Habeenka Arooska | Short Film

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июл 2023
  • Habeenka Arooska | Short Film
    #bilemedia #biletv
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 733

  • @Chuunde
    @Chuunde Год назад +269

    Dadka dhahaayo I can’t wait maxaa ka qaldan 🙄 war waxan waa short flim sidaan ayuuna ku dhamaaday 😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +6

      Wlhi shb anigaba wxa islaha Trailer film soosocda ayuu ahaa mabaa fiirin meesha ay ku qorneyd short film 😂😂😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Год назад +6

      😂😂😂😂 maxaad nagaga cadeynaysa
      i cant wait wll maba naqaan micnaheeda wa iska qorna video walpo aa aragno naguqaado mrkaa😂😂

    • @Chuunde
      @Chuunde Год назад

      @@Khaalidcade01 wa iga qoslisay wlahi😂😂

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Год назад

      @@sHimaaLi_x1😂😂😂

    • @hamdikasim
      @hamdikasim Год назад

      😂😂😂

  • @kifahmohamed
    @kifahmohamed Год назад +111

    Kan haduu taxane ahaan lahaa wuu gadmi lahaa wlhi😂😊😊

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Год назад +28

    Dhacdoyin Noocaano kale ah wey dhacdaa Wlhi Qofka Raga ah Wx bdn wuu Tanaasullaaa waana la dhaawaca Balse dumarow Blz Sharaftiina ilaashada qof ad is jeclaten ama qof ad jeclatay ama Wxyaabo kale Darteed Ha’ugu ciyaarina Sharaftiina iyo Tan waalidkiina 😢😢😢😢😢😢

  • @hassanabdi4586
    @hassanabdi4586 Год назад +38

    Hadi ada qofkale cabtiisa astuurto adigan Rabi tada Wu astuuri☝️

    • @kamalGemer1
      @kamalGemer1 3 месяца назад

      That's really

    • @ahmedarnold9836
      @ahmedarnold9836 Месяц назад +1

      Sanadkaan gabar iyo waxaas maba jirtaa filaa nin iyo naagtiis lee yaaba gabar qiimeenaya

  • @Abshir-Ahmed
    @Abshir-Ahmed Год назад +21

    A brave look at a topic that no one in the community wanted to talk about.

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Год назад +12

    Gabdha acting keda another level wye 😮masha Allah barteda bay dhigtay

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад +144

    illahow habeenka Arooskeyg dhibtaano kleh iga ilaali farxaad aan ku dhamysto bisha Malabka inshallah 😂😂❤️

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 Год назад +24

    Wooow What a talented Bile media is so amazing mshallh welldone 🎉❤

  • @nesara4047
    @nesara4047 Год назад +129

    Please do English subtitles Insha Allah 🙏🏽 I luv your channel and your culture 🌟💖🌟 but I don’t know the language good. I’m mixed with Russian and Jamaican. I have a Somali friend. You people are so beautiful 🎉

  • @user-vg2xm2uv5y
    @user-vg2xm2uv5y Год назад +51

    Filimku waxa uu ka hadlayaa xalada gabdhaha somaliyed ku sugan yihiin 😢

    • @LiNa-jr4ty
      @LiNa-jr4ty Год назад +5

      Not all

    • @SabarinSalad-zo3ns
      @SabarinSalad-zo3ns Год назад +2

      @@LiNa-jr4ty sx wye iyaga dhan maaha byo

    • @foosfaraxmohmed1184
      @foosfaraxmohmed1184 Год назад

      Haa😭🥺

    • @Maanka2024
      @Maanka2024 3 месяца назад

      95% sidaas weeyaaan wxana u sabaaba walidka oo aan gabdhaha ilaalin kana warqabin ​@@LiNa-jr4ty

  • @sumayotahliil2295
    @sumayotahliil2295 Год назад +22

    Jah😢 nin aso ku taaban meherka hormarinaayo 😅 waalagu duceesta😂 lkn way qiyaantay no more gabar 🙀🙈🙉

  • @salmaabdimoha4511
    @salmaabdimoha4511 Год назад +29

    It was really amazing mashallah ❤

  • @ayanadan7832
    @ayanadan7832 Год назад +26

    Axxxxx wlhy dis happens in real life nowadays mostly,Ilaahow gabdaheena astur meel walbo aa jogno😭🥺But its better to tell someone before marriage😳

    • @MI-ye6jt
      @MI-ye6jt Год назад +2

      Wilasha qaladka leeh intey gabdhaha jaceyl kuberan kufsadan ey kubodan ilahey eber haka dhige 😢

    • @ramloxuseen7621
      @ramloxuseen7621 Год назад +2

      Amiin yarbi 😢😢😢

    • @Maanka2024
      @Maanka2024 3 месяца назад

      ​@@MI-ye6jt😂😂😂😂😂 beenta jooojiya 95% shuubooyin ayaa tihiine bahal aa ku soo baashaasheeen oo gaal iyo Muslim ba uu soo cunay ayaa la imaanaysaan uuuuuf

  • @cumarhonest4028
    @cumarhonest4028 Месяц назад +4

    Ilhaaaw gabar islameet mataaban ilahow tayda yaa lataaban 😭🤲

  • @mabrukadaaud1434
    @mabrukadaaud1434 Год назад +5

    Can't wait ayaa hor carartay dadkan 😂😂 wuxu waa short filim haja

  • @ilwaadindhadeeqa3718
    @ilwaadindhadeeqa3718 Год назад +29

    Maasha allaah gabadhan Acting keeda caadi maahn wana gaabr qurux badn alle ha dhaafo ❤

  • @axmanna14
    @axmanna14 Год назад +16

    Shaqo wanaagsan Director Feysal Bile

  • @shugri_7773
    @shugri_7773 Год назад +4

    Other level 💯 ❤ wow amazing keep going @ bile media ❤😊

  • @maxamedsaleeban725
    @maxamedsaleeban725 Год назад +26

    Ninka raga ah waaka ilaliya sharfta xaskiisa 😢

  • @mariegreenlife
    @mariegreenlife Год назад +24

    Cinematography is amazing and professional. The whole team who worked on this did such an brilliant job. Well done everyone and I look forward to the upcoming innovative and interesting projects. ☺️👏💫

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Год назад +56

    Sheekadaan aan dhaqanka soomaaliyeed iyo diinteena islaamkaa aanba meelkasoo galin maad nookeenteen 😢 waxa aad faafinaysaan waa danbi Subxaanallah😔

    • @THEWATCHER-zi1bw
      @THEWATCHER-zi1bw Год назад +6

      Kuwan waa garacyadii loogu talagalay in umada islaamka laguburburiyo yahuuda ayana karambaysa

    • @SaredoAyan
      @SaredoAyan Год назад +10

      Dad bdn ooy sidn ku dhacda jirto mxa

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Год назад +3

      @SaredoAyan waxaas majiraan waa filimada hindiya iyo gaalada dhabta ah lakiin quf muslimaa Malagasy yaabo inoo qofdilo kama hadlaayo in lagufsaday iyo qiyaamada kale laakiin dhimashada soomaliya makajirto walaa Allah ha noo danbi dhaafa dhamaanteenbo

    • @simanppedaadax8033
      @simanppedaadax8033 Год назад +3

      Bakh bakh nin walan buu War gala wlal😂

    • @SaredoAyan
      @SaredoAyan Год назад +1

      @@Mohamed_Qadar ana wxn ka hadlayy qiyamada wll dil ilahyba ma banyne

  • @Ayanyusuf-mh8nm
    @Ayanyusuf-mh8nm Год назад +15

    I Can't wait wlhi I'm ready ❤😂😊MUSASALADA BILE TV WAX DHAAMA LA WAA ❤❤❤❤❤😂

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 Год назад +5

      waxa diyar uu tyha musalsal mhn waa short film hahah

    • @Uus998
      @Uus998 11 месяцев назад +1

      @@efoot-ball845😂😂😂 I’m dead I can’t wait ordeyso maxaa waye

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 11 месяцев назад

      @@Uus998 🤣🤣🔥bala maxad isoo xasus comments kan anba malinta arkay kaliga iska qosal

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Год назад +14

    Wow amazing can't wait❤😂

    • @Chuunde
      @Chuunde Год назад +6

      I can’t wait kulaha sharafey waxan waa short flim ee ma aha flim lasoo sii deyn rabo trailer-kiisa sidaan ayuuna ku dhamaaday😂

    • @jaceelowyare5926
      @jaceelowyare5926 Год назад

      ​@@Chuunde😂😂😂😂😂farax dhig tooshka aad dadka kadawo wado

    • @SalmaSiman-lz9wc
      @SalmaSiman-lz9wc Год назад

      ​@@Chuundeaniba taas waa ogahay yaaah qof aan wax ogeen ha iga dhigin🙄😅

    • @SamsamIsmacil
      @SamsamIsmacil 5 месяцев назад

      Hgrew22211
      L9u. ,!>])
      .

  • @faduma2206
    @faduma2206 Год назад +19

    The ending was cliche but the short film had allot of potential to become a movie or series. There’s not a lot of somali films out here in the internet and I gotta say this short film was superb and representation of 🇸🇴💜 applause to the actors 👏

  • @Ishaa__Abdallah
    @Ishaa__Abdallah Год назад +9

    Omg I can't wait 😂❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +5

      Wxa kaqldan titelka miyadaan aqriin Short film baa kuqoraan saas buuna ku dhmaday ee maha film laaso waado whattt 😂😂😂

    • @hamdahayat204
      @hamdahayat204 Год назад +2

      ​@@sHimaaLi_x1wllhy anba wn qozleyyy dadka wna yaabanaa short filim ladhahyo I can't wait😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      @@hamdahayat204 indhahy la’yihiin micnha 😂😂

  • @zakariajama4497
    @zakariajama4497 Год назад +5

    Waaw amezing part two ka sugynaaa❤❤❤

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 Год назад

      Waa dhamaaday part two majiro Short film waaye walal aqri

  • @zamzamcarapo4466
    @zamzamcarapo4466 Год назад +8

    Wooow amazing i can’t wait filimkaan 😂😭😩🫶🏿

    • @Aveed__1
      @Aveed__1 Год назад +2

      Short film wye wa un intaas

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 Год назад

      Kkk Waa dhamaaday short film saas oow ku bilaawaday waana dhamaaday

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Год назад +3

    Bile Tv in ay taxane ka dhigaan umalaynaa maxa waye dadkan "I can't wait soo qorayo"

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Год назад +29

    Gabadhan waaba atariisho Dhab ah waaba kahelay qaab jaliinkeeda❤❤

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 Год назад +2

      Haa waba atarisho iyada iyo wilka jaceylkeda ku jila iyo team kale baa short flims sameeya

  • @umuthuraya-nv4tk
    @umuthuraya-nv4tk Год назад +16

    Hada kahor ano 15 jir ah a wiil xariir jacel nadhaxmaray waxana dhacday in wax nadhaxmaran meshasna gabar nimadeda kulunto ani iyo wiilkina xirirkena dhamado,kadib wax barashadeda iska watay ila dugsigeyga sare dhamesto,marka 20 jirsaday o an jamacad bilaway aa wiil xarir saxibnimo nadhaxmaray coz xirirkeygi hore sidi u uburburay xariir kle masamen qalbigeygana dhaqsi maka go’in ugu danbenti wilkan an is baranay mudo badan saxibo ahen kadib xariir isku badalay wax walba o iso marayna kama qarin wuna iso dhaweyay alx hada 4 sana wada jogna rer qurux badan awlad qurux badan alx

    • @4429
      @4429 Год назад +3

      masha allah walal,❤
      beenta wax fiican maaha dumar badan oo ka ganbanaya runta baa jira

    • @user-lw2ru3jt9f
      @user-lw2ru3jt9f 11 месяцев назад +1

      M.a alxd allha xiriirkìina adkeeyo mcn badan ninkii gawar denbi ka galo wey ka goan thy goor un😢

    • @umuthuraya-nv4tk
      @umuthuraya-nv4tk 11 месяцев назад

      @@user-lw2ru3jt9f Amin wll

    • @user-ir9mn8eg8s
      @user-ir9mn8eg8s 2 месяца назад

      Rrfffghh

    • @user-ir9mn8eg8s
      @user-ir9mn8eg8s 2 месяца назад

      Nbggggggyyhhuujjjjjjjiijjjjjiiuuuuuuu

  • @user-xr1nc1dp4m
    @user-xr1nc1dp4m Месяц назад +1

    Machaallah habeen lamida habenada wan gursodona incha allah...

  • @meenamoh6084
    @meenamoh6084 9 месяцев назад +2

    The girl’s acting is so good 😮❤

  • @user-qp4us1wb8d
    @user-qp4us1wb8d Год назад

    Wow amazing 😮❤️‍🔥

  • @mudugbila3126
    @mudugbila3126 Год назад +4

    I was not expecting that😂

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey Год назад +2

    Subanallah yahuu dumarka qaar nolol maba istahilaan ,nin ajaanib eh mxaa looo aada mrka hore amar aya ku dacay wllhi dadka wxaan ilaheey ku imtixaamo Subanallah yahuu .

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 Год назад +24

    Wardadka dhahaya waa maxay i can't wait 😅😅😢 waxan waa short film😂😂

  • @AbdalleBeer-Hooyo
    @AbdalleBeer-Hooyo Год назад +5

    Waa qisooyin Caalamkoo dhan ka jira

  • @mohamedmhad2654
    @mohamedmhad2654 Год назад +2

    Can't wait

    • @user-yk2lt5om3w
      @user-yk2lt5om3w Год назад

      Short film 🎥 wye wuna dhamaday maha musalsal wa short film 🎥 😂

  • @hal.abuuredaacaddaahir3789
    @hal.abuuredaacaddaahir3789 Год назад +22

    😂😂😂 dadka qaybta kale sugaya ma waalan yihiin 😂😂
    Waa short film kor baa la ininkugu sheegay wax fahma 😂😂

  • @malyuunismailshukow7787
    @malyuunismailshukow7787 Год назад +10

    Inaalilahi wa Inaalilayhi rajucuun maxaa waye qalbi xanuunkaan 😢😢

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 Год назад +38

    Yaarab sharaftayda ilaali qofna hanagu sababin 😢😢😢😢😢

    • @ahmedbashirjama-vo7zx
      @ahmedbashirjama-vo7zx Год назад +3

      Aamin sharafey alle kuma ceebeeeyo,igamana ikaa ceebeeyo

    • @xurmaysan6655
      @xurmaysan6655 10 месяцев назад

      @@ahmedbashirjama-vo7zx thanks wllo

    • @d.rhasaabkhairy1784
      @d.rhasaabkhairy1784 9 месяцев назад +1

      Aad isaga taxadar ninka guurka rabo iyo ninka isi isaar rabo waalayaqaanaa caqligaada kala hooso

  • @ahmednuurmohamuud-xn6lw
    @ahmednuurmohamuud-xn6lw Год назад

    Yaa laa aamina waaye saana alaays amiinin aa so socoto

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 Год назад +1

    midida i ay dhiig lahato ahyd sida kale 1000\100 best filim

    • @bishaaroali7219
      @bishaaroali7219 2 месяца назад

      Way lahayd way madowdahay saas ayana loo arkayn

  • @AaLa402
    @AaLa402 Год назад +38

    Inta ila sugaysa filimkan ☝🏻😂

  • @SamiiroAadan-co6dr
    @SamiiroAadan-co6dr Год назад +11

    Ilahow habenka aroskega nabad igu gaarsii😅😂

    • @4429
      @4429 Год назад

      ani xita amiin inan waqti qatan rabaa😂😂

    • @qweenofrespect182
      @qweenofrespect182 9 месяцев назад +2

      Amin ani nh xiita wx Bdn brn rba

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 9 месяцев назад

      Aamiin

  • @Is_Sheverthing
    @Is_Sheverthing Год назад +2

    Ohhh my film 😂😂😂😂

  • @malikataxzaz3314
    @malikataxzaz3314 Год назад +2

    Wow 😲 film iga dheh 😢

  • @abdirahmandagaal7959
    @abdirahmandagaal7959 Год назад +6

    Woow!!! Cajiib weeye sida loo doobay
    Waxaad arkaysaaah in dadka duubaya iyo kuwa matalayaba xirfadooda leeyihin
    Gancanta alle hakuu barakeeyo 🎉 qofka waxaa quruxda badan noo so gudbiyay😊

  • @dekoshire6542
    @dekoshire6542 Год назад +2

    I can’t wait this movie 😢

  • @paitekmostaphino6378
    @paitekmostaphino6378 Год назад +1

    Wow 🎉

  • @xamdaosman7005
    @xamdaosman7005 Год назад

    Soo badiyaH😢😂

  • @sisteryusra7832
    @sisteryusra7832 Год назад +2

    We need transulation please🙏

  • @mandekmanka
    @mandekmanka Год назад +210

    Heee hbynka aroska Maxa dhacoyo is jugeees lee mahinooo🏃‍♀️😂😂😂😂😂😂

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад +6

      Adi Wali wax ma aragtay haben ka aroska😂😂😂

    • @maxamadaaminfaaahin6765
      @maxamadaaminfaaahin6765 Год назад +2

      Qof naga cilmi badan 😂😂 cashirkaas baad naga hortaqaana

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад +1

      @@maxamadaaminfaaahin6765 sow maaha hanoshegto waxa dhaca habeenkas 😂😂

    • @meel903
      @meel903 Год назад +2

      Maya waa laysi salaamaa🤝🤝

    • @barwaqo9385
      @barwaqo9385 Год назад

      😂iga amus mid ma tihid😊

  • @Minzakni
    @Minzakni Год назад +3

    Ha aaminin ooyin dumar😢 iyo doola cadeen rag😂 labaduba waa kuwo dhaqsi isku badala😊

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 7 месяцев назад +1

    Amazing,joyful, emotional,full of lessons ...prolong the scene ....next episode

  • @Tradingfreak611
    @Tradingfreak611 Год назад +6

    Here we go again ❤

  • @gemmeg2761
    @gemmeg2761 Год назад +3

    hell no ! One thing i can assure you is that nothing other than sleeping is happening on a wedding night

  • @Nugaal125
    @Nugaal125 Год назад +2

    Ani iyo adi besaaa isu soo harney .aaaaaa
    Cabsi cabsi
    Waa😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😭 hayhaate ka tahay waa joogi karaa leee ma aroosayi😭😭😫😫😫

  • @hakeem2297
    @hakeem2297 Год назад

    The best decision ayu qaatay waayo gabadhi wax ma qariso iga gadan filmku

  • @Sucdiiina
    @Sucdiiina Год назад +19

    Bikradeda mxa ka galay ninka wayo inanta hada mey dhalan nolol bey somartay xalada kala duwan bey somartay waxa maha in wax weyn laga dhigto kaliya marka gursato ayu xaq ku leyhay hadi zineysato iyo hadikle iyada iyo ilaheda weyan😢

    • @zakarieahmedmohamud1973
      @zakarieahmedmohamud1973 Год назад +9

      dhaqankaka kuma jirto taas diintada sido kale maxi ka gali wayey hadii åd so raxeystay oo åd waxaad rabtit so sameysy maad marka hore ee dhahdo gabar ma hihi teda kale inta lagu guursan ka hor sino weee banantahay ma ahoo aduunka qof xor ah ma jiro anaga dhan adoomo ilahey aan nahay ilaaheyna waxaa uu noo sameyey line aan la dhaafi karin

    • @abdidhuux9225
      @abdidhuux9225 Год назад +6

      Shekoy ku nacay. Xalada kala duwan baad so martaye igu so qaldan

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Год назад +3

      Hhhhhhhhh kkkkkk yaab cimrigaaga oo raaga geel dhalayana wuu ku tusaa qofka muslimka ah sinadu waa ka xaaram sister 😡

    • @Sucdiiina
      @Sucdiiina Год назад +3

      Sina kaliya maha kufsi bey la kulmi kartaa gabadha ma qasabbaa iney ka walwasho gurkeeda gabadha xubinteda iyada leh adigu lama lihid hady sineysatana iyada danbi gashay dee adigu nolosheda danba ledahay marka cadi iska dhiga😡😁

    • @Hafsahubi
      @Hafsahubi Год назад +2

      Waa runtaa anaa dhagaystay sheikh leh ninku xaq uguma laha inay u sheegto gabadhu inay gabar tahay iyo inkle balse qurux ahaan waxaa fiican inaad qofkle kle xaqiiqdaada la wadaagtid

  • @user-fo8gq2yb9j
    @user-fo8gq2yb9j 9 месяцев назад +10

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲

  • @simanppedaadax8033
    @simanppedaadax8033 Год назад

    Wwwww inaba caadi maaaha wllhi labo qayaano
    Horaa looyiri God ha qodin hadaa qodana hadhereen ku dhici tontidaa lama ogee😢
    Inaba caadi maha💔😢😂

  • @prettyygril6070
    @prettyygril6070 Год назад +1

    Acuudu billaah wxaan ma film baa waa ceebeee

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 5 месяцев назад

    Omg. Aniga bo Cabsadey Wlhi. Lakin Maxa dacay ❤

  • @medabdillahiali809
    @medabdillahiali809 Месяц назад +1

    ✨️👍Waa wacyigalin wanagsan , Ilaahayna horay ayu u yidhi :
    ✨️الطيبات للطيبين والطيبون للطيبات!!!✨️
    ✨️Somaliduna waxay ku maahmahday "Ninba dhiilku dhigta loogu caana maala"✨️👍

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 6 месяцев назад +2

    first wan yaabay the end wan Naxay that is All😂😂😂

  • @user-bb4sv4bt8l
    @user-bb4sv4bt8l Год назад

    Ahla yaa filim

  • @HooyoQaali-lg2ot
    @HooyoQaali-lg2ot Год назад +5

    ayy war gabadhan wa iska jeclaaday hala ii doono ❤😢

    • @hafsaisse6476
      @hafsaisse6476 Год назад +1

      Hooyo qaali mxad ku sameyneysa gabadha 😂😂

    • @amranali6867
      @amranali6867 Год назад

      ​@@hafsaisse6476😂😂😂fashil bdnidah 😂isma oga inu Gmail kle isticmalooyo😂😂😂 wlhi wan qoslay

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 5 месяцев назад

      ​@@hafsaisse6476tan neh maidhineed😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Quruxsan-ut9qb
    @Quruxsan-ut9qb Год назад +2

    Alla Bisinka war wuxu muxuu ahaa😮😮

  • @user-tl9ds4ju6o
    @user-tl9ds4ju6o Год назад

    jiliin aaad u fiican

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Год назад

    Blz qeebta kale Waa naga soo daahiseen

  • @farhanahmed6135
    @farhanahmed6135 Год назад +4

    Its so sad wlhi 😢 hbnka aroska farxd ba sugeene

  • @adnachannel017
    @adnachannel017 Год назад +5

    God ha qoodiyin hadaad qoodanh had dheeriyin inaad ku dhacadanh maa ogiyide 😂😢

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h Месяц назад

    Cajiib dheh gabadha Io laadarka jiliinkooda waa khatar

  • @user-xc4vw5ng4e
    @user-xc4vw5ng4e Год назад +1

    War waxan film Wu dhafaye 😊🎉

  • @-rami720
    @-rami720 Год назад

    I can't wait 😂😂😂

  • @mutasdheman9894
    @mutasdheman9894 Год назад

    Soo badiya oo soo dherya pilz 😢

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056

    Mashaa allah hambalyo

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 Год назад

    bas miyaaa wah

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Год назад +2

    Bile tv waxaad fursad fiican siisen dhalin yaradan oo aan aad loo aqoon saneen hab jilliinkooduna uu heer sare yahay.

  • @MaxamedAamin-bl5cx
    @MaxamedAamin-bl5cx Год назад +1

    Filim waa mid qosol badan 😂😂😂

  • @ruuzacadey9393
    @ruuzacadey9393 Год назад

    Best filim wlhi

  • @zahraosmanaali7721
    @zahraosmanaali7721 Год назад +1

    Flimkan topic muhiim waye ee musalsal ka sameya intan kliya haka dhigina @Bile tv

  • @bushrabotaan-ee1py
    @bushrabotaan-ee1py 11 месяцев назад

    Dhilaakudhashay❤❤🎉🎉🎉

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 9 месяцев назад

    yah maha dhaco hawenka aroska ..😮..ani....🙆‍♀️🏃‍♀️😊

  • @Ahmedsuudi02-li5kr
    @Ahmedsuudi02-li5kr Год назад

    Pls filim noga dhiga xita bil ka bil no so daaya wlhi dadbadan wx barãn lahayen 😢😢😊

  • @ridwanabdi4546
    @ridwanabdi4546 Год назад +6

    Short film weye dadka series ayey uqabn😂😂

  • @MohamedAmin-ix8wb
    @MohamedAmin-ix8wb Месяц назад +1

    Niinka marka lashaykaysanaysid ee hotel tagtaan sharab uu dalbo haka cabin sbbto ah bilu kiniin kuguso daray hablo sharaftina ilashada marka hore nina ku qadan maayo hada wax xun samayso😢😢😢

  • @nimaibrahim1009
    @nimaibrahim1009 11 месяцев назад

    Mashallah ♥️♥️😭

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 Год назад +1

    Hada ma waxaad leedihiin gabdha haday hortaa la canno iska heyso waa ceebe gabdha unax taas waa iska waan qaatay aniga gabar kasta oo qurux badan waa walaashay guuleyso

  • @ESMA_upThi
    @ESMA_upThi Год назад +4

    Lucky internatial beyy noqotayy markaan😂😂😂

  • @abdallaakwac7356
    @abdallaakwac7356 Год назад +11

    Sheekadi Tiktok Clip yadii leeba Film nooga dhigteen bee Bile Media intee noo wadan 😂😂😂

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 Год назад

      hahaha waa ka yabtay miyaa

    • @otte_08
      @otte_08 Год назад +2

      ma sheege mrka mesha puplic wye😅

  • @suaadoisse613
    @suaadoisse613 Год назад

    Waa filim xiiso leh

  • @Abdullahiosman-zb5tr
    @Abdullahiosman-zb5tr Год назад +5

    Dhulka hala aado hee is jabsada 😊❤😂

  • @user-mc2ms9bf4s
    @user-mc2ms9bf4s Год назад

    Waawareey waxba kadhacay meesha luck oh omg

  • @nalka557
    @nalka557 Год назад +1

    Gabarnima wa muhim wlhi ma umaley kartitd ninka hadu gabarnimo kugu heelo weligis kuma ihilmamayo

  • @maxamediraad6650
    @maxamediraad6650 Год назад

    Aar waxan dhaqan xumadaa naga daaya oo ilaahay ka xishooda iyo umadda islaamkaa

  • @nimcomahad-hp3mq
    @nimcomahad-hp3mq Год назад +1

    Please pile tv filinkan taxane nogu dhiga 😮😩wn khly wllhi

  • @sacdiamohamed1264
    @sacdiamohamed1264 7 месяцев назад +1

    Alla ilaahyw hana ceebayn😢😢😢

  • @bashale6227
    @bashale6227 Год назад +1

    Gabdhaha banaanka waxooda ku dhamesyto xaq uma lahan ineey gabar ahaan loo guursado