Geelii reer weerar abdi sxb Mahamed weerar ayaan ugu tahay geelaa markuu dararsan yahay

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 16

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 13 дней назад

    MASHAA ALLAAH
    Geelu waa nimco
    ALLAAH KU MANEEYSTAY MUSLIMIINTA.
    Ee Hala Xanaaneeyo
    ... TEEDAKALANA
    Dalku Hada Biyuu Leeyahay
    EE (Geela Habeeda Halaga Dhaqo)
    Sababtoo Qaboow Ayuu Karaadineeysaa
    Laakiinse Weey Gubeeysaa.

  • @JamalDahir-hl4tn
    @JamalDahir-hl4tn Месяц назад +1

    Masha Allah sxb sifiican baad usoo duubtay lkn Masha Allah markasta badi

  • @kassimfarah9818
    @kassimfarah9818 Месяц назад +1

    Man sha alah ader wax badan nosoduub

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d 12 дней назад +1

    midkan inkaarta iyo kamirada kadabawada geela kareeba

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d 12 дней назад +1

    War xow ahaa mnshalah dheh xoolaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +1

    Subxaanallaah ⁉️ ka daa duubida ❓isha ka qari ‼️

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 19 дней назад +2

    Geel lama dhaho wa halo

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @user-pp4tl6jy6g
    @user-pp4tl6jy6g Месяц назад +1

    waanag sana geelu

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d 12 дней назад +1

    Hasho way godlatay waaye magaw maahe way godlaty way gurty way gaagaxday saas waaye

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Месяц назад

    Ilaahay amarkii Kaadida biloow aadamka ur lama joogi karo wadnaha ku soo go ayo
    Halka tan Geela udeegayda aad ku raa xeesani
    waxaa ugu wacan geedaha kala nooca daawada ah ay cunayaan

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d 12 дней назад +1

    Hhhhhhhhh war xaad ku hadashay bbe girl kulahaa hhh

  • @MuseArisak
    @MuseArisak 4 дня назад +1

    Waa maxay ninkan weyn ee geela yidhi; uur buu yeeshey🙆‍♂️

    • @chefnuuradiinsanbal1170
      @chefnuuradiinsanbal1170  3 дня назад

      Waa fahantay ineey xaalimo tahay ama uur leedahay
      Malaha sidaas lee ufahmay
      Madax warar ayaa jira miyaa rabtay hasha miyaad rabtay
      Waan iska barandoonaa insha Allah

  • @raasamaalfurniture9513
    @raasamaalfurniture9513 Месяц назад +1

    Suulgorayo dheh