Msha allah aadban u jeclahay fananinta somalida xiiso aan u qabo muqdisho iyo fananinta aan u imanaya iyo qarabadeyda aan aadka u jeclahay dhawan Insha allah 🙏
Abdiwali kingeero codkiisaan rabey inaan ku raaxeysto lkn sacab ayaad nooga waasheen wiilkaas yer mustaqbal wanaagsan baan u rajeyn iley music la,aanta ayuu codkiisa macaan ku yahay one love kingeero❤
inta So dhawatay Dhinac kale ee sharma boy iyo fananinta hargeisa ismuujiya plz Wlhi kaas kan aya shidan hada ayey heeso bila music ah mcn ku raxysanay showga ka wrn Kan Xidigaha Muqdishu aya ka shidan inta ila mid ismuujiya Liketa Xaasidmimada jooji 👍🥰🙏
Jecliyaa markay reer moqdisha faraxsanyihiin anagana wan faraxsanahay yaa igu raacsan....
Adigoo ah 🤔
Me faromtu hargaysa wanla faraxsany
Alla sidaa ula farxay qoyaas maba lahan allow wadanka nabad nooga dhig
Inta uxiistay muqdisho aniga cml farta taag💞💞💞❤❤❤❤❤❤😍😍😍
Muqdisho Hooyada Umada Soomliyeed Big Love ❤️
P
Farxad doon hadaa tahay meel Kale haka raadin ciyaal xamar lee u tag🥰❤️ One love dadkeyga🥰🙏
Sax waaye wlhi 😢😢💋💋💋💋
Walahay maanta waxan dareemayey caajis iyo culays caro aad ubadan hada markan daawaday jawi kalaan galay ❤🙏
Kllqlĺl2
S😩👎
@Beer qaboje sax weye wllo
Inta heesaha kahesha bilaa music ah ani cml liketa ☝️👈❤
Sodaweya wll🙏🙏
@@jikadanora4023 sodaweya wll
@@jikadanora4023 maasha allah
Horta somalida heeso bilaa musik ah ma sameeyan miyaad? Nashiid afsomali ah oo musik la'an wa ubahanahye.
4:48 @@husseintube81810l
"Farxad kuwaara duriyadii muqdishay awlaaadi caasimadaay"❤
Duntio nasbakoww
Dirkii sharaftaad tihiiin
Awlaadii caasimada Farxad kuwaara WaLaaLayaaL❤
Wa dad iska faraxsan dhibkastooy maraan😔
Inta ismaciil Aarka ila taagerto & Shaadiya Sharaf like halee muujiyo waaw
Nacalaa kaguyaal
Wamaxay waxakugusaran 😣
Shashada fameer
Cabdullaahi cise
Fack Beche uuf
طط
👸⚘💉
Caawo waXaa iskuyimid fanaaniintii ugu qosolka Barnard 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀🙂🙂🙂🙂😀🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂
11🤞🤗👈
Fankuba Waa intaas codadka aan kala dhicin waan idin kaga mahadcelineeyna THANKS SAAMI CADE LIBAAX
Fan mahe aaaa haaaah ba ka baxeysa mesha ka yare cumr dhule ku hesaya ugu hysta
Masuul beryahan laguma hayee siday wax u jiraan
🥰
🌹🌹👍👍🤍🤍
Rer muqdisho quruxbadana alow noonabad noyeel wadankena hoyo dhalintan san u quruxbadan aa laraba in laqaso
Allahuma aamiin
@@jikadanora4023 wankusaraay
Aamiin
@@jikadanora4023 hoyoo macan wankusaray I love you 😍♥
Wlhi muqdisho dhalinta joogta aad baan u jeclahy ilahy ha amaansado.walaalo waxan idinkasoo salesmayaa hrgiesa somalilnad. Farxsanaada oo farxada ku waara ♥️♥️👑🙏
Sidoo kale ❤💋
Sidokale wllky🤩😘😍🥰
@@jikadanora4023 i
Thanks
Ilaahayoow dhalinyaradaas soomaaliyeed ee muqdisho ee farxadaas haysata ilaahayoow nabadna oogudar qarax maalinkasta ah ooma qalmaan ee
Waligay muqdisho ma arag waxaan kudhashay QABRIDARE oon waliba aaminsanahay inaan nahay gobol somalia kamid ah Waana ku hanwaynahay inaan JIJIGA calanka buluuga ah kataagno
Reer muqdisho allow barakee oo xasili oo nabada ugu wad aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Reer mugdisho farxad kunolada inte Nolol idin qoran tahay masha allah
@@najiibabtidoon7396 aamiin yaa Allah jazakallah walaal🌸
amiin yaarabi
@@rahmaaalisalad594
Allaahuma Aamiin Wllo
Amiin ya Raabbii 🤲
Ninkas kaas yare celasha bari qadayo esh calaa cod inta ila tagerto like taabo boowe✌️✌️✌️✌️✌️✌️
C/wali
Aww dadkeyga io dalkeyga farxad ku noolaada❤️❤️🥺🥺🇸🇴
War ilaahay ka baqa waramadaan Quran sidaa u akhriya iyo saliga rasulka scw
Scw♥️♥️♥️🙏
Jecliyaa markay reer muqdisho faraxsan yihiin
WalalahaYow nabad geLyada Alle korkiina ha Ahato
From SomaLiLand ❤
Woof rer muqdisho wan idin salamayaa dhamaantin inan kayagii aarka noosoo celiya ismaacil walahi qof alle sharaf u dhameeyey ale haku dhawro wllky♥️
Inanka marko jeclesto ino soo tago soo tagi kan waa rer muqdisho asal lkn wxb isma dhaman hargeisa io muqdisho
Waa sax waxba isma dhamaan is ail waa rer muqdisha
Iskahubi rer muqdisho asala waye aaarka
Ninku waa reer Muqdishadi asalka ahay lkn Awalkina maku jisaari karnee i.a wuu idin soo noqona
Reer mugdisho dadkii nasabka ahaa , nasab nasab dhalay ,maraa waaxid waa shidantihiin ,,💯👍🙏♥️❤️💙🙏 from hargeisa wan idin wadanaa dhamaantiin noolaada😁💙💙💙💙💙
Sikastooy Xamar dagalo iyo fooda uga socoto farxada dhalinyarada waxba umadhamin M.a Fananin waweyn ba imuqato Farxadaa igga daran Madaxweynaha Tiktok💯💯❤👊
Ilaahayow muqdisho nabad ka dhig from somaliland❤
Aad iyo aaad masuul
Xaqiiq qalbi saafiya heysanaa alxm❤
Nabadda xamar waa lama huraan hadey nabad jirin nolol majirto allow balada & baas ka naga xijaab insha.allah
@@miskimire8415 Allha idn wada sharfo Re Xamar Qalbiga ka wngsntihiin
Meeshan shaadiyo sharaf marayso waa xalad kle xagu joga qofka shaadiya showga ayaa ku jirto meel kle adaYa ilmaha inu jiro wllhi qofkasi qof kaliYen jeclhy ❤ from hargeyza 🇮🇹
Shaadiyo sharfa baakiriìdo 😘🥰🤩😍
Daqdaqdaq 😂😂😂😂😂😂😂😂😂.....Alaa Caloooooosh...weeeeh
Wewe WlHh wan La dhacay 🥰🤣😅
Wax Kle Reer Muqdisho Wan Idin Wataa💙💙💙😇
From Hargeisa 💚🤍❤
From to borama damashaad ilaciyar😍😍😍
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )و
Dadkeygii ree muqdisha hadaa nahay farxadaba anagaa nagalla sameyay alxmdulillah madama aan ahay ree muqdisha💯💉🩸🩸🩸🩸💉💉🩸💯❤ uma ciil qabo wadan kalle iyo meel kalle ree muqdisha isha cadowga Allah naga haayo🤲
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )خ
Hesaha bilaa musica ah waan jeclahy dhalinta muqdisho farxadiina ayaan wax lasiistaaba jirin allaha idin xifdiyo♥️💋ana idinla farxay sidii inan idinla joogo
Mzha allah jecliyàa reer mogadizho iyo fanaaniiinta caasimadaba wlhi dhab ayan isaga qiirooda jcyl aan uqapo dartii dhamaan reer xamar salaan kal iyo laap❤FROM BURCO
Waan kaaa qaadney mcnto ❤💋💋
Sdoo kle abaayo qaali
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ج
Alla JecLiyaa markay reer muQdisho Faraxsan Yihiin
Love you waLalHaY
From SomaLiland ❤️
Walaaladay reer xamarku wlhi waa gob heesahana qabyaalad usamayn xamar waaa meel dad caafimaad qabo joogaan wlhi xamar waa Hooyo from qabridahare DDS
1-Dayax Dalnurshee Meel Uu joga Dholacadeeyn Iyo Qosal Kama Damato Maa shaa Allah ❣️❣️❣️❣️😍
2-Kadheeri ❣️
3-Shaadiyo ❣️
4-Xawo Dagan ❣️
5-Aarka❣️
Dalkeena Ilahayow Nabad Noga Yeel ❣️❣️❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴Nabad Ba Leh Nas Lanugo Ilahayow Qabyalad Qalbigeena Kasar Farxad Nagu Walaleey
Xaawo kuma jirto iqroindhadeq ayaan wadani nimco happy waaye
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ح
Inta ila aragtay dayaxdalnuurshe iyo shaadiyo ineey jalboodeen like saaara
Dhiiga muqdisho saana ku cod macantihiin❤🇸🇴
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت
Dayax dal nuurshe iyo madaxweynaha tiktok . Labadaa nin baan ka hayaa heeso shidan 💓💓🤣
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ة
Ana ugu horeya like ha ila Dhafin hada somali tahay
Bal Eega dhalintani sida eey ugu raxeysanoyan qar kamida hesihii hore ee qaaramaiga aha.🤴
Jah dayax iyo shaadiyo say wiilka yar ugu shidaaan waxkale musicay garacayan
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ي
ciyaalka xamar cuqdada mayaqanan rabow idin dhaaf 🌹🌹🌹
Aaamin♥️
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ك
Inta somaliweyn ku fanto fananinteda iyado lakala qaadiin 🙋🏻♂️🥰❤️🤞💯
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )د
Anoo soman inaan heeso waa jaceyl aan idiin qabo xitigaha muqdisho nolaada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ث
Waww vive somalia wayn love from jibuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
waaaw kuhesta runtii bilaa music axsan fanaaniintena muqdisho muuq wanag allow nabada usiyadi daadax balanbaalis ❤🙏❤🙏❤
Aminn ya rabi
Inta ila aragty in showga laga hadlayey liketa dhac
Waligay ma arag xamar hadana wan jeclhy ale nabad noogara dhig dhulkeena from laascanod
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ن
Dadkii la iga beeroow idiin jecliyaa xidigaha xamar cadeey cadawgiina cagta ka hoos 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Somalia Ha Noolaato 🥰💙💙💙👊
Aar maxd samesen 🥰 hargeisan idinkaso salamaya dhamantiin fanaaniinta reer muqdisho 🥰
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ
Ree muqdisho waan wataa my dad keyga dhalinta ree xamar viva isku duubni🇸🇴💙🥀✊🙏
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ى
Tageero buuxan u ahay reer muqdisho Guul 💪🤛🇸🇴🎤idinka cidan aheen oo cod iyo fanba aheen majirto keep going 👌
Kayar ee qadaya Heesta dHuuLe wlhie waa Top
Waar wn ku wataa Lipaax From 💚🗯❤
Wxn RajaYnayaa inaad mar uun Noogu Timaado Hoyada fanka 💚🗯❤
Cabdi wali kingeero fanka waa kujiraa wllo eeheesisa soodaawo quruxeey
Yaad xireysaan ood liinta cabsiineysaan raali ahaada idiinma soo socdo
@@xidigtachenal2507 indha adagidaa ya ku dalbaday adiga oo ku yaqaan isqor bilaa liis ba tahee iska naso😂😂
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ع
Walalo is jecel❤️❤️❤️ somalinimo like isaar
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت
Owlaatul caasima cawada waa naga waleen alha barakeyee dad qalbi saafiya❤aloow dalka noo hagaaji intaas uun baa naga dhimane🤲🤲
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ع
Dayax Dalnuurshe 🔥
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ض
Mugdisho hooyga farxada Alle hano bad badiyo ano ku hadlayo magac somli🇸🇴🇸🇴❤️❤️🤲🤲
Inta ismaciil aarku in uu afkii reer waqooyiga la qabday aragtay like😂
Shawna ciida may u sii Aalamiitaynayaan
Zalaan sare🙏🙏 my people
FROM BORAMA
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ
Kinjeero axsan cod wlhi horey usoco💪🇸🇴
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ع
King 🤴 👑 geero io shaadiyo gabadha ku xig iney isku egyihin yaa ila arkay like 👍 ha ila dhaafina
Vaaar kaga cadi mha tlhi
@@axmedmohamed9188 😂😂😂sase ila noqotay ani ahan😂
🥺heesta iguma socota wagaalada oo xaladaas ah ayee farax sanyihiin🥺🥰ilaahow qadarka wan aqbalnay ilahow N&N oo dhamanenin nasii🥺🤲🏽🤍
Wall anako dhax jogno aan morog nahen mxee tahe tan garta ku hedo☻🇸🇴💖
@@nihalabd1 ani Muqdisho majogi 💔 xalada OODHAN lama socdi💔 Wana ifarxad Ina arko farxadoda iyo adigo leh muruq nama heso : )Alx
Wax wayn ma jiraan hada mugdisho dadka joga ee soyaasinta ee is haystay aya rajo qayn laga qaba wana siyaasad ee ma ahaan dagal koox ama dagal qabol
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ي
@@ilhanisha2813 nabar&naxdin dhib aan eheen mogdisho maqabto
War kaa yar heesta dhuule qaaday waan top way kadul qaylinayaaa mooyeee walhi codbaa ku jira
Ka yar waa fanaan banaanka ku dhacay wuxuu kusoo caan baxay barnaamijka Mogadishu Got Talent heeso Bdn ayuu qaaday Cabdiweli kKingeero la dhahaa huuno. Hargeisa wuu imaanaa.
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ن
Aloow somali nabad kadig🥺 look at how happy they look nd inside they know it ain't good
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ
Inta hesaha bila musik ah ku haysata sidayda like 👍
Dhalinta muqdisho mrkn farxadina arkay ilma indhaheyga kuso joogsatay ALLAH nabad waarta hana siiyo🙏🤲💞
Mhd snid wll qaliya 🎉
Marba Boqorka xamar hduu joogo showga dayax dalnuurshe waa kulul yahay showga Ismail arka and shadiyaa cidamada wax duqeeya
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ط
Msha allah aadban u jeclahay fananinta somalida xiiso aan u qabo muqdisho iyo fananinta aan u imanaya iyo qarabadeyda aan aadka u jeclahay dhawan Insha allah 🙏
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ر
Dayax dalnurshe iyo bilaal bulshawi waxkle wlhi 🎤🎻🥁🥰🔥💯
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت
@@jikadanora4023 wan ku saray
Abdiwali kingeero codkiisaan rabey inaan ku raaxeysto lkn sacab ayaad nooga waasheen wiilkaas yer mustaqbal wanaagsan baan u rajeyn iley music la,aanta ayuu codkiisa macaan ku yahay one love kingeero❤
wlhi anaa kal io lab kula jacel
@@ismaaciilcaaqil289
Thnks
Kingeero waa wiil Tagey one love ❤
Dhalinyaro iska faraxsan🥰frxda ilah hanoo sahlo🇸🇴
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ب
@@jikadanora4023 ok hooyo
Inta Cabdiwali yare ila tageerto like dhacyare siiya
Kingero he's legend 💯🙌
EsmaiL Aarka Ninkaz meeL waLba uu tago waa waajib inay sHidmataa From 💚🤍♥️
Lkn waa biL Ramadan inad iska maydhaan wxd soo gasheen ayaa ka qurux badnyd
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ
😉😁meesha abgaalba isugu timid from isaaq
Abayo why did you have to mention a tribe. You could have just appreciated and moved on
Abgaal waa 3
shiikhaal 1
Habargidir 1
kuwa kale abgaal ma ehee jooji dhibka
Xamar mhn meel qabiil wxd wado jooji sis waa caasimad aan qabyalad laga aqoon
@@eagle276dayax abtiyashis waa abgaal shadiyana abgaal qabo marka meeshuba waa abgaal iyo inyar de
Inankayagii Izmaacil aarka from hargeyza💚🤍❤
Xidigaha geeska muqdisho from hoygu fanka😍
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ر
Muqdisha❤wllhy dad qlpi wngsn wye💞
M.a reer muqsisho waa dada Qalbi wngsn 🌺💕💕💕😍💋
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ع
Heesaha waxa ugu shidan heesaha xulka somaliland laxanka saareen
Heesta dayax bk Laxanka u saaray iyo ismail aarka uu laxanka u saaray abdikariim ali shaah Viva muqdisha singers
🇸🇴🥺Moqadisho nabad aan jclhy inan mar kusoo nasto...one love fananita moqadisho❤🇸🇴🇸🇴
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )و
*Bishan Oo Kale Waxaa Laydinka Baahnaa Inaad Iska Maydhaan Dembiyadii Iyo Macaasidii Aad Alle Ka Gasheen Maadama Aynu Bani Aadam Nahay Lakin Hadaad Heeso Iyo Hawlo Kale Gasheen Idinka Iyo Alle SWT Ayaa Isu War Hayn Doona* 👏
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ص
Wax kle showgii qarniga soo socdo🤩
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ق
Farxadu waa shey qaali ah, qurba joog hadan nahay maxa stress noogu wacan baan islahaa show nolashiiba dhulkii hooyo bey taalaa.
haa sxpow qurbaha stres waaye wlh dalka ayaan uxiisay aniga allow unabad gey
Wadani Waan Ku wataa Magaceedii Bey Ku Heestay Kor ahow Ayaan Wadani Fanaanad Qaran
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ه
M.a farxadoda ma bexyso...ana farxad ayan dsremoya....♥️♥️♥️♥️allah idin siyadiyo
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ص
Reer muqdisho waay LAAYABAN YIHIN ARKA WAA NIN REER HARAGAYSI SIDAY FAANAINTA USHIDAA MUADISHANA LOOGU SO TOBAABARAY HARAGAYSA IS MUUJI🖐️
war ninkaan ma ahaa reer hargaysa ee waa reer muqdisho lkn hargaysa waqti buku qaatay
Aarka ciyaal xamar weeye waliba abgaal ah hargeisa marti bu ku ahaa la soco ta
from hargeisa salaam reer muqdishay 20/9/2021?
Shadiyo sharaf voice incredible 😍 M.A
Wllhi habeenka ciida intaan lagarin ayaaba waxkale nalaka dhiky adeey kutalaa allow muqdisho cdy nabd noku dhig hadan dhanlinyarda rer muqdisho nahy nabdeda noo farxd ehee hadesn nabad jirin sidan iyo wax udhow mesan dhacen🥰🥰🥰
Best weeye wallow jiibta Ka yar xuntahay
BAL wajigooda farxadda eeg
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت
@@jikadanora4023 saaray hooyada soomaaliyeedey
Waaba farxee hesahana iskuma wacneen bilaa music waa caadi laakin wadanka xaladiisa iyo dhalinyaro faraxsan Markaa arkay waa farxay
Shwo oo kamaqan yahay xidiga mugdisho yo xidigta hargesa najma nashaad shwo maahan kaas wllhe runti ♥️♥️
Shwo oo kamaqan yahay xidiga mugdisho sharma boy yo xidigta hargesa najma nashaad shwo maahan kaas wllhe runti ♥️♥️♥️♥️
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ
Waxaan meel ku ogahay walaalo somaliyeed oo igarab qabanaayo sida adiga oo qoraalkeyga aqrinaayo ookale wlalyaal igaar siiya 1.k sbscribe fadlan
Hordhac aa san nala yeloya hadey xfldi tagto kwrma wlhi dadba show ka qasaray iska sexda ban leyhy dadkan bey mglada ushidan tahe🙄😀😍
Alla maxaan jeclaa inaa tago💔🥲
Najma nashaad mee gaaaran😅😅iyo teamkeeda
Sharma Boy Meel Uu Jooga Cid Ka Maqnaanaysa ma jirto
Dadkeena mogdisho
Gobweyan 🇸🇴
Ismail aarka
Cabdi wali
Dayax dalnuurshe
Shaadiyo sharaf
Deeqo wadani
FARXAD KU WAARA DHAMANTIN
😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ masha Allah dhamantiin ciza mudantihiin shading iyo aalk si gaara u jeclahay we love dhamantiin madaxweynaha tiktok waku wata❤❤❤❤
alla jecliyaa in an arko qof farxsan allow nabad ogu wad dhalintaan❤️🤲🏻
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت
Nolaada fanaaninda xitigaha reer muqdisho ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💙💙💙💙👍👍👍👍👍💯💯💯💯
Shadiyo sharafey intee lagaa keeny wll mcn kulaha arya yakutuwe xamudee iigu celi waan ku kala tageenaahee gwr abgal
Hhhhh shadiyo waa ashraf hoyaded neh waa sacad
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )و
@@jikadanora4023 hye waku sary wllshy
Wale waa la iskugu tagay halkan fanaaniita muqdisho ugu shidan iyo camiro manka saami cadde
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل
Mashallah. Inta dayax dalnurshe ila tagerto like dac👍
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ى
Fartuun balbaarka fanaanada caanka ah ee reer mogdisho aa idinka maqan
Cabdiwali Kingeero 💪🏼💎💙
inta So dhawatay Dhinac kale ee sharma boy iyo fananinta hargeisa ismuujiya plz Wlhi kaas kan aya shidan hada ayey heeso bila music ah mcn ku raxysanay showga ka wrn Kan Xidigaha Muqdishu aya ka shidan inta ila mid ismuujiya Liketa Xaasidmimada jooji 👍🥰🙏
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ن
Fanaaniinta muqdisho anaga siyaasad kuma jirmo baashaal love you somaaliya hanoolato
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ى
Saamiyow dhalin yarta got talantiga ku soo baxday ee hibada fanku ku jirto soo gacan qabo from hargaysa
ismacil aarka.wn ku wadaana kaabe from hargeisa JSL 💚🤍❤
Aarka iyo c/wali❤💋
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ
Wale wxaa soo socda iyo wabiga yaaweyn🔥🔥👌
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )و