REER SOMALILAND OO SHARMA BOY KALA LAABTAY SUBSCRIBE & DADKII OO U KACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
    m_source=qr

Комментарии • 179

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 дня назад +8

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
    m_source=qr

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 3 дня назад +18

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 дня назад +21

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suhailaalimohamud1593
    @suhailaalimohamud1593 3 дня назад +10

    Hhhhh ma waxaad rabteen inaad ceytantaan oo la idinka aamusaa noooo Somalia 🇸🇴 keep going👌👌👌

  • @najma649
    @najma649 3 дня назад +14

    scw scw scw❤❤❤❤

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 дня назад +10

    Sharma boy landhere banaanka jiifa waayeuma bahna somaliland

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m 2 дня назад +4

    Allow somali qulubteed midee wllyalow man ka qaxno degaanda somalida

  • @suhailaalimohamud1593
    @suhailaalimohamud1593 3 дня назад +8

    Saxiix war sii fogaada oo hada yuhuuda raaca oo awalbal caqligiina intaas ayuu ahaayee

    • @user-ly3ke7pn3u
      @user-ly3ke7pn3u 2 дня назад

      War alle kabaqa somalin adi kama xiktide somaliye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 дня назад +3

    illaahey wiilkas somaida runta ushegay ee waniyey dhalinyarada ee ushegay itobiya dalka sogaleysa iyo danta nalagleyhy ushegay illahey ha xafdiyo caqligisana ha u saaidiyo allahano dhowro waa wiil wllnimada somaliyed jcl iyo wadajirka rageena somaliyed wx hafhman ccadowgana mid aankawada noqono oo an iswllsano ileyn somali bn nhaye ❤❤❤cadowga somalia iyo kn islmkaba rbi ha baa bi iyo aamiin

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u 2 дня назад

    Ani somali Ayan ahay somalin wan jeclahy waxanah wada nahay somali raali noqdo reer somalin wllhi ani wan idin jeclahy😢😢😢 bals rali noqdo somalin😢😢

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 2 дня назад

    MASHA ALLAH GUUUULEYSO WELIGA wa runtis wilkan guuleyso mammo ithopiya May Maya wa Cadawga wadajika SOMALiyeed

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 2 дня назад

    Dhalinyarada SOMALiyeed yan laysku dirin Illahey kacabsada o kabaqa dadka SOMALiyeed wa walalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 дня назад +2

    Balkawarama dadkan ad ujedan dabecadaha yuhudda ayay leyehiin sababto ah dadkayhada iyagulayenma 2023 ma arkaan 1988 way u oyayaan

  • @nasra9836
    @nasra9836 2 дня назад +2

    Zaki aad ayaa u qurux Badantahay Garka iyo Sharbaha, Marka hadii uu Kuu soo baxo ka Faa’iideeyso oo ha iska xirin 😁😁😄 Salam Sharaf, Mahadsanidiin.

  • @feysalcabdulahi9146
    @feysalcabdulahi9146 2 дня назад +2

    Somalia qabiilka ugu kibirka bdn uguna fuleysan waa isaaq😂😂

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 2 дня назад +1

    DAYAX DALNUURSHE IYO SHARMA BOY YAHUUD MARABAAN 😢😢😢

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 День назад

    Somalie Land voudrais être libre.. je suis d’accord ❤❤❤🇫🇷🇩🇯

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 дня назад +2

    Ninka bajaajlaha cilaaj bu kaso baxay

  • @haania2495
    @haania2495 2 дня назад +1

    Somali wayn baa ka badan reer hargaysa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 дня назад +1

    ASC Subahanalah Allahu Akbar 🙏🙏💯💯

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 2 дня назад

    SOMALIA NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA BRO❤❤❤❤❤ SHANTAA SOMALIYA SHUGRAN BRO😊😊😊😊😊

  • @user-fc6us1yi3o
    @user-fc6us1yi3o 3 дня назад +2

    Allah Muslim marabno aah heerkaas maataagantihin

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 3 дня назад +1

    Waa run waxa ukahadlay wiilka sland u dhashay heesta axmarada sland into da badani way ka xumadeen lkn reer konfureed way wwada cayayaan reer sland xaqna maha

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 3 дня назад

      Diinta Lena macan waa ku dhalaten lakin waa dhoofteen allaha idin hanuuniyo naceyb somalia ma wuxu keenay in la yira masiixi iyo yuhud ha nalo keeno ha na heystaane

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 дня назад +1

    Sharlaawe waxaan dweydiinayaa Intusan gumeystaha somaaliya Kala qeybsan somaaliya sow ma ey aheyn hal Somaali ah

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 дня назад

    bismillah asc horta wiilkan warkiisa waasax lkn runta marka latabto naceyb hoyadiis iyo aabihiis waa reer hargeysa anigu sland ma aqaan waxan aqaan somali wixi kasohara somali washisheye cidi rabto kufaarta wey raadsankaran marka anigu waxan maxamili karo oo madhageysan karo illahey walenahay lkn waxan kharka usaran nahay in nalaqabsado wllhi halisan kujirnaa illahow dalka iyo dadka noobad baadi aamiin yarabi

  • @HamdiMohammed-b8h
    @HamdiMohammed-b8h 2 дня назад

    Wallo runta waye soomali ayey wada yihin waan walalo waxntahay qof mel ficn ka fikrtay alle ku sharfo ku soco waano mamaqlan

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 дня назад

    War burco iyo hargaysa iyo barbara baad leedahay waa haysataa meeshaa rabto la aad

  • @kismayo612
    @kismayo612 2 дня назад

    Umada somaliye waax kasto funny ayee kaftan kadiktan ee waa cawan niimo

  • @user-ne3cq5ux7w
    @user-ne3cq5ux7w 2 дня назад

    Subxanallah maa yahud ayad sodhoweynesin tas mayeleyno

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 2 дня назад

    Nin waalan buu ahaa ee hadhagaysan yuhuuda ha inoogeeyay war isku xishooday😂❤

  • @abdirahmanhassan6903
    @abdirahmanhassan6903 3 дня назад +1

    Dadki masakiinta ahay baahi ayaa dileeyso dadki dhergayne qeeylo iyo hees ayey wad wadaan alow inta bahan ugargar masakiinta somaalyeed Alow uga hiili dadkan ku hosdhiban .

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 дня назад

    IDOOR DABACAYUUN SHARMO BOY UMA BAAHNO IYAGAA TUUGSADO SHARMo SOOMAALI WAYN KAA FIICANE SANKA HA iI TAAGINEE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 дня назад

    SUBXAANALAAH. ISAGAA YUHUUD AH.

  • @user-vc2jm1rb5q
    @user-vc2jm1rb5q 2 дня назад +1

    Way Kaa lacag badanyihin itoobiyaanku

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 дня назад

    war soomali iswadadishay soomalinimona kama kaftaman markaunbay midoban ee iidoor inta badan maxay caloosha oogabukan oo soomali oidhan ucunsuriyeyan wagunimo gaaladaba orod soomalinimo igabadan guuul midnimo🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥❤️❤️🙏

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 дня назад

    Yaa Uqdad kasaari karo dad markay afka furaanba kuhadaaqaayo Yuhuud iyo amxaarbaan rabnaa, Somaalina waa noo cadow, War Ninyahoow Somaliland Waanku daalnay saas darteed, Waa sax in Meelkasta oo Somaali kamid ah looga Soo Jawaabo👈Waayo Cagtii Joogsan waydaa Marbay Ceeb lakulantaa🤔

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 дня назад

    ZAKI YAROOW ADEER KUWAN AXMAAROOBEY WARKOODA NAGA DHAAF WAAYO WAA LAGU DANBAABAYAA WLHI SACAD MUUSAHANIYE

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 дня назад

    Ascwb maash Alaah wali ma arag nin ka caqli badan waa Runtiis

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 дня назад

    Acuudubillah kuwaas rajo maleh, Yahuud aa Subxaanallah acuudubillah🙈🤔

  • @aminamohamed9733
    @aminamohamed9733 2 дня назад

    Meeqa sano ayaan idinka aamusneen. Reer soomaaliland yaa bilaabay naceebka liinta cabida, cayda, xiritaanka, cuqdada hooyadeed waa idinka.adkeysta .

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 дня назад

    WAR SIDOO KALE, INTA SOOMALINIMADA JECELNA CODADKAY KALA LAABANDOONAAN REER SOMALILAND 😂😂😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День назад

    26 jun laydinma aqoonsan ee gaalkii baa qayb dhulkayaga kamida ka guuray

  • @AishaNura-z8l
    @AishaNura-z8l 2 дня назад

    Horay ban umaqlay hadayna isaaq ugaaala jeclay rer itobia hadanahay wayna badalila haayeen

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 2 дня назад

    Heesta KG laga soo qaadi maadan fahamin miyaa? Sfcn udhagayso hadadan fahamaynin Qof ku fahansi raadso waayo KG heestooda waxay aheed wllyaalo hanaga taganinin makalamaarnee.

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 3 дня назад

    Zaki Fadlan Kan Kongo u eg Hasoo Galin Kanoo Kale❤❤❤❤Male 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 дня назад

    Reer somaliya iyagaa yidhi aynu kala lasbano wixii taageero ah waliba hanad qasqas ayaa yidhi

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 дня назад

    Xamareeeeeey kamarane wll meeshada joog maxaad noga daba qaaq leedihiin anaba waay nalayalaan oo ka buuxaan reer somaliya somaliland indiinma baahniinbaanu idiin nidhi hadana waad I cayaysan oo idaba sacotaan hadana idiinkiba isku muqlaysane idiinku meel iska mujiya dalkiin mideeya nabaad ka dhiigta anagu xaasiid idinkuma nihiine idiinka xaasid nagu aah nagana faiidimaysaane kala taagne aan kala qomama la aaano

  • @theruler411
    @theruler411 3 дня назад

    Yahuud somali saqajan way dhaaman qaxooti xaarka iska tira

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 дня назад

    Yuhuud buu naxariis uga raadinayaa heshiisay bada ee halayabin

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 3 дня назад

    Somaliland waa somali qaldaan berihore laoranjiray

    • @theruler411
      @theruler411 3 дня назад

      Xooloaha waa la dhaqdaa reer koonfuured waa xoolo calibeysteen cambulo aqli ah

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 2 дня назад

    Ugala utoobaya shalay ayagaa hubka idiinku soo dhiibaya burburka somaaliya marka kuura idoobiya aada oo guura

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 2 дня назад

    Uma baahna madowga USA iyo. native american u saaraya

  • @user-br9by4dx3h
    @user-br9by4dx3h 2 дня назад

    Labo qof maxeey shegaayaan Hanqaraarac hal lug Uma dhutiyo

  • @YasmiinCabdi-em1tc
    @YasmiinCabdi-em1tc 2 дня назад

    My my Kan wa inlaso qabto kanii masexiinta ayu Mala uu adegayee wlhi dhaqan xun buso wada from duriyadaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 дня назад

    Subuxaan Allaah kuwan inya diinita ka baxaan yaa naara ku geleya waa iyaga 😏

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 дня назад

    Sharma❤️🫀🌹♥️Boy♥️♥️🫀🌹🙌♥️💝Boowe❤️🌹🌹America💘💝🫀♥️♥️🌹ayuu ku noolyahay😂la moqda wixiina YAA u baahan😂!! he’s making a Money😂hahhhha!!

  • @abdiraxmankoofikoofi7952
    @abdiraxmankoofikoofi7952 2 дня назад

    Benale meshu waa muqdisho weeye

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 2 дня назад

    Kala alaabta yaa ubaahan hargaysa iyo burco

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 дня назад

    SOMALILAND LOOMA BAAHNA😂.
    MALYUUN SOMAALINIMADA JECEL BAA NOOL ❤❤

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 дня назад

    😂😂😂😂waxasoo dhaan waa idiinka maxaad qaaqda la haysaan daadkan qaaq waxba lagaga qadiimaye wanaga halaga shaqeeyo inanka saa u hadlaya qaaqdinu ciil ka qabtay😂😂😂😂😂😂

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 2 дня назад

    Subxana Allah war rer somaliland maxaa ka qaldan😳

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 дня назад

    34 sano kabadan idin baryi mayno adaa dad laayay adaa amxaaro raacay adika waanala dilay adaa itoobiyaan soo watay adinkaa laascaanood madaafiic ku garaacay waxaad dhahdeen madaafiicda kala doorta muuse waa itoobiyaan waxbaan tirsan dadka aad madaafiicda ladhacday gurigooda maxay tirsan

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud День назад

    Jaw awal ba soomalilnd cidi ma jeclayiin kuwii hurday ee soomali nimda run madayay mantaba ha toosaan

  • @ismailkhadaryusuf618
    @ismailkhadaryusuf618 2 дня назад

    Ninka ogaadeen baan la hadlayaa waar adigu Somali mana tihid adoon baad tihiin dhulka somaliyedna waxba kuma lihidin somalida kale waxay doonaan ha yidhaahdaane adigu 2024 ka ayaad adoon xafashi u tahay

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 дня назад

    Somaliland yuhuuda ineey faaniso noo imoow dhahdo ma islanimaa? Diinta islamka ma somalia darteed baa ooga baxdeen bisinka.

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 дня назад

    Somali hanoolato ❤❤

  • @WihibducaleIsle
    @WihibducaleIsle 3 дня назад

    Somali wax kayidhahdo majirto
    Somalilan wax layidhahdo majirto

  • @cabdifitaaxxasan3365
    @cabdifitaaxxasan3365 День назад

    horta waxaa isweydiin mudun alshabaab soo amxarada mana nacbaan maxary muse biixi maxay ula hadali wayan somalilaad aygaa alshaab aha hanawalina

  • @najma649
    @najma649 3 дня назад

    reerkan mar hore ayey sheegteen yuhuud

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 дня назад

    sax dhalinyarooy tashadoo midobo magaca sharafta mujiya indhergaradkiyo waxgaradkow wadanka ukaca isdifaca hargaysa haidiide difacedan udhiman dhiigan ushubaya midnimo allahayow soomalinimo gobanimo guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🥺🥺🥺😭😭😭😭✅️✅️👍👍☝️

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дня назад

    Umada. Dhaan. Oo. Isalaama. Baada. Ku. Leedahaay. Waa. Yahuuda. Meel. Haauwaayiin. Meel

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 дня назад

    😂😂😂😂kaan yare Turkish kaso hadlaya ee leeh waxba fiifti fiiftiya masiga u taliya reer somaliland shardibanu wadana kuye fadhiiso wllo lagu dhufaye😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дня назад

    Allh. Soomaaliidu. Jilicisana. Waxooda. Waa. Hees.

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 дня назад

    Saki eedo garka maxaa ka jira ma indhahaygaa mese biladin wajigiisa soo qadatay?😅😅😅😅

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 дня назад

    Dadka Somaliyed wadkahadal badantihiin lakin idinka uliita qasqas iyo di ana iyo dornafet ba idinkala idinkabartay mella iskucadeayo hargaysa uhoraysey

  • @isdaji
    @isdaji 2 дня назад

    Adeer 30 sano ayaa laga asmusna waa la karbaashi

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 дня назад

    AKHAS😂. SOMALILAND YAA YIRAAHDA BELO HA DOONANINA. WALAAHI FANAANIIN TODA BAA HADII LAGU KACO 0 ZERO KUSOO BAXAYA😂😂

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 2 дня назад

    Kan yar ha lagala laabto subscribka

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 дня назад

    Sharma boy waxba kama qaadi karaan somaliland waa 4.5 sharma boy heestiisa labo maalin ka hor 600000 kun ayey sii mareysaa

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 дня назад

    WAAR REER SOMALILAND OO DHAN HA ODHANINE SACAD MUUSE DHEH IYAGAA ORAMADA JECELE. ISAAQA INTIISA KALE IYO SAMAROON., IYO GABOOYE IYO REERAHA KALE EE DAGANKAN KUMA JIRAAN EE MUUSE AYAA JECLAADAY ORAMKA.

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 2 дня назад

    Zaki wa lagaa baqaa😮

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂 subxana Allah

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 дня назад

    33 sano ayaa la baryaya gaal ninkii mac mooda waa in la tusa wuxuu yahay

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 2 дня назад

    Zaki adiga aan kaala Laabte wayo TikTok dadka jooga naga dhaaf waa dad xanun san iyo danbi aad u wen

  • @queency7943
    @queency7943 День назад

    Haday wax sharaf leh ku heesin lahaayeeen😂😂😂😂😂 waxay doogu waa cagaar ukuntu waa cadaaa hhhhhhhh aar yaa ila qosla waa murtidoodii ugu danbaysay waxaan lahaa aar heesahooda dagdeg badanaa ileen waa wax ay sida xaarka iskaga keeneen uuuuf 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 дня назад

    Adinka ayaa bilaawey adkeysta

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n 2 дня назад

    Habaryar wanna ku garan wayay

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 День назад

    Pourquoi pas…??

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh 2 дня назад

    Haye

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 дня назад +1

    Idoor itaalkoodi wxu noqdey ciyaalka oo subscribe la noqda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirazakmedbarreh7167
    @abdirazakmedbarreh7167 2 дня назад

    Qalbi maxuu taraa

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 3 дня назад

    Nacaskan muxuu ahaa isaaq yaa somaliland dhulka la yiraahdo masuul uga dhigey adeer isaaq u hadal owdal iyo SSC meesha wey degaan isaaq aada yahuud ama iska daaya sharma somali.weyn baa ka badan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 дня назад

    DHIBIC BIYO AH BAD MAXEY U DHIMI KARTAA SOMALI WEYN BAA KA BADAN OO KA BALAADHAN KANA BAAXAD WEYN KANA BOQRAN OO UMA BAAHNA SOMALIDIIDKA

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 2 дня назад +1

    ❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚🔥👍💪

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 2 дня назад

    Kan yahuuda u yeeranaayo waa ilmahi amxarada laga dhalay waagi Xarshin. Nacalaa ku yaal waxii Yahud iyo Gaal yeerta......

  • @NimcamaxamedAxmed
    @NimcamaxamedAxmed 2 дня назад

    somali melkasata ee jogato

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q 2 дня назад

    Edeb daro IYO cay 33 ayaad Ku hayseen Somalia hada wixii ka dambeeyaa waan eden la qasanaynaa .
    Maslaxo IYO sasabaal waa La idinkala daalay.

  • @umuabadi
    @umuabadi 2 дня назад

    Zakiyoow. Habo. Waxaan. Kuwa Doonaa. Wiilkaan. Aad saaranayso. Banaanka. Kaqaad

  • @NimcoIssehassen-vp4hd
    @NimcoIssehassen-vp4hd 2 дня назад

    Maxay shegaysa subs inay kala laabtaan somali ba kabadan

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 дня назад

    Kulahaa xiqdibaad nosiyaadinaysan adeer sodonsano ayaala idinsasabayey wax an xuman ahaynna laydinkawaa cuqdad laand cabuq iyo balaayo