Lafta gareen waa libaax yaqaana halka laga jiro haweyana horuuw u soo arkay waxay yahiin lafta gareen cabdicasiis iska ilaali caadaqatayasha hunguriga wado ee doonaya in ay kofur galbed qataan indhaha fur kana ilaali dalka tuugada dhuuni raaca ah iyo haweye oo idin quuri la
nooc kaste ee garguurte iyo maangaabyaalka uu maan gaabkaan tala ka qaato fashilbey ku dambeyn koofur galbeed iyo gedo waayo etoobiyo sirdon keeda ciidamadeeda yaa jooga sidey u aqbili karaa abii axmed masar oon ciidan ka joogin iyo hawiye 19 sano ka hore ka xoreeyeen dulka raxanweyn in ay ku fiirsadan waxa garguurte iyo jahiliinta qabyaalada dilootay oo daciifka ah garguurte iyo guuldaro hal habeen bey wada dhasheen
Masuul sare Hassan shikh warysigii uu siyay al Jazeera dadka u soo kooob aan English fahmay. Gar gariir badan iyo hadaf cad inanay Xukumadiisu lahayn ayaaa ka muuqata m Hassan shikh
Waan bogadinaya guusha u gadhay lafta gareen kana gadhay kuwa u jooga mesha isku dirka iyo kala fogenta shacabka kofur galbeed mahd sanid ustaad Gaylan media ❤🙏
Alhamdullilah thumma Alhamdullilah😅 Wallahe, I enjoyed this news , because I am following Mr. @Laftagareen and @HassanSMohmod! I think I am becoming expert, everything you said was correct absolutely😂😂😂 Great player @Laftagareen. Thank brother
Masuul sare Hassan shikh warysigii uu siyay al Jazeera dadka u soo kooob aan English fahmay. Gar gariir badan iyo hadaf cad inanay Xukumadiisu lahayn ayaaa ka muuqata m Hassan shikh
Next video WaxQabadka laftagareen 🎉
Hasan sheeikh iyo kooxdiisa alaah umada hakaqabto sharkooda
Laftagreen hambalyo hambalyo mar 2aad ayaan ku dooraneynaa inaga illaali kuwa la magac baxey naagaha hiraab
Asc F C Geylan Media Weriye Sare Wadani Geesi ah🇸🇴🇸🇴👏👏mashaallaah. Waxanleyahay Reer Mayland Waxad Haysadan Mw Idiin Jeceel Wadaani ah Idiindhiseey Garoona Iyo Magaaloyin Quruuxbadan Ee Xaajiisda Mw Abdicaziz Laftagareen Iskana Ceeyriiya Jawaasiista Damulqushash Dabafadhiiyo
Guul laftagareen damjadiid cagta ayaan marindonaa
ASC WLLKEY QAALI MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEEYO WARIYE SARE FCM GEYLAN MEDIA GUUL IYO GOBANIMO
Lafta gareen waa will wil dhafay guuuuuul m.w cabdicasis
Madaxweyne Laftagareen the only Somali leader who wants to do good for his country. Inshallah i hope he gets reelected. We have to support him!
Guul mudane madaxweyne lafta gareen
Madaxwayne cabdicasiis lafta gareen waa nin jabhadnimo usoo maray koonfur galbeed ciyaar lagaga adkaan damo jadiid iyo xasan dhiiqo indho la aan arinkoodo
Lafta gareen waa libaax yaqaana halka laga jiro haweyana horuuw u soo arkay waxay yahiin lafta gareen cabdicasiis iska ilaali caadaqatayasha hunguriga wado ee doonaya in ay kofur galbed qataan indhaha fur kana ilaali dalka tuugada dhuuni raaca ah iyo haweye oo idin quuri la
AXMED MADOOBE FARMAAJO LAFTEGAREEN Ferderalka SOMALIA
Taalo maha in khiyano loo jooga iyo baba somali way Aqliday tanks med formajo
nooc kaste ee garguurte iyo maangaabyaalka uu maan gaabkaan tala ka qaato fashilbey ku dambeyn koofur galbeed iyo gedo waayo etoobiyo sirdon keeda ciidamadeeda yaa jooga sidey u aqbili karaa abii axmed masar oon ciidan ka joogin iyo hawiye 19 sano ka hore ka xoreeyeen dulka raxanweyn in ay ku fiirsadan waxa garguurte iyo jahiliinta qabyaalada dilootay oo daciifka ah garguurte iyo guuldaro hal habeen bey wada dhasheen
Masuul sare Hassan shikh warysigii uu siyay al Jazeera dadka u soo kooob aan English fahmay. Gar gariir badan iyo hadaf cad inanay Xukumadiisu lahayn ayaaa ka muuqata m Hassan shikh
Guul mw lafta gareen insha allah
mansha allah gaylan media mahad sanid damjadiid iyo dabidhifkooda dawn 123 waa koox qawlaysato danle ah wadaniyadana aqoon laftagreen noolow oo noo joog
Guulayso laftagareen
Gaylan hore usoco
Duhur wngsn farah abdukhadir salan sharaf leh ayan hawada kusoo mariyay
Guul laftagareen libaax aan shisheeye waxbo ka qadi karin
Laftagareen iyo shacabka koofurgalbeed ilahay ha bad baadiyo
Dhagarta caadaqaatayaashu wuu fashilmi
Waan bogadinaya guusha u gadhay lafta gareen kana gadhay kuwa u jooga mesha isku dirka iyo kala fogenta shacabka kofur galbeed mahd sanid ustaad Gaylan media ❤🙏
Madaxwayne laftagareen waa madaxweynaha kaliya ann isku ra,iga nahay
"Kabuubiso siyaasadeed oo aan la falgelin dhiggiisa" That alone sums up it all. Laftagareen survived, so now, he has to counter- act.
Ok cbbbbb fahad iyo farmaajo u sheeg shako doqonka
Mashalaha weeriye rogcadaye
soodhawow gaylan
Nin kii tiisaba daryeelaa tu kale kudara xasan sheekh wali magaaladii uu ku noolaa ayaa dad lagudilaa muxuu ka rabaa koonfur galbeed
Libaax libaax dhalay maad khasaarinin wixii uu kubaray Hogaamiye Farmaajo
Zuxufi sare
Guul wacan
Wax qabadka Koonfurta galbeel next video
Alaah yakhaliik
Shabaab iyo geylan media waxba kuma kala duwana xaga warbaahinta
Ma waxay ku latahy in itoobiyaan ku heyn Karan kursiga konfur galbeed
Wax qabadkiisa so bandhig ustaad
Geesi aan gaban
Madaxweyne somalia ayuu uqalmaa waayo maaha nin dabodhilif dalal ushaqeya sida axmed madobe iyo deni oo u shaqeyan dalal shisheye
Asc
Sidaad jeceshahay
War Iska aamus
War
Alhamdullilah thumma Alhamdullilah😅
Wallahe, I enjoyed this news , because I am following
Mr. @Laftagareen and @HassanSMohmod! I think I am becoming expert, everything you said was correct absolutely😂😂😂
Great player @Laftagareen. Thank brother
Masuul sare Hassan shikh warysigii uu siyay al Jazeera dadka u soo kooob aan English fahmay. Gar gariir badan iyo hadaf cad inanay Xukumadiisu lahayn ayaaa ka muuqata m Hassan shikh