MUSTAFE KANTE | UBAXYO DHAXAL GALA | HEES CUSUB 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2023
  • Our Social Media:-
    / karanyassin
    / karanyassin
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 146

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 Год назад +25

    heestan wiilkan ayaa ku cod macaan midakale music markan ayuu macaan yahay codka wiilkuna waa faseex

  • @JamilaMaxamed
    @JamilaMaxamed Год назад +18

    Heesaha xiliyada ay sobaxan maxad umoda iney adi qalbigag ka hadlyan
    Hestan Aya ah mid aad eraydedu qalbigyga ka hadlyan abwanka hesta Wan salamyaa
    Adan dhugan waxan dhulkumarey
    Dhantaley noloshan dhiskarbey
    Dhararba qof dhinac kala soco ee
    Baybay😭😢 Ana Wan bogsanyaa 2023 waxu igu bilabmey nolol ohin iyo farxad isdba yala blse 2 waxu igu dhamnyaa cawa 14.7.2023 wixi kadanbeya farxad iyo horumar naftydaa

    • @maxameddhamukeofficial3285
      @maxameddhamukeofficial3285 Год назад +1

      Horey usoco walal wixi horena ka gudub ❤

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr Год назад

      walal Halkee KALA SOO XIDHIIIDHAH ADOO MAHADSAN

    • @khadarabdi4514
      @khadarabdi4514 Год назад

      don't never look back sister ogsonow iney dad ka wanagsn aduunka joogan

    • @Alone_Busy
      @Alone_Busy Год назад

      🎉Nolashada ina dhisato Dharaar qura aad murug mudan ayan eebe kaga baryayaa wll ❤nolasha qosol oo farax wllshy

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr Год назад

      ilasooo xidhiidh huuno qali

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад +42

    Heestan waa xikmadeysantahy waxayna sheegeysaa qof labo qof isku dul wadda oo hadan qof ayad jecelyahy qofka la jecelyahyna asagu qofkale kadaba cararaya,lkn dorashada waxaa ku fiican qofka ku jecel mar walba ,taasi waa fikirkeyga💯👏👏

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 Год назад +11

    Yaa qamar laxankiisa wuu idhadhamayaa🔥

  • @hannahassan7093
    @hannahassan7093 Год назад +10

    Dhaxantan axdi dharkagadaday ❤ dhararba qof dhinac kala soco yacni wanag laba wajila oo marba mid utagaysa hoy labada qofe iskuwadan iska jojiya oo naftina bara inu lacocodka qof qudho dacada ❤ wasalamantin

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki Год назад +40

    Dadka heesaha noocan ah mooda in yaga loo qaadaan salaamayaa.😂✋️

  • @ikraabdulle3943
    @ikraabdulle3943 Год назад +7

    Beentu wa xaraane heestuba kante kuso baxaysay laxan music iyo cod ba
    Naftan Aad Dhibsadee Dhib Kula Fudud💔😢

  • @Hudabdouweli.43
    @Hudabdouweli.43 Год назад +19

    Aww talented boy mashlaa 🔥❤️

  • @yahyealishaah5802
    @yahyealishaah5802 Год назад +29

    Tani wey hees dhaafty wlhi
    Ereyada maxamed shilke
    laxanka apdikariin ali shaah
    music maftuux cadceed❤

  • @eidleone4330
    @eidleone4330 Год назад +8

    Heestan waxaad mooda inay aniga iga hadlayso
    😮 mustafe kante fanan jira waye hore usoco kante

  • @bellamouna4355
    @bellamouna4355 Год назад +2

    😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩 horey usoco wll keep going je te félicite de ma part

  • @muscabbashiir2431
    @muscabbashiir2431 Год назад +7

    Ninkaana heesta meshada dhigay wlhi😮❤

  • @Aizha_0pdirahaMn_muoseee
    @Aizha_0pdirahaMn_muoseee Год назад +1

    Ayyyyy way hees dhaftay ❤🎉

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 Год назад +5

    Ax yaa cod masha Allaah 😮😮

  • @CayniQurux-zw8gk
    @CayniQurux-zw8gk Год назад +3

    22/6/2023 cawa axad ah ayaan hestaan dhageysanayaa xladeyda ma ficno rutii waxaa jiro qof aan mudo waday jeclkiisa ilaa mudo 4bil ah nolosheena ma wa nagsasano qofkaa nolosheyda waxan ka hagradaay oon dhihi karo qofkaa wa hagratay ma aqaan😢 sey tahay is xaririskii dhankeyga ayuu noqday is ogashahii dhankeyga ayuu noqday hadaan su al waydiiyo jwb ima siiyo waxa badalay ma aqaan runrii sacada xiligan 1:32 habenimo waaye murug ima yaro qalbiga waa ixanuunaya balamo badan ayuu iga qaday hadane intii igama muqato wax kastoo dartii usameye uma muqato go an nafteydii waa diiday 😢 sikastoo sameyo waa walan rabaa jecelku ma sidaanbaa ma xanuunkaan ayuu leyahay nafteeyda ma hurudo wax ma cunto sxbdey xitaa waa isasegnaay noloshaan hadii aan ka kanolaado inbadaan waa nolan donaa qodkii iga danbeeyo aqrin dono qoralkaan plz rabi inuu farxadeydii isoo celiyo igu duceeya 😢😢

  • @mohomedaxmed9995
    @mohomedaxmed9995 Год назад +8

    Ar FanankaN Cimaamadiisa Wn TuuraY❤❤❤

  • @upaxzahalaadan8123
    @upaxzahalaadan8123 Год назад +4

    Wow profect❤

  • @abdirahmaanmahamoud1665
    @abdirahmaanmahamoud1665 Год назад +3

    Wlhi waa hees aad u fiican

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl Год назад +2

    Wooow❤ alayacisan zxb Mo Kante
    Adoon dhugan Waxan Dhul kui maray
    Dhantaalay Noloshan dhis kaa rabay
    Laabtaan kugu Dhigay dhib kula maqan
    DharaarBa Qof dhinac bal Kala soco'ee😢💔😭😭😭😭

  • @kayseb5357
    @kayseb5357 Год назад +1

    Wllhi mustafa codkisa wa layabay 100/100

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 Год назад +16

    Laxankii qamarsuugaani ❤

  • @user-ve3ee8eh7r
    @user-ve3ee8eh7r Год назад +6

    Laxanka qamarka ❤

  • @kinsekinse4311
    @kinsekinse4311 Год назад +2

    Wllky mustafe axmed keeb going inader qaliyow fanan an taggero buuxa uhayo

  • @AdanOgle-yq4ct
    @AdanOgle-yq4ct Год назад +1

    Ayy heestan m kante wa heestadii wow

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Год назад +2

    Ax ya sawt🎉❤

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Год назад

    Talented 🔥

  • @user-wp3uh5ze3n
    @user-wp3uh5ze3n 8 месяцев назад

    wa macan

  • @kaalkaaal9194
    @kaalkaaal9194 Год назад +5

    Dhaxanta axdigaan dhaar kaga daday😢

  • @mahamedmahrez3494
    @mahamedmahrez3494 Год назад

    Best PerfinioL song in badan La zigayay

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 11 месяцев назад +1

    Woooooow

  • @moahamedinahhussein6289
    @moahamedinahhussein6289 Год назад +1

    Oov wllhi zxp cod dahable tahee guulayso😊

  • @abdiraxmanking2945
    @abdiraxmanking2945 Год назад +3

    Wee wee😊

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 Год назад +9

    Heestan keebee codkiisu kusoo baxayaa mustafe kente iyo abdirahman nasri❤inta mustafe kente codkiisa ku raaxaysatay like dhac kusii

  • @user-zk1uw4zx7m
    @user-zk1uw4zx7m Год назад +1

    🥰😘

  • @nimcomustafe7281
    @nimcomustafe7281 Год назад

    Jah 💃🏻 💃🏻 💃🏻

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc Год назад

    hesta wilkan Ba ku cod mcaan😍

  • @Bezaani
    @Bezaani Месяц назад

    Waatan dee heesta nin ka xaqa u leh inay u dhibeen ahayd isaga 😂❤

  • @user-wp3uh5ze3n
    @user-wp3uh5ze3n 8 месяцев назад

    wow❤🎉🎉🎉

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 10 месяцев назад

    Wow❤👈

  • @iseabdulle5300
    @iseabdulle5300 Год назад +1

    🎉🎉🎉

  • @apdisamedkhadar3515
    @apdisamedkhadar3515 Год назад +1

    😊

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Год назад

    M.a labaduba waa cod macan yihin

  • @HaawaAbdiasis
    @HaawaAbdiasis Год назад +1

    Heesta wiilkana kuso baxay dhinac walba wuu u dhigay cod safeexa io music aankaba dhicin 🔥🫡

  • @user-di3wf4gb8j
    @user-di3wf4gb8j 11 месяцев назад +8

    Wooow ❤

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 Год назад +1

    Walhi libaxan waa wataa ani hesihiisi dhan tigaa saray keep up pro saluto🫡

  • @hanadkay2633
    @hanadkay2633 Год назад +2

    ciyaaL sharma is muujiya 🏊‍♂️

  • @user-bt9ub3lr1y
    @user-bt9ub3lr1y 11 месяцев назад +1

    Mustafe kentee baa ku cod macaan

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr Год назад +5

    Abdiraxman Bakaa COD MACAAN KANAYAR😂😂😂

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 Год назад +1

    Ninkaga Kaga Fican Nasri 100 %

  • @kaahfc3177
    @kaahfc3177 4 месяца назад +1

    Heestan markan dhagysanayo dareen gaara ban dareema 😢

  • @yacquubyaqo
    @yacquubyaqo Год назад +24

    Heestan abdirahman nasri kanyar ayaa kaga cod wanagsan🎉

  • @chocolategirl2164
    @chocolategirl2164 Год назад

    wiilkaan ku leh

  • @AbdishakuurAar-sb6pd
    @AbdishakuurAar-sb6pd Год назад +5

    Wow profect❤😊

  • @MustafeCraxmaan
    @MustafeCraxmaan 11 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @susanbashir6184
    @susanbashir6184 Год назад

    adaan dhugan waxaan dhul ku maray😔💔

  • @ahmedhuseinbio47
    @ahmedhuseinbio47 Год назад

    Noloshydii xamda alle haku cafiyo

  • @hodanaxmed6148
    @hodanaxmed6148 11 месяцев назад

  • @abwaanhaybe9653
    @abwaanhaybe9653 Год назад

    Ninkii heesta lahaa

  • @soumayahoussien2358
    @soumayahoussien2358 11 месяцев назад

    Yaa leh heestan abdirahman Nasri mise moustaphe kante

  • @hassanbotan774
    @hassanbotan774 Год назад +1

    Fanan waaye yarkaan 😂

  • @hamsashow6345
    @hamsashow6345 Год назад +2

    Heestan laxankeda aya waliya lkn cabdi raxman kaga cod macan

  • @hodanmohamedhassan5656
    @hodanmohamedhassan5656 Год назад

    tani hees way dhaftay 🥺

  • @user-zs2qs5ko4j
    @user-zs2qs5ko4j Год назад +2

    Dhaqaaqa wadnuhu dhug ii odhan😅

  • @muniirjunior9917
    @muniirjunior9917 11 месяцев назад

    Hestan yaa qade

  • @khalidahmed1340
    @khalidahmed1340 Год назад +5

    Wr heesta mxaa kahoos dhawaaqaya😂

    • @najmaahmad7854
      @najmaahmad7854 Год назад

      Kxkkxkxkxkx wlhy wad iga qoslisay Mxd kadhax maqasha😭😂😂😂😂

    • @ahmeddaahirxaaji8134
      @ahmeddaahirxaaji8134 Год назад

      Micjisadii mussica cadceed weye zhp😂

  • @user-pw9me2lt3v
    @user-pw9me2lt3v Год назад

    hees wey dhaaftey

  • @ShukriMatan-fk8kj
    @ShukriMatan-fk8kj 11 месяцев назад +1

    Wewe

  • @ugaasdaauudmaxamed7305
    @ugaasdaauudmaxamed7305 9 месяцев назад

    goat 🐐 kii heesta laha halo day0

  • @Jookar1
    @Jookar1 Год назад +6

    Laxankii qamar suugaani❤

  • @user-ju1zb7to6q
    @user-ju1zb7to6q Год назад +1

    War horta labdiina keeba heesta hor qaaday

  • @user-mu1wo4dg9i
    @user-mu1wo4dg9i Год назад +4

    Heestan waxay kuso beegmatay wakhti aan ku jiro, Gabadh reer burco ah ayaan 5sano Wada sucuney, reerkayago wakhtigaas intaa leeg xidhiidhkayga way ogaayeen Lakiin marnaba ilamay doonayn gabadhan "Magaaladi wanka tagay oo waan oshaqo tagay wakhti 4bilood ahna waan oqabtey siday ii sugto Lakiin Nasiib daro Nolol cusub ayey samysatey😢💔😭 Wax walba nin raga ayaan o,ahay noloshaydana waan sii wadan

    • @abdiladifahmed8053
      @abdiladifahmed8053 Год назад

      Yess pro sharaftada ayaa kawen waxa eey naftada doneyso is adkee pro qalbigaga kuheso xanunkasta sirna haku ahato qof bini aadama la iskuma bahdilo lomana calacalo pro keep up 🫡

  • @user-di5uq7wg7v
    @user-di5uq7wg7v Год назад

    Ana ma sooqaadaa

  • @mubaarigmaxamed-ep8gq
    @mubaarigmaxamed-ep8gq Год назад +1

    Saaxiib waxaad Khalday Baydka
    kooraska ku jira ee
    DHARAARBA QOF DHINAC DHAN KALA SOCO WEEYE

  • @xamzedr8145
    @xamzedr8145 Год назад

    W̺o̺w̺ h̺e̺e̺s̺ c̺u̺s̺u̺b̺

  • @user-oc2tp2oq7n
    @user-oc2tp2oq7n 11 месяцев назад

    4.30am 😢

  • @habsanour8485
    @habsanour8485 Год назад

    Wll abdirahman aya heesta kaga cod macan

  • @Shamuur12
    @Shamuur12 11 месяцев назад

    Wr heesta waxaa ka hoos yeerayo nagadaaya dee waxeee heestaba waad nga cabsineysan weeeeeeeeh

  • @hindakhadar9160
    @hindakhadar9160 8 месяцев назад

    😅😅😅

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 11 месяцев назад

    Heestba wiilkn kusoo bxy

  • @user-nc8nb2ot4v
    @user-nc8nb2ot4v 9 месяцев назад +3

    karan yasin the one and only 🙌 somali music to the wrold❤

  • @user-hq1wo4fl9y
    @user-hq1wo4fl9y Год назад +1

    Abdirahmaan nasri ayaa ku leh heestan

  • @iqrakeyf7697
    @iqrakeyf7697 Год назад +9

    Kashanaad dhilatee, dhay kugu idhi
    Hadday haka dhixin, dhib kugu tahay
    Dhaliil howga tudhin, dheg kuu nugul
    Qalbiga kugu dhagaye, dhab kuu jecel
    Hadalka wax udhimee, dheh kuu hadhay
    Adoon dhugan waxaan, dhul kuu maray
    Dhantaalay noloshaan, dhiskaa rabay
    Laabtaan kuu dhigay, dhac kula maqan
    Dharaarba qof dhinac, dhan kala soco
    Dhaxanta axdigaan, dhar kaga dagay
    Ubaxyo dhaxal gala, dhir uga jaray
    Hadduu dhamac kulul, dhexda u galay
    Maxaan u dhafriyee, dhib ugu mudan
    Dhallaan siduu yahay, dhab ugu sidan
    Dhaqaaqa wadnuhu, dhug ii odhan
    Wllhi ereyadani waa wada rubad go'😢
    Haxey allow xaaladdanan kaa maqangalay😢😢😢
    Bal sawiro qofkaad qalbigaaga u dhiibtey ee markaad aragtay iney dhibsanayso dhowristiisa aad quus u tidhaahdo iska dhig😢
    Waxaa kasii daran qofkaad hadalkiisa dugaashanleyd oo aad ka kariweyday igaddaa ereyada qalbigayga dhibaya markaad ka caalweydeyna aad tidhi inta erayo qalbi jabin kuu dhimman dhammeystiro😢
    Bal kawaran qofkaad nolosha isku darsateen oo nolosha ila dhis ka kariweyday oo isagoo laabtaadi dhac ahaan ugu maqantahay uu qofkale kugu dhinac wado Hax😢😢😢
    Waxaa kasii daran Axdigii aad wada gasheen oo aad dhowreysay dhaxanna udiidday dhaldhalaal walbana aad u hurtay uu dhinaciisa dhamac kaga shido, sow taagdarreyn awgeed is weydiinmeysid waayo aad keligaa uga lulataa noloshan dhamacdu ka iftay! Hax😢😢

    • @ikraabdulle3943
      @ikraabdulle3943 Год назад +1

      Fiicnaan laheyda sidaan u rabo inuu i rabo😢qalbiyada dhaawac ah allaha no dhaya💔 alla xumaa qofaa codkiisa iyo sheekadiisa aad rabto asna kasii socda

    • @iqrakeyf7697
      @iqrakeyf7697 Год назад

      @@ikraabdulle3943sorry walashey 😌❤
      Haddii uu yahay qofkaagi saxda ahaa ee kuu qalmay alle hakugu simo oo hakuu soo jeediyo qalbigana hakuu xasiliyo❤

  • @moktar444
    @moktar444 Год назад

    aaa uuu aaaa kii yara oday nasri baa ku baabiiyey😂

  • @kayser_media
    @kayser_media Год назад +1

    War ninkan cod wuu hayaa Lkn inkaar qabihii qamar ka darnaaba kaga horeeyay ee udas ha ceeboobine dhaha 😂😂😂

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 Год назад +1

    Heestan abdirhman nasri ayaa leh xitaa laxanka inuu leeyahay ayan filaya

  • @user-po5vx1mq1y
    @user-po5vx1mq1y Год назад +1

    Waxaay heestan labada fanaan wada qadayaan

  • @ZakariaAbdilahi-qb1vh
    @ZakariaAbdilahi-qb1vh 11 месяцев назад +1

    Waxaan ku dhagaysanayaa one tone anoo murqaan san kuna socda boorama anigiyo xaaskayga waxaan nahay aroos cusub dalxiis ayaanu u baxanay waaba xaalad kale heestu cod iyo music mustafe kante zhp fankaa kuu baahan

  • @Zamiirajamagolloz
    @Zamiirajamagolloz Год назад +2

    Dhaqaaqa wadnahu dhug ii odhan😮

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 Год назад +1

    Heesahan Danbe oodhan Waa isku wada Laxan Intoda badan

  • @user-ko6ek3vf3p
    @user-ko6ek3vf3p 7 месяцев назад

    Alaaaa wuuuu kobiiyeey

  • @SohaipZunday
    @SohaipZunday Год назад

    Lkn laxanka yaa leh qamar mise abdikariin ii kala saara waan kala fahmi la ahayee

  • @mubaarigmaxamed-ep8gq
    @mubaarigmaxamed-ep8gq Год назад +7

    Ereyada maxamed Shilke
    Laxanka Ina Cali shaah
    Music Maftuux Cadceed
    Bello bello

  • @Alina12395
    @Alina12395 Год назад +2

    Heeesta labada wiilba ma qaaadeen 😂😢

    • @SohaipZunday
      @SohaipZunday Год назад +1

      Haa laakiin ka kalaa heesta sifiican uqaaaday

    • @Alina12395
      @Alina12395 Год назад

      @@SohaipZunday haa mustafa ku macaan

    • @SohaipZunday
      @SohaipZunday Год назад +1

      @@Alina12395 abdirahamaan ma dhagaysan miyaa quruxeey asaa kuleh heesta

    • @Alina12395
      @Alina12395 Год назад

      @@SohaipZunday aniga mustafa igala cod macaan wlhy ma.aqaan😀🙈

  • @axmedabdi3353
    @axmedabdi3353 Год назад +1

    Heestan waa hees aad iitabatay oo dareen ka turjumaysa 😢

  • @abdiqays7830
    @abdiqays7830 Год назад

    Heestaan markaan waxaa laxanka saaray qamar suugaani waxaana qaadaya fanaan mustafe kente
    Lkn marka dambe ee uu abdirahmaan nasri qaadayo waxaa laxameeyy abdi kariim ali shaah
    Waa halka hees ee laba jeer lala xameeyay

  • @ayaancimi8095
    @ayaancimi8095 Год назад +2

    War ino fur bal

  • @HappyKhadar-dm8ip
    @HappyKhadar-dm8ip Год назад

    ApdiraHmaan waxpa Muu hayNe heesTiibu diLey Tana ka mcn 🎉 Codkana BarTeedi La dhigey

  • @Sadaam0
    @Sadaam0 Год назад +1

    Yarkan cod mahaye Yuu iska waalin