Axmed village qarax badan ilaahaa ka badbaadiyey hadana wakaas rageeda

  • @safiahussein7181
    @safiahussein7181 8 месяцев назад

    Gaalkacyo ❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 8 месяцев назад

    Haaye haaye

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 7 месяцев назад

    Qof kook fiican aa tahay anigana kuuk aan ahay waxaan kugu saa iidinayaa gacmaha gasho gowaynti ama kiis ka qafiifka and ee gacmaha la gashto si gacmahaaga iyo cuntaad sameyneyso ey ey kaaga gaarin gacantaada wasaq hadey tahay ama salaamada kistamarkaaga raali na iga ahow sxb ku jcl

  • @ayubomar1927
    @ayubomar1927 8 месяцев назад

    War gacmaha bac gasho

  • @bagamudodhargan6441
    @bagamudodhargan6441 8 месяцев назад +1

    *Hormar wacan lkn fadlan gloves xero gacmaha ka daay nadafada ku dadaaal.*

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 8 месяцев назад

    Ummada Galoofis ka xidho Adeer Ahmedow - Sida Kale macalin baad tahay

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 8 месяцев назад

    Glovs waa muhiim nadaafada ayaa ku jirta

  • @user-pi5zh5cs4r
    @user-pi5zh5cs4r 7 месяцев назад

    Abdisalaamow saaxiib waxaa wacnaan lahayd inaadan kasoo duubin kuugga oo cuntada farihiisa oo aan bac xirnayn ku taabanaaya! Anigu kolley wxoogaa waan ka niyad xumaaday.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 8 месяцев назад +4

    Maasha ALLAAH. Laakiin gloves ma xidhna sababtaasaan unacay meelaha wax lagacuno. Islaan meherad ku haysatay Hargaysa 2014kii ayaan filayaa ayaan ku idhi cuntada haygu soo qaadin farahee fargayto iwm iigu soo qaad saanbuuse ayanan ka iibsanayey way igu xanaaqday ciidaas ka badan inta meelood ee aan isaga tagay laakiin col kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hafiyaan. Faya-dhawrku waa muhiim

    • @jiho1960
      @jiho1960 7 месяцев назад

      😢 aad iyo aad!!! Gacmo-gashigu waa muhiim.

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 7 месяцев назад

    Maag gamcaha gashatid Bac ama galafis

  • @idilhaji5787
    @idilhaji5787 3 месяца назад

    The food looks nice. He should be wearing gloves.

  • @alleaamin3427
    @alleaamin3427 8 месяцев назад +7

    ninkaas gloves waa inuu gashtaa si loo ilaaliyo nadaafadda cuntada.

    • @abwaantuulane1558
      @abwaantuulane1558 8 месяцев назад

      Aad iyo aad mar hadaad bulsho wax ka iibinayso waa in aa ilaalisaa nadaafada

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 8 месяцев назад +1

      99% somali restaurants waa sidaas iyo waliba ka xun hadaad ugu gasho kitchenka,kuwa qurbaha, dalkiina iskaba daa

    • @user-vs2ku8mi1f
      @user-vs2ku8mi1f 8 месяцев назад

      Niow ninka Ka dhamaada haydinka shaqeystee miyeynaan Somali ahayn Biyaha Baliyadeynu cabnaa Waxna inama helaan

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 8 месяцев назад

      @@user-vs2ku8mi1f fardowsa waa runtaa🤣

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 8 месяцев назад

    Ninkan Waa Nin Wngsan Oo Skills Leh Lakiin Waa Dadka Farmajism ka Qaba Cudurka Dadkaas Hayaan Ku Sheegayaaye Sidaad Islaam u Wada Tihiin Ee Aad Aduunka Uga Wada Hadlaysan Ayuunbay Farmaajo Caabudayaan Issgana U Tukanayaan Sidii Allah Oo Kale Waana Labo Qolo Kuwo Ay Isku Reer Yihiin Sida Kan Ku Tasbiixsanaya Magaciisa Iyo Kuwo Darbi Jiif Ah Tolkoodna Dayro Ka Ah Sida Cali Yare Cali Xundubay

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 8 месяцев назад

    Gacmaha ku qabatay Cabsi cabsi

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 8 месяцев назад +1

    Bring your business to Hargeisa Somaliland, i have been to his restaurant in London

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 месяцев назад +1

    Shaqo fiican waa geesi ninkaasi

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 8 месяцев назад

    Guryaha soomaalida iyo maqaayadaha farkeetada iyo in qaado wax lagu qabto maba yaqaaniin waxaan arkay marti qaad iyadoo hilibka gacanta ku saarayo bariiska caanaha wey dhadhaminayaan kadibna dib ayey ugu celinayaan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 месяцев назад

    Barnaamij wanagsan oo la jecel yahay ayaad haysaa Ha siideyn Mr. Hereri

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @toreyetheservant1437
    @toreyetheservant1437 8 месяцев назад +12

    Ala somali iman la’an nooga bax bay meel kasta ku waleen
    Allaha ku guuleeye ninkaa odagaa 😅

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 8 месяцев назад +1

    Cuntada faraha haku walaaqin adeer gloves xidho.

  • @mohameddahirhassangeedi8094
    @mohameddahirhassangeedi8094 8 месяцев назад +4

    Saladka miiskay uga tagaan😂😂

    • @SOMMEDIA-77
      @SOMMEDIA-77 8 месяцев назад +1

      😂😂

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa 8 месяцев назад

      reer xamar koley kama wado 😂 😂

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 8 месяцев назад

    haree riyaw wariye bar naamij kiisa lajeclyahay

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 8 месяцев назад +1

    Hand Gloves isticmaal haaye haaye 😂

  • @Somali12222
    @Somali12222 8 месяцев назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 месяцев назад

    Gamaca waxa ka xidhoo galevos

  • @Victory20246
    @Victory20246 7 месяцев назад

    Village hotel 1991 bosaaso kaga dhisay magac kaleeto inaa keentid aa fiicnaan laheed ,jaqo fiican aa qabatay

  • @user-rk9hc8yd2n
    @user-rk9hc8yd2n 8 месяцев назад

    hi

  • @serventofallah97
    @serventofallah97 8 месяцев назад

    Hareeri waxaan kugula talina inaat kanaal tv waraka ah sameeyso kaas oo run kaliyah lugu tabinaayo

  • @saedguray43
    @saedguray43 8 месяцев назад +2

    Gloves waa inuu gashtaa ninkn dadka wx ka iibinya

  • @fadumoyasin1335
    @fadumoyasin1335 8 месяцев назад

    Xagey kaga talaa galkacio meshan

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 7 месяцев назад

    Ninkaan waa nin macquul ah, lkn xamar meel maahan

  • @gridelock
    @gridelock 7 месяцев назад +1

    Although i love the concept of the village, but the luck of hygiene will get people sick raw fish to handling salads.