"Garxajis Waa Mushkilada Somaliland ka Jirta" Siyaasi Ibraahim Aw Qoobay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 191

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 19 дней назад +8

    Weriye aadan kula hadlayaa sida aad wax u waraysanaysaa waa si xun oo liidata ka badheedh jiritaanka wadankaaga kuma anfacaya wadan kale ,ee

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 19 дней назад +20

    Garxajis ma aha mushkilada Somaliland ka jirta ee waa Xisbiga Wadani mushkilada Somaliland ka jirta, Garxajis baanu nahay wixii Somaliland ka soo hor jeeda amba diiday coolad baa nag dhaxeysa VIVA and Long lasting life Somaliland forever!!!.

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 19 дней назад +2

      Waa runtaa garxajis maaha waa koox yar oo ictisaam salka ku haya kuwaas oo reerka gsrxajis ku awr kacsanaya arrintaas xirsi ayaa bilaabay oo yidhi reerka kursiga loo diidaya si uu ugu kiciyo bal maanta gabose ama cabdillaahi dahab ahaado musharrax lama kala hadheen.

    • @Sirad47
      @Sirad47 19 дней назад

      ​@@user-nm3fl6ps4victisaamkan baan fahmi waayey ee culimadana lagu sheegayo...mma dadkan waalan ee qaylinayabaa mise waa qaar naga qarsoon.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 19 дней назад

      Sax waa run waa shaqsiyaad

    • @saxar6675
      @saxar6675 19 дней назад +1

      Xisbiga wadani oo iyagu Dano gear leh ,somaalilanda aan aaminsanayn ayaa magacaa ku qadhaabta,run ahaantiina ku Baddeley qabiil dhan oosharaf iyo karaamaba leh

    • @user-vp6xv2xv5r
      @user-vp6xv2xv5r 18 дней назад

      ​@@Sirad47waa irurkii itihaad ee dagaalka ka waday meelo somalia ka mida oo hada somaliland u soo tafaxayta sidii ay ama u qabsan lahayn ama haday gaadhi waayaan ay burburiyaan

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 19 дней назад +12

    Mashalah tabarakalah ilahay ha u gargaro soomaliland iyo madaxwayne muuse Biixi 5 soo socota ha la doorto muuse Biixi cumriga iyo cafimadkaba ha u siyadiyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤mashalah

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 16 дней назад

      Amina hadalkaa ma futadaad ka tiri mise afka muuse dee gebilay buu madaxweyne u noqon iyo waqooyiga hargaysa aniga sanka ha iga marmarin neefad yahay

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 19 дней назад +17

    Muuse qofkaaa ka codeeyaaa waaa nin somaliwayn rabaaaaaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 19 дней назад +2

      Nin kastoo ka soo Horjeeda Riyadii awoowashenii Soomaliyeed ee Dawlad Soomaaliwayn , waa Nin Amxaar ah ama yahuudi ah ..

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 19 дней назад +1

      Kaadhkaas ma xoqmaayo hadda ummaddana .......!!!!.

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 19 дней назад

      Filinkaazi zwkii dhamaaday ee guuldaradu dul hogonyza maamulka muuze biixi niic foqol niic

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 19 дней назад +8

    Horyaaltv dadka waddanka jeceli way la yaabban yihiin !

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 18 дней назад

      @@AbdiMadar-sx5vu :iisaguna inankiisii Madaxtooyada ayuu ugu aroosay laba asbuuc kaddib markii ciidanka qaranka Laascaanod lagu laayey, ragga weli ninkaas daba-socda AMA Hirriggoo oo yidhi annagaa ciidanka laascaanod kusoo daynay aad sheeganaysaan inaad waddanka jeceshihiin waxaan leeyahay waar dib isugu noqda haddaanay xaalku si kale idinka ahayn....!!!

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 16 дней назад

      @@sahalmohamed3477 Haduu u aroosay ma lacag taaduu ku aroostay arooso hadaad nin tahay mise khaniis malooliyaad hahay hadaad qoodholeedahay arooso masayr baa ku hayee malooliyoow wan la tumay yaraantii baa lagu fuula markaasaad khaniis noqotay

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 19 дней назад +9

    Waryahaaan dhinaac bu ka raranyahaay dhexdhexad maha lakin ninkaan la wareysanayo waa wayo araaag walahi siyasiyaaa mustaqbaal wanagsaan yelaan karaaa sharciyada iyo dasturkuna sifican u yaqan mashallah

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 19 дней назад +1

    Masha Allah well say Mr Siyassi👏👏👏

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 17 дней назад

    Mansha allaah
    Aqonyahan garasha dher muwadin
    dalkisa u daacada runshega mdne
    Ibrahim allaahya cizak fidaareyn

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 19 дней назад +2

    WAR OQFKAN SIDA XOOLAHA U CIYAYA DADKA WARAYSANAYA AYAN LA YAABANAHAY

  • @abdiali319
    @abdiali319 19 дней назад +5

    Halkan waxa waraysi ka dhex socdaa Wariye qaydhin oo aan maskax furnayn oo ay caddahay inuu ku hadlayo afka Wadani iyo siyaasi bislaaday oo waaqiciga maanta arkaya. Waa nin ka koray qabiilayste oo nin qaran ah. Maasha Allaah Siyaasi you deserve to be one of the future top leaders of the country. Thank you and hope the journalist will learn from your experience.
    Cabdi Cali from Toronto, Canada

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 19 дней назад

      WAA SAX IN HORYAA AANU RABIN RA'IGA NINKUU WAREYSANAYO, LAAKIIIN HORYAAL WERIYUHU WUXUU RABAA IN BALBALAADHIYI RA'IGA WADANI.
      ALLOW NOO HAGAAJI SAXAAFADDA.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 19 дней назад +3

    Wariye aan aqoon.lahaynbaa waraysanaya ninkan siyaasi cabqariya weeye

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 19 дней назад +1

    Kan waxaya xanuun garxajir Self hate wa nin tolkii ka irdhobay.

  • @naza3086
    @naza3086 19 дней назад +1

    Muxuu yidhi" anigu isxaaq ayaan ahay, cirro waa habar yonis", hhhhhhh xasbunallah .

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 19 дней назад +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
    Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe 2025-2030 Insha Allah ❤

  • @sabahshire4135
    @sabahshire4135 19 дней назад +1

    Ibrahim kani wariye dhinac kararan weeye waraysi danbe hasiin guulayso

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 19 дней назад +1

    Dadka hagaagsan ayaa la waraystaa . Nin dhiigiisii dafiray dee kolay wad garanaysan oo way iska cadahay waxa u yahay.
    Kulmiyooow ii yeedhaay miyaaaaaw.
    From new hargaysa

  • @mohammedismailabdi2752
    @mohammedismailabdi2752 19 дней назад

    Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha Mr Reilly

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 19 дней назад +2

    World-class hypocrite.

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 19 дней назад +1

    Wariye soo baro shaqada waxaagu waa murane ha kadhex geline jawaabta sug waxaagu waa hadal hadal ka hor gee.

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 19 дней назад +6

    Kan weriyhu wuxuu aad u jecelyahay in wadanka iyo madaxwaynaha la caayo aad buu xanaagsan yahay

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 19 дней назад

    Maansha allah, wadani garxajis maaha ee waa meelshuftadu isku bahaysatey, kuwigii qaranka dhacay, iyo kuwii dhiiga ciidanka daadiyay. Iyo kuwo kale oo haya shaqada cayda. Cid dooraneysa oo ku aamineysa wadanka ma jirto, waa la bartay kooxdaa.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 19 дней назад +13

    Isaxaaq waaa caqligaaa garxajiiiiiiiis

    • @ahmedadan735
      @ahmedadan735 19 дней назад +2

      Anagaa ah garxajis kana ah isaxaaq laakiin ninkan maa ah isaxaaq waa garac lasoo korsaday nacalaa adiga iyo isagaba kuyaal munaafaq ah

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552 19 дней назад +2

    Ucodee.ucid

  • @MohdHajee-wx8ju
    @MohdHajee-wx8ju 19 дней назад +2

    Isxaq matihid DNA test need

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 19 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 19 дней назад

    Waa asalkii reer hargaysa

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 19 дней назад

    Masha'alla waa run sheeg ninkani

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 19 дней назад

    40 second's ayaan daawaday waan ka biyo diiday waraysiyada sidan oo kale ah . Qof iyo shaqsi ama xisbi ayaa la dhaliilaa lkn qabiil nooooooooo. Waan diidnay qabiil shacabkoow kaca qabiil iska diida oo shaqsiyaadka qabiilka ku maxaafsada farta ku fiiqa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 19 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 19 дней назад

    Legend!

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 18 дней назад +1

    Kan siyaasi maba noqon karo ee wuxuu noqon karaa qab qable qabiil

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb 19 дней назад

    Asc horyaal

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 19 дней назад +2

    Waxaaad xustay inaaan sabo wanaaag waxba looo qaban eee bali mataaan loo qabtay , suaaashu simply hadaaan deegaankaada 14 sano oo kulmiya waxba loo qaban maxaaad deegaankaaga uga haysaa kulmiye , adigaa danaystee deegaanka waxaaad ku tidhaa raaaca soo waaali maaaha , bal is dhagayso

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 19 дней назад

    Mansha Allah May Allah bless you Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @cadomedia
    @cadomedia 19 дней назад

    Waa RUclipsrs ee saxafiyiin tolow ma dawan tusaale ayaan idin siinayaa bal waxaan is barbar dhig ku sameynaynaa wiilka maracade show iska leh iyo ninkan imika wax waraysanaya iyamaa wariye ah oo leh xirfad wariye

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 19 дней назад

    Kani wariye maha subxanaallah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 17 дней назад

    Horyal iyo mm iyo qar kalaba
    Anigu ma dawado mana dha
    gaysto markan arkan arkay
    Inay qadiyada jsl ladagalam
    ayan cadaw yihin jsl guuuul

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 16 дней назад

    Neef walba oo dhareerku ka da ayo way waraysanayaan subxaanalaah

  • @alialbare3353
    @alialbare3353 19 дней назад +1

    Ma malayn maayo inaad Muuse bixi wax ka helay so markaa iska caytan

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 19 дней назад +13

    Garxajis Anagaa ah. Magaca Garxajis waa mid Dad Somaliland duminayaan ku shaqaystaan. Doorasho hadii ay noqoto UCID iyo Kulmiye ayuu shacabku kala dooranayaa. Wadani isagu waa Cadowga dadka reer Somaliland

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 19 дней назад

      Mashallah ilahoow garxajiska oo dhaan sidadaa ka dhiig wadaani magaci garxajis bu dilaaay bulshadina u kala fogeyaay

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 19 дней назад +1

      WALAAHI INAADEER SIDAAS BAAN AAMINSAHAY!!!!!.ASXAABTAYDA GARXAJIS U DHALATAY WAY YAABAAN MARKA AY MAQLAAN, HEBEL.CAE GUDE IYO KOOXDAAS!!!!.WAXAANAY YIDHAAHDAAN, DAN GARXAJI MA WADAANE, JIB BAA LA GASHADAY!!!!!.

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug 19 дней назад

      KKKK. Runta maad ka hadashid.

    • @user-ow2qo9ru3o
      @user-ow2qo9ru3o 19 дней назад

      Ninka garxajis ka dhashay ee waddani u codayn waayaa maanta waa garac ilma garac

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 19 дней назад +1

    Wariye ka waraysi xun ma jiro ka yar cid u wriye u yhy aya ka xun

  • @MMMM-gr4zv
    @MMMM-gr4zv 19 дней назад +1

    It is not appropriate that a person like this is spreading hatred in front of the nation

  • @siciiddauud
    @siciiddauud 19 дней назад +2

    Wa maryo aloolki cabdale isaxaaq kk

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 19 дней назад +1

      Wad ilowdee markay iyagu dadko dhan heshisiyen ayaynu inago dhorku ina dalay ku so noqonay dalka shalay unbay ahayd siyasiyinteni xamar u yacday E midwaliba cidla da ku dhintay kumu jirin nin isaxaqi lakala dhere orad we maha

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 19 дней назад

    WALAAHI WAARU QODOB KA AH KAGONAASHAHA J SLAND

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 19 дней назад

    33sano kadib maxaa kujaban hadii Garxajis madaxweyne noqdo

  • @user-cv9mr3ij2s
    @user-cv9mr3ij2s 19 дней назад +2

    Muuse wan tagersanhay will
    Haloo ucodeyo muuse biixi❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 19 дней назад +3

    Guuuuuuul somaliland

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 17 дней назад

    Garxejis maxaa kursiga looga horjoogaa

  • @caydaruuscali1727
    @caydaruuscali1727 17 дней назад

    Waa aqoon iyo aftahnimo ayaa keenta kalsoonida

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 19 дней назад

    Gaxajis mahamujkilada haysata.dalka ee xisbiga wadani😂 aya ah miid.bahalo galeen ah o reerkana magacodadilaya.
    Ciida ❤somaliland❤ jeceli❤ haadoortan❤
    Faysal cali ❤iyo muse biixi❤

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 19 дней назад

    Waxa fiicnaan lahayd in aad tidhaahdo waxaanu ku kala tagney afkaarta somaalulandiid ka ah.

  • @Halgame334
    @Halgame334 16 дней назад

    SIYAASI HALISA WEEYAN IBRAHIM CAJIIB

  • @mahdiaxmedmaxamuud2743
    @mahdiaxmedmaxamuud2743 19 дней назад

    ❤ viva Somaliland Allah cadawga ha ka qabto inshallah Somaliland dadkeeda duulaan baa lagu yahay waxa la rabaa in dadka Somaliland wada degan la isku diro si loo qabsado dulkooda waxaan bulshada reer Somaliland kula talinayaa inay cadowgooda ildheeraada u yeeshaan.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 19 дней назад +11

    Muuse waaa muwaadinkaaa ugu fiican somaliland,,,,,,, madaxwayneee xiligiiii larabay yimiiiiiiid

  • @axmedismaacil8651
    @axmedismaacil8651 16 дней назад

    Inalilahi Ibraahim manta miyad so kala qabtay hhhhh

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 19 дней назад

    Kani naf maleh waa kuwa muse handaraab kabaha u dhaqa!

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 19 дней назад

    Kulmiye waa calan castii, ciil qabayaasha, Garxajis ku waashay

  • @اهلان
    @اهلان 19 дней назад +4

    Muuse waanasab nin aan ahayn kama uubaxeen waxa maintain taagan

    • @user-ow2qo9ru3o
      @user-ow2qo9ru3o 19 дней назад

      Siilaanyo iyo daahir markay joogen waxan maanta taagani may jirin.
      Yaa keenay aya is waydiin mudan?

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 19 дней назад

    😂😂😂😢😅😅😊😊😊

  • @MMMM-gr4zv
    @MMMM-gr4zv 19 дней назад

    Waa jindagaay qaawan kkk cuuu caaa 😂

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 19 дней назад

    Kani wariye maaha ee waa doofaar yar oo nacas ah akh akh waxa iskaga horkac duliga ah❤waa huwanta liita

  • @flipofiqey
    @flipofiqey 19 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 caaaac

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 19 дней назад

    Weriye waraysigaagu ayuu mid soo noqnoqda oo su'aal aad hore u weydiisay qofka aad waraysanayso mal labaad aad dib ugu

  • @saalaxy
    @saalaxy 18 дней назад

    Jindagaagay

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 17 дней назад

    Waryaa us laxyahy dhoortalihi Garxajis Maxaa ka xiga wadanka Iska ahow Waxaa doonto ahow Edebueelo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 19 дней назад

    WAA SHARAF IN WOFKU GARAADK88SA HADLO ISLA MARKAANA QARANKAAGA DALKAAGA AAD GARAB ISTAAGTO

  • @IsmailIdiriscabdilaahi
    @IsmailIdiriscabdilaahi 17 дней назад

    ibrahim qobay waa soo socdaa

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 19 дней назад +1

    AWELBA ALOOL BAAD AHAYD EE ISKA AHOW.WAXUU YIDHI CIRO WAA HABAR YOUNIS ANNA ISAXAAQ BAAN AHAY..

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 19 дней назад

    GARXAJISKA GALBEED WAXA KU BADAN NACASKA 😅😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 19 дней назад

    WAA RUNTII SHACABKU WAXAY RABAY QOF QARANIMADU KU ADAGTAHAY

  • @user-oo2hj3vk5r
    @user-oo2hj3vk5r 19 дней назад

    Qofka reer maaga ayaamuwaadin ah sax

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 19 дней назад

    Hadalka cunada waa midka ugu liito

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2o 19 дней назад

    Kani wariye maahee naf uunba wada😅

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 19 дней назад +4

    Ninkan inuu g wakiilada inoo fadhiyo fiicnayd

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 19 дней назад

    Garxajis cid aan aheyn yaa garanayo

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 17 дней назад

    Ilmahaaga dhaadheer Iska hagaaji laxeey

  • @user-ix2jk7yb3y
    @user-ix2jk7yb3y 18 дней назад

    Aduun ka waxa ugu liita nin tolkii la fool xumaaday sida sxbkan
    waraysiga bixinaaya midka hadaa aragto qofleh m/w ayaa kaligii wax yaqaana sida sxbka hadlaaya, lkn wuxuu isleeyahay tolkaa oo aad soocaydo ayaad wax ku noqonaysaa the little he knows is that

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 18 дней назад

    Iidoor😂 waa iskudhexyaaceen!
    War heedhe Soomaalidiina dhinac karaaca!

  • @calibarud9917
    @calibarud9917 19 дней назад

    Waxaasaad soysasi noogu sheegaysan
    Kala garanla wixi saxa iyo wixi wanaaga
    Wa laaluush qaate damiirkiisa gatay

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 19 дней назад

    MUSHKILADDU GARXAJIS MA AHA EE WAA INTA MAGACII REERKA AFDUUBATEY, HADDI INTA TOOSAN EE REERKU BARAARUGTO, KUWANI WEY ISKA FADHIISAN.

  • @user-ot3mk6um3p
    @user-ot3mk6um3p 17 дней назад

    Ninkani waxa uu matalayaa caqliga maan-gaabka ah ee daba-cayuunka iidoor ee aynu nahay ee khayaaliga iyo beenta ku dhisan

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 19 дней назад +4

    Guuul isaxaaq waa ragiiii bad baadiyaaay somaliland 1994

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 19 дней назад +1

    Xaqiiq mushikilada dalku waa garxajis Allah hasoo hadeeyo.

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 19 дней назад

    Jileec foqol jileec

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 18 дней назад

    Weriyahan muxuu ahaa Facmaha laabtay was calaamatu Nervous cadho. Maxaad waraysan diidmada cad ayaad soo dhejisee

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 19 дней назад

    Muuse ayaa kusoodiray ee sheegatoy.
    Waad kiraysantahay ee faysal zaad raac.

  • @mussejama311
    @mussejama311 18 дней назад

    Huwanta/wadani waa cadawga somaliland.

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 19 дней назад

    Hahajhaahahhahsshsh

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 19 дней назад

    Badhaasuq tv

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 19 дней назад

    Jin dagaagay weli miyaanay quusan

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 19 дней назад

    Waa kaadoqoniimo caqliyaroow kaxishood Qaranka. Jaahilnimadan iyo caqliyaraanta kalklhorkac umada aad kutahay khasaare. Somaliland Cadaalad bey kaqatantahay iyo duleeystayaal afkooda aan kantarooli kareyn oo waxwalba kuhadla iyagoo bilaa mabda ah.Isaaqoow anshax xumada kadaaya QARANKAN BARAKEYSAN💚🤍❤️🫡👆✊🤲🏽

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 19 дней назад

    #SAXAFI IYO #WARIYE LAGUMA TILMAMI KARO NINKAN DHANBU KA RARAN YHY MIDA KALE WAA G36 LKN NINKAN ISNA AY ISKU BEESHA YIHIIN WAA NIN AQOONTU KA MUUQATO WAA WX KASTA SI CILMIYAYSAN UGA JAWAABAYA

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 19 дней назад

    Ninkaa Amaanaya Muse judaan, waydi ciidanki Qaranka, muse ka waran dhe,

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 19 дней назад

      Wadani ba dhabarka ka togtay muse wuxu la amusanyahay wax badan bu qarinaya ta labad hadanad ahayd faqash tuladi ku so yaratay o cill caytamaya od mucarad cadi ah tahay mad caytanten sidi agonti faqashta

  • @CabdilaahiAxmedismaciil
    @CabdilaahiAxmedismaciil 19 дней назад

    Wadani ayanu nahay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 19 дней назад

    waar dee xusbigan habaryoonis ciiadagalaa hawada kasaaryi waayo ilyiin ragan qarndumiska ku caani eeyidhahaada xusbiga wadani baanu u hadalaa shoow waa wada ciidagale

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 19 дней назад

    Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 19 дней назад +1

      Rumtaa wadhaadh.

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 19 дней назад +2

      Haday cidi bacaac ledahay raga magaci garxajis kufsaday E faqash kaga dawarsada aya bacaac ah

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 19 дней назад +3

    Garxajis waa gobee magaciiba afar baa dishay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 19 дней назад

    IMAADEERAYAAL QABYAALADDA INAGA DAAYA DALKEENU CADOWBUU LEEYAHAY CADOWGIINA ARKA OO GACMAHA IS QABSADA

  • @Xasmas
    @Xasmas 19 дней назад +13

    He seems logic nice interview

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 19 дней назад +2

    Isaxaaq carre hadad maqasho wa jawharada isaaq o dhan iska dhaaf hy iyo garxajis ❤