MW Xassan oo PL & JL ku dacweeyey dalal Shisheeye,si damaciisa loogu qasbo, maxayna noqotay jawaabta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 40

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 8 часов назад +13

    Xasan Sheekh waa imtixaanka ugu weyn dhibaatada Somaliya. Allaha umadda ka qabto.

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 8 часов назад +3

      Allah markaa leedahay ma ogid miyaa in Allah qaybyalada agtiisa danbi ween?

    • @saidmirehersi174
      @saidmirehersi174 8 часов назад +2

      Aamiin

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 8 часов назад +2

      Waligeed haddii uusan dib u soo noqonayn Dal Soomaaliya la yiraahdo, Daarood meel uu joogaba sutida ha u qabto Culusoow USC oo ka amar qaata Ismaaciil Calooleey! From Gedo

    • @HasnaAbdi-w2c
      @HasnaAbdi-w2c 7 часов назад

      g:

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 5 часов назад

      Amin. Alla haka qabto dhibaateynta dalka iyo shacabka.

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 8 часов назад +5

    Hassan sheikh deni iyo madobe midna somalia danteda kama shaqeynaya ee somaliyey iskutashada

  • @Sarta100
    @Sarta100 7 часов назад +2

    Xasan deni iyo madoobe waxaa kursiga ku haya waa sheydaanka jaziirada bin zaaid marka ayaga ayuu war ka maqlaa uuna lacag siiyaa si ay ugu hir yimaadaan asaga marka dacwadiisa maxay tzterysaa bin said dalkaan waxa uu rabaa inuu usoo raro xabashi iyo istssiil waa mashruuc dadka lagu maaweelinayo gedigood waxa, hoos tagaan bib zasidb,waxa la dhigayo waa sheeko balleey iyo heelo faljaan waa in kuwan laga badbaayaa kuwa dalka imaaraat ka iibiyay.

  • @BisharCabdi-j5f
    @BisharCabdi-j5f 7 часов назад +1

    HAMBALIYO GEYLAN MEDIA 400KUN OO DAD AH

  • @garissatube
    @garissatube 5 часов назад

    Hamabalyo wlal gaylan

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 7 часов назад +1

    Hawiye oo dhan Ayaan iimaan laheyn, kuligood waa iimaanlaawayaal tuugo ah hadii kale Xasan ayeey la hadli lahayeen oo wadanka iyo shacabka dhibta uu ku hayo ka qaban lahaayeen!

  • @ammadcade
    @ammadcade 7 часов назад

    Waa aqli xummo in MD Xasan sheikh uu ku qaspo aragtidiisa gaapan ee waxtar weyn aan laheyn 😂😂😅😢😊😂❤

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 часов назад

    Soomaali talada sh cabdi xirsi taladiisa haqaadato xasan shiikh qaaraan haloo aruuriyo Sidhibta uu ugadaayo illaahow soomaali xasan kabadbaadi

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed 9 часов назад +2

    Jubaland hanolato salan katimi qabridahar qoraxy ogadenia

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 6 часов назад

    Tviga afka deni ku hadlayaa Maxaa Laga dhegeysa

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 часов назад

    Shiaheeye miyaa wadanka keh mooeiyaanka qabyaalada ka buuxdo xulusow ilaahay umada haka qabto

  • @abdullahiahmed8935
    @abdullahiahmed8935 8 часов назад

    Am confused 😢 waay nawareriyeen wlh

  • @khadar917
    @khadar917 8 часов назад +1

    Xasankan Imaan laawahan ee danyartii dhulkoodi xaaqay kuna dul iibsaday intii dhimatay, xabaalaha ku dul iibsaday maytidii huruday hadana sandareerada ku doonaya dadka silica la ogyahay liibiya ku soo maray macnihii 😢

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 часов назад

    Waa nin jaajuus ah oo gaalada u adaaga najaaska

  • @Junanilll
    @Junanilll 7 часов назад

    Madaxweyne somaliyed oo udacwoonaya dalal shisheya si somalida looqasbo 😂😂😂

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 8 часов назад

    Madaxweyne, dad-qal Haashim, haduuna maamul-goboleedyada ku dacweyn beesha lixaad, yuu xukumaa oo ku dacweyn lahaa?! Tusaale, SL & KG waxa ay ka shidaal qaataan Addis; PL Imaaraad; JL Kenya; villada & maamulada ku xeeran Xalane. Maxaa cusub, marka?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад +1

    xasan sheekh wa cadowga soomaali iyo nabada iyo horumarka hadee soomalidu wa inay kailbaxdo daalim madax loo salaaxayo

  • @MahadmaxamedMaxamuud-v5j
    @MahadmaxamedMaxamuud-v5j 5 часов назад

    Waddi shaley wuu sameysatey asaka ayey heysataaa😂😂😂

  • @cabdiladiifjaamac894
    @cabdiladiifjaamac894 8 часов назад

    Asc

  • @cabdiladiifjaamac894
    @cabdiladiifjaamac894 8 часов назад

    Waauaab

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    waxan reer ssc usheegeyna haday xasan ciidankisa mooryaanta uu keeno buhoodle puntland xaq bay uledahay inay isdifaacdo horta liqa taas dhulbahantow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    waxan maqleynay dowlada muqdisha buhoodle ciidan geyneysa yacni xasan meel nabada ma arki kahor wuxu ciidan kusheego wa mooryan isiga usheegeya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    reer puntland iyo soomaalida degaanku uso gurmadan reer ssc oo buhoodle tagan si xasan fursad loosin u daarood iskugu dhufto ee hartiyow bilaaba gurmadka

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 часов назад

    Gaylan dadku maydka ehelkooda ayagaa qabriyada kalabaxaya hada dadka jarmalka cooga Ayagaa goostay inay soomaaliya uguuraan xasan diin iyo damiir maleh

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 часов назад

    Gaylan waxaad isbarbardhigtaa madaxweyne qab iyo soomaalinimo leh iyo xasan kalafogaa Fool iyo lulmo

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 7 часов назад +1

    Soomaaliya
    Waligeed
    Dawlad kama
    Dhalanayso

  • @mokhtargarre
    @mokhtargarre 8 часов назад +1

    Anigu waxaan fahmi waayey sababta m.wayne.X.SH.M uu dacwo uga yahay Pl iyo jpl cid ka xigta miyaa jirta. Diir iyo diin ahaanba iyaga is xiga
    Mar Marka qaar waxaan is dhaha m.waynihu sidii j.Biden army sidii ropotkii u socda 😮😂

    • @keykey2594
      @keykey2594 6 часов назад

      Khiyaaliga mesha kala tag. Xasan waa nin qawmiyada Hawiye ah. Halka Deni iyo madoobe kasoo jeedaan qawmiyada daaroodka. Labada qawmiyadood xita islama dagaan kadib xasuuqii 1991dii loo gaystay qawmiyada daarood. Australia, Canada, America, England, Ireland, kuli waa cadaan, hal luuqad bay ku hadlaan oo english ah, kuli waa Christian, hadana shuqul iskuma lahan oo waxba iskama galin, oo waa wadamo kala duwan.

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 8 часов назад

    Xasan hadan wadanka laga qabanin uuburburin

  • @cabdiladiifjaamac894
    @cabdiladiifjaamac894 8 часов назад

    A

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    bal kawarama askariga 20 sano furinta difaaca wadanka ugu jiray oo xasan kuyidhi 2 sana difaac kujirtay yacni qabyaaladu meeshay qaadsiisay iyo farmaajo kamasay bu udulmiyay ciidanka soomaliyed

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    ciidanka xasan buhoodle kuso wado waxa lagu duuli raba puntland iyo in reer ssc iyo ogaaden lakala dhex galo ee dhulbahantow ciyaarta joojiya oo odayaasha tuugta iskaqabta

  • @SubeerAbdirahman-j6y
    @SubeerAbdirahman-j6y 8 часов назад +2

    Bakhtiyahow bakhtigu dhalay xasan sheikhna qorshihiisa wuu hirgalinaya Xaarood uraaye maxaa unafa afka un ka caaclee 20sano eesosocda wuu haysanayaye

  • @axmedsahal8695
    @axmedsahal8695 6 часов назад

    Hadaa nhy shcbka puntland deni waa eednay