GEERIDA JIAH KHAN || TRUECRIME IYO MAKE UP || HIBAAQ AHMED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Atirishadan caanka ah ee lagu magacabo Jia Khan ayey dadku isweydiiyan yaa ka danbeeyay dilkeeda.
    Channelkan waxaad kahelaysaa sheekoyin cajiib ah marka si aysan kuu dhaafin video yaasha mustaqbalka fadlan subscribe gambaleelkana furo. Hadii aad kaheshay videogana liketa iitaabo. Mahadsanid.
    Waxaan soo galiyaa video yaasha Axad, talaado iyo Jimca walba marka ha moogaan.
    Waxaad igala soo xariiri kartaa social media hayga sida......
    Instagram www.instagram....
    Snapchat Hiback12
    Business & for personal reasons igala soo xariir email kan.....
    Hibaaqqalanjo011@gmail.com
    MAKE-UP Ka aan marsado
    SUNIYAHA-
    BAALASHA-
    CONCEALER-
    FOUNDATION-
    LIPSTICK-
    LIPS PENCIL-
    POWDER-
    CONTURE
    #truecrimestories #makeupandmystery #truecrimecommunity #trending #jiakhan #bollywood #Hibaaqahmed #hodanonline
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 41

  • @shuuloshuluq6238
    @shuuloshuluq6238 Год назад +3

    Maasha allah abayo horay usoco noosobadi video yaasha noo caan ah❤

  • @SomaliGamerGirl
    @SomaliGamerGirl Год назад +5

    ❤❤❤❤❤ TRUECRIME Queen is back, keep going sis i love your stories

  • @fardowsoaadan1664
    @fardowsoaadan1664 11 месяцев назад

    Queen fadlan noosoo badi video yaasha fadlan.

  • @abdiwahabali6865
    @abdiwahabali6865 Год назад

    welcome back queen hibak. reactionadii maxaa kudhacay

  • @hibaluula1964
    @hibaluula1964 11 месяцев назад +1

    Saxiibtay oo iisheekaynaysa cml baan kudhagaystaa quruxeey. Makeupkana waa kaa barta sida loo sameeyo.

  • @farxiyoabdirahman6578
    @farxiyoabdirahman6578 Год назад

    Finaly you are back queen....halkeed kabaxday abayo?

  • @cashoabdiwahab8875
    @cashoabdiwahab8875 11 месяцев назад

    Horay usoco hibaaq abayo

  • @abdiwahabali6865
    @abdiwahabali6865 Год назад

    Jiah khan atirisho aan caadi ahayn bay ahayd nasiib xumo horay usoco queen.

  • @LaylaAxmed-b6z
    @LaylaAxmed-b6z Год назад

    Waan kucusbahay channelkaga abayo waana kahelay shekoyinkaga horay usoco.

  • @zakariyecadow3509
    @zakariyecadow3509 11 месяцев назад

    Welcome back RUclips kaga weyna into ka baxay

    • @hibaaqahmedH
      @hibaaqahmedH  11 месяцев назад

      Waa xiray kaas walalkey.

    • @zakariyecadow3509
      @zakariyecadow3509 11 месяцев назад

      @@hibaaqahmedH oki hibaaq cdey noso laabo meshan ada ugu heeyse😍❤

  • @munasada9411
    @munasada9411 Год назад

    We miss your Rap Reaction

  • @kayilkacase1526
    @kayilkacase1526 11 месяцев назад

    Bishima qurux mac iga hoo😘 boqoradayda.

  • @qumayoinafarey1759
    @qumayoinafarey1759 11 месяцев назад

    Soo noqod wanaagsan queen arooskii baa kudheeratee😂😂

  • @fadumofaray1776
    @fadumofaray1776 Год назад

    Alaa Jiah khan maladilay aniga hada leeba iigu horaysa geerideeda subxanalaah.

    • @hibaaqahmedH
      @hibaaqahmedH  11 месяцев назад

      Hee dhagax hoostiis maa kunoolayd walaley?😂

  • @boqoradareeraadam1676
    @boqoradareeraadam1676 Год назад

    Qisadan waxay kutusaysaa hadii aad qofka lakulmi taankiisa ama keeda kow kufarxin faraha kaqaad kadanayso, inay wax kugu sameeyana dhici kartee.

  • @sudeysiinhopoy6098
    @sudeysiinhopoy6098 11 месяцев назад

    Reactionkii ma iska dhaftay cahanal kale kugu aqanaybeeh

  • @najmonalka8276
    @najmonalka8276 Год назад

    Asc abayo fadlan joogto nooga dhig sheekoyinka mahadsanid.

    • @hibaaqahmedH
      @hibaaqahmedH  11 месяцев назад

      Wcs abayo I.a waan isku dayoya.

  • @munasada9411
    @munasada9411 Год назад

    Please ❤ kuni koso noqo reaction rap 🙏Please

    • @hibaaqahmedH
      @hibaaqahmedH  11 месяцев назад

      Quruxey sorry heesihi waan iska dhafay ❤️. Lkn qisoyinkan inaad kaheshaan rajaynaa.

    • @munasada9411
      @munasada9411 11 месяцев назад

      Walahi waxad ahayid my greatest RUclipsr ❤ lkn i am not gabaadh ee waxan ah wiil

  • @madarmadaxbuur3921
    @madarmadaxbuur3921 Год назад

    Walal channel cusub miyaa? Maxaa kaga dhacay channelkagii hore?

  • @abdioali8404
    @abdioali8404 Год назад

    Abayo youtubekii ma nacday baryahaan kuma arkee.

    • @hibaaqahmedH
      @hibaaqahmedH  11 месяцев назад

      May abayo busy Lee lkn hada waa soo noqday.

  • @ayaneymudane4707
    @ayaneymudane4707 Год назад

    Ninkan naagta inuu dilay waa cadahay lakin lacag baa shaqaysa #Rip Jia khan.

    • @amalyuyu9
      @amalyuyu9 Год назад

      Sideed ku ogtahay inuu DILAY? Ninka waxba laguma soo cadeyne ma meeshaad marqaati ka ahayd?

    • @ayaneymudane4707
      @ayaneymudane4707 Год назад

      ​@@amalyuyu9Naa maninkad danaaniye utahay, dan iyo cml yeelo dunida dhanaa og in Jia khan dilkeda laqarinayee.

    • @haboayaan1034
      @haboayaan1034 Год назад

      ​@@amalyuyu9Walal maxaa dhacay? Ninka maad jeclaatay? Filimaantiisu xitaa mid wanaagsan maahane 😂

    • @amalyuyu9
      @amalyuyu9 11 месяцев назад

      @@ayaneymudane4707 Dunida dhan ma adiga iyo Queen Hibak iyo Jiah khan reerkeda? Cadeyntu aaway?

    • @ayaneymudane4707
      @ayaneymudane4707 11 месяцев назад

      @@amalyuyu9 Qofkii ugu danbeeyay ee contact layeshay Jiah khan buu ahaa, markii ugu horaysay oo uu DILAY maaha walaley meelaa kucun cunoyaso. Marka dabalnimada igala kortag walalo.