ilma adeerayaaalow soomaali hadad tihiin ana saaas igu soo dhaweeya muqdisho I love wadan kayga wlhi saaaan ugu xiisay wadankayga 30 sano ma arag muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇺🇸😘😘😘
Asc asxaabta reer muqdisho waa ka baxsateyn soo dhaweynta dalmar digriyow salan sare legend xariir axmed fanaan heesahiisa aad aan ujeclahay iyo dhamaan fanaaniinta reer muqdisho💟👌👍🇸🇴✌
ilma adeerayaaalow soomaali hadad tihiin ana saaas igu soo dhaweeya muqdisho I love wadan kayga wlhi saaaan ugu xiisay wadankayga 30 sano ma arag muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇺🇸😘😘😘
Waa diyaar ayaney no so sheeg inta camer. Gadasheda Ka hadasha kuso dhawaynaysa
Dalmar ugu horeynta waxa mahad Celinta iska leh Waa Allah Ee dheh الحمد لله
Xariir axmed miqdisho miyu jogaa micnaha my favorite singer♥
Wllhi qosolka waa iga dhamaaday all somali maxamed wan idin salaaamay ❤🙏
Axyaaaa cod Ayaan wadni mash"alh sahra ahmed jamca alle ha u naxriisto baa so xasuusty ❤🤲
Ismail darkaa...nin rageed abtii...love this man for real
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
Dalmar yare waa nin nagu qaali ah
reer North America the best boy
Waxbaa kadhacay wooow waar Dalmar iigeeya yaa salaam👏👏👏👏👏
dalmar waxaa kaa codsanaa inaa boo qato maamo binti cumar gacal fanaanin badan show qabtaan iska baxaan
Codkaaga M.a Dalmar Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
Ok wll
Usara gbadha
Mansha allah barnaaji qurux badan shactiro ah lakin dumarkii sureaalka ku heesi jiray way xishoodeen cawa yay arkee tallow thnks dalmar yare
Asc asxaabta reer muqdisho waa ka baxsateyn soo dhaweynta dalmar digriyow salan sare legend xariir axmed fanaan heesahiisa aad aan ujeclahay iyo dhamaan fanaaniinta reer muqdisho💟👌👍🇸🇴✌
Aarka kwrn uma bahno waxyabaha codka lagu qurxiyo wa best wlh sido kale ustaadka💯💯
Lajan waaaaaye dalmar yare iyo dhamaan fanaaninteena ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙋🙋🙋
Oh! Khaalid kaamil jawharadii fankaan meesha iiga muuqan
Jowharkii fanka dheh sxb🤣😂🤣🤣
Waaaw oowladul caasimah noolaada dhamaan fanaaninta soomaliyeed oodhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😇😇😇😇😇
Dalmar's voice change my mood😡❤
Xariir in the house ❤️❤️❤️my favorite singer ever ❤️❤️❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍
My Aboowe Dalamar enjoy your home motherland boowe love from Michigan state
Waryaa meeshaan waxan ka arkay in Xanfar iyo Aarka aanay mixer ama qurxin ta codka aanay uba baahnayn😊😊😊
Wa runta walahay
Dadkaas waa legand yaal hada lee maa ogaane ebow 🥰
Boqorka fanka iyo nabadoonka fanka Dalmar Yare sidaas baa laguu jecel yhy welcome
Ismaaciil Aarka iyo Dalmar yare codkooda bilaa music ayuu sidan asal ku yahay hadii music iyo mixer lagu sii daro waa ay ka sii daran tahay🔥🔥🔥
Caadi ma.ahan aarka codkiisa waxba lagama qaban karo 👏👏👏👏
Walaahi rag ayaa meesha isku arkay we will wait next show if Almighty Alaah accept
King Dalmar yare 🔥 Dayaxdalnurshe 🔥
0o xariir ahmed ma muqdishu jooogaaa
Haa Heey pro
The legend daud xanfar 👏👏👏👏
masha allaah asxaabta dhaman xafladan kasoo qeeb gashay.
Dalmar yare & dayax & pricess istahil & Farxiya xalane wan idiin wataa SHIIKHAALNIMO 💍💍💍🙏
Waan kaxumahay showga zhp dalmar yare zhp salaan sare
maasha allh
Walaalkey dalmar
aaarka in the building l love my bruh
Xariir Ahmed the legend 🐐🐐
libaaxa fanka dalmar yare🦁
walahi labo qofaa codkooda isoo jiidy waa ayaan wadani iyo ismaciil aaarka
Shaw lo dhanyahay sanadkan xamar cadey wey shidantahay
Dalmar yare legend 👏
M.a ayaan wadani ❤❤❤
Ma fav dayax dalnurkisaa
legends. i hope you a good time.
Aarka uma baahna in codka la qurxiyo wlhi waa laandheere cod ilaahey siiyay
MAASHA ALLAHA🏩🏩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍🥰
War meeshu wee Shidan tahay WLHI Legends baa isugu yimid Meesha
Inantaas ayaan wadani la dhaho ee heesta sahra ahmed qaadaysa cimaamadeda lama haysan karo way cod macaan tahay talaahi
Aarka iyo ayaaan waa My blooooood fråm ceeeldheeeer ❤️ fanaaninteena qaaska waye codna alaa siiye
So ilama arkin waaa codki sahara ahmed mash"alh
Abdikarin Ali shah showka kena
Reer muqdisho aad abad umahadsan tihiin
Xanfaaaaaaaaaaaaaaar🇸🇴💙
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
Asckm waaw masha allaah
All legends
Xariir jigjiga ayaan ku ogaaye muqdisho goormuu yimid
The one n only akram ak
The one and only legend xariir ahmed🙌
oo kalay ileen abdi dhaanto ii daadi waxba ma dhamo oo wlhi ah agah 😂😂
Digriga hadad soo radiseen....40:20😅
Msh alah
Inkasto ay ficn taahy inad ka badashaan taa riiq 31 wadaa wayo wa Kinshasa galadaa sanad kodaa inad waynaysan ma ficnaa habeen kaas
Waaaw axsan cod aarka 🥰🥰
Digriyoow legend
Kaxda inan ku nool nafta kaali ledahay heesta princess istahil qaday yaaa qado pls ii shega😍🥰
dalmar yare iskaleh
Soomaaliyey vaar xariir axmed maxaa ku dhacay digriyow marku la hadlaayo inuu ooynaayo aan mooday waa sidee
Qaybtee wll
ninkaan Dalmar Yare sidii yuhuudda u soo labistay muxuu ahaa? war ileyn tanoo kale.
Waw m.a 💫💫💫😘😍😍
Illahow walashay istahil bararkaas kadulqaad marmar mu kukacaa mise waxbay enerji kuledahay oonay ogeen waa xasuusta malmahay fanka kucusbeed wlhi ax aanu u duceyno 👑
Yqy xarir axmed wuu xanaaqsan yhy kaptan baro kaxanaajiyey umaleena😉ma ila argtaan🙄🙄
Keep going queen 👑
Dalmar yare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mshaaalh
Sheekhaal Boys 👦
walajin 🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️♥️♥️♥️🥰🥰
Sxbkey aarka waa kudimbaabenaa ka keenteen
Dalmar yare lagend
Dalmar welcome to garoowe
Shiiq dalmaryare ha la ilaaliyo, dadkii reer Minnesota waa idiin fiirinooyaan muqdisho iska tiiriya cadowga.
Ayaan wadani m.a cod alle u udhibay fanin wawen bey muqdisho kulmisay😀🤣
Wooow fananimadii ladhaaf jilaa wanaagsan lano qoy xadro miyaa lagu darayaa aar dalmar aaa wn ladhacay😂🤣
Xariir muqdisho miyu yimi
Maansha alaah
Ayaan wadani waan kahelay wlhi
Xariir walwal baa ka muuqda
Abdi dhaanto see dareemeen,,
,
Anather level
Legends
Xariir wn iska jclhy ilaahe amarkis
Wara cabdi qurux waba funny😂😂😂
Xanfar legend 9 boosaaso 200/maxay ka yaqaanaan
Digriyow garkiisa duqsi maa kusoo shamuumay 🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰
Ismaaciil aarka xasuustiiyo unoqday
😂😂😂😂waaqoslay wlh 😍😍😍😍
Xariir murug ayaa ka muuqato why???
Waa runta wlhi wn kugu raacsanahay
Waa qof xir xiran sida ay u muuqato
Abdi cade abdii dhantoo
Xarir maxaku dhacay
❤❤❤❤
Meel nabiga lagu xusaayo iyo heeso maxa isku keenay
❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Anagu hdeynu nahay tagerayasha @El fanan socdaal de najiibow wanu kamaqanay habentaaasi hallka😂😂
Kaptan baara umad mahan😂😂😂
Dalmar yare soo dhawoow
Waraa kaptanka caadi mahan
Dalmar waa fanan iska qalbi fican oo dagan