Maxaa ku qasbay William Ruto inuu eryo dhammaan Golihiisii wasiirada?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2024

Комментарии • 21

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 20 дней назад +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MohamedIshmael-yw9tv
    @MohamedIshmael-yw9tv 19 дней назад +1

    Allow wqdankayna nohagaji 🇰🇪 ❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 19 дней назад

  • @abdihakiimahmedbudul4694
    @abdihakiimahmedbudul4694 19 дней назад

    WAXAY ILA TAHAY
    soomaaliyana in Raysal wazaraha iyio Kabanet kiisaba la kala diro.
    kolay Qabyaalad baa seetaysay xasane

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 15 дней назад

    waadmahadsantahay walal

  • @GuureAbdi
    @GuureAbdi 20 дней назад +3

    waxba igama gelin keynya

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
    @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq 19 дней назад

    Walbahaya xsansh was waxlagarba xasnshaya

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 20 дней назад +1

    Malaayiin dollar ayay ka helaan Somalida qaabab kala duwan ayay noo dhacaan 😢😢😢😢
    Jaadka/qaadka ugu daran balaayiin kaga helaaan Somali iyo visa qaali ah iyo canshuur badan oo Somali ka helaan

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 20 дней назад

      De caawanimadiiney arkaan ..aduunka walaiskudaneysta qofwalba dantiisu eegta ..jaadka hadey somaali cuni laheyn ya usodhoofin laha o lacagtaas kafaaidi lahaa ..ma cid ba kugu qasabtey inaad jaadka cunto

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 20 дней назад

    Shacabka Somaliyed Waa Iney Wax Kabartaan Shacabka kenya iney Heleen Dowlad Taagersan shacabkeeda ee shacabka Somalia ha iska Rido Golahan wasiirada ee Hassan sheikh wax qabad la aanta

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 20 дней назад +1

    Wasirada somliya halakaladiro

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 19 дней назад

    Somalidaa daheyso kenya anaka leh where are they

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 20 дней назад

    Waxay ilatahay in Ruto ku deg degay
    Kadirka golaha wazirada

  • @OmerHassen-gi2sc
    @OmerHassen-gi2sc 20 дней назад

    Waxbo wallahi

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 20 дней назад

    Wada saxa ayuu maray

  • @nurkikishkiadan1567
    @nurkikishkiadan1567 20 дней назад

    Cod ma leh sxb 😂

  • @Shirreabdurrahmanhassan
    @Shirreabdurrahmanhassan 20 дней назад

    Waxay ila tahay in kenya noqoto dal burbura sidii annaguba u burburney

  • @NurhMohamed
    @NurhMohamed 20 дней назад

    Waxaa saameyn nagu leh Soomalidii ku jirtay xukuumadii uu kalla diray, bal aan ka war dhowrno cadka uu kasiiyo xukuumda cusub.