WARARKII U DAMBEEYAY QASA + NI-TENYAHU OO XAALKIISA CAAFIMAAD SHAKI LA GALIYAY + NATO & RUUSHKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 28

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  3 часа назад +8

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Час назад +1

    ❤❤ m m cade. Falanqayntadu. Waa xaqiiq. Jirta. Inay jabeen. Yuhuuda argagixisads.

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp Час назад +2

    Yuhuuda masiibo alle haku tuuro naxariisdarana

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 часа назад +4

    Alle jabiyo yuhuud iyo UK and usa

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 часа назад +4

    Allha guuleeyo shacbka ree qasa dhamaan allha guuleeyo yaarabi

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 2 часа назад +3

    Allaahu Akbar

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Час назад +1

    ❤❤ nacdasha yuhuuda argagixisada. Ah. .. maraykan iyo reer galbeedka. Ayaa. Dhulka falastiin. Ku illaashanayan. .. awood ay kaligeed ay wax isaga. Celin kartana. Majirto .. duqaynta. Diyaradaha maraykanka. . Iyo hubkisa. Ayay. Is ledahay wax baad ku bur burin karta.

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 2 часа назад +2

    Reer falasdiin alle dhibka haka dulqado

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Час назад +1

    Ilaaheyow masiibo aad u daran ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen yaarabi ku salci yaarabi Aamin

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 часа назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад

    Asc mowliid iyo Mohamed habeen wanaagsan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 часа назад +1

    Allha babiiyo sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka allha ukeeno masiibo deg deg ah yaarabi

  • @SharmaakeOsman-q2d
    @SharmaakeOsman-q2d 3 часа назад

    M.h and m.m.c wn idin slaamay

  • @IndhacaseIndhacase-p6z
    @IndhacaseIndhacase-p6z 2 часа назад

    Ilaahey idamkii dhintaa😅😅

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 39 минут назад

    Ascwb walaalayaal. Ma dhabbaa inuu Maraykanku rabo inuu ku badalo Netenyaahu ninka la yidhaa Naftali Bennett ? Baarak'Allaah fiikum.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 46 минут назад +1

    Mowliid Danta Galbeyd waa dhulka barekesan Beitul Maqdis Allaha weyn ayaa difaci Yuhudda waa eey kujabaan.

  • @NahwoHuuzeen-w1o
    @NahwoHuuzeen-w1o 10 минут назад

    Asc

  • @IsmailAli-w9w
    @IsmailAli-w9w Час назад

    Israel waa.argagixiso caalami ah , xaqiiiq

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m 2 часа назад +1

    ILAAHOOW. YUHUUDII. DHULGARIIR. KURID

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 2 часа назад

    USA&Yuhuud kulankooda waxaa ugu weyn inuu joojiyo dagaalka Gaza maxkamadeynta Netanyahu ay wax ka qabandoonaan inaan la xireynin oo ay ka badbaadin doonaan ?

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 2 часа назад

    Natanyahu umad dhan buu rogay oo wuxu donayaa inuu nafta khasab kuceliyo. إن ربك لبالمرصاد