DEG DEG DAGAALKII SEYBIYAANO OO BILAABAN RABO & DADKII OO QORYAHA QAATAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Комментарии • 142

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 месяца назад +8

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 месяца назад +5

    Labadii xaaraanta ku heshiiya xalaashay ku diriraan kkk Nabbsi ninkiisu nahliyaa

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 месяца назад +5

    Horta xasan ma saxna laakiin habarka qof xaq ku taagan ama wax xalaal cuno aya wax ilaahey ka aqbalaa marka ilaah baad leedihiin ☝🏻☝🏻☝🏻

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 месяца назад +7

    XASAN MOORYAAN DHULKAAS MAR HORE AYUU IIBSADEY OO LACAGTA ACCOUNT AYUU KU SHUBTAY EE HA IS WAREERININA EE DHUUSAMAREEB ISKAGA LAABTA

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 2 месяца назад +2

    Jalbaab blue wadnaha ii xanuunay ilaahow dadkaan u gargaar oo dhibka kaqaad, Ilahoow qalbigooda u qabooji aameen.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +6

    Farmaajo villada ka soo baxo sidaa miyaa ku xigta?

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 месяца назад +1

      Haa😢 dadkan siyad cabdule xasan aya shegay muxu dhahy hawiye aso maray maxa so aragtay aya la dhahy markasu dhahy dad barwaqo hasto ana iska mamuki kariin

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 месяца назад +1

      In lamamulo ma ogola mana is maamulan walahi waa yab

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 месяца назад +5

    Waa kaas Xasan Sheekh wuxuu bilaabe in uu is nuugo.

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 2 месяца назад +1

    Aamiin yaarabi

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +2

    Dhac dheh idam alle waa cajiib dadkii masaakiinta ahaa baa guryihii laga jafay xasbunallaah

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +3

    Xamar Somali 1991 kii ayey idinka tagtay,maanta maa adinkii ayaa ku heshiis la.midda kale Aaway raggiinii,dumar qaylinaya un badan aragnaa.

    • @isdaji
      @isdaji 2 месяца назад

      Ku rafo commentska maxaa la readiness ragii ku soo wasey ciil maa u qabtaaa 😂😂😂😂😂

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +1

      @@isdaji anigaa idin leh,la'aantay waxba maa tihidiin,cawaan badow ah ayaad tihiin,adinkaa qabiil qabiil isku qabsanayo,Aryaa,Aryaa,Aryaa,dulli in loo taliyo maa ahane aan tashan karayn ayaad tihiin, Muuuuuqdisho Caasimadda Somaliya waa in laga qaado, Garoowe ama Baydhabo in la geeyo ayaa khasab ab,sida ay u badan tahay Garoowe.markaa Habarkintir haa timaado Garoowe.

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 2 месяца назад +1

    Ninka xabaalihii ka xishoon waayey ayaa dad nool ka xishoonaya ilaahay ha idinka aqbalo habaarkiinaa

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 2 месяца назад +1

    Subxaanallah ilaahay ha u gaargaaro

  • @z-1il
    @z-1il 2 месяца назад

    Subhanallah

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 2 месяца назад +5

    Waxanan fahmin dadka bosaskodi miya mise Dhul dawlad leedahay?

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      Dhul dowladed
      Inuu ganacsato kagatu rabaa guur guurte whlu qaburkiiyiba ka xogay dhulkode

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 месяца назад +1

      Dowladu ya iskaleh ? Dadka iskaleh xabsiga dhaxe aya dakada darbi ku warejineyso dowladi farmajo dadba uso baxday in la guuriyo se la yelay ? Gadiid jingadahoda u raro lacag iyo dhul aya la siyay hab dowli ah qurux badan ba ka dhacday xata lama fahmin ayago faraxsan aya la raray dowladnimo sxb farmajo udaa uguba har hakaba dabo. Hadlin ama san iyo ka daran aya kugu dhaceyso

  • @Adeshchanal1223
    @Adeshchanal1223 2 месяца назад

    Walahi waa arin adeg in shaxabka lararo arin fudud ma ahan 😭 Allah ha idin garab galo ayaan le yahay yooyinkaan soomaliyeed 🤲🤲🤲🙏🙏🙏

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 месяца назад +2

    Xasan Sheekh ma Adis Abaa buu moodaya Muqdisho,

  • @amxaar
    @amxaar 2 месяца назад +7

    Qabiil baad ku doorateen. Maxaase leydinku badalay.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +3

    Aryaa Farmaajo derbigaan kaaga soo daadeenna,abaalkiinna waa hesheen soo maa aha?

  • @aminahassan2823
    @aminahassan2823 2 месяца назад +1

    Wa run

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn 3 месяца назад +5

    Uqbadii farjaamo iga dheh

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 месяца назад

    Scw

  • @AbuSuldaan-v5i
    @AbuSuldaan-v5i 2 месяца назад

    Laga Guuri Maayo Meeshan ❤

  • @khaliddjkhalid3455
    @khaliddjkhalid3455 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢

  • @AbuSuldaan-v5i
    @AbuSuldaan-v5i 2 месяца назад

    Dawladu dhul Haka Doonnato Magaalada Geesaheeda Dumarkaa Masaakiinta Ahna Hayska Dayso❤

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 2 месяца назад

    Amiin😢

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 2 месяца назад +3

    Xasan munaafaq soomaali ma aha waa in loo midoobaa oo laga ridaa xukuumadda waa cadow shisheeye ah waa furuuqdii kacaanku soo koriyey

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 месяца назад

    Ascwb Alaah ugu cabsada Shacabka Ayaa muhiim ah Rabi Samaati wa Rabul Ardo wars jl carshil cadiim u tanaasul shacabku Oo yaa yo oo Agoonta ha barakicinin dhul ka waa waynyahay dulqaata madaxda soomaaliya Subxaanaka yaa waduud ka xishooda masaakiinta m Wayne xasan Shiiq

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +1

    Dadkaani 91 kii ayey ka soo guureen Galgaduud dhul iyo guryo Xamar ayey xaaraan ku dageen dulmigii ay suubiyey ayaa hadda ka daba yimid.

    • @isdaji
      @isdaji 2 месяца назад

      Hooyada xaarata ayaa meelwalba dagan badowyahow datku weey guur guuran. Bax ciil ku dhimo meel

  • @muqiirsalmaan
    @muqiirsalmaan 2 месяца назад

    dadkii dhintay la dhaafi waayey kuwa nool intee joogaan ilaahay faraj hakeeno

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Marwada nafteedaa ka heshey meeshaad dagentihiin ha u cabaninee xoogiina adeegsada

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @subanali1852
    @subanali1852 2 месяца назад

    💔💔💔😭😭😭

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢 waxaan dhaho ma qaaan tani kahadal malaha

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад

    MUqdisho waxaa iskaleh Reer Xamar iyo Abgaal iyo iyo Jereer weeyn iyo murusade iyo Shiikaal gendershe iyo iyo asharaaf.Habar gidir haado Gaalkacyo iyo Dhusomareeb iyo guriceel xamar

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 месяца назад +1

    MOORYAANTII DHUL AYSAN LAHEEN AYAY RABAAN INAY WALIGOOD ISKA HEESTAAN

    • @bmwyoonis2925
      @bmwyoonis2925 2 месяца назад

      Waa Ayo moryaanta Kuiwi habartaa ka dhalay wacal

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me 2 месяца назад

    Fiiri midka qaniiska ah ee maleeley ladhaho soofiiri wll nosoogudbi

  • @QadarSalah
    @QadarSalah 2 месяца назад

    Asc zaki honest? Wll wan kubarya ee hoyo ooyneysa hanoosadhigin martambe wll wllahi waan ooyay waliba said.Illaaho aada caadil ah ee hoyoyinka ugargaar

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    Masiibo waa dooro dameer uraran adow hooskasoo diraaya

  • @Dhagaxbuur-k4q
    @Dhagaxbuur-k4q 3 месяца назад

    ilaahay bari

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 месяца назад

    Kkkkk dhulka kale hala siiyo masaakinta hadii kale habaarka wuu soo baxayaa Hasan sheikh ilaahay ka baq

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад

    XASSAN SHEEKH CADOW MAAHA. SOMAALIA WAXAA CADOW KU AH HABAR GIDIR OO DHULKII DAAROOD XOOG KUHAYSATA O AAN DOWLAD NIMO RABIN OO DHULKII DOWLADA XOOG KU HAYSATA O WADA SHEIDAMO AH RAG IYO DUMAR.. n ALLAH HAKAQABTO.HABAR SHIISO SOMALIA AAAMIIN.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Yeey ka guurin dadkalaa lasiini rabaa ku dhinta

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 месяца назад

    Hooyo waxay ku hadashay luqad ay modoffensiv xasan inuu fahmayo horta hawiyaha luqad kale ma leyihiin

  • @MohammedHaji-f7r
    @MohammedHaji-f7r 2 месяца назад

    Illaheey ka cabsadda. Habargidir Illaheey mataqaan??

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 2 месяца назад

    Alla Xasan shiiq qabiil u doorteen jab weeynaa cadaalad darada

  • @XasanCali-qj5tz
    @XasanCali-qj5tz 2 месяца назад

    Dadka,somaliyed,bara,kicin,uu,ma,bah,no.xiligan,dakalo,iyo,abaro,bahesto,hadi,lara,ra,yo,dowladu,wa,iney,gey,sa,dul,ay,daki,karan,oo,biyo,leh❤

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 2 месяца назад

    Indy iskadayaana fcn

  • @kingaadanmastar6190
    @kingaadanmastar6190 2 месяца назад +1

    Tliye background iga cun 😂

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 месяца назад

    Dowladu waa qaldantahay. Meel walba waxay karaadinayaan. Lacag dhulkaan wuugatay Xassan munaafaq. Illaahay hakaa idhaafiyo.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад

    SHACABKA IYAGAA QALDAN MEY SIDA KENYANKA UKACAAN ISKA CELIYAAN
    O DALKA LABADBAADIYO AAMIIIIN

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 месяца назад

    Hoyada xijabk baluga leh calosh ayey i xanujisay😢😢😢sorry abayo

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 2 месяца назад

    Halaga saaro waa sax

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад

    Zakeeeeeer congrats from Nairobbi Somalia waxaa but buriyey Habar gidir iyo Abgaal haatan waxaa mar labaad but buriniyo Habar gidir iyo Abgaal Hawiye intooda kale dowladnimo ayeey rabtaa.Horto Habar gidir Illaaheey mayaqaaniin sow kuwi Gubey xaaskii maskiinti Luul cabdicasiis masha naagahan saxbiniyeen😂😂😂 Xoog haloo gasaaro Duke dowlada.Dhusomareeb aada.

    • @anabali3897
      @anabali3897 2 месяца назад

      Waryaa doqon ayaa tahay jahil ah 1 qof waxo gesty aya hg dhan uku gafee hg dhan miyaa lul dhibatesay uqdad la dhimo naceebka hg waka luqada lkn waxba ka jari maysid

  • @abdiqaniali5853
    @abdiqaniali5853 2 месяца назад

    Shacabka qoryaha hala aruuriyo.. dib udajis na haloo sameeyo gurii fiican

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 2 месяца назад

    Majiraa madaxwayne gabdhaha Soomaalida kufsan jiray isaga iyo Saaxiibadiisa oo u awood sheegan jiray maxaa yeelay waxu ahaa gardaroo garab og .

  • @XaliimoMaxamedCigaal
    @XaliimoMaxamedCigaal 2 месяца назад

    Waa khalad

  • @1quuran813
    @1quuran813 2 месяца назад

    🇸🇴🎠🇸🇴🎠🇸🇴🎠🇸🇴🎠🇸🇴🎠🇸🇴❤❤👌👌👌

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 2 месяца назад

    Habargidir ordo oo aada cadaado iyo hobyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 месяца назад

    Ashahaadada iyo ilaahay habargidir Markay doonaanbay isticmalaan miyaa😅

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 месяца назад

    Dhuusa Mareeb isaga guura, Xasan dhiiqo, Marhoruu iibsaday dhulkaase😂

  • @engbashkaofficialchanel2582
    @engbashkaofficialchanel2582 2 месяца назад

    Adinka Alle ka cabsada dhul shacabka dhan ka dhexeeya aa rabtiin inaad kaligiina ku raaxeysataan ee horey uga socda waa yaabantihiine

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 2 месяца назад

    Hadii ay runtahay in dabdamiska loodhisayo, oo aan madaxweynihii dhisaneyn dadka maxaa loo dejin waayey meela kale OO ay kunoolaadan.

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 месяца назад

    Habargidir kurtoot iyo kaagacood waa isku mid

  • @dahirjamahussen7058
    @dahirjamahussen7058 2 месяца назад

    Waa wax aad looga xumado dad masakina in laga saro melahay hada daganyihin dawladu hay gabdhan iyo maxstan ku tacadido yay dawlad utahay si dagdaga waa in loojoojiya tacadigas

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад

    Dadkan waa mooryaan

  • @Ilyas-hi4fp
    @Ilyas-hi4fp 2 месяца назад

    Xildhibaanadiina ameey sidasaxan ay arkeen

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +1

    Dadkan 34 meeshan maxay uga tash waayeen waa ogyihiin in ay dhul dowladeed tahay

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 2 месяца назад

    in aay shacabkeena saas manta u ooyan wallaahi waa calool xumo. i m sorry 😭😭😭

  • @Ilyas-hi4fp
    @Ilyas-hi4fp 2 месяца назад

    Dhulkaan madoow Lada iskaleh mase shacabkaa leh warigawariyaha iskadhigaayane afka sameeso hadiikalle funaanadaan ayaa laguugu soosawiri doonaa

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 месяца назад

    Indho adeeg

  • @hanitawane9886
    @hanitawane9886 2 месяца назад

    Xasan wadoqon xiligan nocan lodhaqma

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 месяца назад

    Pourquoi tu dis que tu es Arabes..??

  • @Know_your.world-953
    @Know_your.world-953 2 месяца назад

    Hada lee maa ogaateen taasi😅😅

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 2 месяца назад

    Dhul dawalad baa 30sano deganyaan
    Lacag laan
    Dawaladu dadkaan inta la xirxiro kacagtii 30sano kirada ha kaga qaado wayo dawalada bay ka horyimadeeb

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 месяца назад

    Dhulkaas Marhoraa loosheegaye maxay uga tabaabushaysan wayeen?

  • @AwatifMafiye1.30pm
    @AwatifMafiye1.30pm 2 месяца назад

    Kuwan sow Dhul kama soo jeedaan dowlad goboleedkoodii ayaaba rental ay ka diideen dowlad goboleedyada ayaa Dhiman ciid laawe civil kama baxo

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc 2 месяца назад

    Yaaqey baxa aada gobolkiinii hantida dowlada mahooyadiin aaleh

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад

    Kkkkkkk birmada xasan sheekh madaxweynihii somaali u baahneyd kusoco madaxwayne kabaha ladulmar mayd iyo noole ayagaa kudoortay jawaabtooda sii

  • @amxaar
    @amxaar 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂.

  • @CoachAli-zy3ov
    @CoachAli-zy3ov 2 месяца назад

    Those people aren’t playing they were digging graveyards do you think they’re gonna joke around with you?

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 2 месяца назад

    Dowlad nimada ha sareeso islaamahaan habaxaan waalwaalan😂😂😂😂😂😂

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 месяца назад

    UMADAAN DHUL DOWLADEYD XOOG KU DEGAN BA DAD XABARAYA

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 2 месяца назад +1

    Illhow adoomahaaga cadowga ka magan geli oo ha ku imtixaamin illaahow cadoga adoomahaaga qabo yaa rabi difaac adoomahaaga xukumaddan fircooniga ah illaahow naga qabo waa camalkooddii oo qoorta loo sudhay sorrrrryyyyy

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 2 месяца назад

    Shacabka gurgling waa la’siiyay ee waa kuwii diiday in ay guuraan

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 2 месяца назад

    Alow soo hadeeh soomali

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад

    Naagahan Habar Gidir Ducadooda Illaahey ka aqbali maayo waayo waa wada.xaraan qudato.Xaraan iyo bililiqo iyo Guryo muslinkii daarood ahaa ayee kusoo koreen.Waa wada Ahlul Naar.Annigu darood maihi waxaan ahay soomaali bes..Xog halooga saaro qaayladooda mooryaanta. Muqdisho

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 2 месяца назад

      Wllo hade dadku xaaraarnta ma wada cunina kadaa wabiilka dhan oo aad leedhay xaaraan bay cunaan astaaqfullaah dheh

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 месяца назад

    Farmaajo bax kulahaa arka qabyalada dhibkay leedahay

  • @RaahaFeysalceynte
    @RaahaFeysalceynte 2 месяца назад

    Tuugo isagataga xerada danta guud
    😂

  • @amxaar
    @amxaar 2 месяца назад +1

    Farmaajow soo baxa. Tan ma idinkaga danbeysay qabiil meel ha idin geeyo.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

    Kkkkkkkkk cadaw majiree meesha waa goob dowladeed ee isagabaxa dulmibaad wadaane

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 месяца назад

    Xamar dadbaa noo jooga waa been wuxuu sheegaya

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 месяца назад

    Wa dad dulmi ku dodayo o dulmi ubartay ka gura hadi idila yiray 5bilod kahor ma kaguurtin 30sano aya daganeden waxa larabay ina dowlad umahad celisin ad cirad qaxotiga dowlad hadey besa hesato wa idin rari lahed lakin dowlad daqalo maheso hada hada habartin wa qaxi donti e😅e uduceyo

  • @DaQeera
    @DaQeera 2 месяца назад +1

    Toug Idinka

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed9287 2 месяца назад

    Magalka haladhisee bushashka kadaaya marhora laydin shegay habarkayusan idinku naqan

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 2 месяца назад

    Dadkaa qaldan maxeey qaxooti u yihiin u noqda goboladiinii ee dhista meelkasta oo dowladu laheed maxeey u dageen yaa waa yaabanahay walaalayaaloow isku xishooda xaq ma ahan saan ku noqda gobolkiinii inkaarna maba karto oo xaqkuma laha ka baxa goobaha dowlada

  • @daudhassan9547
    @daudhassan9547 2 месяца назад

    kabax xamar ku laabta mesha aad ka timideen mar hore xaraan miyaa dooneysaa go back gurceel

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 2 месяца назад

    Madawaska.baa.kajirta.xamar.waa.maya

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 2 месяца назад

    baaramanku muxu qabanaya

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 месяца назад

    Où sont ses frères .. je vois que des femmes tristes Somalie 🇸🇴 où sont les Hommes 😂