Waa wax lala yaabo Inuu gumeysto ayuu rabay ama dillo Naag kale guursado yaab Quudhi waagii maxay udhashay Gaajo seeg seen waali iyo xaas la aan caruur la aan yaaaaab
@@Caaliyasharif dhurwaa baa Laga sheegay hilib nin waayay iyo nin dabada ku warwartay intuu daanyeer dibkiis arkay iyo maanto nin reer leh faduul mahano inuu wax xun meesha keeno
Asc Alia qurux waad ku mahadsantahay qisooyinka aad noo soo ĝudbisid,waxey ahayd gabar caqli badan xoolo waa lahelaa lakin waxey badbaadisay nafteedii iyo catrurteedi.
Nin maha waa xoolo inkastoo calaf uu jiro why ilaa afar ay ka dhalaysey ula hoogtey intaana sharciga yurub ayuu uga baqayee waahore ayuu mandi marin lahaa balo ku dhashay
Adigu hal dhinac inad rumaydato oon markhati wadan waa cadaalad daro. Arimaha qoyska hoose inagu ma goin waa suragal suu sheega yo ama waa been iyadana sidoo kale run iyo been ma ogin
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Scw scw scw 🕋♥️
Sadiyo walaaley fooda qari igana raalinoqo
Mansha allaha caaliya qurux ❤ wna ku salaamaya from hrgeisa
SubhaAllah wallahi ninkaas waa daalim xaasada. Ninka ilmahiisa iyo caruurtiisa sidaa u dhibaateeyey.Allah SubhaAllah Gabadhaas iyo caruurteeda haka badbaadiyo sharkiisa daalimkaas rabi kafirtay. Mahadsanid xabiibti Caaliya.
Adigu yaa kushegay inu dalim yahay lama joogno say wax u jiraana ALLE ayaa og isaguna gar leh iyaduna gar leh wa arimo qoys haku danbabin
Alaahuma Aamiin
Love from US abayo ❤❤
Thanks sister ❤
Manshallah tabrkallah waad mahdsantahay sida wangsan aad noogu fahfahisay❤
Subaxanalah ilahow cebtena asatur 😢😢😢😢
Amiin amiin
asc caaliya sharf war macaan walaalshay gobeya
Naagaha nimanka ha iska hubiyaan axmar af somali bartay miyaa bismilaah
Waa wax lala yaabo
Inuu gumeysto ayuu rabay ama dillo
Naag kale guursado yaab
Quudhi waagii maxay udhashay
Gaajo seeg seen waali iyo xaas la aan caruur la aan yaaaaab
Sax kan dhaqan somali maleh waa blaayada afka somaliga kuhadla
Wax kheyr ah soo gudbi si aad ajar uga hesho dadkuna ka faaiideysto qoorta iyo gacmahana waa cowree qarso hooyo weyn baa tahey ilaahay hanoo fududeeyo
Asc Wallashay timahada qeeyb Ayaa banan Iyo qortada ee please xijabka Hagagso, Illahay hakuxifdiyo
Waaba waxa meesha na keenay
Get a life. Orod Gaza u dagaalan
Ayaan darana ninka Illaahay xaas siiyay hadana fadeexeysanayo war iskaabulo dhibked hadii Alle Inka bixiyay ku fara adeega xaasaskiina
🤣🤣🤣🤣💐 waa runtaa
@@Caaliyasharif dhurwaa baa Laga sheegay hilib nin waayay iyo nin dabada ku warwartay intuu daanyeer dibkiis arkay iyo maanto nin reer leh faduul mahano inuu wax xun meesha keeno
Mashalha
Dadka noga sooqaday iyado bisil shukran
Amiin yrabbi
ASC walale MCN 💕💋🥰 Maasha Allah wanku salaamaya
Waa neef aan aqli laheyn
absolutely!kaasi ma,ahan rijaal ninkii dumar ,ka,aargoosanaya waa nooca aan qiimaha raganimadu leedahay ku yartahay,..
farax😢africa loracayo isjira🎉plz yaab salan gobeed❤❤❤❤❤
Masha alhaa hbo mcn❤❤
Haa haa- good to see you again
Somali maha ninkaas oromo miyaaa bismilaah Somali manoqonkaro ninkaas nin somali waxas masamiiy nayo 😢😢 bismilaah
Kadaran beey sameeyaan niman xun baa kabuuxa somali
Cajaaib kii xaaskiisa gubay soo Soomaali mahayn
@@ekramabdirahman3746kaasba waa banto
Nimaan yaabin baa waxuu yiri waan yaabay love you caaliya❤❤❤
Caaliya 100 hala gaarsiiyo ❤
Waa xabashi afka bartey ilaahayow adaan kaa magan galey
Maxaad Somali ugu diiday? Yaa ka liita ragga Somaliyeed
Caaliya inna adeertay qaali I love you Masha Allah
Waa ninkii labaad ee ogaadeen ee naagtiisa iyo caruurtii kidnap gareeyey ee iku deyey inu dilo
Caaliyo salaan sare, waxaan jeclahay sida aad sheekada xawaaj ugu dartid.
Maasha Allah cadeey caana booro
Waan ku salamayaa my dhiig❤. Shibirt. Warka 🦜boqortooyo👑
Asc Alia qurux waad ku mahadsantahay qisooyinka aad noo soo ĝudbisid,waxey ahayd gabar caqli badan xoolo waa lahelaa lakin waxey badbaadisay nafteedii iyo catrurteedi.
Ar caliyo sacab aa,eber noga dhigty waxa tahy dadka gacmaha ka shekeyo 😂😂 xanta iga daba geey
😂😂😂😂😂 Haa
Naaga haan reer burcana wax ma qoraan waxna ma aqriyaan tiktoga ayey War la fadhiyaan
Caaliya gabar nool oo gabdhaha difaacda nooloow xabiibtii love you xxx
Nag tii dameer guursataa
Waa inuu dilo,e
😂😂😂 waan heesay.
Sxb waa kuwataa sheekadada xaaliyo cadeey hbo mcn
Anigo NIN ah aya leh NAG tasi Allaylehe baga ay duligas meeL isaga saarty kaso kale wax meeL lyska mariyo wuu YAHAY ma ninka intu xaskiisa Africa geeyey ayado ogol OO raaliyo ah kadipna Intuu Qoorta Mindi ka saary DHAHAY wxad hanti hyso keen baL ka wrn HADY xogaa is adkeen LAHED-diidi LAHED wuku dhufan lahaa ILEN imaan io dadnimo ka celisa MALAHANe waa BAHAL xuno LIITA neefka HAMBALYO ayn leyahy qortaa👌💥
Ok
Sax❤❤❤❤❤❤
Mashallah siid waxa nogu sharcdo baan jecalahy👍
Habo you’re so beautiful mashallah ciirta jug leh lkn maxa laga wadaa😂 love you 😘
It means everything is full to the tilt Barwaqo and bashbash
Wcs sister ❤❤❤❤❤❤
Nawlaal adigaaban kujeclaaday told yaa idabiibaaya.bes baan aye yaab
Waa sheeko cusub tik tok xero fadaro ayey noqotey
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
walee naagaha Africa ninka u raaca war baa heysta gabdho badan baa sidaa loo galey is jira
Siba gobolada ee ehel iyo qarabo kulahayn
Restraining order ba ladaha qofka marki bananka lagamariyo hadu kusodawadho wa xabsi mareykan ka
Wcs saxibasay caliya qurux
Kkkkkkkkkk adigi baa ba shiiqiiya
Caaliya my dhiga❤❤🎉
Ikraan Qurux🥰🥰🥰
Sheeko aadan ii sharixin maba fahmee warka noo keen 😂😂😂
Caaliyaaaa si day warka u soo koobtay😂😂😂😂😂😂
Waa duli lacag raadis ah.
Nin maha waa xoolo inkastoo calaf uu jiro why ilaa afar ay ka dhalaysey ula hoogtey intaana sharciga yurub ayuu uga baqayee waahore ayuu mandi marin lahaa balo ku dhashay
❤❤❤
Lacagtii uu ubarteey buu weli raadinayaa iimaanka alah kaa qaad
Xasbunallah Wanicmal Wakiil Wlle Somali Bilaa Dhaqaney Noqdeen Walibo Kuwa Waa Weyn 40 Above😳
walee mareykan haduu joogi lahaa cirka ayaa lala aadi lahaa oo mey iska furto maxaa daba dhigey
Bal maya medida regulation adag kuso rogaan pepper spray waba licibsaqiire.
Quruxley goormaynu kulanaa
odaygu waba horrible ma xishode ah 6000 kun inay isku qortay ahayd shaqo tag may tirahdo kibirka iyada bartay duqa ,waba mid an waxba isku falayne duf kubax
Asc
Ssc ninkas WA ninxun gabadhan wajigeda 2a qofweyn illaha weyn war ninoow mamada nabad grli inkarad qabta ok
Mhadsanid sidaad noogu cadayseey falanqadaas miskiinta ladulmiyeey
Hda nooshahay wax kaa yaabiya wayi maysid
Waa aduunyo waalatay . Salaan sare
ASC NINKA LAMA XIRIIN MIYA
Mar baa la xiray uu guriga Daaqada uga doo dhacay oo dahab ka xaday sidey gabadhu sheegay😢 laakiin sheekada waan ka reebay
@@Caaliyasharifmid gangster ah may udirto edebta ha barte
Wale nin ma amino danbe leyrka le dami kara
ASC
Adigu hal dhinac inad rumaydato oon markhati wadan waa cadaalad daro. Arimaha qoyska hoose inagu ma goin waa suragal suu sheega yo ama waa been iyadana sidoo kale run iyo been ma ogin
Alxaasil mar hady tiri wadaad ba ka furay hadal mayaalo
gurina waa dhistay ee haa shaqaysto qawsaarku waa maxy naag baa kudul mayraysanya yaab
Sabti wanaagsan bye 👋 bye 👋
Ninka wa ogaaden
Halka dad badan o af somaliga yaqan baa kunool mindha waa sheegato o waa orom yaa og
Sida adigoo kale, imisa jeer ayaad sacbisay intaad sheekada aad sheegeysey waa sheeko ciyaal teenage
Salaan sare❤
Masha allah
wuuba digaarey ha dacweyso baastarka
❤❤❤❤❤