#farxiyotawakal

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 97

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 53 минуты назад +10

    Ka aamus oo biilka kajaro taas hooyo maahan waalid caasi ah ayaa waa buuxaan waana arkay wlhi rabi ayaan kamagan galnay nuucaas

  • @Mawahib-ju5fm
    @Mawahib-ju5fm Час назад +7

    Ilahey talo saro intad awodana sii ilmaha kuladhashay xaq kugumalahan hoyadaa bis kaduceyso😭😭

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo 12 минут назад +2

    Masha Allah walhi nabila waa gabar ficn ani ahandeyta waaba iska deylaha 😢

  • @maryan11
    @maryan11 2 часа назад +8

    Habo mcn jafitaanka noso dhig gabdhaha an wali guursan sideey lacag meel ku dhigaan lahayeen 😢❤😊

  • @SabriinaAhmed-r6y
    @SabriinaAhmed-r6y Час назад +9

    Walid caasi eh waye hoyadaas ani ahanteyda bilka ka jaro ku dhihi laha marke so macaato e runta ogaato le dib u bil bil ayada ku filin le u dir dadkas ilhey ku casiye lacgta sisid dambi unba kugu socdo🥺❤️

    • @Ikhlaas-wn8im
      @Ikhlaas-wn8im Час назад +2

      Ha wlhi wakugu racsanhy

    • @munamire-zv4ir
      @munamire-zv4ir 57 минут назад +1

      intaan dhihi lahaaa baaad dhahdayy shkrn abyo
      nabilaayyy taladaan qado hbo😢❤

    • @habiboaden1766
      @habiboaden1766 49 минут назад +2

      waa sax bilka ka jar oo ha wicin abayo ayaga aya kala guri wax mesha lo fadhiyo waa adiga bilkada

    • @Ikhlaas-wn8im
      @Ikhlaas-wn8im 34 минуты назад

      @@habiboaden1766 haa

  • @aaaaaaaa7928
    @aaaaaaaa7928 Час назад

    Mashallah farxiyo qaali quruxey Illahay xaa kuu barakeiyo amiin yaa Raab ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 Час назад +4

    Nabiilo kuwaas walaalaha ah Arxan male hadee kugu soo dirayaan hooyada. Adiga waajibkaa waa gudatay halkaa kaga hadh hooyada biilkeeda kaliya udir. Alle culeys Kuma saarin ha Isa saarin.

  • @RuqiyoAbdullahi-f7k
    @RuqiyoAbdullahi-f7k 18 минут назад +2

    Nabiilo malinkey hoyded dhimato ayey reysane leer cafimad heleysa inta ka horeyso sabar ayan ku dhahi lahaye hada biil ka goosto waay ku habare😢😢😢

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 Час назад +1

    Ina lah mac sabarin ❤❤❤❤❤ hooyo da waye ilhaey samirka haku dhaliyo❤❤❤

  • @hodanadam1434
    @hodanadam1434 2 часа назад +1

    Alla faxuyaay sheekadani qadhaadhaa wll gabadhuna waa gabadh wanaagsan oo qalbi wayn

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir 25 минут назад +1

    nabiiila qalbiga alle ha ku qaboojiyo tankle hoyada xaqa ayey kugu leedahay 100 dollar u dir lanbarna ha ka qaban dadkaaasna xaq kuguma lahan ha so macadaaan dadkaan adiga kibriyyy kuna faaaidi ma yaaan insha Alh naftaada waqti gali io rerkaada xaquna wa so hadaaahira insha Alh 😢

  • @deeqaaxmed9633
    @deeqaaxmed9633 Час назад +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @HalimaAli-h8u
    @HalimaAli-h8u 50 минут назад +2

    asc walaal hooyò wixi ku filan udir ayaga xaq kuma laha ayaga dar toot yuu reer kaaga udumin balse hooyo waa hooyo allaha soo hadeeyo

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Час назад +6

    Inta telka kadan satid bilkane kajaratid aman sii bahi how dhintane gabigodba mexey tahy sey udhaqmayan inkar alaha kuride walhi ciilka iga hayo dadkas🤨

  • @MuniishaHaajimuhudiin
    @MuniishaHaajimuhudiin 2 часа назад +13

    Markan way ka bad badisay maamada biilka inta awoodo bas dir telkana ha qabanin malinkey dhimato lee ka qayb gal janasada ka suko Mel ay tagan tahay yey is taagin😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 часа назад

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤

  • @hodanadam1434
    @hodanadam1434 Час назад

    Farxiyaay waad mahadsantahay wll mcn ilaahay hakuxifdiyo

  • @UmmAnnaïs
    @UmmAnnaïs Час назад +2

    Nabiilooy walba dhiig isku yeel abaa ha is liidine naagaha wllaha rif oo ka shaqee bastariinta

  • @AbshironastexIsmacil
    @AbshironastexIsmacil 33 минуты назад +1

    Gabadhaaan wlhi waaa nasab naaa ka jaaaaar biilka hadalka ka goooso😊

  • @hodanadam1434
    @hodanadam1434 Час назад +3

    Nabiila soo dhawoow kollay waxaad tahay qof adduunka imtixaan badan kumartay xiligii aad sookoraysay illaahadda waxaan kugulatalinayaa inaad salaada badsato saliganabiga intaad meel fadhiisato aad u akhri istaqfaarta tasbiixda takbiirta laaxawla walaa quwata ilaa billaah suuratul baqrah intaa kudadaal culayskaasi waakaadegayaa ilaahay idamkiisa waxaadkaloo kudadaashaa xiliga lahurdo hbeekii aad utuko aadna uducayso inshaa allaah ilaahay ku khasaarin maayee Midna waan kuusheegayaaye haysku tegin muqdisho dad kuneceb looma dhawaado oowaakaadhamaynayaan naftaba iska ilaali hooyadaana biilkeeda usoidir dadkan kalee taarikiinta ah xaq kugumalaha faraha kaqaad

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h Час назад +2

    Napila wllo saliga nabiga scw padi hooyana pil yr udir nagahan iyo wilsha ha lahadlin kana Amuuuu ducada padi xanu weyeeee hooyo miyay xanun santahy

  • @MunaDahir-cv7iu
    @MunaDahir-cv7iu Час назад +1

    Abaayo hadii ay xuntahay iyo hadii aysantahayba waa hooyadaa abaalkeeda magudikartid ee hasheeg sheegin

  • @Farxiyaali-lj2ft
    @Farxiyaali-lj2ft Час назад

    ascwll nabilo illahay dartikusamir waxad hooyo sisi wasadaqo 😢😢😢

  • @maryancabdullahi7012
    @maryancabdullahi7012 29 минут назад +2

    Nawiila sodohdada kadanbee lataliyi sodahdada kuu ah adoo alle kabaqayo astafartana badi iyo saliga nabiga 😍😘haba waa wadahe saliga iyo astarfata tankale ayedi ka kurisay maxaat u ilaawday

  • @Adoontiale
    @Adoontiale Час назад +2

    Waxna hadhoofin hooyadana guriga kiradiisa iyo corantada biyaha raashinka kabadan hasiin markaad udirtana baloog iskasaar naagaha xaq kuguma lahn 😢

  • @NawalHussein-m3p
    @NawalHussein-m3p 11 минут назад

    Subaxanal 😢

  • @Ayesha-q33n
    @Ayesha-q33n 53 минуты назад +1

    Wllhi qisada nabiilo aad ayaaan ugu damqadayy abaayo wxaan ku dhihi lahaa taladaada ilaaah saaaro m.a qof aad io aad usamir badan ayaa thy hoyadaa mdame saan ay noqotay mrky wax kga soo bahato sadaqo ahan uniyoow wxd awoodo iska siii adne hdaaa wacdo ay saaan thy gaabso kudhihi lhaaa

  • @Ismacilxusen-qr9ux
    @Ismacilxusen-qr9ux Час назад

    Hala hadlin shid ka dheh waxa hili kartoh lanbarka ugu dir hoyada hadi ay ku dhibateyneysoh iskada abayoh😢❤

  • @ayaanmuuseyuusuf-ov9wo
    @ayaanmuuseyuusuf-ov9wo 2 часа назад

    Anaa ugu horeya🎉🎉

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 Час назад

    Subxamlh 😢😢 maskin nabila wa qiso xanun badane hoyo xun heshay wagabasaha 😮

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 16 минут назад

    Acudubilah hoyo naxris xuman

  • @FatxiMohamedgeediF
    @FatxiMohamedgeediF 2 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SabiriinCabdiwaxid
    @SabiriinCabdiwaxid Час назад +2

    Na yadan walan eh hada waalato ciyaalkaga ka waalane reerka warkooda iska da

  • @cazmiomarmohamud618
    @cazmiomarmohamud618 Час назад +2

    Abayo waajibkaga wagudatay intan kabadan yalugu walin hada walato neh ilmahaga ka walatay hoyada dan kama lahan eee biilkeda udir mubilka ka danso bes qalaas

  • @IlhanIlhan11
    @IlhanIlhan11 2 часа назад +1

    Wlh wa yab walidka midka jcl o naxrista uleh ayaga ma jclo ma aqan sbbta kuwa casiga kaliya la jclyahay

  • @SabiriinCabdiwaxid
    @SabiriinCabdiwaxid 2 часа назад

    1 aniga ah

  • @Ismacilxusen-qr9ux
    @Ismacilxusen-qr9ux Час назад

    Habar xaq ayu qabda habar xaq alan ah ma jiro adunka marka wixi ku qoran ku dhacayoh qalbigada xiro😊

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 9 минут назад

    Nabiilaay miskiinimada iska daa baanku dhihi lahaa 😊

  • @mariamahet864
    @mariamahet864 22 минуты назад

    Dulqsd badsnidaaa walaley qof waxas iku sameyay wax ma siiyeen

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 Час назад +2

    Gabadhas ani waxan kula talinlaha iney biilka kajarato cidaas wyo wallahed wey koren markan wa dadwewen wey shaqeysan karan wajibna kuma aha iney biisho ee hoyadeed un wax yar oo kufilan ha udirto 200dollr camal wey kufilan tahay hadey diidana haka jarato wyo intas kabadan istarees ayeey kaqade

  • @feyrusabiker9878
    @feyrusabiker9878 Час назад

    Hooyod sanadkan jogta waa side iyo sii kadaranay

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 52 минуты назад +1

    Nabiil balaayo ayaad daba ordaysaa ee xisaabtan abyo 😢

  • @feyrusabiker9878
    @feyrusabiker9878 Час назад +1

    Nabiila abayo hada qorlkaygay argtad lambarkagay irabaya insha allaah aniga yaaa tala ku sinaya hadaya allaah kugu anfaca

  • @MaryenYusufabdi
    @MaryenYusufabdi Час назад

    Wcs🎉

  • @neyrussheikh2090
    @neyrussheikh2090 Час назад

    Asc nabilo hoyo bilka Lee udir waxi kalana haisku murjinin ilahay kuma kalifine hais kalifin abyo alah kusaqiro masahlane hoshas

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 2 часа назад

    Wcs❤❤❤❤❤love 🎉

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t Час назад

    Asc Nabilo cadey ayaga dhan qadkoda ha ka baxdo cidas. Hoyaded ha u dirto wixi ay sin karto inta kalena ha ka xirato telka.

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 2 часа назад

    Wsc

  • @Farxiyaali-lj2ft
    @Farxiyaali-lj2ft Час назад

    shakadada shakaxanuunbadan ma arkin wll

  • @raaqiyoabukar7767
    @raaqiyoabukar7767 40 минут назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @Nuurtocabdinasir
    @Nuurtocabdinasir 21 минуту назад

    Abyo keenta bdan iyo murugada bdn waalagugu nacaa abyo waxwalba aadhici karoninkaa kala tagikartin waxwalbo hadaadhiibtitwalaahi mar ayaakashalaaynee bishii waxkufilnsii waahoyo mrkaasiisitna demi tilifonka waxajiro waalidcaasi malihit danbiwaaduceesate blse waaaykufahmiwaysi balse sawir

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 2 часа назад

    My wexeda.ka.ceshato pl waxy sameyaaan

  • @MaryanAadan-dn5gt
    @MaryanAadan-dn5gt 2 часа назад

    😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 5 минут назад

    Ilmahaa Shaqo kuma lihide Hooyadaa
    200 Udir Dadka Kala Xaq kugumale
    Soomaali Hadenu Nahay Wayenu isku
    Dul Dhimanaa Daneso

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t Час назад

    Nabilo cidan wax laga faa idayo male hadi dhaqankoda san yahay ha daneyso naftada ha kalifin.

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 49 минут назад

    Abyo hoyada ka wado inta kle faraha ka qaad

  • @maryanyusuf7653
    @maryanyusuf7653 49 минут назад

    Asc Habo ilahay hakudibdamo ducada badso waaxan kude he lahay hooyada kaliua belo

  • @Simraneyr
    @Simraneyr Час назад

    Waxa iguso dhacay kuwa ila dhashay marka wax dhaho kuwan hada. Arki karin guriga iga bax 😢

  • @BarliinShire-zl6pk
    @BarliinShire-zl6pk Час назад

    Wcs abayo qalbiga allh ha ku qabojiyo laki walidka hadu xunyaha wadhib lakin waxa qag kugulah hoyoda ee waxa uawodid sii

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye Час назад

    Ayada is gelisay alle makalifin qof waxuu awoodin wax yar ayada udir telka dhan danso ada ilmahadii ninkada qarabadiisa ku biilaan walley aqli leeyo hadii odagada dhinto in reeekas kusii biili doonan maxa ka ogtahay marka aqlo yeelo ilmahada utasho waxa dhib so martay wa aogtahay mahaayo ma dhihi kartid maba haysid dad aya ugu so qaada odagada waajib kuma ahan waa isxaan ayu sameeya wlhi waa nin fcn nimanka qaar marhore kufurilahayeen naga tag reerkada baahida bdn iyo adigaba kudhihi lahaya

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 23 минуты назад

    waa qiso xanun badan abyo ani waxan kugu la talin lahaa hooyada xaq kugu ledahay wixii ad awoodin phonekeeda ugu dir walaahaana tii wax kuso warsato caawi ee ha udirin lacagta ad iska dirasid joogi

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 2 часа назад

    Nabilo abaayo macan waxan rijeyna shekadada inay dumarka waxbadan ka badali donto sii qurux badan kuso idlaato

  • @NaciimoHusein
    @NaciimoHusein Час назад

    😢😢😢😢

  • @sumayaaxmed6445
    @sumayaaxmed6445 Час назад

    Cil aya igu qabnay waxan cml mey bilka ka jarto eyga edeb yelanay

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 36 минут назад

    Hooyoyinka qaar ilmha kala aabha ah wey kla lex jecpystan ilmha baariga uah iyo kan caasiga uah makala saaran gbdh aan deris ahyn ayaan arki jiray xita aabehed looma shegi jirin meeshu jiro iyo abtirkisa gbdha anagay nagu qabiil ahyd qabiil ahan marki ay shegnyso hdna inan yeheda hdi islnti la weydiyy wey didi jirty iney sheegto wlhi waa aduunyo abyo intad wax uqabn karty waad samysay waxad awoodo oo kaso go , a houda utuur telkagana ka xiro promblemkooda haba dhagysan waxd uheli karto utuur ilhy ubari arinkaga tlo saaro calooshaadana ka xiro lacagti bdnyd aad ku daldalysayna ka jooji ayaga kuso baahn doone

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 Час назад

    Abaaayo MCN nabilay ilahy hoyadabiyo walalaha qalbigida hakuso jediyo lkin wad macatay Wana dadhay e WAxa samaysa maskaxdada ka Saar bilkana ka jaro abayo ayagaba ka tagi dono Hoyo Markay lacag wayan o ka kala tagan so xad hoyada sababto ah wax ad samayso ma garanayei. Inad waalato ba KU hartay hais walin Naya ilmahagana Hoyo la an ha dhigine hoyada Hoyo fican ma ahan runti.

  • @ifraaxcalixasan1219
    @ifraaxcalixasan1219 19 минут назад

    Asc abyo mcn hada aragtid qoralkey waxa kula talina ina biilka bis dhiib kana amus wax kale haku darin wax walbo ha dhacan wayo dhagaha ka fureso hawarka xaq ayo dona adiga inta wax owodid waa u samese wax walbo halu dhaho shib ka dheh ilahey woo ku jeda 😢

  • @HiboCali-y2k
    @HiboCali-y2k 17 минут назад

    Abyo bilka kajaro

  • @Hodan123-v8d
    @Hodan123-v8d 2 часа назад +1

    Ayy anaa uhoreeyo manta yees😂😂

  • @sabrinbeauty9058
    @sabrinbeauty9058 Час назад

    Nabilo aby naftada jeclow naftada majeclid aby
    Hoyada bill Telefon ugu riid oo koban ayada bes kufilan
    Walaha wahbo kama galin imlhahaga dan kugu jurta ilmahaga koorso

  • @UkunXilwa
    @UkunXilwa Час назад

    Intan kabadan waa qalad mamada madhalinmiyaaa bilka haka yareyso mahayo hadhahdo telkane yeyqaban

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Час назад

    Nabiilo abaayo macan wakaa xuumahay wakaa xuumahay wlhi dhiibka kuso garay bilow ila dhamad history gada waan dhegestaay wlhi waaso jaabtay soo rafaday abaayo macan sharafey iii nasoo waku barya wlhi qof Wanag san oo baarii ah aya tahay ee wakula talina joji dadkaas xarirkoda waxay hoyo ku nolaneyso diir lkin kaa gaabso casi nimo ma ahan hoyoo ayadaa aya caasii ah wlhi waxan ka baqa dhiibkaas kuso garay daradisa inay naar uu gasho ilahey hasoo hanuunsho hanuun dhaab ah abaayo macan ilahey qalbiga jaceyl ay kuu qabto haa kuu geliiyo waa hoyoo lkin waa casii please abaayo joji wici taanka haba la hadli mobile kada bedel sidisaba ama haba qabanin motoyinkas haa biishane faraha kaa qaad hoyo wax ayada la eeg uu diir hadad awodo hadii kale iska daa aabaayo cuduro ayad halis uu tehe wlhi joji waxan ilahey isku xirr qaliii yey

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 минут назад

    Sorry Nabiilo hooyada maxa ka khaldan bisinka 😢😢

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed2534 Час назад

    Ascw bilkasi faraha ka qaad hadikale dadakasa waaye ku dili waa oga tahay gabdhi walalked dilay

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h Час назад

    Dadkan waln maxy Ahayeeen naaa napilo maaa dhakhtar gaysid hoetaaaaaaa

  • @diamonddiamond5778
    @diamonddiamond5778 Час назад

    Samiir badana ax walhi beri hore goan ka gadhi laha anigu hooyoday haday ixumyso maxa iyala

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 18 минут назад

    Hooyada bis aya xaq kugu leh culumada wey di waxad awo do si iskada dadkale

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h Час назад

    Napila dulqadkaaan maxa weye xataaa wax yr maaaa is Adkaysid

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 56 минут назад

    Nadiiro. Talo tan oogu wanaagsan aanaa kuu hayo pls reply I soo dheh phone baan kuu soo diri Australia joogaq

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 53 минуты назад

    Hooyada biil yar sii dad ka kle waxba haw so dirin

  • @umumuscab1706
    @umumuscab1706 30 минут назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @MadinaaliAli-b5z
    @MadinaaliAli-b5z Час назад

    Hooyada kaliyah aya xaq kugu leeh abaayo biilkeeda udir iska nah xirir hadi ay ka qabato mamada

  • @Dhibic
    @Dhibic 4 минуты назад

    Block saar bilkana ka jaro lanbarka ka badalo

  • @saharahussein7400
    @saharahussein7400 26 минут назад

    Asc sister this not you r mother please go DnA

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 31 минуту назад

    SubhanaAllah 😢 are u sure she is your mother?. She is horror mum

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 2 часа назад

    Waanku sugi la,aay anoo raadinayo ayuu iisoo dhacey vedeo ga

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy Час назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤