Maanshallah ee weriye waa faalo wngs ee fadlan meelahan oo kale dadkoo dhami mayaqaanaan degaanka ee ku bilaaba tilmaamaha inta km ee ay u jirto magaalooyinka waawayn ee la yaqaano
MaashAllah. We should plant as much trees as possible, keep the peace so that Allah keep blessing us, and we should keep cleaning everything in Somaliland from plastic and trash. Beautiful area in Somaliland MaashAllah
Yaasiin Ismail walaahi waan farxay waa runtaa somaliland dad badan ayaa ka xumaada waadiga oo ogaa gabiley bali yaraa dadku smaysteen in laga xumaaday kan cid hadal haysaa ma jirto dadka ilaahay iimaanka kala siiyey
waxay liqday caruuur aaad u badan wa in dayr lagu xidha meeshan ama wardiye loo sameeya caynaba xata bad baa ka hoosaysa sidan isleyahay inkastoo aanaan garnayn hadana markan maqlay biyo qadhaadh ayaan oga inay bad tahay ee an maqlay in faras ku galgashay dartiis biyahan caynba soo baxeen
Lash way qodan karaan ragii koorta heela qofku haduu qoriyaq lash wuu samayn kara dadku waxay u bahan yihiin wax u sheega waxa ayaa le aqoonsi ayaan rabna dadkeedi kallun so saaran kayn
Kaluun badeyd ma aha waa Kialuun webiyeeyd ama wareeyd ama u eg harada Victoria lkn bad ma aha kaluunka ayaa laga garan lahaa waayo kaluunka bada ma laha shaarbo dheer🤓
War bad ma ahee waa har qosol badan wuxuu yiri laashash iyo shabaago ha naloo keeno waxa dhan inuu hal maalin ugu takhaluso baa damcay kaluunka ku jira xataa malay webi baa la dhahaa oo bad mahee biyo macaan weeye ee xabad ka badan qofkiiba yuusan la bixine ileen waa daawada malariyadee dhaqaalaysta hhhhh
Wax la yidhaahdo gobolka saraar ma jiro. Dhulkan aad sheegtay oo dhan waa gobolka Sool, waa carra Dhulbahante, iiddorka ku soo durkay maruun baa laga rari doona.
caynaba oog wadamo goo habari heshay ceel dhab dhirta ugu waywayn buu leeyhay wa dhulka hj degto ee ku yaala gobolka sool hada is waydiinayso wa xagee hj bada ugu yaala gobolka sool ceelka caynaba xata wa bad isaba
Hhhhhhhhh aaar qalab layne meeshu bad maaahe see wax kuwada aar mesha anaga tarikhdeeda hayne meesha dalxiisba logu tala gale kaluun ka haka dhamayniina badawyaay
Maanshallah ee weriye waa faalo wngs ee fadlan meelahan oo kale dadkoo dhami mayaqaanaan degaanka ee ku bilaaba tilmaamaha inta km ee ay u jirto magaalooyinka waawayn ee la yaqaano
ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH, Sidda ay sheeggeenna waa in lagga caawiyaa insha ALLAAH intii karraanna qallabka kalluummaysigga , oo illaa saxiimmaddo leh,
Teedda kalle waa in laggu beerraa insha ALLAAH Nuucyo baddan oo kalluun ah, oo uu uggu muhiimsanyahay SAARRADDIINKU, Kaas oo la hubbo in uu ka yarrayn doonno kanneecadda ay sheeggayaan, Aadna u tarmi doonna , Oo aad u anfici doonna insha ALLAAH, Deggaanka iyo inta u dhawba.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
MaashAllah. We should plant as much trees as possible, keep the peace so that Allah keep blessing us, and we should keep cleaning everything in Somaliland from plastic and trash.
Beautiful area in Somaliland MaashAllah
May Allah keep the peace in somaliland and bring peace to Moqdisho and it's surrounding areas Amiiin
MASHAA ALLAH
Dadka qaarba ka naxaya wax fiican Marka meel lagu sheego lagama xumaade Mashalaah dheh
Yaasiin Ismail walaahi waan farxay waa runtaa somaliland dad badan ayaa ka xumaada waadiga oo ogaa gabiley bali yaraa dadku smaysteen in laga xumaaday kan cid hadal haysaa ma jirto dadka ilaahay iimaanka kala siiyey
Maa shaa’Allah Beautiful place to go
Ma Shaa Allah
Maansha allaah tabaaraka raxmaan illaahayoow colaadaa naga qabooji wadankana noo barakee
Barmaamij fiican
mansha Allah waa dal ilaahay nimcadiisa ku manaystay dadkii haahsan lahaa allaha tuso
very beautiful place to go for vacation
Mashallah beautiful
Masha Allaah wa meel Aad u qurux badan ❤️
Masha allaah tabArakalaah qurux weyan
Masha Allah dhulka hooyo wacana, nimcada aynu haysano maragno ya Allah dadkeena dalkeena jeclaysi
Maansha Alaah
ماشاء الله تبارك الله
Kaluunkii ayaa howd loogu keenay haddana waynu ka baahanay. Ilaahay caqli xumada iyo cadowga ina majare hababiyay inaga qabow.
mnsha allah gobalkaygi
Asc adeer badu way koobantahaye maxaa bad wayn loogu bixiyey
Mashallah. Waxaan rabaa In aan halkaa doo dago Waan ka helay ma ladilo Dagon karaa bal ii Soo sheeg ? Qabiilke dagaa
Masha Allah dhulkena nimca fadhida
mansha allah gobanimo
Waa tuulo biciide 😂😂😂
Imaad Soo sheegiin In meesha la dagi karo hadan Waxaan imaanyaa Somaliland inshaalah
Maxad ugufaraxalatay
Caqliga somalida "haley caawiyo kama weynaada miyaana"🤔
Mashallhu saraar waa meesha abahay ku dhashay
Masha.allah..somaliland..somaliya.wan.jeclahay
Maanshalaah deegaanka habarjeclo waa dhulka qaniga ah waa dhulka keydka reer somaliland dhamaan ku soo dhowaada reer somaliland ilaa awdal ilaa ceelaayo waa dhul gobi degto
Waad bugtade
Ma har baad u jeedaan lake baa la yiraahdaa english ka lake kaluunka waa lga hela
Tolow badayari maxay rabta
masha allah. lkn waxa fiican inay iibgeeyan oo anay cuni uun. wayka faiidilahaayeen.
MIYAA LAGU INDHO QABOW,SANAYAA MISE WAA LAGU DIIRSANAYAA? WARIYEYAALOW AFSOMALIGA BARTA SIDII RAGII IDIINKA HOREEYEY WARBAHINTU
Like abdisalan hereri
waxay liqday caruuur aaad u badan wa in dayr lagu xidha meeshan ama wardiye loo sameeya caynaba xata bad baa ka hoosaysa sidan isleyahay inkastoo aanaan garnayn hadana markan maqlay biyo qadhaadh ayaan oga inay bad tahay ee an maqlay in faras ku galgashay dartiis biyahan caynba soo baxeen
Badan ma dhanaan baa mise wa biyo macaan?.
anigu meesha marag weligay wan maqla uun qof bay liqday iyado laleyahay lakin ma arkin bad macan weligay adiga ma bad macan bad artay
@@sidrasirad9475 dadkan waxa ay bad ugu yeerayaan kaliya kaluunkaas ee waa haro biyood!. Xoolo ma cabi kari lahayn bad!.
Maa shaa Allah.
Mushkilad baa ina haysata cunta la'aaneede waa dhulka hala beerto meel walba sawir ha la soo taagnaanina e.
Lash way qodan karaan ragii koorta heela qofku haduu qoriyaq lash wuu samayn kara dadku waxay u bahan yihiin wax u sheega waxa ayaa le aqoonsi ayaan rabna dadkeedi kallun so saaran kayn
Mashalaah wankufar xay
Kaluun badeyd ma aha waa Kialuun webiyeeyd ama wareeyd ama u eg harada Victoria lkn bad ma aha kaluunka ayaa laga garan lahaa waayo kaluunka bada ma laha shaarbo dheer🤓
Weriyahu malaha khibrad hada moo sheegin biyaha dhadhankooda ma biyo macaanbaa mise waa biyo dhanaan sida bada war kala dhiman ayuu noo sheegayaa
dee waa laag, ma ahan bad
Bad ma.ahan we fardaan waaa
Oo hadaa maxay la soo eegaan gobolka catamaran ee la cowryaan
wa in berbera laga soo guro kaluun badan o kale ha isku dhalo weliba noocayda halkas ku nool ha la soo badiyo
Biyaha dhanaan miyaa
masha allah
Badyar Af Soomaali maaha.
Kkk.war.bad.maaha.waa.haro.biyihu.waa.spring.dhulka.hoostisey.kasoo.baxaan
Waxanad garayn badka hadlysa Walibi Somalida meesha dad carab ah aan afsomliga aqoon moodaysa
@@yaasinismail7956 kkk.saaxib.xaqiiq.bad.maaha.biyaha.meeshan.waa.la.cabaa.iyadoo.geel.laga.waraabinayaan.dawaday.kaluunkankan.cat.fish.wabiyada.iyo.horooyinka.africa.iyo.meelo.badan.oo.aduunkuu.joogaa.kuma.noola.biyaha.bada
@@yaasinismail7956 aan.kuu.raaciyee.waxa.jira.harooyin.waa.weyn.oo.bad.u.eeg.sida.lake.turkaana.iyo.kuwo.kaloo.tansaaniya.ku.yaala.maraakib.baa.xitaa.lagu.maraa.waa.laga.kaluumeystaa.lake.ama.harada.turkaano.bad.bad.moodaa
@@adansaid961 wa runta sxb kaluunku wa cat fish sharubo leyahay mashallah
Biyaha meeshi ma dhanaanba mise waa macaan sida biyaha caadiga ah
anaa tegayoo waa dhanaan
Waa macaan lkn ur yar oo aanay ceelasha ka agdhowi lahayn bay leedahay inkastoo xili hore iigu dambaysay
War bad ma ahee waa har qosol badan wuxuu yiri laashash iyo shabaago ha naloo keeno waxa dhan inuu hal maalin ugu takhaluso baa damcay kaluunka ku jira xataa malay webi baa la dhahaa oo bad mahee biyo macaan weeye ee xabad ka badan qofkiiba yuusan la bixine ileen waa daawada malariyadee dhaqaalaysta hhhhh
KOMODOO S/LAND MA JOOGTAA
Waa leeg ma aha bad fish cat weye
Biyuhu ma dhanaan baa markaa?
Haa walaal
Horta bad maxaa la dhaha mida ayana sharaxad ubahane. bal day mesha uu bad ku shegayo😂😂
Bad waa biyo badan fadhiya oo dhanan
Way wanan karta wana yaran karta
Ma fathayso marka roobku
Bad maaha ee waa har yar sida harada weyn ee Victoria ay har u tahay kaluuna u leedahay, tana waa sidaas oo kale.
Macaan miyaa mase dhanan sida badaha cadigaaa tolow
Waa dhanaanka bada oo kale lamana Cabo xataa xoolaha ma cabaan
Galada kailaliya qarsada cdanka iyo carabta chaynah kaililiya kuligood
caynaba odhan aya bada biyaha caynaba ee qadhaadh waa bad iyaba
kaariye.caalin.oo.kaluun.sita.manshalahh
Wax la yidhaahdo gobolka saraar ma jiro. Dhulkan aad sheegtay oo dhan waa gobolka Sool, waa carra Dhulbahante, iiddorka ku soo durkay maruun baa laga rari doona.
Daarood qarwaya uma xumid
Dhulkaan hj ayaa leh idoor laascaanod agteeda ayu kula degan yahay aduuna ka qaaday waliba maxaad qaadi kartaa isagaaba ku maamule hahaha
Dhulbahante miyuunan ahayn laf hoose oo isaaq ka mid ah yaabaye
Kaluunkaas waawabiyaasha uun baalaga helaa walalo
Kalunkaan waa kabiyaha macaan baad mahaa
Maye biyaheeduba waa dhanaan
Wanu mofeysanaa oo wanu dubanaa
،kalunkaasi maa fiicna bakhtiga ayo cuna
Waxaasi ma jiraan ee isla yaab!.
@@qalbihodon721 waa iga dhab xita waxa kaa hadlay shuukhda azharka dadka cafimadka ilaaliyana way kaa hadleen waxa laa yidhahda kaluunkan qaraamiid
hhhhhh hadduu maxuu cun lahaa?
kalluunkaan waxa laga helaa wabiga
caynaba oog wadamo goo habari heshay ceel dhab dhirta ugu waywayn buu leeyhay wa dhulka hj degto ee ku yaala gobolka sool hada is waydiinayso wa xagee hj bada ugu yaala gobolka sool ceelka caynaba xata wa bad isaba
Bada maxaa dair lugu samayn wayey xolaha ku dhacay iyo dadka
Somali caaawimad aya hor cararty waligeeen her ma gadhyno sidaasa dabada laysku wada haysanaya
Waa ceel wayn oo maaxanaya...
Waxaan arka bahal khatar ah leeg yuxaaska qofku tabto meshu tabto way go aysa
Hhhhhh kulahaa laash nookeena inaadeerow halkaad ku tagi sowtan dhankii kale kuu muuqata hhhhh
Biyaha ma biyo macaan baa mise waa biyo dhanaan .suaal
Qadhaadh
War waxu badd maahanee ee waa goob biyo fadhi ahi kaluunkaasaana caan ku ah.
B
Hhhhhhhhh aaar qalab layne meeshu bad maaahe see wax kuwada aar mesha anaga tarikhdeeda hayne meesha dalxiisba logu tala gale kaluun ka haka dhamayniina badawyaay
Abaarta lasheegoya wa maxay dadka ugurmada emergacy mataqanin .rashin iyo biyo lo geyo inti wax looga helayo aduunka
Hadii ay qodaan dhulka badaas wey baladhin karaan
Waryada somaliland waxan idin leyahay bada dadka dhameysay maxad uamaneysan dhagax malagu shubikaro miyaa carurtii wey ku dhamadene dad dbigle iskadhiga ilahey wuxuu idin dhahay dadala aaway kuwii qoday xabasha ilahey amuu ilmohoda ku ridaa mey sameyn
Cshakuur odowaa bare dadka soo dhawee
Malanku waakii wabiga
Oo isku weer inte mitir tahey bada yar
Mocha Allah
Mansha Allah
Maasha 'Allah
ManshaAllah.