ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Edited and directed by: Biillboard (Ayanle Omar Ali)
    / biillboard
    Ereyada: Cabdirsaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani)
    Laxanka: Cabdirsaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani)
    Music: Ismail Dannan
    / ismail_dannan
    Sponsor an label: Ocean Recordings
    www.instagram....
    ocean.recordings/
    Wardrobe and styling: Biillboard
    / biillboard
    Model: Noreena McCleave
    / nernaa
    Behind the scenes: Robil Phil & Entertainmo
    / entertainmo
    Choreographer: Benjamin Anderberg
    / benjamin.anderberg

Комментарии • 3,9 тыс.

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 4 года назад +1900

    Inta jecel qur’anka. Alle. Oo neceb heesaha. Like ta. 👍👍👍

    • @hamselooli7515
      @hamselooli7515 4 года назад +39

      zxp halkan manad uso gelin inad heesta dhagaysatid dhagaha iyo afkagu hays maqlan zxp salan sare zxp

    • @aldacwahmedia3030
      @aldacwahmedia3030 4 года назад +14

      Ma wareertay bro 🤔🤔🤔

    • @moustaphaabdi4006
      @moustaphaabdi4006 4 года назад +32

      Quran ayaad like ku raadinaysaa cadaabta ku fagow amiin

    • @yassin19m
      @yassin19m 4 года назад +5

      Nr 1 2020 song

    • @wadanifatah3223
      @wadanifatah3223 4 года назад +3

      Horta Meeshan Maxaa Ku Keena

  • @cabdirisaqaltoofficial8691
    @cabdirisaqaltoofficial8691 3 года назад +503

    Wax la Dhagaysto Waxa Ugu Macaan Hadalka Ilaahay

  • @Ahmet_zhukri
    @Ahmet_zhukri 4 года назад +666

    Iam in canada Idon,t understand this song but it,s so magic
    Kkkkkk war wllhi hargeysan dhex galgalanaYa like dhac 😂😂😂

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 3 года назад +13

      Wax walan😂😂😂😂

    • @abdirizack9403
      @abdirizack9403 3 года назад +5

      Benta noshegtey dharteda kuguma sarayo😂

    • @chiresaid2580
      @chiresaid2580 3 года назад +5

      kkkkkkk manoli

    • @cabaasguled8297
      @cabaasguled8297 3 года назад +2

      @@abdirizack9403 mmmmmmm. lol mm

    • @abdulali9689
      @abdulali9689 3 года назад +6

      &hhhhhh waga qoslidey runti aniga waxan ahey reer cadale wan jiclahey hargeysa walahi calashaan sxbtey kasao jeeyda 24 ma ar somali 33jir ahey

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 года назад +72

    *Wllky Ismaaciil Danan Hore u soco Big respect*

    • @Marwaanyare4221
      @Marwaanyare4221 4 месяца назад +1

      oo mxuu sameeyy ismail danan dadkuba ismail danan sowada qorayaane

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 4 года назад +920

    Wax walpa
    Waxa ka mcn
    Hadalka alle

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 4 года назад +874

    Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim

  • @sportsserieshd6471
    @sportsserieshd6471 4 года назад +1442

    I am from Uganda 🇺🇬. I had met many Somali people but unfortunately I can’t speak Somali language may be it seems hard to me. Although I am facing that difficulty i prefer to listen Somali songs because most of them are very polite. As a Ugandan Somali people and their nation have a great value to us. Full respect to all somali people. 🙏🙏🙏🙏

    • @haseem7506
      @haseem7506 4 года назад +19

      Thanks brother💓

    • @abassabdullaahi6624
      @abassabdullaahi6624 4 года назад +43

      Thank you very much brother or sister also the people of Uganda are good people and I'm a Somali boy living in Uganda 🇺🇬🇺🇬🇺🇬❤️❤️❤️✊✊✊🙏🙏🙏.

    • @nasiimfaarah7017
      @nasiimfaarah7017 4 года назад +9

      Thankz brother

    • @hanniibrahim2785
      @hanniibrahim2785 4 года назад +9

      Weebale 🙏🏼

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 4 года назад +5

      🇸🇴❤️🇺🇬

  • @ishwaaq1000
    @ishwaaq1000 4 года назад +787

    Ismail is the best Somali musician, he is indeed multi talented... who else agrees with me...

  • @abdimalikmohamed6455
    @abdimalikmohamed6455 4 года назад +549

    Wax cod macn lagu aqriyo quranka ogu mcn♥️

  • @zemenykunzemenatyqeyer6273
    @zemenykunzemenatyqeyer6273 3 года назад +412

    Greeting from Eritrea 🇪🇷 Dannan am not anderstand but i love you Somalia Pepole i find it Wunderfuel so keep up it bro ,Robi from Eri 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷

    • @canabcabdi1014
      @canabcabdi1014 3 года назад +11

      We love you too bro

    • @mohamudjayte9934
      @mohamudjayte9934 3 года назад +6

      we love you too brother

    • @Elmi.451
      @Elmi.451 3 года назад +6

      We also like Tigreans especially erthria🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🙏🙏🎁🎁🥰🥰💕🌺🇸🇴🇨🇭

    • @siraadhadafow575
      @siraadhadafow575 3 года назад +1

      ppppo

    • @faadumo1boorame119
      @faadumo1boorame119 3 года назад +2

      @@mohamudjayte9934 ............oky..oky. oky to. and including...Qaali and to you have to the first place. Qaali xabbi come from..Qaali to and the other side to. Qaali......Qaali the....Qaali the. other people..Qaali..Qaali. mmmm..m.mmmm.mmmmm...mmmmmmmmm m.mashal Qaali Qaali. M

  • @aaryanajirde8093
    @aaryanajirde8093 4 года назад +69

    Heestii ugu wanagsaneyd 2020 inta ila qabta like isaara

  • @prosperzegue6735
    @prosperzegue6735 3 года назад +440

    I'm from Benin 🇧🇯 West Africa and I love so much Somali people and their songs. So peaceful 🤜🏼🤛🏼

    • @ahmedibrahim5131
      @ahmedibrahim5131 3 года назад +3

      Merci , nous avons la meilleur musique de l Afrique de l Est . Nos chansons parlent suivant de l amour et la vie sociale.
      Viens rêvasser avec notre musique.

    • @prosperzegue6735
      @prosperzegue6735 3 года назад +1

      @@ahmedibrahim5131 Très ravi de faire cette découverte ❤️

    • @ilwaadqurux5011
      @ilwaadqurux5011 3 года назад +2

      @@ahmedibrahim5131 ¹

    • @muhsinmohamed6204
      @muhsinmohamed6204 3 года назад +1

      Thanks

    • @raxmaibraahinmaxamuudobsii4492
      @raxmaibraahinmaxamuudobsii4492 3 года назад +1

      Waa hees waalan weeye inaba sax maaha and to hargaysa somaliland adi waxage come back from work with you have any more about how are you going out with

  • @mohamedtoohe7891
    @mohamedtoohe7891 4 года назад +637

    inta quraanka jecel like iisaar 🤩🥰🥰

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 4 года назад +1204

    Lagayaabo inaad commentiga akhrinayso igula sali nabi muhamed scw😍scw

  • @heindchschrank7607
    @heindchschrank7607 3 года назад +103

    من ارتریا كل الحب و الاحترام للشعب الصومالی هذه افضل اغنیه عندی 💖💖💖💖💖💖

  • @abdikhalit5319
    @abdikhalit5319 4 года назад +89

    Aniga like ma codsado lakin dadka waa iska siiya Nimcada lagu hayo an arke ii saara mnta like hhhh
    Ismail danan best fanan hore usoco pro👏✌💯✅🤣

  • @sagalfaarah1131
    @sagalfaarah1131 4 года назад +193

    inTa aaMinsan HeesTan iney 1 million gaadhayso Like👇

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Месяц назад +3

    2024 yaa ila daawanaya heeskan mise waa kaligeey 😅

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +87

    Ninkan fananiinta wuxuu dheeryahay Cod-macani iyo dagnaan💖😊
    Xidid dadkii hore ah baa kugu jira👏

    • @cantarcaddawe8993
      @cantarcaddawe8993 4 года назад +3

      Ninkana dagan yaa ku yiri😂😂 fananiinta ninka ugu fud fudud wyeh

    • @digaalecompany4621
      @digaalecompany4621 4 года назад +1

      Ninkan miyaa dagan 😂😂😂😂

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 года назад +1

      Where is the daganaan I can't see🌚

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 года назад +4

      ciyaarta miya u taqanan deganaanshola aan.
      ninkan wa nin degan oo edab badan wa ay ka muuqata lkn ciyaarta hada u taqanan deganan la aan wa halkeda

    • @nawaalshariif1291
      @nawaalshariif1291 4 года назад +1

      😃😃😃😃😃😃🥀🥀🥀🥀💋💋💋❤❤

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 года назад +2386

    Heestan iyado 0views ah ban dawaday haday 1million views gaarto anna waa inan gaara 1m subcribe 😂 nacallaa shaydaan ku yaalle wuxu lacag majoogte igu quba 😂😂😂

    • @razmijcyl4324
      @razmijcyl4324 4 года назад +15

      kugu qubay😂😂😂😂

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 года назад +16

      Nacaala shy daan ku yaale 268 ka dhige cawa si fcn u seexo👀👀😂😂😂

    • @andregamming3536
      @andregamming3536 4 года назад +11

      Usame abdi official faraqow 😂😂🖐

    • @JOKERMAN10
      @JOKERMAN10 4 года назад +13

      Ncala shaydan kuyale 312 ka dhigee subscribe igu qub anigana

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 года назад +6

      @@andregamming3536 hh👍

  • @fissahayemichael1268
    @fissahayemichael1268 3 года назад +955

    I hade a good friend from Somalia 8 years ago I lost him in the Mediterranean sea allah yrhamu he is registered in my heart I can't forget him we share good and bad time together I hope one day I visit his family

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +226

    Weeh weeh Rer borama Away Like izmuujiya✨
    Izmail Danan🔥♥️🥀 1m iny malmo ku Gryza aniga huba❣️👊

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade 4 года назад +42

    Ninkan African iyo Somaliba iyo Carab" waxba lagma qabankaro wu socday Singer in the past African and Arab and somali " keep going

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 года назад +34

    Qadaf waa dhacaa
    Kaayaga khaldani
    Saxa Qaaday One and only.❤️

  • @hanadqumane4542
    @hanadqumane4542 4 года назад +17

    Ismail Dannan Waa Usher Somaliyed Hayibadba Uledahay Fanka Samaron Saciid Guul 💟💕❤️💝💖☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dekamoussa683
    @dekamoussa683 4 года назад +212

    best singer 🎤
    best dancer 🕺
    best styliste 🕴🧥🧥
    best song 💥💣
    best vidéo clip 🎶🎵🎶
    best pianiste 🎹
    from Djibouti 🇩🇯🇩🇯, bonne chance

  • @malikingofwestafrica8231
    @malikingofwestafrica8231 3 года назад +53

    l'm from Mali 🇲🇱 Nice song I like music somalia I not undersan your langue

  • @maxamedcawil3800
    @maxamedcawil3800 4 года назад +509

    Marky heestu 1m gaadho wixi iga danbeeya like👈

  • @dulladulla6700
    @dulladulla6700 4 года назад +428

    From Tanzania we are brothers Somalia

  • @sagalgeenyo6965
    @sagalgeenyo6965 Год назад +18

    Heestaan Inan Dhageesto Kama Daalo Waa Hees Xasuus Igu Leh In Kastoo Markaan Dhageestaba Aan Xanuun Ka Dhaxlo Hadana Waxan Ogahay In Markey Soo Baxday 2020 Hestaan Aan Farxad Badan Heestay Ilmaheyga Abahood Oo Aan Jaceel Badan Isku Qabnay Baa Mar Walba Ii Soo Diri Jiray Heestaan Sanadkaas Axdi Qaran Iyo Balan Qos Wada Qaadnay 2023 Oo Ah Maanta March 19 Keeda Na Isma Heeyso Oo Waa Xaas Kale Nin Keeda Aniga Iyo Ubad Keygiina Meel Gaara Ku Wada Nool Nahay Ilahay Waxan Ka Baryaya Qof Walbo Oo Qalbi Daacad Ah Leh Inuu Siiyo Qof Kiisii Ku Haboona Rag Iyo Dumar Ba Anigana uu Ilahay Ilmaha Ila Koriyo oo Uu Baari Iga Dhigo Kuwa Diin Islaam Xambaar San Dadka Is Jecel Alle Ha Isku Daayo🤲🙏😥

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 4 года назад +13

    Waxan hees way dhaaftay ❤️❤️❤️🥀 from puntalnd🇸🇱🇸🇱

    • @simanyarey496
      @simanyarey496 4 года назад

      Farda Didiye ❤️🙏 saad noo jeceshahay ban kuu jecel nahay wllo

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 года назад +49

    Cod besr erayoH best music best icant Waiting reaction dirisle 😎😃😃

  • @faisalmohamedomar8036
    @faisalmohamedomar8036 2 года назад +25

    My Somalis Around the world❤️❤️👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Waa wiilkiini idin jeclaa

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 4 года назад +26

    Wlhi wuxuun baa igu yidhi waa ereyadii Jaylaani ❤ Nin weyni isma soo kalifo.

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 4 года назад +28

    Legendka fanka inuu yahay yaa qiray
    ☝️☝️♥️👍👍

  • @mukeshdekz2687
    @mukeshdekz2687 4 года назад +513

    Intaa nabigena jecel like saro

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 4 года назад +133

    Xidiga reer Boorama fanaankena ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @kashaamaxamed7548
      @kashaamaxamed7548 4 года назад

      M.a

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 года назад

      @@dalfactv9356 maxad adigu somalia u leedahay fanan somaliyeed dheh somalia xagee haysatey saw somaliland oo kale u la dhigan tahay lkn dheh fanan somaliyeed 😳😳😳😳

    • @ubahmohamedtshabalala2808
      @ubahmohamedtshabalala2808 3 года назад

      @@amiiraadan3017 🤣🤣🤣 chill siz
      This boy is form Awdal 😜💘

    • @yaxyeaadanarbe6148
      @yaxyeaadanarbe6148 2 года назад

      💯💯💬💬💬💯💯

  • @ilyassaidhassan5497
    @ilyassaidhassan5497 4 года назад +11

    11.08.2020 qoralkan mesha kusoo dhex tuuray xasuus ahaanban u eegi dona markasta heestan dhagaysan doono like👅 dhac dhac dhac kusii 🥰😍😍😍😍

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 года назад +96

    As Jamaican boy iam obsessed with somali music 🎶🇯🇲

  • @amalfaarah6549
    @amalfaarah6549 4 года назад +29

    Re borama wada cod masha allah igu socota hestani

    • @xasanmaxamuudaxmed4109
      @xasanmaxamuudaxmed4109 4 года назад

      Reeer Hargeyza Adinka dhan xikmad Lugo LeH baa Tihiin shuubaa idin dhashee 🤸‍♀️

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 4 года назад +4

      hhhhhhh waa been taas anuu imikadaa wallhi *BOORAMA* ayaan joogaa waliba xafadaha *XAASLAYDA* xaafadihii *NIMCAANHILAAC* lakiin codkaygu waa ruwaayad hhhhhhhhhhhhhh lakin quranka markaan akhrinayo wallahi maxumi..

    • @hvzaaismail8810
      @hvzaaismail8810 4 года назад

      @@xasanmaxamuudaxmed4109 shuubaa maxad uga jeedaa

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 года назад

      @@aqoonyahan4059 😂😂 ila mid bad tahay

    • @WllSuley5
      @WllSuley5 4 года назад

      @@aqoonyahan4059 l

  • @farhaanabdullaahi349
    @farhaanabdullaahi349 4 года назад +99

    Hestaan 1milion Wey Gaaree Hadii Ciyaal xamar qadka Losoo Furo 🔥❣️✊

  • @maryshan9836
    @maryshan9836 6 месяцев назад +7

    My love for Somali songs is unmatched ❤❤ I don't understand but my volume at 100😂,bumped into this one and it's on a repeat

  • @omarmeiraneh6081
    @omarmeiraneh6081 4 года назад +271

    SOMALI MOHAMED INTA SAMAHA JECEL LIKE TA ISARA

  • @monourahmed8257
    @monourahmed8257 4 года назад +304

    Waar marki 10nad maraya heesta ku ceshigeeda alle danbigeeda hayga dhaafe inta ila midka dhac ku siiya liketa🤣🤣🤣

  • @goatcr7fans
    @goatcr7fans 5 месяцев назад +8

    Ismail danan yaynaan ilaawin inu USA 🇺🇲 ku xidhanyahy aynu u wada ducayno rabbi xoriyadiisi dib ha u siiyo😢🤲🤲🤲

    • @MaxamedBar
      @MaxamedBar 3 месяца назад

      Beenaale mexico kuma xidhbo danan ameerica garahaan washitoin

    • @MaxamedBar
      @MaxamedBar 3 месяца назад

      Beenaale mexico kuma xidhbo danan ameerica garahaan washitoin

    • @goatcr7fans
      @goatcr7fans 3 месяца назад +1

      @@MaxamedBar inaad i caydo ado aayar wax i fahansiiya dhaanta 👏🏾

    • @bashkaproduction4029
      @bashkaproduction4029 2 месяца назад

      Allah Haka soo daayo musician Aad Qali ah buu ahaa ​@@goatcr7fans

  • @amiinjeezow1501
    @amiinjeezow1501 4 года назад +290

    Inta earphone nada kudaawaneysa like ta iitaabta

  • @AyanDhaladShow
    @AyanDhaladShow 4 года назад +7

    Qofa hestan dawada isagoon jcyl hore qabin ayuu jcyl dagdaga dremayaa waaaw❤❤❤

  • @lloyd7cawade542
    @lloyd7cawade542 4 года назад +72

    this guy is all rounded! dance, voice, nice video good camera quality! and best chareography

  • @abdiwalibeanchannel1817
    @abdiwalibeanchannel1817 4 года назад +66

    Weeeeeew Boqorkii Samaroon Hees shidan like iguh sharafa

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 года назад +27

    Wwwwww ..... inta heesta ka heshay ani cml ah like dhac kusio

  • @yveetkyebazo2343
    @yveetkyebazo2343 2 года назад +10

    Ugandeeesss 🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬in the house Bigup
    I don't know how much I v'e enjoyed this masterpiece since 2020💪💪🤸🏋️🤸🤸🤸
    In love with Somali misic
    Jah bless
    Uganda _kisenyi 4eva
    #dear future gen. Remember to keep this masterpiece as hot like a hittttoooooo
    Out✌️

  • @najkavlogs6845
    @najkavlogs6845 4 года назад +592

    The only Somali singer has ability to 🎤 sing high level and has piano 🎹 talent🔥.

  • @radwaanshooshe9953
    @radwaanshooshe9953 4 года назад +27

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Musica 100%
    Codka 100% intuba way iga ibsanyihiin

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 3 года назад +26

    Heestaan intanan la gaarin 2021 waxey gaari doontaa 5M 🔥

    • @nimcoxamuud2364
      @nimcoxamuud2364 3 года назад +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nimcoxamuud2364
      @nimcoxamuud2364 3 года назад +2

      Ok

  • @hamdadanan801
    @hamdadanan801 4 года назад +9

    Ismail danan 🇸🇪
    Fanan tageeero buux u haayo❤️

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 года назад +89

    I don't understand single word but feel in my heart ♥️✌️👍

    • @abdisankushassan8148
      @abdisankushassan8148 4 года назад +1

      BRO, IT A SOMALI SONG IF YOU CAN NOT SPEAK SOMALI U CAN'T UNDERSTAND

    • @queenofsomalis4265
      @queenofsomalis4265 4 года назад +4

      Philip ilamos since u have felt the song it means u have understood Already.thanks for watching our songs

    • @ugaassamatar937
      @ugaassamatar937 4 года назад +5

      Philip Somali beenta dhaaf sxb. 😂

  • @sahrosiman579
    @sahrosiman579 5 месяцев назад +3

    Ilahayo adoa nabad ah noso ciili walakey danan😢😢😢❤❤❤

  • @cabdiqanixariir4502
    @cabdiqanixariir4502 4 года назад +10

    😍Only ismel💋🌟🌟🌟xidiga zomliland🌟🌠🌠

  • @Taqwa829
    @Taqwa829 4 года назад +76

    Qadaf waa dhacaa Kaayaga Qaldamay Saxa Qaadey wooow♥️💋💋♥️ 🌍

  • @tanabroadcastingstation7964
    @tanabroadcastingstation7964 4 года назад +179

    Much love from Kenya. Though I don’t speak the language, I love everything about this music. The artist is international level; strong voice, systemic rhythm, quality video, literally I can feel the music

  • @mustaphagazlleh8287
    @mustaphagazlleh8287 4 года назад +59

    Kugu faana Danan Reer somalilnD aynu ka muuqano ee Like ta 🤩😋

    • @Marwaanyare4221
      @Marwaanyare4221 4 месяца назад

      oo danan mxuu sameeyay hesta guledbaaba qadayeee

  • @dayaxdalbileofficial185
    @dayaxdalbileofficial185 4 года назад +24

    Hore usoco
    Ismail Danan ina adeer
    Wish you success
    All the time
    Reeer Borama Maidin haayo
    Dhamantiiina umujiga heee

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 года назад +27

    Waxaan ka helay Ismail hadalkiisa waaa fasiiiix you can understand everything he said the song waaa clear ❤️😍🙏👍

  • @zaki-anwar
    @zaki-anwar 4 года назад +38

    Jadaad jiif kUdawanayso like izaar 🥰

  • @zaamiyare719
    @zaamiyare719 4 года назад +149

    Score ka heesaha reer @Borama hada haysta ❤️❤️ ismujiya Inta dhaladki Awdal ah👍

  • @abdiqeshxiishjr9320
    @abdiqeshxiishjr9320 3 года назад +6

    I am from muqdisho 🇸🇴 ❤️ respect brother .you are star 🌟 .hesahaga micno ayay leyihiin 💰

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +13

    Qalbiga jacayl u qaba🥺🦋

  • @Azhraf_updi
    @Azhraf_updi 4 года назад +516

    Hees tu way macaantay lkn quraan ka ayaa ka siimacaaan isso booqda

    • @ameraahmed3994
      @ameraahmed3994 4 года назад +4

      Wish inuu naagta iska dayn lahaa coz wx kastoo oo ay mihnaduu noqtoo ilahy lgma foogadoo 😞😞😞

    • @ameraahmed3994
      @ameraahmed3994 4 года назад +2

      @@nema2647 subhn Allah 😶😶😶😶

    • @nema2647
      @nema2647 4 года назад +2

      @@ameraahmed3994 hee 😂

    • @ameraahmed3994
      @ameraahmed3994 4 года назад +3

      @@nema2647 today laga yabaa inay qosol kula noqtoo lakin see malin baad ka qomamyn doonta walalka hdu wx xun sameyoo waa laga qabtaa not inad ku raacadoo oo aad support ku sisid

    • @nema2647
      @nema2647 4 года назад +1

      @@ameraahmed3994 Maa ku fahmin 😏maxaa ka wadaa

  • @HaYaTAkader
    @HaYaTAkader Месяц назад +2

    Igamuu qasaarine dookhu qofsan iixuL M♥️

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 года назад +12

    Lengd ismaciil danan hees way dhaaftay tani waa heeso 🥰

  • @ghostshooter6242
    @ghostshooter6242 4 года назад +338

    #He can sing 🎤
    #He can write his own songs 📝
    #He can create his own music 🎷🎸🎹
    #He can dance 🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽
    Now this is real talent
    Keep going brother

  • @fartuncabdirashid6179
    @fartuncabdirashid6179 5 дней назад +1

    4yrs down the line and this masterpiece still hits lyk it was just yesterday

  • @deeqmcmofficiall2459
    @deeqmcmofficiall2459 4 года назад +94

    Qofba waa qofkiise
    Qofkaygu waa somali
    Qacda indhahaga
    Liketa hayla dhafin ppe
    😂😂💚💋👍✔

  • @machit6670
    @machit6670 4 года назад +14

    Cod........💯
    Music....💯
    Eryada.💯
    Laxan...💯
    Ismail danan...💪

  • @Kureejo
    @Kureejo 3 года назад +16

    Codka 100%
    Labiska 100%
    Editing 100%
    Laxanka,Erayada iyo Musiga 1000%
    Keep Singing bro! And Go forward

  • @Mahamedkey18
    @Mahamedkey18 4 года назад +324

    Hoooyo mcn

    • @plusvlog1541
      @plusvlog1541 3 года назад

      Ha dad badan aya neceb.

    • @salmadaaweey3048
      @salmadaaweey3048 3 года назад +2

      War alle ka baqa hesaha dhaxdoda kadaya nabiga scw allh idin cadaabee😳

    • @plusvlog1541
      @plusvlog1541 3 года назад

      @@salmadaaweey3048 xaar leeq

    • @Hafsad_Illeye
      @Hafsad_Illeye 3 года назад

      xfsa xfsa

    • @Mahamedkey18
      @Mahamedkey18 3 года назад

      @@salmadaaweey3048 huno qoraalkayga sifcn u akhri anaaba yaabsan noh

  • @carrybhaiwants50ksubscribe52
    @carrybhaiwants50ksubscribe52 4 года назад +89

    Dear stranger who like this: may your parents live more than 100 years

  • @Umalkhayr-x8c
    @Umalkhayr-x8c 11 дней назад +2

    Waligay ma arag qof si dhaba ii jecel 😢😂❤

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 4 года назад +99

    Bal qofkii iga dambeeyoow heesta markaad ku raaxaysato Ana iga ogaysii inaad iga dambaysay like iigusii qabo
    29/july 2020 weeyi

  • @naagadag8772
    @naagadag8772 4 года назад +15

    Qofka aan jeclhy farxadaan ku qabo ma qiyaasna😋🥰
    Ezhcalaa hees❤🥰

  • @gamachuuOfficialTube
    @gamachuuOfficialTube 8 дней назад +1

    I am from 🇪🇹Ethiopia me is oromo i love Somali music 🎉

  • @abdirahmaancase2000
    @abdirahmaancase2000 4 года назад +77

    Marka lagu leeyahay Reer somaliland waa hoyga xikmada heesan oo kalaa Maraga u Fura Ereyada jaylani codka danan labaduba waa reer somaliland reer Somaliland like isku muujiya dadkii murtidow

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 года назад +2

      Taas ma laba kuwada hadelasa wllo 😘😘😘😍😍💚💬❤💬❤💚💬❤

    • @ilyaasofficial8682
      @ilyaasofficial8682 4 года назад +7

      Hoyga xadarnimada iyo ilabaxa mayna ahayn somaliland from borama

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 года назад

      @@ilyaasofficial8682 saas waaye wllo 🤙🤙🤙🤙🤙

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 4 года назад

      Noooo Jigjiga weeye waqtigan sorry! Way dhinteen ragii hargeisa hoyga fanka ka dhigay 😉

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 года назад +1

      @@taariikhogaden1029 hhhhhhh ma itidhi yaan lagu maqline wllo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 4 года назад +46

    Ismaciil music ka aad tumtay waa mid aan ka helay
    Inta illa aragtay ismaciil inuu yahay fanan macalaa music kisle like saara

  • @Bedriibrahim
    @Bedriibrahim 5 месяцев назад +6

    Free ismail 2024 🙏🏻

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 4 года назад +6

    Best song ismaciil Danan inaderkay clrisaq xamud caydiid jaylani ✌️🙏♥️

  • @mohamedjirde.
    @mohamedjirde. 4 года назад +17

    Is it normal when you listen to the same song 12 times in a row? My favorite one

  • @robahasan1840
    @robahasan1840 4 года назад +73

    I’m not Somali but I like all Somali music keep up my brother big love from Manchester

    • @mohamedabdulkader465
      @mohamedabdulkader465 4 года назад +3

      Tank's bro will love you 😍

    • @bushracabdul6793
      @bushracabdul6793 4 года назад +2

      🤔🤔🤣🤣🤣🇸🇴

    • @ziciit_dollar
      @ziciit_dollar 4 года назад +1

      Beentz intaa leeg xay ahayd😂😂😜

    • @bushracabdul6793
      @bushracabdul6793 4 года назад

      @@ziciit_dollar ma aragte😆🤣

    • @Ghost9-q4z
      @Ghost9-q4z 4 года назад

      Sanku neefle soomali baa u sareeyo. Awoowe i'm Somali waa lagu fanaa. Ku Cadaa baa ku leh Somali baan baranayaa. Adigna beentan baa la'timid

  • @omar_aden
    @omar_aden 4 года назад +12

    from DJIBOUTI . keep going bro

  • @mayadoiman6162
    @mayadoiman6162 4 года назад +8

    Iguma khasrine dookHu qofsan iixul inankii Reer puntland❤️🌍🇸🇱🌷🥀💋💓

    • @YowVision
      @YowVision 4 года назад

      Waikan 😂😂❤️🇸🇱

  • @MOHAFILMS.14
    @MOHAFILMS.14 2 года назад +2

    Somaali hadaa nahay musicgena dunida ayuu ku faafay guul inoo soo hoyatay ayee inoo tahay Somalia 🇸🇴 allow mideey oo qalbiyadoda isku fur

  • @MUtaama
    @MUtaama 4 года назад +11

    Qofka aan jeclahay farxadan ku qabo ma qiyaasna !!! ❤️✌️

  • @zadiikgahayr453
    @zadiikgahayr453 4 года назад +13

    *Im first like saar one million marky gaadho* 😎🥰💖

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib 4 года назад +6

    Xppeni muhamed ❤ hadad Jaceshay kuh sali 1 second ☝🏽❣

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 4 года назад +17

    Somali pop music... Danan took somali music to another level... Car saa uheesa😜👏👏Dear cousin bravo

    • @amyeden8616
      @amyeden8616 4 года назад

      Hahaha dear cousin baa i dishay hhhh... Apprécie l'artiste et non sa personne 😛

    • @ladyblue6595
      @ladyblue6595 4 года назад

      @@amyeden8616 le fait que tu écris une réponse en français prouves que tu me suis mais ceci resteras ton unique réponse.😂waa inaadeerkay waana inaabtigay cirka soo guji😜

    • @amyeden8616
      @amyeden8616 4 года назад

      NeverMind que tu me suis aaa???,😂😂😂 ☺ là je dois regretter d'avoir raté une star internationale😌! Au cas où tu n'as pas remarquée tu as écris du français dans ton commentaire et j'ai su que ça doit être une Djiboutienne et non je voulais dire Djib-landaise 😋😝 ...je dis ça je dis rien 🙌

  • @igostudiopro8975
    @igostudiopro8975 4 года назад +18

    Inta aminsan inay heesta ugu viewska bdn 2020 nqon donto like ku muuji

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +18

    This Music come from Somali Legendary Production
    🔥

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 4 года назад +6

    Hdaa Reer Muqdisho thy
    Qadkana ka maqned hal maalin
    Is muuji wan so labanee👊💣🤣
    Hees An Qiyaasneeen😍🤗😘

  • @dhanwalbachannel9564
    @dhanwalbachannel9564 4 года назад +21

    Song 100%
    Music 100%
    Style 100%
    Dance 100%
    Ismail dannan miracle

  • @fadumosalaxcabdulqadir
    @fadumosalaxcabdulqadir 7 месяцев назад +2

    Ismail isn't easy ina adeer noolowa inta nolola jirto ❤

  • @muzcabnuur1324
    @muzcabnuur1324 4 года назад +14

    Laandheere Labo Maha
    Lengedry Ismaciil danan Hore soco bro👌🔥🔥