BADWAYN: Beesha Biciide oo Barigii Siyaad bare kaluun kala soo carertay Degmada Oog ee G,Sool

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #tooshkasiyaasada #Gobolka #Sool #Degmada #oog #Somaliland

Комментарии • 63

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Год назад +10

    Viva habarjeclo from jibriil abokor

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Год назад +8

    Farxad ayay ii tahay inaan saaka la kulmay Barkhad waliba anigoo isaga hadal haya ayuu sooba galay goobtii farxad iyo naxdin
    Ee sxb keep going ❤

  • @hanicaydiid2893
    @hanicaydiid2893 Год назад

    Tooshkow indr wn salamay from habaryoonis

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Год назад +3

    Manshallah tabarakallah. Dadkeena waxay ilaabaan in ay manshallah yidhaahdaan marka ay wax wanaagsan ka hadlaayaan. Hal qof oo maanshallah yodhi nimcadaa ku jirin subhanallah. Waa jaahilnimo ina heysa

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Год назад +2

    Aad ayaan kuu salaamaya sxb sare keep going

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 Год назад +7

    Badweyn weligeed waa jirtay intaan maqlay ee weliba xiligii Daraawiishta,Laakiin Haberjecladan degan halkani waa reerihii dhulka soo degay 50sano ee u danbaysay

    • @sugaalcartan
      @sugaalcartan Год назад +1

      Qalasoy waan ku dhoofin laa, Badweyn baan ku geyn lahaa, Kalluunkiyo Caana Geel lagugu soo dhoweyn lahaa.

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 Год назад

      Absolutely 💯

  • @user-sd3pv8hn8m
    @user-sd3pv8hn8m Год назад +4

    Markii darwiish jabtay oo Dhulabahante kala firdhay ba ingriis habar jeclo so dajiiyaay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад +1

    noway malaha la tatabto caynaba ceelka ku yaala wa bad meeshaan odhan sarar bad ba ka hoosaysa haa la furo wadanka dhan wa degi maya sideeda u daya kaluun ku gura magalada dhan baa ka dhergaysa kuwo kale berber ka doona ku gura masha Allah waa meel qurux badan wa kaluun lagu soo guro

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад +2

    Geelaan waa geel caanood waana geela yar-yar wuuna ka caano badiyaa geela ogaadeenka waayo geela ogaadeen waa geel hilib ee maaha geel caanood.

  • @alcadaala5580
    @alcadaala5580 Год назад +3

    Biciide .

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Год назад +3

    Badda laga cabaayo waligeey ma arag baliga Laga cabaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +1

    Dowladii kacaankaa samaysay dowladina kama danbayn

  • @osmanwarsame6151
    @osmanwarsame6151 Год назад +2

    Bada Ceelafweyn baa DP laga kireynayaa KKKK

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Год назад

    Waa biyo badeed hadana Aad u dhanaaney oo lacabi karo dad iyo duunyaba waa khayraad dihan waana lasii safayn karaa oo xareed laga dhigi karaa

  • @footballer9117
    @footballer9117 Год назад +2

    Kkkk😂😂 Tooshkow inder GAR ADAG hadhaafin NEEFAF AAN KUU QALNEE

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 Год назад

    Nice

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Год назад +2

    Biyaha Badweyn Kaluumka Baddu kuma noolaan karo, kan webiyada weeye. Biyihii Caynaba ayaad soo dalooshateen. Waa laydin kula xisaantami.😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    XASAN DIIRIYE RABOW U NAXARIISO

  • @maxamedcabdilahia8128
    @maxamedcabdilahia8128 Год назад +1

    War niyow xagedmartay waayadan waalaguwaayaye

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Год назад

    Ma biyo dhanaan. Bad ah baa mise waa biyo macaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Kalluunka xillina waa ladabtaa xillina waa ladaayaa si uusan udhamaan.

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Год назад +2

    Waraya too tooshakow yaa fasaxa ku siyaya inada sodubato dhulaka bicide lita u diyar garowo 🍊🍊🍊🍊🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Waa kalluun miyi kalluunkani.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    badan madama yartahay waa in ama waaardiye loo smaeeyo ama caruuraha ku dadanaya gate looga xidho wayo qaar badan bay liddy sidan maqlay

  • @abdimuse6171
    @abdimuse6171 Год назад

    Butland ka ilaaaliya yayna yaxaas ku tuurine

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Год назад

    😂😂😂 garacaasi barkhad cumaamadisa lama haysan karo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Biyuhu ma dhannaanbaa?????

  • @raaxonuur127
    @raaxonuur127 Год назад

    Dadkani ma balayga iyo badday kala garan layihiin

  • @user-bo8ei7ee5d
    @user-bo8ei7ee5d Год назад

    Qalasyadu yayna kaaga harufin

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    Hadii bad laga dhigo xagee degeysaan habarjeclo waa dad waalan

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Год назад

    Sida qabil looma isticmalo

  • @nimcaan175
    @nimcaan175 Год назад

    Baddu WA dhanaan maa mid geela lawaraabiyo

  • @maryama1487
    @maryama1487 Год назад

    Biciidoy ka aruurso

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Год назад

    😂😂😂 bad la balaadhinyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Oog ma carro marreexaanbaa?

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 Год назад

    Bad biyaheeda lacabayo xagee lagu arkay
    Waxa ladhahaa HARO

  • @noorjimale684
    @noorjimale684 Год назад

    Muxu hada iska qarinayaa horta sooka isago la wareysanayo RUclips kujira oo wejigisa la arkayo😂

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 Год назад +2

    Dpworld kulahaa 😂 H.j Woxoodu waa Weerar ganacsi Hadanu Ciise muuse Nahay Wax La Aqbalayo maha 😂

    • @mxmedadn4194
      @mxmedadn4194 10 месяцев назад

      Inader maxaad ugu diidaysaa Awrta ha ku soo xambaaraan Containerro badan. Daa nimanku wa iidoore..from sacad muuse
      I love them..will cali barre ah oo markab wata aan arko..kabtan ah
      Jp no soy marinero. Jo soy capitan o capitain...kkkkk

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 10 месяцев назад

      ​@@mxmedadn4194inder cali baru mar kab yada ma kexeeyane way la goostan ka ilaaliya 😂😂

  • @footballer9117
    @footballer9117 Год назад

    😂😂😂😂

  • @barredubad464
    @barredubad464 Год назад

    Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Год назад

    Baddii ka wewynèeyd ayaad ka faa'ideeysan weeydiine, biyo yar oo meel fariistey geela uun ka waraabsada

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 Год назад

    Been badanaa beerku ku xanuun labo nin miyaa malay biyo ku jirin naf ku celin kara oo biyo gaar siin kara

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад

    Waar weebi kaa dhiiga

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад +2

    Biciida yonis kkkkkkkk kaluunka joojiya kufsi baad bilaabeysaan

  • @suxuficabdiqaadirkanedi1361
    @suxuficabdiqaadirkanedi1361 Год назад

    War manta waxad heshay mid biciide muslimay
    😂😂😂😂😂😂

  • @Isaqgirl4lyf
    @Isaqgirl4lyf Год назад +1

    Bisinka ma baciididi cabsicabsida aheed baa Bisinka I never seen baciido dagalka las anod ka hore ma maqlin baciido.

    • @aminamohamed9010
      @aminamohamed9010 Год назад +2

      Magaca noo hagaaji walal biciido maaha biciide dheh hadii aanad hore u aqoona barasho wanagsan soo dhowoow inadeer

    • @Isaqgirl4lyf
      @Isaqgirl4lyf Год назад

      @@aminamohamed9010 iga rali noqo Macaga khalday huno okay biciide Halkay ka yimaden asalkooda ma dadkeena isaq ba why are they so good at dagaalka waxan maqlay ayamahan biciide their teen age boy wuxu u dhigma 100 faqasha ManshAllah ma dad citizenship la siyayba oo melkala ka timid huno dadkan wa dad fariida maxan mar hore u maqli waynay?

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 Год назад

      ​@@Isaqgirl4lyf habar jeclo