Xafladeydi 50k. Hanblyo tm dhirigaliso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 582

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 Год назад +1

    Mshllh Xamdiyeeyi horumar wcne Qli inbadanbaade hormrkygaaa kashqyisaayi Qli Hnblyo 🥰

  • @zihaamhfarah
    @zihaamhfarah 5 месяцев назад +1

    Hamplayo ❤Abaayo Horumar Guul ku rajeynyaa .Kartidaada Aqoon ku gaartay Qurxeey Faraxada waan kula wadagaaya. 🎉❤😅

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Год назад

    Habo mcan hanbalyo quruxdi oqof ah habo dhira galisadena hanbalyo 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 Год назад +1

    Mshallah hamblyoh macanto my dhirigaliso xamdi qurux hory usoco sndka cusub 100k inshallah udabal dagayna hamblyo

  • @umuzahir3890
    @umuzahir3890 Год назад

    Hambliyo abyo Mashallah inshallah intaa ikabdn 🎉 my dhiirgaliso quruxbdn

  • @faadumodaahir9813
    @faadumodaahir9813 Год назад

    Mansha allah hanbalyo xamda xaali xariirbatahy hore u soco.wallshaa .oo ku jecel from.harhaysa marwalba guulayso geesiyad

  • @nadia90
    @nadia90 Год назад +1

    Abayo hambalyo kun jeer lkn horumar marka gaarto waxa wanagsan Ina rabi ugu mahad naqdo sadaqo u baxsato walidkagii kaa hormarey sida agoon inaa caawiso ama hooyo dhibaateysan ama qof qaraabada oo tabaaleysan Mikasa kugula talin qaali Ina ku badashid xaflada Ani sanad guurada kowaad ee arooskeyga soo dhaw 6bil ka dhiman waxa rabaa qaraabadayda danyarta Ina wax ugu qabto lacagta xaflada ku dhigan lahaa

  • @nasrabarkhad418
    @nasrabarkhad418 Год назад +1

    Masha allah tabarakallah anaguna wan kula faraxnay horay u soco walashey

  • @zizizukar1621
    @zizizukar1621 Год назад

    Alaylehe madaxu inuu ku furmo waad u qalantaa, hambalyo hambalyo xamda career❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Год назад

    M.alah abyo farxada kulawadagy hanblyo adoo 1m udabaldagayana wan arkeynaa insha alah

  • @saynabdagan48
    @saynabdagan48 Год назад

    Mnshllh hanbalyo hanbalyo xamda bilan bureeqay kun jeer hanbalyo xbbti farxada Allah ku siyaadsho my dhiiirigaliso

  • @ifrahmohamed1629
    @ifrahmohamed1629 Год назад

    msllh quruxey horay uu soco waxan kugu kadaya hesti horay uu soco maslax mideye

  • @fadumoshire1157
    @fadumoshire1157 Год назад

    Xamdiyey ad ban kujeclahy inshaa allh Team dhirigaliso wa gulaysanaya

  • @nimcoaadan8834
    @nimcoaadan8834 Год назад +2

    Jah yaakhee tiimka anaa kamaqaan hanbalyo mcney kuraxeyso nolashada 1M baan mcney halmar saad ufaraxdo yakhee guul baan kuu rajeenaa 💎❣🍁

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Год назад

    Hambalyo qaali wan jeclahy gabar kasta oo somaliyeed oo hormar gaarta in aan lqqaybsado farxadeeda

  • @araksanabdillahiguelleh8696
    @araksanabdillahiguelleh8696 Год назад

    Mashallah dhamastiran hambalyo xabibti Inshallah 100k before February .

  • @hodanfaarax2614
    @hodanfaarax2614 Год назад

    Xamday guulayso wll intan iyo mel ka saraysa gaadh insha ALLAH fariid kartiley ah ayd tahy hore u soco wll

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +1

    Mashaa Allah walashay xamda
    Hambalyo Hambalyo 50k subscribers, intaa iyo in ka badan ayaad u qalantaa xbbti, guuleyso hore u soco💖❤️❤️💞

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Год назад +6

    Congratulations 🎉 macanto wa ilmeyay wlh farxad darteed kabadan ayaad u qalantaa balsa wan gaari doonaa amrimahaga oo dhan allaha kuu sahlo guul waarto ayaan ku rajeynaa

  • @malyunmohamed6892
    @malyunmohamed6892 Год назад

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo kabadan ayaan ku rajaynayaa quruxey

  • @shukriosmanali7548
    @shukriosmanali7548 Год назад

    Hamplyo dhirigilizadeyda cadey boolo illah ha idin xfdo Adiga io caruurtada io sayigada horay u soco abyo

  • @samiyaroble4192
    @samiyaroble4192 Год назад +6

    Keep going abayo waxaa tahay gabar aad u Qurux badan oo karti leh masha allah

  • @nololkaaba7836
    @nololkaaba7836 Год назад

    Hanbalyo xamdi quruxey Queen always Queen mcnto Alaha kuxafido sanado badn jiri joog Abaayo sharaf iyo karamo

  • @axlaamhoyadeed1080
    @axlaamhoyadeed1080 Год назад

    Reer wiif iyo dhaw
    Hambalyo xamdi abaayo Insha.allh 100k soon

  • @hodansheekh3137
    @hodansheekh3137 Год назад +1

    Maasha allah dhirigalisadeena habalyo habalyo habalyo walhi si nidan kuula farxay❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @madinaomar1842
    @madinaomar1842 Год назад +1

    Masha allah habo qaali hambalyo aad baa ugu faraxsahay xafladaada lkn sorry ma dageni noreway waxaan deganahay germany viva hamdi iyo teemkeeda hambalyo❣❣❣❣❣❣❣

  • @ishwakali4441
    @ishwakali4441 Год назад

    Wow hambalyo dhiiri galiso gabar reer muduga

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Год назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 team dhirigaliso ahay keep going

  • @marwo6101
    @marwo6101 Год назад +2

    Masha Allah Abaayo farxadaada Allaha kuu ziyaadiyo 50k ka badan u qalantaa waana gaaree Insha allah hamigaagana Allaha kuu rumeyo 8 sano ka sokaa kuu rajeynaa Insha allah iney riyadada kuu rumowdo 💖
    Kun jeer qosol maalintaada Abaayo waad uso dadaashay QUEEN 👑🥰

  • @halimasacdiy5219
    @halimasacdiy5219 Год назад

    Masha Allah nuurkaagaa isgaaray hora u soco waligaa

  • @shamsomaxamud4653
    @shamsomaxamud4653 Год назад

    Hamda qurux saa usugaaye waa yaabtaa aad ayaan ugu farxay hambalyo

  • @munaabokar3948
    @munaabokar3948 Год назад

    Mzha allah illhay wuu ku dhameystirey quruxey jismiyan iyo caqliyanba alle ha ku barakeyo habo mcn isha ibni'ademkana illhay ha ka xijaabo quruxdi iyo caqligii oo qofa

  • @qadraaadancabdicabdi3721
    @qadraaadancabdicabdi3721 Год назад

    Ulululululululul xbbbteydiii hmblyo kun iyo kowjeeer alaha ku barakeeyo dhirigalisadeena

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Год назад

    Hampalyo abaayo mcney inta adigu aad faraxsan tahay anaga wan kula farxeynaa😘💖🥳👍 wcs

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 Год назад

    Ma Allah beautiful fariid masha Allah. Hanbalyo wllashay

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 Год назад

    Masha allah Congratulations 🎊 congratulations 🎊 🎉🎊🎉 50k
    Intaa iyo kabadn ayaad uqalantaa waana ku rajeynaya inaad gaarto insha Allah

  • @shukrishacni8723
    @shukrishacni8723 Год назад

    hmplyo abyo intaan iyo inkabadan kuu rajeynena🥰🎆

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 Год назад

    Masha Allah Hambalyo abyo mcn Samideydana igu Salam❤️

  • @faaraxkurtafaaraxkurta5867
    @faaraxkurtafaaraxkurta5867 Год назад

    BaarakAllaah hamdi qof tusaale mudan

  • @deeqo15
    @deeqo15 Год назад

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤ cadiwga hajaboo horey u so I ina ader qaali❤😘😍

  • @xafsaahmed2285
    @xafsaahmed2285 Год назад

    Mnsha allah 🎉 hambalyo wll xamda dhiiriso horumar wacan

  • @salisaabdirisaq7122
    @salisaabdirisaq7122 Год назад

    MashAllah abyo keep goin faxda Allaha kusiyadio

  • @amalo8798
    @amalo8798 Год назад

    ManshaAllah tabarikala Alxamdulilah
    Waa gul iyo dadal aad gartay Alle ha ku siyadiyo
    Mabruk intaa iyo in ka badana waad gadhi karta ManshaAllah
    You look so beautiful 😍 Alle ha idin xafido

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 Год назад

    Mansha alh hambalyo hambalyo waxaa tahy qof qaali ah oo lagu daydo

  • @hamda8992
    @hamda8992 Год назад

    Maasha Allah hamplyo hamplyo wll shay intaa kabadan ayaa kuurajeenaa

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii Год назад +1

    Masha Allah hambalyo dhiirigaliso team meow warkoda Dhag ha udhigin aamusnan kubahdil💃💃madaxa nafuran

  • @farhia2984
    @farhia2984 Год назад

    Masha allaah tabaraka laah
    Ineey dhiirigeliso thy dhalaalkeeda ka garo dheeman dumar inaa thy dhaxaa laguu qirey hore u soco huuno hana naga tegine hor noo jiid cidii harto iyadey utaal

  • @FartunBariire-w3x
    @FartunBariire-w3x Год назад

    Maasha allah abayo hormar Ayaan kuu rajeeynayaa inshaa allah

  • @راجيةإلىربها
    @راجيةإلىربها Год назад +1

    Abyo mcney hamdi wlaal qiimo badan baa tahay oo na dhiiri gelisa lkn xijaabka ha ka tegin insha allah intaasna waa iga dardaaran wllshy

  • @amaalsidiiq7469
    @amaalsidiiq7469 Год назад

    Hambalyo hambalyo hambalyo xamda haariyey hore usoco🌹intaayo inkabadan ayaankuurajaynayaa

  • @xamdamahmut6425
    @xamdamahmut6425 Год назад

    100k maaheee million baad u qalantaa mcneey❤❤❤❤❤

  • @naimahassan5755
    @naimahassan5755 Год назад

    Congratulations 👏 qliyeey mncha Allah hore usoco

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Год назад +2

    Masha Allah congratulation abaayo xamdi guushada wa ku faraxsanahay keep going team dhiiragaliso

  • @asmalucky1882
    @asmalucky1882 Год назад

    Mansh allh tabaarakallah hore u soco wllshy qaali

  • @hiboabdi2945
    @hiboabdi2945 Год назад

    Woooow dhiirigaliso waan ku jecelha waalhi

  • @laylaahmedofficial8133
    @laylaahmedofficial8133 Год назад

    Mashllaha abaayo hambaliyo inshallah 100k ayaan korajina

  • @lailakitchen5416
    @lailakitchen5416 Год назад

    Hamdi hambalyo hambalyo qaali waan kula faraxsanahey qaali hore usoco

  • @fartunbarre9856
    @fartunbarre9856 Год назад

    Asc hanbalyo xamdi qaaliyey kabadan baad uqalantaa aad iyo aad masha Allah🎂🎁🍹👏💎🌺

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 Год назад

    Hnblyo hnblyo mcndo wxn ku rjny 1m insh allh ind in kbdn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ardomohamedhusen2899
    @ardomohamedhusen2899 Год назад

    Masha Allah Hamplyo Abaayo go forward

  • @faatimazaara1629
    @faatimazaara1629 Год назад

    Xamda qaali wll aanjclahay aaninbadan sugo clip yadeeda keep going hno qaali from jigjiga

  • @qaliaden2469
    @qaliaden2469 Год назад

    Hambalyo quruxey inta iyo ka badan incha allah

  • @maariyamaxamuud3831
    @maariyamaxamuud3831 Год назад

    M.a hamballyo congratulations horay usoco abyo

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 Год назад

    Hambalyo Hambalyo abaayo mcn Allaha idin xafido InshaAllaah waad gaareysaa hamigaaga hore usoco 100 kun ka bdn ayad istahishaa 1milyan bn ku rjyn ka kca meesha

  • @samiiramohamed537
    @samiiramohamed537 Год назад

    hanbalyo hamda qurux 1m dabaaldagiisan kula sugaynaa

  • @yasminahmed9743
    @yasminahmed9743 Год назад +1

    Mansha Allah tabarakallah hambalyo hambalyo wllo qali 🎊🎊🎊🎊🎊❤️❤️❤️

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 Год назад +1

    Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary nuur canal xabibiti abaayo cadeey .
    Keep going inshallah

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Год назад +1

    Congratulations hamda dhamaysey🥰🥰🥰
    Team dhirigeliso 1m ino balana

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 Год назад

    Masha Allah farxad aan inaba caadi ahayn
    Ayaa ka dhacday hambalyo hambalyo
    Uloo looo uloo 🎉🎉🎉❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️

  • @interiorbyzahra4475
    @interiorbyzahra4475 Год назад

    Strong lady ❤keep going habbty from kenya 🇰🇪 👋

  • @fathiafati2378
    @fathiafati2378 Год назад

    Mashallah tabarakallah walashey Hamda qurux horomar wacan qaali

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Год назад +1

    Masha alllh hamda video wan daawaday aad buu uquruxbanyhy mcny alle hakuxafido qof dadka kale hula hoods iyo guleheeda intaba jcl baadthy wayna kuurumoomayaa hamigaaga insha alllh❤❤❤❤

  • @hodanabdillahimohamed4678
    @hodanabdillahimohamed4678 Год назад

    Hambalyo quruxeey hore u soco

  • @aaminageele9889
    @aaminageele9889 Год назад +1

    Congratulation million times dhiiriGlizadyda😍❤

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Год назад

    Maasha Allaah tabaarakallaah hambalyo hambalyo hambalyo iisha Allaah boqolna waa gaari doontaa damaashi

  • @fadumosaleban6449
    @fadumosaleban6449 Год назад

    Maansha allah allah haku barakeeyo wlo

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Pentoncomedy
    @Pentoncomedy Год назад

    Am team dhirigaliso sister keep going.......m.a cadowgaada unolow

  • @Kartibadan0104
    @Kartibadan0104 Год назад +2

    Mansha allah tabarakallah hampalyo dhiirigaliso walashay rumaad wlhi hadaan awoodo 1 m baan ku gaarsiin lahaa lkn waysoo socotaa insha allah waan sugaynaa 🥰🥰🥰

  • @hudaibrahim1304
    @hudaibrahim1304 Год назад +1

    Mansha Allah tabarakalah Allah mabruuk habibty congratulations sweetheart keep going walaashay 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sundusabdiomar7033
    @sundusabdiomar7033 Год назад

    Manshalh xamdi xarago waa xaflad qurux badan

  • @yasminkozar8832
    @yasminkozar8832 Год назад

    Mansha allh Hambalyo wllshy hore usoco

  • @marwaahmet7596
    @marwaahmet7596 Год назад +1

    Maba la dahi karo wllhi hambaliyo
    Tan kale hablo aan group whatapp wada sameysano oo aan isku dhiirigelino 🥺❤🥰

  • @luqmanhaaji4090
    @luqmanhaaji4090 Год назад

    Masha Allah tabarakallah Allah bless you with a greatness Insha allah so beautiful ❤❤❤❤❤ horey usoco macnto ❤❤❤❤

  • @faaziahmed
    @faaziahmed Год назад

    Maasha Allah Hamblyo hamblyo 🎉🎉🎉wll qali

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 Год назад

    Mashallah guleso herkan io heer kasareyaa haduu alle idmo guleso hpptiii yaanyuur aanba ka helay anu kkk

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Год назад

    Masha Allah tabaarakallah xbbti xamdi hanbalyo dhiiri galiso

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 Год назад +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa2538 Год назад

    Masha allah xabibti hambalyo hambalyo horay usoco 🤗🤗🤗

  • @osmantaslime1817
    @osmantaslime1817 Год назад

    Hampalyo sister I am very for you keep going 🥰 love you second sister our dhirigaliso you are all of us

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Год назад

    Hambalyo xabibti🎉🎈❤️ ka badan ayan ku rajeyna

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 Год назад

    Masha allah hambalyo abaayo kabadan kuu rajeynaa❤my sis

  • @araweeloibrahim3971
    @araweeloibrahim3971 Год назад +1

    mnshllah tabarakallah hambalyo wll qli 🎉🎉❤❤
    lkn wll aan kula kaftame islan ma tihid wlhi
    gabadh dhalinyara oo dedashay ba tahay ❤

  • @aasiyaali5508
    @aasiyaali5508 Год назад

    Guulayso waligaa xagee kaasoo wacaa abaayo macaan abaayo fallan

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Год назад

    Manshllh sis 🥰🥰🥰🥰...soon inshllh 100k and more

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 Год назад

    Maansh allah tabarakallah beautiful beautiful ❤❤❤❤❤❤❤ and 🎉🌹🌹🌼🌼🌼🌼🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌼

  • @shukrishome4246
    @shukrishome4246 Год назад

    MashAllah guul sister Wadhib Iyo Tukmo Ila Kacdo Kufto. Nin Ankufin Makaco Hory usoco sister Mabaruk 💕💕

  • @nimokhalif991
    @nimokhalif991 Год назад

    Mashaalah qurux iyo heybad alaa isugukaa daray

  • @Jaouvn
    @Jaouvn Год назад

    Habalayo horaye usoco ❤❤❤ kartidii o qofa🎉🎉🎉

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад

    Masha Allah wllshy hanbalyo hanbalyo guuleyso waligaa horeyna usoco👑💋🎊🎊🎉🎉💯💯👏👏