SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE WAA SHEEKO GAABAN OO QOSOL BADAN WAANA BILOW ILAA DHAAD

Комментарии • 854

  • @ismalurtoacm
    @ismalurtoacm 8 месяцев назад +22

    Old Is Gold Waxaan Daawanaya Casar Liiq 6/1/2024❤😊

  • @simandiri2642
    @simandiri2642 3 года назад +64

    marshaale iyo ilkacase iyo cali hiira iyo aniiso yare -allaha unaxariisto 😭😭😭 Amiin amiin yaa rabi

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Год назад +86

    Allow unaxariiso 2023 baa dawan haya hadad qoralkeyga aragto Cafimad ku rajeynaa 🙋🏿😥

    • @debjaceel784
      @debjaceel784 Год назад +1

      Wiilkii Walaasheey Duniyo Frome Goleey Iyo Doolayaabeen Ilaa Burdaar kkkkk

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 Год назад +1

      Insha'Allah adna sidoo kale

    • @MohamudSaid-hs6uq
      @MohamudSaid-hs6uq Год назад +1

      😍😘😍🤗🤗🤗🙂☺🤗😇😇🤗🙂🙂🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😇😇😇🤗🤗🙂🤗🤗🙂🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😇😘😍😎🤗🤗😇😇😇😇😇😇🤗😎😘🙂😘☺😇😇☺🙂☺😇😣🙂😣😇🙂😇🙂😇🙂😇🙂😇🙂😇🙂😇😇🙂😇😇🙂🙂😇☺😇😇🙂😇😇🙂

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 7 месяцев назад

      Raali ahow wll sifiican uma aqrin sanadka

    • @user-zb8sh7no9u
      @user-zb8sh7no9u 5 месяцев назад

      ​@@malyuunismailshukow7787😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 7 лет назад +78

    Allah unaxariisto ali hiiran iyo ilkacase niman aan la ilaawi karo maha 😭😭

  • @anasmohamud1645
    @anasmohamud1645 4 года назад +44

    Allow u wada nxrso dhammtod dad nagu qaali ah oo waqti nagu adag nasoo mootiyay waaye abaalkiina waa jano i.a🤲

    • @mahadgesle2369
      @mahadgesle2369 4 года назад

      anas mohamud miyayi dhiinteeen

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 3 года назад +1

      @@mahadgesle2369 haa dhamantoda wey dhinteen intaa jileeso gabdha mar dhow ayeey dhimataay

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali Год назад

      @@maryanhappy5356 wiilashu waa wada dhinteen ee gabadhu iyaduna ma dhimatay!!?

    • @munasarmunasar-gq1ol
      @munasarmunasar-gq1ol Год назад

      comentigaaga qalbiga ayaa iga damqiyey

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali Год назад

      @@munasarmunasar-gq1ol qalad miyaa iga dhacay wll!!?

  • @iqrabishaar3473
    @iqrabishaar3473 7 месяцев назад +20

    old is gold 2011-2012 aan Daawaday Hadnh Galabt Ayaan Usoo xiisay😢
    18/1/2024 galab Khmiis Ah 17:02
    Xasuusta yaraanteena wlhi wax soo laabanaayo ma ahan💔😢

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 7 месяцев назад +1

      Maansha allaah aniga iyo adiguba isku taariikh baanahay 2014.2015 daawan jiray maantana usooxiisay taarikhdu waa 27/1/24

    • @SaciidacabdallaMaanjoor
      @SaciidacabdallaMaanjoor 5 месяцев назад +1

      Cabdalla 😂 afdf4❤

  • @Daaruliimaan25
    @Daaruliimaan25 Год назад +40

    Old is gold ❤ 2023 yaa daawanya iiwad sheekada hadana ii wad😂😂😂

    • @queenmina2454
      @queenmina2454 Год назад +2

      Aniga 😂🥹 lkn waqti qurux bdn ayey ahed xiligi hore 🫶🏼💞

    • @ZakianhocarteCarte-rt4vn
      @ZakianhocarteCarte-rt4vn 11 месяцев назад +1

      2023 welcome armxan waxbdn dawday

  • @abdikarimaliabdullahi
    @abdikarimaliabdullahi 7 месяцев назад +79

    Who is watching 2024

    • @Casa43635
      @Casa43635 6 месяцев назад +1

      Me. Where are you watching from?

    • @abdiqaaliqhassanahmed
      @abdiqaaliqhassanahmed 6 месяцев назад +1

      You where is a from?😂​@mohamedabdi1802

    • @kalo123
      @kalo123 6 месяцев назад +2

      Xasuus wlhi ilin iga imaatey yarenteydi sooxasustey😢

    • @bilecomedian
      @bilecomedian 6 месяцев назад +1

      Me😂❤

    • @dahraannuur830
      @dahraannuur830 6 месяцев назад +1

      Me

  • @dhageydahir2263
    @dhageydahir2263 Год назад +52

    2023 qofkii daawanaya 👍 like 👍 dheh

    • @rondyorton4997
      @rondyorton4997 Год назад

      legend

    • @MohamudSaid-hs6uq
      @MohamudSaid-hs6uq Год назад

      🖒🖒🖒🖓🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒✍✍✍✍✍🖓🖒👋🖒👋✍👋🖎👋🖎👋🖎🖓🖎👂🖎👂🖎👂🖎🖓🖎👂🖎👃🖒👋👋👋🖒🖓🖓🖓🖒🖒🖒🖒🖒👋✍🖒👋👎👋🖒🖒👋👋👋👄💘💋💘👅💘👄💋💘💘👅💘👅👄💘💋❤💘💘💘🖕✌💏👪👤👪👤👪👤👪💏👪💏👪👪💏💏💏👪👥👤👪👤💃👤👤💃👤👤👪👃✍👃✍👃✍👃✋💅👋💅👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂

    • @MohamudSaid-hs6uq
      @MohamudSaid-hs6uq Год назад

      👍👍

    • @MohamudSaid-hs6uq
      @MohamudSaid-hs6uq Год назад

      🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🛡🔪🛡🔪🛡🛡🔫🔫🛡🛡🛡🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔗🔩🔫🔫🛡🛡🛡🔗⛏🛡🔫🛡🛡🛡🛡🔩🔗🏹🏹🏹🏹🏹🔫🏹🗿🏹⛏🛡🛡🛢🏹🏹🏹🛢🏹🛢🛡🏹🏹🛡🛡🔫🔫🏹🏹🏹🗿🗿🏹🏹🏹🏹🛡🔫🔫🏹🏹🏹🏹🏹🏹🗿🔫🔫🛡🏹🗿🏹🏹🔫🔫🔪🔪🗡🗡🔪🔮⚗⚗🗡🛠🔧🔩🔩🔧🔩⛏🔗💉💊💊💊🗿🗿🗿🛢🛢🛢🏹🏹🏹🔫🔫🔫🔫🔫🔫🛡🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔩🔫🔫🛡🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🛡🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 3 года назад +21

    Ilhy u naxariso 😪🤲duco ayeey manta noga bahanyihin

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 Год назад +15

    Anisa ilkacse iyo mumin bidaar Allaha uwada naxaristo dhamantod 😢 old is gold

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Hhhh mumin bidaar yaa la dhaha, ma magacii ruwaayadi bakhiil ilkacase ugu wacay cali hiiraan mar ku naag isaga dhigay muumino bidaar 😂😂

    • @wiilfarmaajo8436
      @wiilfarmaajo8436 Год назад

      Amiin amiin alle haunaxariisto waa bil ramadaan

    • @rooblecade8845
      @rooblecade8845 Год назад

      Oo inanta anisa la dhaho miya la diley tolow

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 8 месяцев назад

      ​@@rooblecade8845 maya way xanunsaty

  • @Rahmaqurux123
    @Rahmaqurux123 11 месяцев назад +39

    2023 ban dawanaya hada iga danbeso like👍🏼🥺

  • @LastkingE
    @LastkingE 3 года назад +19

    Allow unaxriiso ali hiiraan iyo ilkacase amiin yaarabi allow janada kawarawi 2 wadabo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад +6

    Alloow u wada naxariiso anigoo Yar ayaan taleefoonka hooyadey ka daawan jiray riwaayadan,
    Xusuus

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 3 года назад +35

    2021 hadaad daawanasid is muuji
    🤣🤣

  • @CSheeko
    @CSheeko Год назад +5

    😢 alle qabriga ha idiin nuuriyo marti la jecel yahy alle ha idinka dhigo

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 года назад +16

    7yrs ago Aya lajilay Wana wx hada tagan o cadi kadhax noqday bulshada in badan o kamide Marka old is Gold

  • @Lajecley
    @Lajecley Год назад +5

    Illahey amarkiis somalidi hore waa iska jeclahy wlhi they were talented

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 Год назад +11

    Allaah u naxaristo Ilkacase cali Hiran Aniso yarey marshale Aamiin Aamiin

    • @user-zb8sh7no9u
      @user-zb8sh7no9u 10 месяцев назад +1

      Walalo allaah uwada naxriisto lakin aniso yareey madhimatay

  • @safiyoahmed9245
    @safiyoahmed9245 7 лет назад +55

    ilkacsse Rabiyoow unaxariiso aaamiin iyo Cali hiiraan labadaba

    • @dibugunoqodalkaga2778
      @dibugunoqodalkaga2778 4 года назад +3

      gabadhane wa dhimatay anisa yarey alllaha unaxariisto

    • @saidhassan7741
      @saidhassan7741 3 года назад +1

      @@dibugunoqodalkaga2778 goormay dhimatay wll

    • @farmatony7357
      @farmatony7357 3 года назад +2

      Anisana alaah u naxariisto iyadana waa dhimatay

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +8

    kkkkk wan qosley wlhi Universal TV ayaan ka daawan jirey anoo Caruur ah Maxan jeclaa Jilaayashan Allow u naxariiso Aniso yarey, Cali Hiiraan & iLkacase

  • @efootballmobile6504
    @efootballmobile6504 Год назад +8

    2023 hadii aad daawanayso ismuuji allah unaxariisto

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 7 лет назад +20

    AUN DHAMAAN waxay nooga tageen dhaxal iyo tusaale allow u naxariiso ... Aamiin

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Год назад +35

    2023 yaa dawanayo🤣😂😂

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 4 года назад +40

    Ruwaayadaan Daawashadeda kama Daalo wlhi I Really like it 😀🇸🇴😀

  • @luqmanbaadi5637
    @luqmanbaadi5637 4 года назад +14

    ilaahay ha u naxariisto dhamaantood who listening 2010

  • @mohamedcabdinasirmohamed5997
    @mohamedcabdinasirmohamed5997 6 месяцев назад +6

    yaa dawanoyo 2024🎉

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 Год назад +4

    Legend Baan Arkaa Alle Ha U Naxariisto Dhamaantooda

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 3 года назад +11

    2021 hadad dawaneysid like dhac sii

  • @shushuqueen9050
    @shushuqueen9050 8 лет назад +58

    ilahoow unaxariis 😭😭😪😪

  • @ashrafabdikarim2899
    @ashrafabdikarim2899 Год назад +30

    2022 hadaa daawaneysid ismuuji 😄🤣

  • @zakariyaali1444
    @zakariyaali1444 11 месяцев назад +4

    Rag aya naga tagay wlhi qabriga ilaahay ha uwaasiciyo wlhi waxay ahayeen niman aqli iyo fikrad badan ayaga oo xiligaas joogay

  • @deekhadegan4951
    @deekhadegan4951 3 года назад +30

    Sedex fanaan waa dhinteen illaah janada fardowsa ha idin waraabiyo aaamiin yaa rabi

  • @samancade6020
    @samancade6020 8 лет назад +32

    dat iz a wonderful film may da almighty God keep dea soul at eternal peace 4 dose ho passed away.

  • @maxamedyussufaadan6925
    @maxamedyussufaadan6925 6 месяцев назад +5

    05/3/2024 ayan dawanayaa ruwayad dadkan kama danbayn rabi ha unacaristo😢

  • @awowejpeen3251
    @awowejpeen3251 3 года назад +29

    2021 hada dawanasid like dhac 😃😄

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 Год назад +16

    2023 hadaa daawanoysa ii wad sheekada is muuji🤣

  • @queennawal2767
    @queennawal2767 Год назад +4

    11.1.2023 klokka er 21:24
    Ilaahoow umadaan dhimatay unaxariiso😥 aaamin yaarab

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 3 года назад +11

    2021 yaa ila daawanaya Allow unxariiso dhamaantood🥲🥲

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Год назад +24

    اللهم يرحمهم ويغفر لهم و يدخلهم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم اجعل مثواهم الروضة من رياض الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    و يواسع الله مدخلهم واسكنهم فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و أولئك حسن رفيقاً 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم ارحم موتانا و موت المسلمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله و صحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً

  • @luuliise6797
    @luuliise6797 3 года назад +29

    Allaah ha u naxariisto yarabi amiin

  • @najeepmoha5709
    @najeepmoha5709 3 года назад +7

    Hawalwalin waayo adugu matahid qofka kaliya eedaawanaya fiidyowgan2021😄😄😄😄

  • @mahaddhalxa5622
    @mahaddhalxa5622 4 года назад +12

    Warniyahoow feeraha naga jibisay kulaha ilka case ilaahow unaxriiso labadodaba,,2020 yaada wanaya

  • @zerguledhasanofficial1939
    @zerguledhasanofficial1939 3 года назад +8

    Allaha u naxariisto sadexdoodaba 2008 aa xasuustey ii wad shekada 31/8/2021 yaa fiir sanaya

    • @hloomcumar3811
      @hloomcumar3811 2 года назад

      Mxa lu fiirsan waye wa waratah cusub

  • @maxamedmaxamed9354
    @maxamedmaxamed9354 11 месяцев назад +3

    2023/sebtember/26 malin talado ah gabtu waa america salta lake siri😢😢
    wixi iga danbeyah u duceyah wlallen😢😢😢

  • @user-od7sc6tr7b
    @user-od7sc6tr7b 8 месяцев назад +3

    Waxaan dawaday 2015 waxaan dib udaawanayaa 2024 allah haw naxariisto

  • @caaqilkaabdiraxmaan7591
    @caaqilkaabdiraxmaan7591 6 месяцев назад +2

    Waxaa dawanayaa maalinta 1aad soon ka /3/11/2024 luul cabdi casiis allah u naxariisto

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +6

    Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin yaa rabi

  • @Aadancabdixared
    @Aadancabdixared 3 года назад +5

    Alle ha unaxariisto dhamantot walhi lama ilowi karo😭😭

  • @ferihamohamed8293
    @ferihamohamed8293 Год назад +16

    2023🎉❤😂😂

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 2 года назад +13

    2021 ya dawabayo legendska somalida Allaha ka warabiyo janadi fardawso😥

  • @umuxamdi9579
    @umuxamdi9579 3 года назад +4

    Alyarxma raximiin janatul fardoos ale hakawaraabiyo

  • @abdifatahyussuf7855
    @abdifatahyussuf7855 4 года назад +142

    2020 Hdaad dawaaneysid like dhac kusii

  • @mohamedkhalid3382
    @mohamedkhalid3382 6 месяцев назад +6

    Who is watching ramadhan 2024

    • @anzal834
      @anzal834 6 месяцев назад +1

      Me😂😊

    • @mohamedkhalid3382
      @mohamedkhalid3382 6 месяцев назад

      @anzal834 ramadhan mubarak I know it's too late to say that 😁😁

    • @anzal834
      @anzal834 6 месяцев назад

      @@mohamedkhalid3382 of course lkn manta qorned inaaa reply gaaga kaso muqdo

    • @ridwanmohamedjamal9966
      @ridwanmohamedjamal9966 5 месяцев назад

      Yes I am watching now

    • @HassanAlly-z2w
      @HassanAlly-z2w 5 месяцев назад

      😂😂😂

  • @hindimohammednuur7030
    @hindimohammednuur7030 Год назад +5

    WLLHI ALLAH UNAXARIISTO KAMA DAALO DAWASHADA RIWAYADA WAGII ILAAHADA O LAMA RAAYO. 2023 🙌🥺

  • @ShufeercabdiraxmanmShufe-pm7ce
    @ShufeercabdiraxmanmShufe-pm7ce 6 месяцев назад +1

    2024 ayan dawanayaa alaah ha unaxaristo dhamantot

  • @Cirro2011
    @Cirro2011 Год назад +7

    Old is gold. 2023

  • @kassimmo4682
    @kassimmo4682 3 года назад +26

    1 December 2020 sideeyda oo kale qofka daawanaayo like bac ha iigu siiyaaan

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 года назад

      😭ana kaa danbeeya

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 3 года назад

      @@Inna_mohamet saas miyaaa cadeey hhhh

    • @hafsamohamed5498
      @hafsamohamed5498 3 года назад +3

      Aniga kula dawanayo

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 3 года назад

      @@hafsamohamed5498 21 malin kadib ila daaawatee hhhh

    • @hafsamohamed5498
      @hafsamohamed5498 3 года назад

      @@kassimmo4682 hhh waa cadi so december lee maha 2020

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 месяцев назад +10

    الله يرحمهم ويسكنه فسيح جناته امين يا رب العالمين

  • @abdaleabduqadir8219
    @abdaleabduqadir8219 Год назад +2

    Micnaha sheekada waxaa waaye gabadha mar haday ku rabto wax dhaqaala ah kakama baahna inaa kubixisid iyada

  • @yaxyecali9250
    @yaxyecali9250 2 года назад +3

    Cali hiiraan iyo ilkacase ilaahey ha naxariisto

  • @seinzaid250
    @seinzaid250 3 года назад +6

    Dadka ruwayadan jilaaya kuli waa dhinteen alow naxariistada sii anagana nooga daba naxariiso jidkaan kusoo jirnaa wa sida gaari lasaran yahay qofba uu meel uga dagayo...

  • @user-tt6tq6wb1d
    @user-tt6tq6wb1d 6 месяцев назад +2

    Shekadaan mid u eg 2024 ayey run run u dhacday😂😂

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 3 года назад +7

    Wlhi wan fuuray san u qoslayey Rabiyow ha cadabin haarsigoda jaano ka dhiig dhamantoda yaa rabi inti ika danbeso dawaneyso 2021 Like ta dhac 🤣🤣😇

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 4 года назад +4

    Allow noo naxariiso
    Dhamanteen waan wada soconaa
    Lkn waa lakala danbeeyaa uune

  • @Yusro557
    @Yusro557 5 месяцев назад +1

    Allow idiin naxariiso amiiiiiin yaarabi raxmaan raxiim

  • @abdihakimmahamed1575
    @abdihakimmahamed1575 18 часов назад

    2024 aan dawanyaa alle cimri dherer iyo cafimaad ayaan waydisnynaa

  • @saladibrahimmaxamed6454
    @saladibrahimmaxamed6454 2 года назад +2

    Wallahi madhab wa dhaqan somaliyed 100%90 Allow u naxariis intii dhimatay intii nolna Allow ugargaar

  • @stack150
    @stack150 7 лет назад +26

    IIWAD IIWAD, IIWAD SHEEKADA, IIWAD HADANA IIWAD😂😂😂

  • @daahirjamadahir3417
    @daahirjamadahir3417 Год назад +4

    Say prayer for me yaa muslimiin.

  • @mohamedisakarsenal3687
    @mohamedisakarsenal3687 7 лет назад +22

    kkkkkkkkk nimanka dibadaha jiro oo naag usan qaban lagac uso dirayo ayey ku socota riwayadan wlhi

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 3 года назад +15

    Allah U Naxariisto Dad Waa Dadkii hore 😭

    • @Mohamednoordd
      @Mohamednoordd 2 года назад

      @Ruqia Abdulle Maxaa dhacay Walaal?

  • @optiopti60
    @optiopti60 7 месяцев назад +2

    Am still watching jan 29.2024

    • @RS-fe9iu
      @RS-fe9iu 6 месяцев назад

      I'm watching at 14.mar 2024

  • @shakra143
    @shakra143 Год назад +2

    07/07/2023 maalinimo jimco ah saacada waa 16:46 galabnimo.
    Allow idin naxariiso 😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @user-dq8ql7gt9p
    @user-dq8ql7gt9p 5 месяцев назад +7

    2024 soon maraayo 16 ❤ like haila Dhafinn❤

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 4 года назад +4

    Alle ha idiin raxmo dhamaan way geeriyoodeen saaxiibadaan allow anagana nooga Daba naxariiso

  • @ismahanmohamed1076
    @ismahanmohamed1076 3 года назад +6

    😂😂 iiwad hadana iiwad way igu socotaa qosol igu harin allah hanaxaristo dhamantod

    • @cifowciidan3814
      @cifowciidan3814 8 месяцев назад

      gabadha madhimatay 2 dakle waba ogshaye way dhintene

  • @guledmohamed5745
    @guledmohamed5745 8 лет назад +7

    inaa lilaah wainaa ileyhi raajicuun. Allow unaxariiso labadaan

  • @kaptanyaska7894
    @kaptanyaska7894 7 лет назад +5

    alle hadiin naxaristo majajilaa yaasha caanka ah

  • @yaxyecabdulqaadirxassan8850
    @yaxyecabdulqaadirxassan8850 7 лет назад +7

    kkk axsan wlh qosol bdnaa aloow uwada naxariiso dad wa dakii hore sheekadan markasta waa iska daawadaa

  • @AidaroGb
    @AidaroGb 7 месяцев назад +2

    Wakhti tagay miyu zoo noqon caruurnimo zo xazuztay😢

  • @zedamhassan-jm2oj
    @zedamhassan-jm2oj Год назад +2

    Gabdha may dhimatey tallo tiktok ku arkey kadib so radiyey 2023

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +4

    Fanaanin qaali ah Aun sadexduba waa dhinteen 2012 aan fiirsan jirey

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 года назад

      allaha u naxaristo ANISA GOORMEY DHIMATEY ?????

    • @cabdulahimohamud
      @cabdulahimohamud Год назад

      War gabadha wa noshahy

  • @sabrinelmikhalif9364
    @sabrinelmikhalif9364 3 года назад +3

    Illh ha unaxaristo 2021 anfirzanoya 😭😭

  • @juweriobashir1083
    @juweriobashir1083 4 года назад +20

    Ilahy ha u naxaristo 3doodaba way dhinteen

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA 4 года назад

      Gawadha Miyaa Dhimate Walal

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA 4 года назад

      Lawada Kale Wan Ogahaye Allaha Unaxariisto Dhamman Muslimiinta

    • @yaxyehazzan9388
      @yaxyehazzan9388 4 года назад

      @@XOGTEENA gabadhu ma dhiman Flimada zota tarjunta

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA 4 года назад

      @@yaxyehazzan9388 Ma' Anigiya Film Waqti Ku Lumiyo He Master America Diyaaris iga Rawe

    • @zakisomalichannal141
      @zakisomalichannal141 4 года назад

      Aniso yarey wey dhimaty ala yarama

  • @Beliiina143
    @Beliiina143 11 месяцев назад +3

    Anoo yar paan daawan jiray xasuus gaara pey iledahy ruwayadan😢❤🥺

    • @user-hh2cr8gy3p
      @user-hh2cr8gy3p 9 месяцев назад

      Waygii ceelasha an daawan jiray wlhi 😂

  • @omarabdirashiid4922
    @omarabdirashiid4922 3 года назад +5

    Hadi ad dawanyso xasuustan 2021 like sar

  • @feysalibrahim6285
    @feysalibrahim6285 3 года назад +10

    LEGEND waaye dadkaan

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 года назад +2

    Allaha unaxariisto iljacase iyo hiraan iyo kuli inta dhimatay e riwaayada ku jirta

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 3 года назад +6

    Allaah unaxariisto dhamaantood

  • @AhmedMohamed-zr3qu
    @AhmedMohamed-zr3qu 6 месяцев назад +1

    Alla yaraxma all 3 legends

  • @ahmedomar216
    @ahmedomar216 7 лет назад +14

    Ilahow unaxariiso

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 7 месяцев назад +1

    Old is gold

  • @asadlionish
    @asadlionish 6 лет назад +8

    Riwaayadan ragga hinaasa markay daawadaan ayayba hinaas iyo wareer ka qaadayaan kkkk😂😂😂😂😂

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 года назад +5

    Sir Naageed Lagama Salgaadho
    dabaalku yuu caqlanin kkkkkkkk

  • @AbdulkadirShueb
    @AbdulkadirShueb 3 года назад +18

    Hadad ila daawaneyso ruwaayadan u ducey dhamantood inuu ilaahey u danbi dhaafo

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 11 месяцев назад +3

    Ilaahay ha unaxariisto dhamaantood 😰🤲

  • @omarismail1123
    @omarismail1123 6 лет назад +8

    waana jiranahay ee isbaar kkkk ilkase walahi jilaa ayu aha ilahow uwada naxariiso dhamaantod iyo inta muslim ahba

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 года назад

      isoqabo wllo fadlan isoqabo isoqabo isowabo what's app +252907954457

  • @mohamedkediye4849
    @mohamedkediye4849 2 года назад +5

    ALLA yaa RAXMA

  • @dollarboy7838
    @dollarboy7838 3 года назад +4

    Allaha u naxariisto dhamaantood waley dadkii hore baa dad ahaa