WaaaaaaaaW war sxb alle haku barakeeyo nio wlhi boos aanay cidi ii buuxin karin ayaad iigu jirtaa , Qofobkaas ah Inaad aaminto in Guushu waqti kooban ku timaado ama aad daydaydo calaamadihii guusho mudada ugu horeesa , Hal mar maaha oo laba io sadex maaha intuu i qabsaday.
Masha alaha walal alaha ha ku xfido ha kugu garap galo hawlahaaaga ha kuu siyaadiyo fahankaaagah insha alah Lkn aadanow goopahaga isgaadhsiined ma isticmaashid miyaa nagalama hadashide
Sxb adanow waan cajabayb run ahanti sida ad u so jedisay mowfucan . Waa qaab falsafeysan sababto ah maskaxda biniadamka ha sameyn waxa haddi la dhaho wey sameyni .
Aadanow sxb waxaan ahay 20jir waan dareemayaa in cimrugeygii in badan iga qasaaray haddana hiigsi ma lihi walaalo maxaa talo ah oo aad igu biirineysaa?
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖
By
اللهم اسالك علما نافعا
ونسالك ان اكون مثل معلم ادم
macalin xagi taariikhda islaamka maad iska yar daysay
Maanta Aden sahan wu iga qosliye😆
Barnamijyada cilmu nafsiga iyo xerarka nolosha noso badi wlal mhdsanid.
Mxaad nolasheyda wax badan ka badashay waad mahadsantahay wll
Khilaafka imaaradka iyo sucuudiga
Muuqal an ka diyariyy so galiyy so dawn krtan asxaapta
Legend always legend keep gone bro huro usco walil
“Gone”
Walala fadlan iso duceeya muraad baan leeyahe in ilaahay muraadka ii fududeeyo❤🙏
Alle hakuu fududeeyo walaal dhamaanteen uma muslimiinta meel walba oo ay joogaan
Ilahay haku fududeyo muradkaga oo bila macsiya iyo dhaman dadka muslimka.
Alle haku xafido macalin dhan walba waanu kaa faaidnaa waxtar badana waad nosoo gudbisaa thank you teacher
جزاك الله الله يحفطك
WaaaaaaaaW war sxb alle haku barakeeyo nio wlhi boos aanay cidi ii buuxin karin ayaad iigu jirtaa , Qofobkaas ah Inaad aaminto in Guushu waqti kooban ku timaado ama aad daydaydo calaamadihii guusho mudada ugu horeesa , Hal mar maaha oo laba io sadex maaha intuu i qabsaday.
😊...Codsi Barnaamij nooga soo diyaari xikmadaha iyo muritiyaha .....👍
Ninkni waa faaido socoto wll hore inogga soodadaal
wlhi ninki fahmay baa fahmay muuqalkii ugu dhiiragelinta badnaa intaan daawanayay kanalkan horay usoco wll adan sahan mahadsanid.
Masha allah mahadsanid qarkamid ah ayan iska helay
Kkkk Masha Allah aad baad ugu Mhdsantahay muqaalka. Waxaan aad uga helay qaab hadalka muqaalka👌
Asxaapta sahanka xogaha
So kle iso booqda inshalah ka faaidysan
iam from muqdisho we love you burco❤👏
شكرا 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Mashaalah Aden iilahay haa kuu naaxaristoo
تريد أن تكون فقيها مناظرا بغير عناء والجنون فنون
Mahadsanid macalin
Zxp aadan aniga hal mid waan kaaga soo hor jeedaa maadaada 6 ee aad sheegtay
Qof isbarbar dhig laakiin sidiisaan wax uqabanayaa ayuunbaa khalad ah eee in aad tidhaahdo sidiisa ayaan wax uqabanayaa ayaa qalad ah sababta ooah isu nolol matihiin ee adigi sida uugu fudud ee ad ku gaadhay sid waad isgaranaysaa bro
Good job maalin wacan zxp
Wcs warxma, hhhh masha allah walhi sidaad inoogula talisay cajiib aadanow, dadka badanaa waxay dhahaan guusha sideen ugaara sidii hadba video,project iyo seminar loohu qabanayay dushay ka qabteen,lkn maanta waa inay in badan maskaxda rogrogaan,mhdsanid wll aadam.
ماشاء الله تبارك الله
Aadan sahan manta barnaamijku waa qosol iyo xikmad isi saaran
Masha allah
Ninka dhuuban yacni ustaad adam allha xafidee qof karti iyo dadnimo udhashy aqoona alle siiyey
Caawa waad iga qoslisay sxb walahi
Hhhh wll Aadan waan naqaanaa sida loo fashilmo 🤣 wallee waad iga qoslisay hhh mahadsanid goor waliba.
Aad iyo aad ayan uga faaiday alle haku xafido aqoon yahan aadan
Mujaahid greeting from Baidoa
Wllhi first comment two second 📌😰🙏
Macalim❤Alle hakuxafido Aadan khadar Ali💙
MaashaAllah wll mhdsnd
Khabiir Sare ,Mahadsaniid walal Adaan Sahan
Thanks
Mahadsanid
😀 mahadsanid ( i take note) si aan iskaga ilaaliyo
Good 👍 sweetheart 😊 wish you the best 😊
Ciwaanka videoga
Sidan si fudud ugu fashilan
Aniga:waar nio manta Adan usoo washe ninkii ina cabdi cali uyeedha 😅😅🤣
Thanks bro 👏
2:35 haa waan dawaday ninka dhubani wuu na wareeriyaay😂😂
Hhhhhhhhh👃🙉😹🙉😻😹😹
Mawduuc layaab leh
Tnks ❤
Asc wllo aadan aad ayaad ayaad umahadsantahay sida quruxdabadan ee aad noo dhiirigalineysid mahadsanid wl9
Asc wllo adan xld kwrn mafcn tahay
Masha alaha walal alaha ha ku xfido ha kugu garap galo hawlahaaaga ha kuu siyaadiyo fahankaaagah insha alah
Lkn aadanow goopahaga isgaadhsiined ma isticmaashid miyaa nagalama hadashide
Keep going bro
Aadan af qaalad mxuuu yahay xeee😂 Hore usoco suldaaN
Asc
Wllo
Bugaagtii adtidhi 2021 waan idin lawadaagaya meeyey wllo Fanulaa mubaalaa
Video gan wxn u fahmay sida ugu wngsan
soo badi arimahan
Waan layaabey hadalkaaga
7:39🤣🤣🤣🤣🤣
Runtaada weeye pro 💯💛👏
Aadanow Hadalkaagan maangabyadu ma fahmayaane Waxd ku dhahda lidigii ka dhigta
Walahy 6daa qodob 2 ilaa 3 ayaan iska helay ee ilaw ii sahal laakiin goor roon ayaan ogaadayba insha allh waan iska deyn 3 qodobna oo waan iska ilaalin
Keep going bro adan khadar cali
Role module
qosol iguma hadhi ala berka 😂😂😂
Midka dhuubane sahanhhhh🙉🙉😹😹🙉🙉😂😴
Xigmadihii maad noo soo daysid sxb aadan
Mᴏᴠɪɴɢ ғᴏʀᴡᴀʀᴅ ᴀᴅᴀᴍ
Aaadanoow hab fikirkeena markaad eegto mar walba mustaqbalka ninka aan noqon doono ayaynu hawsha inta ubadan udhignaa
Oo hawlaha intooda badan waan isbadalyaa iyo wan wnaajin doonaadaa inagu badan inagoo ta joogtana fudayd inagu dhaafayso
madaxa qorshaynta iigu soo hagaag😅
Adanow ilhay dartii baan kuu jeclahay wll qli 👋
Allaha ku dhawro wllky,
Codkaaga waan maqlee sawirkagana waan arkee,
Allaha soo dhaweeyo markan kula fadhiisan doono amiin(wax kaa baran doono)🤲
Aadan khadar wll alle wxuu dadkiisa ugu jecel yahay Ka dadkiisa anfaca go ehead
Zxp qofka qudhe jidkan iigu yedha wa zxpkay ee mxa sameyaa
Iska fasax nio
Qof wanaagsan ayaa tahy zxp
Madaxa qorsheynta😂😂😂😂😂✌
Wadada fashilka sharaxad uma bahna
6saac o kursi lagu fadhiyo wlhi waa raaxo lkn anigu 10sac o Anan mar dhafisan ayan shaqeeya 😂💪
hhhhhhh hagaag hye wan sameen doona waxa sheegayso hhhhhhhh
Miyaa lugu hayaa aasan sahan
Adanoow dhamaan qodobadaan dhamaan aniga ayay iga hadlayaan waayo malin waalba ayaa qorshe dejiyaa mana ku dhaqaaqo hirgelintooda.
Aadanoow xaa dhacay waayahaan dambe sheekoyinkii dhiiri kalinta nala daba dhigatayaa
Cajaa'ib maandheheey duceysane xoogaa shactaro ah cabaar waa qosolay waxaa isweydii maagaba iyo jawaabteda ileen waxa ama hadalka haldhinac ayaan iska taagnaa sida badan adigase dhican qariibaa iska taagtay
Wahsi kaliya leyahay
Mhdsanid wll qodobadas wa gaadidka fashilka loo raaco
😂 WLaahi nio iga qoslisay zhp
shiikh aadanow magladeena malaga helya buuga Hawaale waran🤔
Nio saad wax u akhrinaysay baad fududaatay.
Nacalatulahi calayk baa thy
❤❤
Guulaha iyo talooyinka dhalinyarada kii ugu fiicnaa waxaad so galisay markaad so galisay 10ka qalad ay dhalintu galaan
Aᴀᴅᴀɴ Sᴀʜᴀɴ, ᴍᴀxᴀᴀ ʟᴀɢᴀ ᴡᴀᴅᴀᴀ ¡!
Aadanow adder halkaa ka sii wad casharrada Cilmi nafsiga
Al MACnow wxad ujeeda raaxadu Hadanbayse NAFTA raranka sii mari sas MaHo
Waxad mooda inuu aniga si toosa ilahadlayo oo xalad walba oo aan ku jiro dhan buu kataabtay
Keep pushing maria!
Ma. Ilaahow. Guysha. Nagaarsii
Adanow waxaagu caawa waa waasha oo aan geed logu so gaban waa jarkaa Iska tuura oo cad
SXB MAXA U JOOJISAY MUQAAKADII ANTIKHIRISTOS IYO KUWII LA MID KA AHAA??
Sxb adanow waan cajabayb run ahanti sida ad u so jedisay mowfucan . Waa qaab falsafeysan sababto ah maskaxda biniadamka ha sameyn waxa haddi la dhaho wey sameyni .
Waaryaada hana samrina si aydaan ugaadhin abihii ikhtiraaca ee Thomas Edison 😉😅
Aadanow sxb waxaan ahay 20jir waan dareemayaa in cimrugeygii in badan iga qasaaray haddana hiigsi ma lihi walaalo maxaa talo ah oo aad igu biirineysaa?
Wllo waqti kaama tegin weli waqti bad hysataa ee ka faaidayso wixi kaa tagay dib ha ueegin imika bilow hiigsigaaga still u have time bro
Wax uun samee oo ku kac, walow buug aad wada akhridana ha ahaado'e, ka dib qorshayaashu way iska imanayaan
*ARYAA* *XEEY* *KA* *WALAX* *TAHAY*
Wawarey sheeko way isku dhamatay maanta adan hadal ma karayo
Iidoor reer xamarka Xiisaynaya 😆
Asc s
Hhh ma anaad i sheegaysaa qaabka aan u noolahay wahsi waxaan isku daweeyo ma aqaano
Walaal bal barnaamij ka soo yar diyaari Artificial Intelligence (AI)
Hhhhh adan nin culus
Legnd
Aadanow niow abaalka ma gudi karno allow ku cafi