Iran heegan gashay,qorshe halis gilinaya hishiiska Gaza oo socda,isril saldhigyo ku rakibatay Syria
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Iran heegan gashay,qorshe halis gilinaya hishiiska Gaza oo socda,isril saldhigyo ku rakibatay Syria
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw ❤️ please ❤️
Yuhuudu Siday doonayaan Noqonmayso Ee Sida Allah Doonayo bay noqonaysaa Insha Allah
Insha allah guul gaza
🎉❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka 😂❤🎉😢😮😅😊❤❤❤
Gaylan media waankutaageeraa
Wariiye waxad ugu yeedha zaahnuniiyad ama yuhuud ilahay Nacdalaay
Halka hasogalin adigu nomanoqon sxb
Geeylan moye kan iguma socda wallhi
Iran qurafad ayay hayza magaca Palestine unbay ku qarabata lkn danba kama laha wa mujrimeen 112 shics
ɪʀᴀᴀɴ ʜᴀᴅᴀy ᴅᴜꜰᴀᴀᴄᴀɴ ᴡᴀᴀyᴀᴀɴ ɢᴀʟᴀyꜱᴀᴀ ʜᴀʟɪꜱ
Gumaystuhu wuxuraba inucadadis kusaro xamas diyargarawga iyo iclaminta kunoqosho dagal sababta inay helan gacansaraynta qaybta 2aad wadahadalka madama qaybta 3aad tahay dibudhiska qaza muhimadodo ah intanlagarin 3aad inmamulka qaza xamas lagaqado sifursad uguhelan mamulida dibudhiska qaza omarkas cidnaudiidikarin kadibna hirgaliyan qorshohoda masafurinta dadkas iyo qadashada qaybahan qaza sigara woqoyiga sababta hirgalinta kanalka bingoriyo!!! iyado xita warega 2aad dagal xujo ugadhigaysa inxamas warejiso mamulka qaza dabcan xamas qudhedu wayheshay fursad ugudiyargaraydo dagalkale sigara woqoyiga iyado lafilayo dagalkale israil qaza kagasho ukukobnandono woqoyiga qaza xogisu wahubal hadudhaco in bilokale layslarafanayo xasuq darana dhacayo gulna lagagarayn madama mabda ukayahay rerqaza dagalku